site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

GAALKACYO...Magaaladii.....

SomaliNet Forum (Archive): Somali Communities - Beelaha Qurbaha: Somalia: GAALKACYO...Magaaladii.....
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Muudeey_gaalkacyo

Unrecorded Date
Waa magaalo hawiyeed oo daroood barkii lagu soo ilbixiyoo;lagu soo dhaqameeye,dhar sidii looo xirto logu barey,oo diinta islaamka ahne lagu barey!!.Waa magaalo qadiim ahoo hawiyo aasaasey

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
War Muudeey, adeerow maxaad darood oo dhan ilaah kuu daba dhaigay. Adeeroow dad baad is haysaan dadkaas ku ekow, hadaadan garanayn waa kuwa wixii ay kugu dhihi jireen aad meel walba la taaagantahay. War ileen wax la arag, war hadday majeerteen ku gumaysan jireen, oo ay sumad kugu dhigan jireen, ku ekow iyaga, dad inaad jirto iyo inaadan jirin aan kala ogayn maxaad habeen iyo maalinba u haysataa?
Muudeey bro, sida aad u dhaqmayso majeerteen waxa ay idinku sheegayaan umbaad rumaynaysaa.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

galkacyo

Unrecorded Date
galkacyo waa meel juhalo ku dhooshahay guurmay magaalo naqotay?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Somali

Unrecorded Date
Isku xishooda internetku ma aha gurigii hooyadiine. Umad kasta ayaa waxa aad ku hadleysaan akhrisaneysa. Ogaada fuley oo dhan ayaa intrnetka dadka ku caaya. Illeyn wuxuu ogyahay in aysan u jeedin ummadda uu aflagaadeynayo. Waxaan hubaa kuwa internetka ku ceytama hadii meel la isu jeedo ay joogi lahaayeen in ay indhaha hooska ka dhigi lahaayeen.

Please behave in good manors.
Somali

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

wiil •••••

Unrecorded Date
war mudaay.

Ma hadaad u hadashay sidii majeerteenka.

Waxaa History Aduunka ka akhrinay in "Sultan ALi Yusuf Keenadid" uu ahaa ninkii ugu horay oo asaasay "Gaalkacayo mudo hadda laga joogo 120 sano ah. Orod oo ka fiiri "Library of congress" waxa ayka qoreen" when Kenadid and his leutants
conquerred local "••••••" in Hobyo and then subdued to accepted the legitemacy of sultan kenadids throne". After that Kenadid laid down first stone on Galkacayo city.
Please, don't think like your people. This is written history.

Wiil •••••

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Amanreer.

Unrecorded Date
Darood in sidaas •••••• ula hadlo iyagaa isu keenay.•••••• oo markii "••••••" lagu yirah,carro darteed kula dirira ayaan soo gaaray.
Maantana nin •••••• ku faanaya oo cidkale iyo waliba ••••••• wax ka sheegaya.....WAA YAAB...
anigu qof ahaana si aan ugu jawaabo ma garanayo.

Hadii aan nin •••••• sheeganayow kula caytamo,amaba aan kula doodo anigaa kaa gardarran.
Waayo iku mid ayaan noqoneynaa.

Wax kastood tiraahdaanba waa runtiin.

•••••••:waxaan kula tilinayaa idinkoon is xagxagan waxii aad sameyseen dartood ayaa waxaani idinkugu dhaceen. Haddii aad •••••• u jawaabtaana
dad isku darajo ah ayaad noqoneysaan,sidaas daraadeed dulqaad yeesha.
Waligeed ayaa nin dhiman oo guul sheeganayaa nacalad seyrijiraye.


Nabad iyo nabaaddiino.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

LATALIYE

Unrecorded Date
NIN KA MEESHA WAXA KUSOOQORAY WAA NIN CAQLIYAR SABATOO AH LABO MAGAC BUU UUN ISDHAF SHEY MEESHII DAROD AHAA BUU HAAWIYE KADHIGAY MEESHII HAAWIYA AHEEDNA WUXUU KADHIGHAY DAROD MARKA WAXAAN KUDHIHI LAHAA INTAAD DAROD ISKA DEESID ORODOO DANTAADA IYO MIDA REERAHA AAD KU AFTIRSANAYSO RAAC. DAROD WAA LAYAQAAN TAARIIKHDIISA HAAWIYENA WAA LAYAQAAN TAARIIKHDIISA MARKA WAX CILMI AH KORORIN MEESIDEE ORODOO DADKAADA GAAJADA HAYSO WAXTAR MEELWALBA WAXAAD LATAAGAN TAHAY DAROD BAASIDAA AH DAROD BAWAXAAS SAMEEYAY WAXAAN UMALEENAYA REERAHADII HOREY AYAHAAYEEN DAD CALI YUSUF SHABUUG KALADAALAY WAX MUKUUSHEEGA NINKAAS IYO KEENADIIBA DHINTE MID WUXUU KUDUGANYAHAY HOBYO MIDNA XAMAR ORODOO QABRIYADOODA ADAA HADAAD WAX UQABTID EE DAROD AFKAAGA KALABAX.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

DHULKA

Unrecorded Date
M.J YOUR YOUNG BRO DHULKA IN THE HOUSE AND ALL HAWIYO ,DID YOU FORGET KING KEYNADIID.
NOW THIS IS GARAAD KEYSE AND ONE MORE TIME YOU WILL ALL BE SLAVES.

M.J NOTHING BUT LOVE FOR YOU.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

MAJ

Unrecorded Date
SAAN GEEL ISII...LOL
WAA DHUUSO...LOL
WELI CAWAAN AYAAD TIHIIN HAWIYO.
GAALKACYO YAA MAANTA HAYSTA YAANA ISKALE????
MAJEERTEN AYAA ISKALE HAYSTANA.
FUCKK ALL HAWIYO

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

HANUNIYE

Unrecorded Date
LLKLJ,,,

GALKACYO INTE KU TALA BADIYO YAL MAGALO SOO GALAY
AA TIHIIN,,,ANIGA MA OGI REER GALKACYO LAKIIN

DADKAS IN LA BA,BIYO AYAN QABAA
WAA DADKII SOMALIA QABILKA U KENAY HADANA WAA NAGU WADAAN

MA AQAAN WAXA SAMAYNO

HADA EUROPA AYAAN JOGTIIN KU CIMPRI QATA SIDAY
U DHAQMAYAAN,,,AFRICA NO MANTUALT AT ALL

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

W.galbeed

Unrecorded Date
meesha xaaranta ka if baxdo weeye Gaalkacyo uma qalanto meel lga hadlo ama cayda una qalanto .
majeerteen iyo midgaa ku nool, Daaroodna imika ayaa somali weyn, wadanimo, xoriyad afwanaag ku waashay wakhtigii afweynana waad is ogaydeen waxaad ummada somaliyaad ku samaynayseen , haddaba xejista Ilaah baa rag idinka dhigaye , caacda aad meelaha ka haysaan iska daaya iyo wadaniga afku idinka xadayo ee aad meelkasta ku qoraysaan , ileen waan is ognahay oo run idinkama aha ,ee waa samri la'diin , oo xukunkii af-weyne loo khaldamay ee SRC-ninkii garanaya ayuun baa garanaye ha moodina inay dib idiin soo marayso, meelihiina Kiiniya iyo Uganda iyo kolba KIsmayo laydinka saariyo , meelahaas iskaga warwereega ,
Quusta ayaan idin leeyahay.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Galkacyo-man

Unrecorded Date
Shut up w.galbeed, what is wrong with you. Have 4 tablets of Parecitimol or any Painkiller you will be alright.

Galkacyo-man

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

wadidoor

Unrecorded Date
waryaa s.galbeed magaca haka xumayn waxayshi yohow idoor maxaa umad dhan afka kuu galiyey mise sgabugii dheraa baad rabtaa aan kula dhici jiray.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Galkacyo hanoolaato

Unrecorded Date
Dadkaan meesha wax ku qoraya oo sidan isku caynaya waa afar midood:
1)In ay yihiin dad Maanakoobiyo ku jira, oo aan aaqiro la cadaabeyn sida xoolaha oo kale,

2)Dad Masaakiin ah oo jaahilnimaddii ka badatay oo aan waligood fursad ay aduun iyo aaqiro ku fahmaan aan weli helin.

3)Wax caruur ah oon aan weli qaangaarin....

4) Geel computer helay

You guys I feel sorry for you.
Daarrood iyo Hawiyeba idinkoo kale idiinma baahna, qurunlayaal oo waliba huuro badan baad tihiin.
Hawiiye & Darrood waa dad wallaalo ah, isku dhaqan ah, isku diin ah, isku dan ah.

Afar jaahiliin ah ayaa qaska wadda, sooner or laterna waa la qaqabanayaa.

Marka jeegadheerayaal baad tihiin, Gaalkacyana waxeey idinku faleyso ma jirto. Baxa oo marka hore soo cadeysta, soona qubeysta urkiinaan halkan ka joogi la'nahaye.

Kii Maanakoobiyo wali ku jira, cinwaankaaga nasii dhakhtarka dhimirka ayaa kuu soo diraynaaye.

Waddani Soomaliyeed

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

sacad-siciid

Unrecorded Date
Gaalkacayo waa magalo habar gidir Majeerten waxaa laga qaadan 1800 dagaal lagu jabiyey dartii hadana waxaa xukuma nin sacad siciid ah mana hadli karaan Cumarbootale.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Muudeey_gaalkacyo

Unrecorded Date
Sacad-siciid,

Soo dhowoow ina adeerkeeygii gobta ahaa,waa sidaan u sheegay,gaalkacyo waa meeshii majeerteen,lagu soo dhaqan baroow,dharka loogu xiroo,xitaa lagu barey diinta islaamka,sida aan wada og nahay Abkeen cawareere baa xamar ka soo kacoo,mudugna aadey si uu gaaladii majeerteen u muslimiyo,(waayihii hore majeerteen ragood lama gudi jirin,oo ilaa iyo hada waxaa jirto tuulo buuryo-qab la yiraah.Xitaa guur sedex ah iskumaba guursan jirin majeerteenkii hore).Gaalkacyo,sacad baa masaajidkii ugu horeeye ka dhisay iyo guryihii dhagaxa(saryahii sacadeed ee gaalkacyo)oo majeeteenkii qaaar kore iyo qaar hoose ka qawnaa qaydadkii u xireymsidaa awdeed baa gaalkacyo loogu bixiye,sharaftii sacad baa dhisatey oo maantana joogta una talisa.Taariiqdii keenadiidna waa wada ognahay,tii majeerteen hobyo ka raacdeet caalamkaa og,jabkii sacad waagaa ku ridey,ilaa iyo hada kama aysan kabnin,majeerteenku 69% oo dhami waa caruurr iyo naago,oo ragood sacad baa hilfaha u laabey,keenadiidna waa tii aan talyaaniga gacanta u gelinoo asagoo ilndho iyo lixaad kaluu la tagey,aanayn ku oolin waatuu talyaanigii 10 sano kadib soo cesheen.Waxaa la sheegaye inaay •••-talyaani ku waaleen naga liinaheenii majeerteen!!

Gaalkacyo iyo majeerteen oo idil sacad baa leh oo madaxa uga taaganee yaa dood ka qabaa?

Gobi waa Hawiyo,Gunina waa Darrood

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

PPL

Unrecorded Date
TO- SACAD SICIID
marka ugu horysa ,sacad wax ma qaban karo
sababtoo ah hogan intan caydiid u dhiibanay

uu ka soo bixi wayey marka somalida ha isku

dirinina DULIYAHAW,
•••••• ma meteshaan darood hadii uu idin rabo ha idin qato

habargidirna anaga ayaa dadka inka celi jirnay
hada bananka ayan idin saraynaa,,
maxkamadaha wax kale loma furin adinka ayan idiin furnay,iyo wixii isku daya inay qalaase ku kiciyaan,,[CAYR]
GALKACYO AYAN IDINKU CELINAYNAA

MAJERTEEN HA INI BOOBEE

WIIL CAYR

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Muudeey_gaalkacyo

Unrecorded Date
PPL,

Cawaan sheegato ah,hana soo sheegan,sacad,saleebaan,cayr iyo saruur waa walaalo oo lamaba kala reebo,ee boon yahoo midgaanka darroodeed boos kuuma baanaanee na daa,hana sheegan kuma sheeganee.Ma haduu habargidir kala saarikiis isku deye?,lol,waxaad noo moodey sidii noo kale oo aad midba jilibka noo jooga,majeerteen iska daa ee darrood oo dhan hal-hal baa ugu talinaa,lol,cakuyee aniga,maxaan liite majeerteen oo magac hawiyeed isku yeele kala hadli????...Allow adaa sacad iga dhigoo iigu darey sicii,maxamedna ii raacshey,allow midgihii madoowbaa ee majeerteen wax ka sareeya adaaga dhalisey!!!!!

Hawiyo waa Bilis,Darroodna waa Bidood

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

dacar

Unrecorded Date
waryaa,war maxaad la waalatood ucaayi qabiilada soomaaliyeed,teeda kale marba reer maxaad usheegataa oo reerkale u aflagaadaynaysaa,oo berina waxaan ku tusinayaa adigoo reer kale sheeganaya oo meel ka dhac ku sameeynaya reerka aat maanta amaanaysid, war wax iskula har hadaad tahay nin wax isku falaya oo forumska waxaad ka ahaan jirtay nin aqyaar eh...


dacar-dacar-dacar

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

W.galbeed

Unrecorded Date
waaryaa Galkacyo-man runta haku xanuunsan hana wareerin waxaan sheegay oo dhami waa run haddii aanad runta ka gabanayn berigii waa wakhtigii afweynae sidan aad hadda u hadlayso ma u hadli lahayd? jawaabtu waa maya haddaba anigu keliya waxaan ku leeyahay cabaadka iska iyo Somali -weyntan aad ku meeraysanayso iska daa... nin laga adkaaday baad tahay , waa lagu jebiyey adkayso nin baa Ilaahay kaa dhigay.
wixii kale aad kaga bixi lahayd samee !!! iyo inaad talada Somaliyeed waa koonfur ee aad faraha kala baxdo .
Waxaan sidaa Wadka Daaroodka dila.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

LLP

Unrecorded Date
galkacyo waa meel reer badiye isku aruursaday


somaliyey tir tira magaladaas

hadaad nabad rabtiin,,
hadii aad magalada maraysid,,

waa inad inaayahada shegtaa'''''

hadii kale qatar ayaa ku sugan tahay

ilaa hada ooqarniga 2000 LAGU JIRO WAA SIDEEDIII

TIRTIRA

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

qabiildiid

Unrecorded Date
Qof Qabill ku faana isagaan qof ahaan isku-filnayn,ama isku kalsoonayn.Waa wax la hubiyey.
Gaalkacyo, dadka deggen aniga ayaa hadda ka imid qabiilna waa ka daaleen. Kuwiinnaan qurbaha ku raagay baa weli wixii hore isaga hadaaqaya. Qabiil qof uu wax taray ilaa iyo hadda lama hayo, waxyaalo badan oo uu kharribayse waa la hayaa. Wake up!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Sacad waa Boqor

Unrecorded Date
Daarod dabaal waaye
Haweyena dad nool waaye
Isaaquna durriyad waaye
Majeerteen dameer waaye
Dubur weyne Nacas waaye
Duufweyn lo'aad waaye
Dabatiyo midgaan waaye
Gaalkacayo degel waaye
Daar sacad Saciiid waaye
Ugaadeen dammiin waaye
Dooraalle jaan waaye
Warsangali debec waaye
Sida duunyo loo foofsho
Dhulbahante Duunkiisu
Ari Daaman weyn waaye
Eri layska dago waaye
Dirxiyo qarmuun waaye
Dabakeen la nacay waaye
Mareexaan dugaag waaye
Wax dufoobey oo uusle
Oo laga diqoon waaye
Habar Gidirna dahab waaye
Dashiyo Xariir waaye
Danab aan baqayn waaye
Abgaalkana dadkeey waaye
Murursadena dirac waaye
xawaadlena Dirkey waaye
Daaroodna cudur waaye
Dameeraha kan gala waaye
Dabadooda godey waaye
Debedaha ha meeraysto
Sidii Deero iyo cawsha

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

runle

Unrecorded Date
waar waxaa looma baahna saaxiib qabiil iyo waxaad ka hadalaysi. waahoraa laga tagay yaana lagula yaabin,gaalkacayana waa magaalo soomaaliyeed .

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ppl

Unrecorded Date
dhul somali ma ahan waa dhulka fidnada somalaia ka bilabatay

waa meel toorey polis ka tahay

qorigana la amino

markay dibada yimadena dadka waa laga yaqaan

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

FILSAN

Unrecorded Date
TO MUUDEY
ILAHEEY KA CABSO QABILKA ISKA DHAAF.
HADAAD NACEB TAHAY DAROOR WAXBA KAMA QADI KARTID.EE ALAHA KU UNTAY KA CABSO. QOFKASTO OO AAD CEYSID QABIILKISA WUXUU SOO CAYAA SACADSACIID
ADIGAA NOO KEENAY.EE CAYADA JOOJI.
SACADSACIID UMA QALMO IN LA CAAYO.MAJEERTEN MACAAANE UMA QALMO IN AAD CAYSO EE EDEB YEELO.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Thursday, August 03, 2000 - 11:20 am
IN WAX MA GARATO AH AYAA ISUGU TIMID HALKAAN,
WAR WAX ISKULA HARA DULIYAHOOW.
QABIIL MUXUU TARAA WAA KAASAA AAD DULINIMADA CAYR BARYID IYO WAX LA'AANTA KA QAADEENE, WAR ILAAHEY IYO DIINTIISA U LAABTA QABIIL WAX IDIN TARIMAAYO MAALINTA ALAAH HORTIISA LA IDIN KEENO OO AAD INDHAHA TAAGTID, 'ITAQI LAAHI YAA MUSLIMIIN'

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.