This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...
Go to Current Forums ...with millions of posts
Unrecorded Date Waxaan halkan ka baafinayaa Qadra Muuse Xuseen iyo Deeqa Muuse Xuseen oo iigu war dambeysey 1990. Waxey deganaayeen xaafada "Madaxtooyada". Waxey dhigan jireen dugsiga dhexe ee xaawo taako 89-90 iyo Dugsiga sare ee iftiimeey 90-91. Fadlan igala soo xiriir emailkan hoos ku qoran hadaad wax aqbaar ah ka heysid. Safiyam2000@hotmail.com Waxaan deganahay Wadanka Ingiriiska. Waad mahadsan tihiin.
|