site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

QARDHO CITY, THE KINGDOM CITY

SomaliNet Forum (Archive): Somali Communities - Beelaha Qurbaha: Somalia: QARDHO CITY, THE KINGDOM CITY
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Qardhawi

Unrecorded Date
The city of Majertinia kingdom.
Welcome and see our beloved city.
It has day and night electricty,good communition and hospitable people.

You will be amazed when you arrived

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Muudeey_gaalkacyo

Unrecorded Date
Magan Allah,magan rasuul,acuudu bilaahi mina-sheedaani rajiim....qardho waa meel lagu dhintey ee goormee dad wanagsan joogi jireen?...war ragii qardho joogi jirey soo kuwii cadadkii haweenka ku buraanburi jirey?oo aashumada madaxa ku qaadi jirey??oo dermaha falkin jirey?,
ilaaheey imageeyo meesha wiisha qurxoon lagu qabsado,magan allah iyo magan rasuul aa ka galaa tuuladaa iyo tuulo majeerteen iyo midgahood degaan

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

SuldaanIrir

Unrecorded Date
Muuddey_Gaalkacyo...lol

Ar adiyaa...Suldaanimo ayaad ku fiican tahay ee cimaamadda iga qabso...

Dhuuntaad u gashay Doorood dabaweyne iyo beentay daldali jireen. Runtaad sheegtaa oo iftimisaa alla ha ku nuurshee.
Jiroo Joog Muuddeey

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

zamia

Unrecorded Date
war wasaqda iyo nac nacda meesha kala baxa oo
ordayoo waxaa ka hadashaan oo kale raadsada
meel kastaan idiku nacnay waa hadaa tihiin wiilasha gadaal ka gaarka ah gadaal ka gaar goob dumis aa tihiin kuligiin

to moodeey

moodey adi hadii magaalo soomaaliyeed la faaniyo qabiil leeba koree caqliga ala kaa qaad waa adoo akle kuwa soomaaliya burburiyey .teeda kale sidii naagihii aa qalad ka fahamtay meel walba aa wax ka sheegaysid war naaguhu waa ku dhaleen oo waad dhali ama dhashsy ee afkaaga huurada leh mar danbe ha ku taagin , naag meel ay habeen madow martay adi maalin ma mari kartid waa aqaan adoo kale oo shaqa laawe ah oo intaad maalintiiyoo dhan maqaayad fadhidid reer hebel maxay sameeyeen ama ku danbeeyeen uun ka sheekeeya ,orod oo ku feker sidee soomaaliya loo dhisaa maxaan u qabanaa umada soomaaliyeed ee sii baabayasa meel kastoo joogaan caruurta soomaaliyeed ee jaahilnimada ku weynaanaya, intaa xisaabinaysid reer hebel aa waa inta maray ama saas ahaa war soomaali waa soomaali doqon adoo kale ah aa kala dila
asxaana samee oo ku ekow meelahaas kale oo halkaan nacnacda kala tag

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

zamia

Unrecorded Date
to wiilka qardhaawi isku sheegay

waa fiican tahay inaa qardho faaniso laakiin qardho waa magaalo soomaaliyeed oo soomali oo dhan ka dhexeysa haday xun tahay iyo haday fiican tahayba magaca majeerteen dusha ha ka saarin majeerteena soomaali ugama sokeeyaan waa degaan laakiin that is it , soomaali aa magaalada leh

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Qardhawi

Unrecorded Date
thanks zamia.
i really appreciated your comments on the "Qardho city". I utterly agree with your conclusion about qardho city. it is true "Qardo is belong by the Somali people wherever they may live as Bossoso is well Know the Hub of Somali daispora. When i was writing this article, my intention was to know how other Somali re-acts when it comes to this city. Fortunatly, people i was anticipating to make premature judgements came into the topic without any reservation about why are jumping into this hateric conclusion. like Muuday, who stood only to chase clanish idea when it comes to comments a nice topic needs to be discuss. Muuday, as your name indicate that you may belong those "Southners" who their priority was set to uproot the system of governance and disintegration of our Somali society, i would advice to you not jump conclusion when it comes a situation which so sensitive on your view. As my sister Zamai,"I Really love your Name" has said to you that don't degrade our beloved sisters. think about your mom when you are trying spread- out the sexism ideas on our women. i think, you need to socialize with other community in order to base your comments on tolerant side,not intolerance and hatefull ideas with regard to our shared cities and village in Somali.
if my comments cause to you inconvience, please sorry about.

Qardhawi

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

zamia

Unrecorded Date
h qardhaawi
ana magaca aa la baxday aan aad uga helay walaalkiis

qardha saan horay u sheegayba dadka kama xigo laakiin waa meel aan aad u jeclahay waayo waa ku dhashay taasina qeyb weyn ay qofka noloshiisa ka qaadataa

aboowe asxaan samee oo hadaa aragtid dadkan akhlaaqda ka halowday oo kale ha la tartamin ee isku day inaa ka roonaatid .
kuwaan magaca soomaali ay ku dheeleene ,waxaan ka wadaa kuli kuwa qabiilka mooday inuu yahay waxa aduunka ugu horeeya oo laga hadlo tolow ma murtidii aa ka dhamaatay ? yaabay walee

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Qardhawi

Unrecorded Date
Hi zamia

I really love to see someone like you who was born our beloved city.
May be if you give more details, then i will recoginize your name.

if you want my side, i am ready

thanks for you impartiality

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

zamia

Unrecorded Date
to qardhaawi

aboowe ma rabo inaan magavayga halkaan ka sheego ,
ee waaba u badan tahay inaa garatid hadii aad reer qardho tahay , intee joogtaa adi .
walaalkiis ka waran ciyaalka qardho ku nool oo schol la aanta ah hadii aan ka wada hadalo wax fikrad ah oo wax loogu qabto ma haysaa ,reer qardhoodku dad dhulkooda jecel ma yihiin oo raba inay wax u qabtaan guud ahaan aan ka wadaa
nabadeey
walaashaa zamia

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

qardhawi

Unrecorded Date
HI Zamia

Abaayo waad salaamantahay saalantaas ka dib aad ayaan igu mahadsantahay qoraalkaga.
Abaayo wax mihiim ah inaadan magacaga qaliga ah aadan halkan ku soo bandhigin, maxaayeelay waa meel public, dadbadan baana sida xun u isticmaalaya, marka thanks for not mentioning your name!. Abaayo sadaad lasocoto Qardho waxaa ku habsaday dowladlaantii ka dhacaday dhulkeena tobankii sanno ugu dambeeyey, laakiin nasiib wanaag Qardho waxay ka badbaaday aqoon-laanta ku habsaday Somalia oo dhan,oo ilaa 1991, Qardho waxay nasiib uyeeladay Schoolaadkii rasmiga ahaa, sida Primary school, intermiate school, secondary school iyo weliba Schoolada Masarida ee lagu barto luuqada arabiga. Aniga oo ayan iga ahayn faanin Qardho, balse ay tahay wax laga wada og yahay Somaaliya oo dhan in Qardho ay ahayd Hooyada aqoonta soomaliya, haddan weli ay tahay. Sababtuna waxaa weeye tageerada aqoon yahankeeda, dhalinteeda iyo odayaasheedaba. Suaasha aad i waydiisay ee ah reer Qardhood dad wax qabsada ma yihiin? Anigu waxaan ku dhihi lahaa, kuwa wax qabsada iyo kuwo aan qabsanba waa leeyehiin, maxaa yeelay waxaanu abaabulay mashaariic badan oo wax loogu qabanayo Qardho sida, waxbarshada iyo caafimaadka, reer Qardhoodkuna waxay wax ugu qabteen si aan kala har lahayn. Waxaan rajeeyna inaan wax yaabo badan oo mihiim ah aanu uqabano Qardho not Mogadishu, maxaa yeelay waa halbowlahaygii mustaqbalka. Waxaan jeclaan lahaa inaad ila daawan lahayd "cajalad" laga soo duubay Qardho schools last year. Haddii aanan been ka sheegayn waxaan dhihii lahaa ardayda, schools iyo macalimintu waxay aad uga nidaamsanayeen, uga bilicsanayeen, uga hormarsanayeen dugsiyadii dowladii hore. Waa illaah mahadii maanta in meesha "mogadishu" layska tusu ciyaal "Tuugsanaaya" "Macaluulay" "Weji darxumu badan leh" " aan way out lahayn" ay Qardho caruurteedu Qoraan, ku hadlaan sadex luqadood"Arabic,English iyo Somali" taasina waa reer qardhood Maamulkooda, Puntland iyo Jaaliyadaha dibada ee degaanka. Iga raali ahoow haddii aan hadalka bediye. by the way, I am residing in the United State of America. if you need futher information about my proffession, name or any other categories, you can be reached at this forums,at any time. I would be very happy for your in put toward this initiative dialogue, and i hope it will initiate more commmon understanding and recognition toward our scattered people around the globe.

if you feel inconveince about this article, please, recieve my earliest appology and ignore this message.
thanks for your time.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

young sis

Unrecorded Date
hi Qardhawi & Samia
salaam calaykum
first of all I think you both have good topic to talk about and I applaud the way you respond to one another.
my father is originally from qardho and I would love to see that place one day and waxaan kaloo rajaynayaa inaan wax u qabto intii tabartayda in the future.
don't let these ignorant people get you both.

luv to all Qardhawiis and to decent Somalis.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Qardhawi

Unrecorded Date
young sis

thanks for your message.

I am very delighted to see more people trace their orgin from Qardho are coming to this forums increasingly. My self, I never been Qardho, but i believe its my roots, where my father and greatgrand fathers came from. I hope, all of us, i mean, people who belong this city, "i don't mean one clan". They can be any Somalis who have some link toward Qardho city will discuss the important issues affecting our people in back home-Somalia, in particular,Qardho in a good manner at this forums so that we help the need people of our city
thanks sisters

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

zamia

Unrecorded Date
to qardhaawi
aboowe waa ku salaamay
aad ayaa iiga farxisay in qardho ilmeheedu ay saa u hormareen waana wax aan la heli karin

laakiin aboowe inkastoo reerkayagu reer qardhood yihiin hadana maanta waxay degan yihiin boosaaso , ilmahaa walllahay ah oo jooga boosaaso waxaa la i dhahaa school bay dhigtaan oo arabic iyo englisha
ay bartaan hadana markay waraaqaha ii soo qorayaan waxaan arkaa in aad uu u liito englishkooda marka waxaan is weydiiyey tolow ma lacagta uun bay uga qaataan dadka mise ilmahayaga aan aad u dadaalin
laakiin waxaan aad ugu faraxsanahay in ilaa iyo ilmaha ugu yar uu wax qori karo oo soomaligoodii ay qori karaan ayagoo dhashay ama koray intay soomaliya dowlad laaata ka jirtay taaso ah aasaaska wax barashada .
sida aad ogtahay hadii uusan qofku luqadiisa aqoon oo uusan qori karin waa ku adkaataa inuu barto luqado kale .
walaalkiis waa mahadsan tahay waxaan deganahay scandenevianka .
waxaa tahay qof wax garad ah ilaahay ha nasiiyo wiilal badan oo reer qardhood ah oo saas u fekera amaba soomaali ah
u rajeey in ilmaha soomaaliyeed meel kasta oo ay joogaan mustaqbal fiican yeeshan qaas ahaan kuwa ku sugan muqdisho waayo ayagaa maanta u dhib badan
amin

to young sis
macaan waa ku salaamay
waa u baahanahy dad badan oo aqoonsan wadankooda qaas ahaan magaalada ay u dhasheen ama ay mustaqbalka ku noqon doonaan
waa ku mahadsan tahay inaa rabtid inaa wax u qabatid walaaleheena reer qardhood

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

young sis

Unrecorded Date
Zamia & Qardhawi
waad mahadsantihiin.
teeda kale Zamia abaayo caruurta Bari joogta are the lucky ones maxaa yeelay at least school ayay dhigtaan oo unalfabet ma'aha. lakiin waad ogtihiin inaan hadaan somali nahay badankeen in aysan mustaqbalkooda aysan ka fakarayn the only thing in my heads is to make more money and be selfish, and that's the sad part because nowadays everyone seems very busy with themselves and there's no wadaninimo/nationalism.

I'd love to hear more about Qardho and I'm hoping to go there on October for a week.

take care and luv to you

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
QARDHAWI IYO ZAMIA, boowe iyo baaye marka aa is garateene dibedda isula baxa.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Xaaf

Wednesday, July 12, 2000 - 11:57 pm
yur iga dheh, qardho, markaan maqlaan markiiba xusuustaa munaafiqnimo,king-kong, habro sharmuutaysta, ehel-isxanta, xaasidnimo, cuqdad iyo cadaawad aan dhamaan, aar maxaan ku daraa, iga dhaaf soo cusmaan maxamuud meesha ma joogaan, kuwaas warkooda waxaan ka helayaa majeerteen-yar-yarka ay gumeystaan, lakiin iygana naagaha ka dhabi jrey, intay beenta ku mashquulsan yihiin

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Tuesday, October 24, 2000 - 05:30 am
asalamu caleykum warax matu lahi wa barakatuhu salaantaislaamka ee qaaliga ka dib.waxaan jeclaan lahaa inaad kusoo kobtaan idinkoo magalada wanageeda iyo ficnaanteeda ku daya in ey tahay magalo somaliyeed . WACALEYKUMUSALAAM

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

q

Tuesday, October 24, 2000 - 06:01 am
warmarka waan idin salaamay salaan ka bacdi qardhada aad sheegaysaan waa tuma saw midii laga qayliyey maahan ee layiri beeyo mooyaane wax kale lagama quuto ,

marka ma halkaas ayaa amaan leh mise waxaa amaan leh burco,

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

keenadid

Wednesday, November 01, 2000 - 08:57 pm
Qardhaawi, xagee ka baxday boowe. Su'aalo baan kaa weydiin lahaa magaalda qardho, iyo waxyaaba kale. Mawduuc wanaagsan baa ka hadlayseen ee wada. Dadkan aan waxba fahmayn oo caytamaya ha u jawaabina ma istaahilan in loo jawaabo, haday maskax leeyihiin meesha dantoodu ku jirto bay aadi lahaayeen. Ilaahay ha u naxariisto.

nabaday,

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Uguntade

Thursday, November 02, 2000 - 09:23 pm
Sallaam Dhamaantiin.

Waxaan jeclaystay inaan wax ka iraahdo topicgan wanaagsan ee aad kasoo sheekaysiin. Inkastoo, ay ii muuqata inaydaan dhamaantiin wax aqoona u lahayn Gardo, maqalka guud mooyaane iyo sheeka xariirta ay had goorba soomalidu ka sheekeeyaan.
But, Gardo waxay ka mid tahay meelaha aan ugu badiyo Magaloyinka Somalia.

In kastoo, ay aad isu bedeshay marka loo eego wixii ka horeeyay 1993kii oo ay soo wanaagsanatay markii aan booqday by the end of 1998kii, ayaan ku tilmaami karaa inay ahayd meesha keliya ee ugu xumadayd dhan loo eega dhamaan magaalooyinka Somalia. and I can tell you why?

Waxay ahayd, welina tahay meesha keliya ee ay degan yihiin lagana aaminsan yahay, inay jiraan THE BIGEST STATION OF Jiniyada Somalia iyi HALALAW IYO HAY BOOQAN, oo loogu sheegay saaxibkay inuu ka raaci doono diyaarad ah 747 taasoo ka duusha godkaas looyaqaanoo HALALAW IYO HAY BOOQAN TO abu-dabai, markii aanu hadaba sii raad raacnay sheekadii ay naloo sheegay in,,,? wax fiican tahay inaan sheekadan xaas ku joojiyo iminka anigoo sii wada doona ilaa iyo dhamaadka hadii loo baahdo!
miyaydaanse maqal sheekadii ahayd:
Qardho yaa qadhmuun,
qariibyaa uga liita,
Qardho, way fiican tahay iminka laakiin sidaan isla wada ogsoonahay, waxay ahayd meesha keliya ee kasoo bixi jireen ciyaalkii Somalia ugu edebta xumaa.
Once again, waxaan sheegay wixii jiray hadana weli jira, balse marnaba ma doonayn inaan cidna wax ugu dhimo.
Raali halayga ahaado, hadii sheekadani dadka aan qaybi ku raaxaysan.

uguntade.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Jakarta

Friday, November 03, 2000 - 04:16 pm
uguntade meesha waad ku ceebawday meesha. Qardho ayaa la yidhaahdaa ee Gardo ma'aha. Xariif qardhood ma tihid ee ka carar meesha.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

RAHIM

Thursday, November 09, 2000 - 09:15 pm
I am originally, i mean my grandfather was part of the soldier that were taken from qardho during the world war 1, so my granfather later after the world war resided in the south. He married to a local woman(my grandmom) from those areas and they had my father. My grandfather had made home in and around where they called buurhakabo, and he never had the chance to go back to qardho, because he died. So my father, who had no idea of where his roots were, since he hadn't seen any of his relatives from his father side left from Buurhakabo from an early age and resided in Mogadishu. He married to my mom and had me and my brother, after five years he also died. So to go back to the point, my father told my mom that he was from qardho, but he also didn't know anybody from that area since his father died at an early age and he was too far from qardho. After the of my father, my mother didn't look for any relatives because for one, she didn't exactly know who my father was other than Osman Mahmoud. After the civil war my family had to go back to their roots (Qardho), and unfortunetly i had to miss it because i left to America with some relatives. Anyways my brother later on told me that he was interduced to some close relatives, like people who are cousing to my father, and now i know where i am from, and i also know what clan i belong to. I am telling all of you people from qardho or any somali who doesn't know where his roots are or know where his roots are but never been to where his family from, should go back and appreciate, and i mean not to abuse your linege to other people.

Finally thanks to the mr who opened this discusion and always remember that home is home.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

mursal K

Sunday, November 12, 2000 - 05:06 am
RAHIM
Great news. you sound too familiar (from buurhakabo) beleive it or not that's almost the same as my story, except my father didn't die after we went to mogadishu but instead started his own business at the cinemas.

I agree with ya that home is home.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Karim

Sunday, November 12, 2000 - 12:06 pm
so mursal,where do you located at? Are you also Osman Mahmud, or other Mj tribes? Let me know your story through my email.


filo_2000_98168@yahoo.com

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Canbaaro

Thursday, December 07, 2000 - 08:39 am
Karim

Doqonimo iyo waxaa loo baahneyn baad meesha la timid! Haddaad qabiilkaaga raadineyso, orod oo meeshaad degan tahay ka doono. Internet-ka kuwa jooga miyaa lagugu yiri waa caqli badan yihiin?

Canbaaro

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

mursal K

Friday, December 08, 2000 - 02:06 am
canbaaro

Ninka waa nin aanu qaraaba nahay, si fiican baanu isu baranay. Nacnacda intaad iska dayso qaraabadaada ka war doon!!!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Canbaaro

Friday, December 08, 2000 - 08:00 pm
Mursal

Adiga qardhana waa lagaa soo eryaday, shineemadiina Ceeli Gaab ku taaleyna waa lagaa soo eryaday marka ma garanayo qaraabadaa aad Qardho ku sheeganeysid:-) Mise laanka ayaad dheereysaneysaa saaxiib??

Anigaa aqaan kuwa aad qaraabo tihiine ila soo xariir intaad isku daalin lahays nin reer Qardhood ahe. Walaalahy waa iga dhab. Taasi waa haddii ay qaraabanimadu run kaa tahay.

Canbaaro

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

mursal K

Saturday, December 09, 2000 - 12:08 am
qardho adiga ayaa iga eryaya hada, dabeecadiina si fiican baan u bartay hadaa reer bari tihiin. Indhaha farta in la idinka galiyo mooye meel ma fariisanaysaan. Dadka aad inkiraysaan goormaad iska daynaysaan?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

KUMI

Monday, December 11, 2000 - 01:53 pm
Mursal@LOL

War heedhe anigu kaa eryi maayo Qardho maxaa jira anigu ma lihi magaalada. Qardho dadka Somalia degan oo dhan bay ka dhexeeysaa. Inkiraadayduna (waa haddii aan ku inkaray) waxba kaa tari meeyso saaxiib.

Waxaan keliya oo ku iri ninkaa Kariim ah iyo qaraabada Qardho aad ka raadineysid waxaa kaaga dhow, sidaan u maleynayo, kuwa aan garanaayo oo meel ii dhow degan haddaad rabtid inaad la xariirto.

Canbaaro

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Nazzir

Tuesday, December 12, 2000 - 12:53 pm
idin wada salaamay dhamaantiin, waa wiil reer qardho iminkana ka fog, salaan quruxbadan iga hoo ZAMIA waad u qalantaa. tan kale Internetku waa is gaarsiin casri oo laysku waydaarsado rayiga laguna fuliyo borojaktiyo ka waaweyn kuwaas aad leedihiin, first and formost qofkaan danaynayn Qardho iyo horumarkeeda hawadeeda ha daayo means haka baxo.fadlan isku xishooda hana lumin tamar iyo waqti, meel kale oo aad danayneyso aad oo ka hadal hadiise isticmaalka computerku kugu yar yahay fadlan waqtiga haku ciyaarinina ee iskuul kaga faa'iideysta. wayga waano. tan kale Zamia iyo cambaaro danteena aan ka hadalo iyo horumarka bulsadeena.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

mursal K

Wednesday, December 13, 2000 - 01:56 pm
canbaaro
wali nin reer bari ah oo sidaa u hadashay u hadlaya ima soo marin! waxaad moodaa dadkayagii inay ilbaxeen LOL(just a joke).

Waxaad u egtahay qof igaranaya, intaadan dadka ila xiriirsin bal aanu anaga wada xiriirno marka hore.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Galkaco

Friday, January 05, 2001 - 01:19 pm
war cambarana ma timid,ina adeereey bal meeshii jini #somalia ahayd isugu keen keen....aynu xodxodashadii iyo qaraabanimadii halkaa ka wadnee....
ROFL....gax gax gax.

ileen dadka meesha wareershay waa idinka!! mid kale aniga iyo adigu ma inagaa reer qardhood ah maad tolkeen u firaaqaysid ha is xodxodtaani...

xod xod xod xod...markaan yaraa baan moodi jiray in saas la yiraahdo marka la rabo in la is xodxoto!! :).................salams to all...Cambaro hadii aad ila soo xiriirayso ii soo sheeg....i leave now with the words xod xod xod xod it is a music to the ears...:)

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Abdiqardho

Thursday, January 11, 2001 - 02:11 am
Salaaman dhammaan. Waxaan ku leeyahay Anaa ku dhashay kana imid ee magaaladu waa magaalo wanaagsan oo Soomaaliyeed, marka wax topic laga dhigo maahane muranka kala tag meesha dadkan ceeb iyo cay ha usoo jiidin.

Waan ka baxay

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Raghe

Tuesday, January 16, 2001 - 07:01 am
Qardho waa magaalo Bah dir Roble kaliya loo ogolyahay. Anigana waxaan ku koray oo ku dhashay wax xaqna kuma lihi waayo nin u dhashay reer muqdisho baan ahay ee reer bah dirow waan idin aqaanaa ee soomaaliya been ha u sheegina ee iska cesha dadka deggo caluula iyaga ayaa idin xumeeyey waagii lixdimeeyadii dhamaadkeeda.....

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Wiil-Qardhood

Wednesday, January 17, 2001 - 11:14 pm
To: Ragho
waxa aad ku hadashay waa wax aad u khaldan, ee beenta iska dhaaf

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

johnnyjake

Saturday, January 20, 2001 - 04:16 pm
As an outsider of the somali community it seems like not only are somalis fucked up about themselves but all africans! This Quabil/Walendo •••• exists it all parts of African tribalisms but this is the 21st century and a global world. What affects Africans in one part of the world affects us all (globally). This is why blacks/somalis/wanna-be-arabs/africans are considered behind all other people of the world. We dont have manufacturing, business commerce or anything else on a global scale - nothing but stupidity. We spend more time fighting over ancient tribal laws - those days are over with. Every country had their problems with clans/tribalisms etc. Look at UK they have many clans and sub clans (scotts, walsh,etc)but they are United as a Kingdom - hence UK. We as a people have to go beyond just Somali Quabil and move more to a African United Kingdom (AUK) with all the mineral resources this land has, there is money and land for everyone. We all would have a good life and hire whites as our servants! Lets stop this narrow thinking and be more global in thinking. If everyone would get their own house in order we wouldnt have time to point our fingers at anyone else.

Peace to all

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Canbaaro

Monday, February 19, 2001 - 03:58 pm
Galkaco..

Duf iyo doori ku bax bay oran jireen dadka ka yimaadaada Qardho adigoo kale:-) Ari Cambaro laguma orane waxaa lagu yiri Canbaaro..oo ah tuulo Qardho u dhow magaceed. Maanta yicibtii baad iska soo badisay oo ku wareerisey baan u maleynayaa:-)

Mursal K

Boowe...iga raali noqo haddii aan la soo daahay jawaabta..gaalo iyo imtixaankood baan ku mashquulsanaaye...Aan isla xiriirno waxba kama qabo...inaad na hor boodiina waxba kama qabo haddaan ahay indha kaluun@lol

Canbaaro

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Canbaaro

Monday, February 19, 2001 - 04:09 pm
johnnyjake

It seems that you don't understand what we are talking about here or what the topic of the discussion is all about. it is in no way about tribalism but I would say this is a discussion about our part of the world. If you have ever cited a law against a discussion on one's region in any book(legal or not)..plz tell me...plzzzzzzzzzzzz..I just might take heed..

Canbaaro

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.