site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Jiidali

SomaliNet Forum (Archive): Somali Communities - Beelaha Qurbaha: Somalia: Jiidali
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Jiidalaawi

Unrecorded Date
Salamu alaikum

Jiidali jidbaa heleyee Hooy! Geeleenee waa jeesanaanaayee!.

Jiidali waxey kamid tahay magaalooyinka laga xukumo Ceergaabo.

Waa dhulbeereed, waxeyna leedahay TOG DURDUR oo biyuhu aaney ka igin.

Waxaa dega Bahrighaye, waa jilib kamid ah Nalaye Ahmed.

Jiidalaawi

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
war waxa aad ka hadleyso cidina magaraneyso.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

cawo

Unrecorded Date
wow waaba meel isku dhacaysee.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

WedQurjiiile

Unrecorded Date
Jiidali

Adigiyo Cawo dhuusadaad kaga dhakhsiisaane

ninbaa hore u yidhiye anuu maan odhan.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

WedQurjiiile

Unrecorded Date
Jiidali

Adigiyo Cawo dhuusadaad kaga dhakhsiisaane

ninbaa hore u yidhiye anuu maan odhan.
bye

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Isaaaaq

Unrecorded Date
Bello belo belo.

mahaad reer jiidaliyeedkiina afkiina kutaagteen.

Geeloow geed walba daaqdaye markaad ciin daaqid ayaa laguu yaabaa.

Waslamu alaikum

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

s.s

Unrecorded Date
Waar jiidali anigey meel igaga taalaa oo aabahey ayaa ku dhashey.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Cade

Unrecorded Date
bysis:

Abaayo haye hee, runtii Awoowgey ayaa isagana Kudhashey meeshaas, aabaheyne Ergavo aniga Dhangaas iyo dhul carbeed.

Macaaneey warka keen.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Warsan

Unrecorded Date
Woow, Maxaa Bahriighaye meesha isugu timi, War Abtiyaal meel kasta idinku manoogar horeysaan?.

Waan kufarax sanahay in Reer Abtigeey Bah riighaye iyo waliba guud ahaan Nalaye Axmed ey sidaan meel kasta ugu badan yihiin.

Wiil Warsengeli

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Rsahid

Unrecorded Date
Hello

This is Good, I am glad to see my fellow Bahrighaye in the somalinet, where are you all, I am from California, And we are about 9 bahrigaheye men. So I have heard the school is reopened, if that is the case please do leave the information here so I can donate some money to the School.

I am at UCLA "Univ Collage Losangels" Med school, I am second year now. I shall be graduating in two years time.

Good bye
Rashid

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Adam

Unrecorded Date
Dear Sir/Madam,

I have seen the name Jidali, And I was attracted by it. This is becuase my Gradfather is from jidali.

I am half Caucasian my father is half Lubanese half Somali.I live in Boston, my I am at Harvard Law school.

I do consider myself Somali from Ergavo, My father tells me I am Dulbohante, that is apparently my tribe.

I would like to know more about family please help me if you can by asking me the right question, consequenly I can answer it.

Thank you very much indeed in Advance.

Adam

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Jiidaali

Unrecorded Date
cade = warsan; rashid; adam

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Pediatrician

Unrecorded Date
Salamu alaikum

How are we doing all. I hate to manofest my clan here, but I am elated to hear people from my Father Town to be seen in this place.

If you guys are real, then we can help our beloved town Jiidali as I am sure there alot to be given to that particular area.

Shall home town.
datore@pediatrician.com
From London

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

salaams

Unrecorded Date
War heedhaha ceelkii jiidali ahaa warkiisa ayaan aad urabaa, Anigu waxaan ahay nin Samatar Cali ah oo Bahriighaye ah,, ee rageedii maye.

Salaams

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

JiidaliAnaaIskaLeh

Unrecorded Date
Wedqurjiile

Qurjiile ha iska riyoodo. Jiidale xitaa habar keliyah idinkama joogto.
Bahrighaye...wuxu miyaysan ahayn kuwii aan 1000 qogf ahayn ee Cali naaleeye Nacas goormay farahaas yeesheen.
Gobi ma faanto gunina waatii geyi ayan lahayn afkooda gammuuran ku taagta. Dalka ma lihidin oo Xuddunba laydinka qaadyoo 29 tuulo ayaa nimankii tolay ee IlkaYartu degeen ee Maxaad Jiidali ka sheegi.
Jiidali Anaa iska leh. Haddaa joojin weydaan sheegashada indhah la' LasAnodna waa idinka qaadi ee hooy joog qurjiiloow

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Salaams

Unrecorded Date
Nacaskaan kur kuqorey waxa aan qiimaha laheyN:

Waryaa hade maxaad kuhadleysaa, Jiidali Cidii leh soomaali oo dhan ayaa taqaanna, adigu wiil abti looyahay ayaad u hadal eg tahay marka wiilasha abtiga looyahay lama aan doodno ee willyahoow suuqa gal.

Salaams

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Faahiye

Unrecorded Date
Mahadaa idoor wagishiyo nimankii kufrigu wacadka uyiiley ey indho adeegooda yiraahdeen Jiidali anagaa leh oo Bahrighaye malaha. Walee tanoo kale, waryareeheen tanoo kale yaa arkey. Gadhweyn waxey degtaa "oo tanna waa lala degaa" mnirsho iyo xamaas halkaas ayaa degaan koodu ugu soo dhowyahay kobtaas.

Urur suge oo abtiyaal looyahay ayaa jiidali afar xabo kujooga. War indhaha yaanaan iska ridin abtiyaal.

Faahiye
San Deiego

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

laascaanood

Unrecorded Date
WEDQURJIILE:walaal si macquula u dood maxaa ka soo
saaraysaa beel meel wada degan ha wada dhasheen
amd ha wada degene ma kula tahay inaad sheegayshada aan macnaha laheyn
warsan:aad ayaan ugu faraxsanahay sida aad u tahay
qof og waajibaadka hooyonimo haddii sidaa wax loo
wada arkayana waxba ma xumaadeen
Adam rashiid and pediatrician:i'm glad to hear your achievements.
jiidali,sanaag,sool and somaliya ha jirto oo
ha joogto
waa:laascaanood

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Jiidalli

Unrecorded Date
maalin wanaagsan

How are we all jiidali people? I am very happy to get equeanted with you all, it has been pleasure seeing you, but some of you are jerks.

Jiidalli
USA

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Sucad

Unrecorded Date
Maalin wanaagsan dhalkinyaro.

Aaad ayaan ugu faraxsanahay in Jiidali has been presented in the somalinet, I really appreciate your efforts guys.

But there is one thing I would like to know from some of the people who came here, Why do you want to be stupid, because we all now who reside this tuulo and that is bahrighaye.

Viva for ever Jidali

Sucad
Tronto

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

WedQurjiile

Unrecorded Date
Sucad=Caro caga weyn

Adigiyo caro-ba dhuusadaad kaga dhakhsiisaane.

BahRighaye???what a lie..
Dadkaan dad aan kun qof dhameeyn waaye ee sidee dhulka baaxaddaa leh u degi karaan.
Jiidali Muuse Ismail baa aasaasay, iska leh, degan, jooga. Runtiibaa fakatay oo nin idinka mid ah ayaa runtii u dhawaaday oo yiri Gadhweyn baanu la degnaa laakiin been wuxu ku sheegay erayga ah WAA LA DEGNAA.
Jiidali waa Carro gadhweyn, Dhulmahantada aad sheegaysaan ee ii kala guraysaanna waxaa uga dhaw warsangeli oo 20 km bariga ka xiga.

Laakiin maxaan idinkala yaabaa waxa tihiin kuwii meeshaan ku soo qoray CAYNABO waa magaalo DHulmahante'e. Caynaba oo aad 200 km u jirtaan baad sheegataan ee Jiidali ood 100 km u jirtaan maxaa u yaal.
Laakiin ma af baa dhul kuu hanan oo meel aydnaan degin idin dejin.

Ma afkaad ku hawl bixi cidlaad ka hanajabaysaane

Wedka

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

WedQurjiile

Unrecorded Date
Gadhweyn/Shirshoore

Nimanka Gadhweyn ama Muuse Ismaiiciil la yidhaahdo ee degmada Ceerigaabo dega waa dad la siman oo tira ahaanna ka badan dadka la yidhaahdo Shiirshore ama reer SShiire ninba suu u yaqaan.

Abtirsiimo ahaan waa niman Ismail Carre ah oo qabiilo ahaan la siman Shiire-shoreha. marka ninka leh Bariaghaya ayaa meel degtoow been badane maxaad dad aan sinnayn isula meel dhigi.
Barigahaya xun eed sheegaysaan 1% kama leeka Gadhweynta Ciiddan ka badan ee dacalka ku haya walaalahooda kale ee Uduruxmiin, Baho, iyo Basanbuur oo Biyaha badda ka badan.

baho waa toddoba oday
Tolna wayska raaceeen
taagna waa ismoodeene
Miyaa loogu tegeyaa.

Ceerigaabo ama Sanaag waa dal Issaaq oo Sheekhayagii na dhalay baaba ku duugannoo waa meshaanu ka soo FARCANAY. marka ninka nagula murmaa waa nin indha la' sida QURJIweynayaasha qolkan beenta ka giraangiriya.

Warsangeli waa gob wax ka degta gobolka Sanaag oo Degmana ku leh (Ama degmoyin laba ah hadaad tiriso kuwii afweyne siyaasadda u abuuray)

Gadhweyn Kor, Qurjiile Down

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

CALI CERIGAABO

Unrecorded Date
ASALAAMU CALAYKUM WARAXMATULAAHI WABARKAATU

TO: THE LADIES AND GENTLEMENS ON THIS PEGE

War rag iyo dumarkiinaba Subax wanagsan.

Waxaa aad dhamantiin ku murmeysaan waxaa weye waxaaneydan gadheyn, hada ia ledihiin waxaan noqoneysaan siyasadayaal walle tasuu wa waxaan jirin, Marka hore ka fikir waxaa ka keenay jidaali marka ka hadal lakiinse adigoon garaneyn waxaa ka keenay jidaali ha sika nacleyn ee horta feker, Dhamantiin waxaad tihiin Ignorance ama jahiliin, Anigu CERIGAABO ayaan inta ku lekaday wanaa aqanaa jidaali cida degta ama leh qabiil qabiil waa wixii wadaanki inaga keenaye. Wixii wadana ilahaay cidhibtooda ha gooyo oo akhiro iyo ifkabaa cidhiidhi ha ku nooladeen
Anigu qabiil ma ihii waxaan ahay MUSLIM MUMIIN MUKHLIS---- nin ragii wuu garanya doqanaa loo shegei mayoo.

Thank you very much for your contribution and you may have any questions concerning my comment i will come back any time and discuss with you guys

ASALAAMU CALAYKUM WARAXMATUULAHI WABARAKAATU

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

kayseisxaaq

Unrecorded Date
maxamud garad miyayna ahayn kuwii siyad kabah u qaadi jiray hadana anaga kabaha noo qada war maxaad ka hadlaysaan macaan jecel yahay magacaas baba idiin baxay daba dhilifnimo darteede. habar yoonis gob.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ceelsurad

Unrecorded Date
Idoor

War idooroor, goormaad saas u kibirteen, bal hadaad wax isku heysaan Ceergaabo isugu kaaya keena. Idoor wagaash waa layaqaan waxa uu yahay.

Garweynna: soomaaha nimakii aan Centreka Ceergaabo 81 nin aan 6 saacadood guduhood kuleyney soomaaha.
War idoor goormaa waxaan aad sheeganeysaan aad noqoteen?.

Cergaabo 7 bilood kahor ayaan tegey, dadkuna waa wada degan yihiin, wax idoor iyo nalaye axmed hadal haya ma aan arkin.

War WAgaashalayaashoow Wadankii isugu keen keena markaas ayaad arki doontaan waxa idin qabsade eh.

Ceelsurad

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ABGAAL

Unrecorded Date
YAHOOY MA JIIDALI BAA MEEHAN?????

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

iljeex

Friday, June 23, 2000 - 07:10 am
Abgaal oo mahiigaan kabadan jara loo miiqye, mdanihii gabeyrey kadileen oo mar soo bax'e.

Nalaye axmed kor kor idoor adaa kasareeya.


Iljeex

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

manacadeey

Wednesday, August 16, 2000 - 11:08 pm
REER CEERIGAABO
salama calaykum
ar hadee xaad isku haysataan awkhaldaan intee waaye ceeerigabo iyo jiidali waxaas magac mahine magac fiicana la imaadaa mehaas waaa meel khashin khub ah meel oo xitaa geedo lahayn dhaxaan lee kugu dileysa

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.