This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...
Go to Current Forums ...with millions of posts
Unrecorded Date Ciyaalkii Utange ku caqliyeystay side SamliGuy iyo inta la mid ka ahi xageed ka dhacdeen, Qamadigii UN-ta rag baa ku korey ee ragaas siday u fakarayaan ayaa la rabaa, ma sidii maharaagada mise sidii biddaha ayey maskaxdooda u shaqeynaysaa
| |
Unrecorded Date waryaa maxaa leedahay mooryaanyahoo reer magaal nimadaada ma wxay gaartay in aad u hadadsho sidatan foosha xun sxb waan kuu tacsiyeenayaa
| |
Unrecorded Date siliga, aad iyo aad aa iiga qosolsiise.Alla ilehee rag badani ishaa ka ridey
| |
Wednesday, June 21, 2000 - 11:48 am Saaxiib, Qamadiga Utange waa laga macaashay, oo America iyo Canada ayaa la yimid saaxiib.
| |
Wednesday, September 27, 2000 - 02:49 am waxaan yaa reer utaango ah oo qaran ragaan meeshay ku danbeeyeen shuuli , karatay ,jaamac geel jire ,oo daqanaa teendhooyinka
| |
Wednesday, December 20, 2000 - 09:15 pm Oh my god this is FUNNY wallahi, especailly what Abdiwali said...lol@teendhooyinka...(just wondering is that an address abdiwali?lol) Not that I know anything about UTANGE. Peace yall!
| |
Thursday, March 15, 2001 - 03:48 am siliga brather utange dhalinyaradii ku jirtay way kaa ilbaxsanyihiin weyna kaa hormarsanyihiin sidaadoo kale uma fakarayaan.ee caqliga dooradaaleh.
|