This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...
Go to Current Forums ...with millions of posts
Unrecorded Date hi every one
| |
Unrecorded Date I am somali man live in UAE, current wotking in dubai, I looking young lady live's in UAE, I am Good looking, romantic, caring and more plse conatct
| |
Unrecorded Date MY NAME IS SHARKA ILIVE IN USA I AM LOOKING FOR GIRLS AGE 18 AND HAVE A HOT SEXY NICE TO MEET YOU GUYS
| |
Unrecorded Date War-oo-war,waxaa soo wadiin iyo webiga kee weyn?
| |
Unrecorded Date i am somali boy ilve in pakista,y name is Mohamed Omar, student of the Uiversity. and i am lookig for my Friends in Jeddah; 1. Muhamed Hamaam. 2. Abdirashid Haafi. 3. KHadro Salax. 4.
| |
Unrecorded Date Ibncumar,a student heeh and you cannot even spell University.What a waste of time and money.
| |
Unrecorded Date heey amina yar maxaa dhibaato ah haduu wiilku hal eray katagay, ma univer, baa laga cayrinayaa kii ka taga eray, hey bal ana dhawr eray baan katagaye hay sheegin macalinka , miss guulwadaha luuqada , p.s halkani waaaaaa internet saa rabtaa wax u qori kartaa so haysku dhibin inaa eray kasta saxdo amina yar bye
| |
Unrecorded Date Dear brothers and sisters in middle east I am a somaliman who live in the USA and I am looking for a somali girl in order to marry her. I really need any somaligirl who live in the arab world.I only need marriage.I live here in the USA three and half years and I am a college student.I also work.Sister, if you care about my age, I am 26 years old.finally, anygirl who is interesting marriage, please leave your phone number or email address here.
| |
Unrecorded Date hey I am somali guy live in Australia, 18 years old have a one year douther and I am looking a sincere somali women
| |
Unrecorded Date hey I am somali guy live in Australia, 18 years old have a one year douther and I am looking a sincere somali women
| |
Unrecorded Date hej i am somali guy live in bla bla bla , brother i am telling you true, your not somali since u don,t write in somali, ha idinka saarto dhaqan gaalo lahaydeene, hej, hej niger, hej man. maxaa idiin diiday inaad tiraahdaan walaalayaal, mudane iyo marwooyin iwm.
| |
Saturday, August 05, 2000 - 12:26 am hi, am a somali who lives in UAE .Am looking charming lady who lives in the UAE.Please leave message. Abdi yare.
| |
Sunday, August 06, 2000 - 04:02 am Mudanayaal iyo Marwooying Fadlan ku hadla afkiina hoyo kaas aa idinkaga ficane maxaa yelay galada waa wada aragteen in haday islagranayaan afkooda ku mahadalaan afkale... Fadlan waa in aanu saan noqonaa. waxaan ahay wil somali ah oo ku nool Emirateska oo waxa ka barta fadlan saas ha la noqodo.. salaama calaykum. Mideeda kale ha moodina in aan aqwaan ahay..
| |
Sunday, August 06, 2000 - 04:15 am u Amina why u give a care that guy weather he spells well or not....... is up to him.. leave him alone may be inuu gabdha ku shukaansado ayuu rabaaye... ah ah ah
| |
Thursday, August 10, 2000 - 11:29 pm HI: salaamu aleiykum dhamaan marwooyin & mudanayaal, wahaan halkan u jawabaayaa inanka degen (UAE) markahore gabdho waa kula joogaan emaraadka aad &aad u wanaagsan walaal ma arki weydey hadaadse adigoo degen arki weydey sideed rabtaa inaad ku barato, aniga kula hadlaaya wahaan degenahey north america laakiin hadana waan tegaa mar walba, marka walaal ha is martiteen couse waxaad u egtahey wiil meelkale degen oo sheeganaaya EMARATEka inuu degen yahey mahaa yeeley sidaa uma hadlaan wiilasha reer emartes ok so good lucky bro and wish you all the best, laakiin dadaalkeeda ayaa lagaa rabaa ma,aha inad kusoo hadasho onlineka ok peace bro
| |
Sunday, August 13, 2000 - 01:18 am HELLO KAMILA, Assalam Caleykum, Abaayo waa kumadsantahay jawaabta aad isiisay laakin waxad mooda in aadan si fiican u fahmin waxa aan rabo.Gabdhaha UAE joogana waxba kamasheegin oo ayagaan ba raadinaaya, hadaba adiga hadii aad joogto UAE mise aad mar mar timaado sidaad sheegtay waxaan kugu soo dhoweyna gacmo furan, ee ilaso xiriir. Mahadsanid Abdi Yare
| |
Saturday, August 26, 2000 - 05:39 am to: Salaah Nickname: luoluo Age:22 Location: Born in U.A.E and Grow on Hobby: surfing the net, sport, reading Description: long Hair and Brown skin looking for someone From the Soutn and Good looking and never lie and the important thing is should be educated this my E_Mail Laila2000_adam@hotmail.com
| |
Sunday, September 17, 2000 - 06:45 pm to luoluo what r, u man or women u not mentioned what you look for, man or women
| |
Monday, September 18, 2000 - 12:51 am guy,grad,workin n quite interesting ....with lotsa humour so if there is ma other somewhere plz dont hesitate to use ya fingers ...write back
| |
Tuesday, September 19, 2000 - 06:47 pm I am done theo by now i don't what hell ur
| |
Tuesday, September 26, 2000 - 06:20 am waan soo dhaweyn cid alaale cidii ilaahay dartii aan ku saxiibayno wiil iyo gabar waxaan joogaa yurub abdiwali@hotmail.com
| |
Wednesday, November 22, 2000 - 02:14 am mahadsani diin dhamaan tiin sxb waxaan raadinayaa gabar joogto UK WAXAAN DEGENAHAY SOOMAALI WAXAAN MEESHAAS KU AHAY SHIID WAX BARASHO WARKEEDA DAA HADAAN GEEL RAACID KA IMID E GABAR TII SHIIDKA IGA BIXINEEYSO WLC AYAAN LEEYAHAY DA DEEYDUNA WAA 27 JIR IGALNA SOO XIRII AKIIM78 USANET
| |
Thursday, November 23, 2000 - 12:30 am DEAR HASSAN SALAAMU ALEIKUM. Walaal gabar RABAHA dagan miyaad radineysaa mase gabar somaliyeed mesheey doonta aduunka haka joogtee???????. byeeeeeee,
| |
Monday, December 04, 2000 - 11:02 pm Hello all I am a somali amel looking for a somali lady for long term friendship I have graduted from ajman university in UAE currently living in ABU DHABI here is my home page to see my picture www.angelfire.com/md/maxwell and here is my mobile number (plz for serious ladies only) 050-6134161 and here is my email dr_africa@hotmail.com regards MOHAMED RAMZY
| |
Wednesday, December 06, 2000 - 04:00 am ramadaan kariim ya cabsi loooooooooooooooooooooool hey this is your homeboy qasaaya in da house,just as I was browsing the somalinet late this night I came a cross an old friend of mine. I'll contact ya soon da 1&only qasaaya
| |
Monday, December 18, 2000 - 10:11 pm walalayaal barasho wanaagsan aniga ayaa daganaa dubai sharjah ajman labo sano ka hor hadana waxaan ku noolahay dalka maraykanka hadaa xiisaynaysaan inaad ila soo xidhiidhaan Emailkaygu waxa weeyi mabruuk24@maktoob.com xidhiidh wanaagsan
| |
Monday, December 18, 2000 - 10:15 pm walaal siman waxaan kaa codsanayaa inaad isku kay sharaxdo waxaan aqaanay gabadh siman la yidhaa Email mabruuk24@maktoob.com
| |
Friday, January 05, 2001 - 12:55 am Asalamun C.W.W, Magacaygu waa Muuse, waxaan ku noo lahay Perth, Australia. Waxaan raadinayaa inan aanu isbarano hadaanu noqono dad is af-fahmana aanu isba guursano (insha'alah). Taarget kayga waxaan uga dhigay Middle East, waxaan fahan sanahay in gabdho wanaagsan oo ilaahay ka cabsanaaya ay ku hareen arligaas carabta. Marka hadey jirto gabar xiisaynaysa inay xiriir la yeelato inan degan Australia buuqna aanun ku furnayn, ha ila soo xiriirto. Waa inaad tahay walaaley inan qaan gaara oo u dhaxaysa (18 - 27). Wax barasho ilaa heer dugsi saro ah leh. Wixii intaa sii dheer waan ka wada xaajoon doonaa. mmoh1@hotmail.com Wa bilaahi towfiiq, Muuse
|