site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Wixxi reer Ceerigaabo ahooy halak soo eega...?

SomaliNet Forum (Archive): Somali Communities - Beelaha Qurbaha: Somalia: Wixxi reer Ceerigaabo ahooy halak soo eega...?
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ali

Unrecorded Date
Cali cerigaabo wkane dakii kale meyee

e-mail me ali_da_rock2@lovemail.com

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

AAR SADE

Unrecorded Date
To Ali

Ceerigaabo ka waran kawaran war ninyohow isoo gaarsii warar ka ceerigaabo iyo ceelafweyn

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Jiidalaawi

Unrecorded Date
Aar sade Ceel afweyn kawaran, Anigu nin Reer Jiidaliyeed ah oo Nalaye Ahmed ah ayaan ahey.

My email is Garad@rocketmail.com

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ali Cergaabo

Unrecorded Date
War Cerigaabo cid walbi way taqanaye maxaad ledihiin Jidaali habaryartay baa degtee, celafweyna saxiibaday anigu see waxaan intan ku lakaday cerigaabo.

ragyahow waraarka cergaabo halkaan kala socda.

all the best

Kalarog2000@hotmail.com igala soo xidhiidha

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Sanaag

Unrecorded Date
Salaan

Hagar, waryaahe maxaa Hagar Aadan dhigay Sanaag sxb, anaa baa ka mid ahaa ragii ka saaraye..mise waxad tahay mandheerti iyo kuwii la dhalay.Ceelafweyn ragaa dagee, halkay u soo mareen , Daarooood Xaar Jbarti waa yaabe.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ceergaabo asala

Unrecorded Date
Ceergaabo, aslaan ahay, laba mid bana waan u xiisay, casha sakhraantii, iyo wasmadii gabdhihii gadhweynta! waxaan cidi dhalini alla wasma macaana
ceergaabooy dib makuu arkaayaa ayaan iminka taaganahay.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Nalaye

Unrecorded Date
Salamu alaikum

ilaa haada wax reer ceerigaabo ah meesha ugama aan jeedo, waxaan gatro waxaan arekey wiilkaas jiidalaawi isgu yeedhey.

Nalaye
Boston

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

n/a laascaanood

Unrecorded Date
sanaag iyo ceergaaboasala:waxaan idin leeyahay waa idinka hoos baxday caydu kuma jirto meesha
khaasatan ninka la yiraahdo ceerogaaboadsala
waxaan jeclahay in aad ka saarto caarka meesha
bulshada walaalaha ee sanaagna ka dayso hudhudnimada.anigu shaqsi ahaan ma dego laakiin
waa meel aan aabbe iyo hooyo ku farac leeyahay
waa:n/a laascaanood

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ali CERIGAABO

Unrecorded Date
Salamu Calykum

marka waxaan ahay ninkii meesha abuuray hadanaa waxaa meesha isugu yimi wayeel & caruur kuwa caruurta ahee dadka cayaya akhas calekum waliba cerigaabo asala waa garac waayo wuxuu ku hadlayo eega.

War aynuu ruunta u degnee yaa reer cerigaabo ah yansee ahayn ninkiii beerta XURIYAADA garanya waa reer cerigaabo ka kalow see meesha ka carar intaan lagugu cuniin.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ceerigaabo asal ah

Unrecorded Date
To Ali Ceerigaabo

Warxagaad jirtay markii aan ku wasayay gabdhaha gadweynta, war miyaadan xishoonayn armay walaashaa ku jirtay. gabdha ha muusa abokorku waxay ahaayeen gadho xishood badan laakiinse ku wa gadhweyntu iyaga ayaa kula soo doonanaya in aad wastid, ala wasmo badanaa xageebay ka yimaadeen.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ma,maqlikaro

Unrecorded Date
reer cerigaabo mamaqlikaro waayo!!!!!
gabar ayaan kaguur saday markaan deg nayna waa iga xumaatay marka ma maqli karo waxayna u dhalatay ama ded keedu ubadan yahay laascaanood !!!!!!
waxaan maqli jiray gabdho dhaa dheer oo dhu oo dhi baa dhul kii yimi!!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
su'aal?
Ceerigaabo ma Puntland baa mise Somaliland?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Cergabo

Unrecorded Date
Anon:

Anigoo ah nin reer ceergaabo ah, waxaan halkaan kaaaga jawaabayaa su'aashaas aad kor kuqorety.


Ceergaabo maaha Somaliland, Puntlaandna shaqo ey kuleedahay malaha.

Gobolka Sanaag waa cosmoplotin Region, like Mudug, so I ask, is Mudug Puntland Or Hiranland?.

Answer it will you.

Dabbaad ololisaan eydaan kuguban daa'in abidkiina...!. Majeerteen naga qaleeya.

Cergabo

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Cergabo

Unrecorded Date
Ma maqli karro.

Lol,

Waryaa hade, mahaad gabdhiina kobtaan aad keenteen. Kuwiinaan meelaha daran kayimi. Nalaye Axmed ma adaa geeya>, adoo kale iney kuguursato maba eyna ahyen. Qalad dhacey dheh.

Cergabo

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Galayr

Unrecorded Date
Ceergaabo waa magaaladaydii anaana ka raali gelinaya inuu doqon walbaa cidla aflagaadeeyo madax iyo dabo is dagaalayna madax baa adag markaa dabo wixii kayimina waa lagaranayaa markaa ninkii caytamayow taasaad kadhigan tahay taasi waa taa
Beerta xoriyadi waatii u dhowayd dowlada hoose iyo istaankii maydh ama kaalmihii shidaalkaba

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Oktoobar

Unrecorded Date
Waryaadha walaalayaal waa dhagax ka mid ah ceergaabo, waana rageedii ka labadhigi jirey, bogga inoo nadiifiya oo af lagaadada iska daaya, nacabkiin baa akhrisanaya oo ku diirsanayee, magaalada cayda ka daaya, gabdheheenana ceebta ka daaya, waa wada walaalihiin iyo hooyooyinkiine, hadaad tiraahdaan hablaha reer ceergaabo way....... hooyooyinkiin iyo walaalihiinbaa ka mid noqonayee,
maxaa ceebta mooskaaga taal magane kuu geeyey!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

cadnaan

Wednesday, July 05, 2000 - 02:40 am
War yaadha bal warama Ceerigaabadii aan aqiin meesha ka hadli mayso ee waxa isugu timi timi xuunsho. War ceerigaabo Edeb baa lagu yaqiin xishood markaan anigu garanayo ee kuwani ma reer tuulaa. maxaa cayda keenay aaway iskuduubnidii aan ogaa deriskii iyo ardaydii isku iskuulka ahayd ma saasaa u danbaysay in meesha haweenka laga caayo sidii aan ugu fekeri lahayn ina aan ceerigaabo wannjino ayaynu inagu is fuulay war meeye ragaan aqiin. xishooda oo afxumada meesha ka daaya. aynu ku dadaalo sidii aan sanaag u horumarin lahayn. I Love Sanaag Xumaan uma ogali..

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

mirow ceerigabo

Saturday, August 05, 2000 - 09:15 pm
Reer ceerigaabo:
Marka hore salaan dhamaantiin mar labaadka walaalayaal hadaad tihiin reer ceerigaabo in lays caayo ma fiicana ama la caayo gabdhaha sababtoo ah way inla dhasheen, inoo dhaxeen, ina dhaleen markaa aniga waxay ila tahay intaa caayi lahayn gabdhahaas hooyooyinkeen ah aan xishoono caydana meesha ha laga daayo.

to ali erigavo:
saxiib adiga waan ku aqaan nin weyn baad tahaye cayda meesha ka daa inkastoo aad bogan furitaankiisa ku mahadsan tahay hadana gadaal ha ka xumaan tartiib oo cagta u yara dhig. nin reer ceerigabo ah waan ahay wanan aqaan beerta XORIYADA waa la yaqaan intaan ceerigaabo joogayna way yartahay sxb markaa cayda jooji kuwa kale ee wax cayayana xishooda wlaaalayaal idinku is cayaa laakiin gabdhaha ayaan loo gafin.Hadii aan isa sheegana waxaan laydhaahaa (MIROW CEERIGAABO) igala soo xiriira halkan oo keena wararka Ceerigaabo iyagaa dan inoo ahe.
peace and love brothers from Ceerigabo
byee

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Cali cerigaabo

Friday, October 06, 2000 - 12:57 am
Cali cerigaabo

ariintii haday is bedeshay oo waxaa soo baxay asal cerigaabo, su'aal ninka ka jawabaa tan ayaa ah reer cerigaabo

Sheeg odeyga cerigaabo ugu da'da weyn ama ugu da'ad weynaa?

see you next time fellas,

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Guban

Friday, October 13, 2000 - 01:40 am
To cali ceerigaabo

Adigu waxaad tahay baan umalaynayaa ku wa iska maqlay ceeerigaabo miyaadan ogay in magaca ceerigaabo la odhan jiray nin caan ah oo u durixmiin ah taariikh du markay ahayd 1790-1880
Waxay ila tahay waxaad tahay afartii muusa ismaaciil ee ingiriisku keeney ee uu uga dhigay saajinka magaaloyinka bariga sida Garadag, ceelafweyn ceerigaabo xiis maydh iyo badhan EE ismooday in ay leeyihiin dhulka muusa abokorka ee ilahay balaadhiyey. Markaa ogoy in aanu qabqabankaro afarta gadweyn hadaanunahay muusa abokor

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

salaamaad

Saturday, October 14, 2000 - 09:07 am
QABAAILKA CEERIGAABO WADA DEGA YAA UGU XUN??

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

salaamaad

Saturday, October 14, 2000 - 09:08 am
QABAA'ILKA CEERIGAABO WADA DEGA YAA UGU XUN??

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

MR AA

Monday, October 16, 2000 - 06:20 am
To mr ali
i would like what is your massage si pls?
NINKA REER CEERIGABO BALMAXAAD HAYSA FADLAN?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Wednesday, October 18, 2000 - 04:36 pm
ceerigaabo is somaliland according to the maps.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Geni Xaawo

Saturday, November 25, 2000 - 12:21 pm
Waa salaaman Tihiin dhamaaniin..Gaar Ahaan ninka ABuuray Meeshan..Cali ceergaabo sxb shaqo wayn baa qabatay e halkaa ka sii wad...Caruurtan caytamaysana u dulqaate waa Ilma geni xaawo dhashaydii aan suuqa ku daadiyay Weeye..war nin yahow anigu waxaan U xiisay baruurtii CeerGaabo meel qabow miiranaa Joogaa..Baruurtii idahaa i haysa..e sxb wixii baruur taa iisoo gudbin karayaa bal ila soo xiriiraa..hada dharere bayga da aya qawlalada

waad salaaman tihiin dhamaan

caruurtana u dulqaata sidaa iigu dul qaadan jirteen dad dulqaadlaan idinku ogaa reer sanaag

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

santarkii oktobar

Thursday, December 14, 2000 - 11:06 pm
saaxiibayaal waxan ahay asal ceerigaabo meeshan se caydaan u soo geli waayeey
waxan ku qosaly gini xaawo maalintuu waalanayaan isku helay anagoo dabaal u tagnay dhulkii dhagaxa laga jebinjiree berdihii kor ku yaalay oo aan maalintii oo dhan is shiidayney
ninyaqaan baa yaqaan .
ee dhalinta fiican aynu wada xidhiidhno waxana iigu dabeysay ceeri 1989

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Las-koreh

Wednesday, December 20, 2000 - 01:27 am
Asalaama calaykum, dhamaan reer Saanaag meel kastooy joogaan, waxaa nasiib xumo ah in aan madashan waxaan munaasib ahayn ku qorno sida cayda,aflagaadada iyo xadgudubka dadka iyo degaanka. Hadaba idinkoo raali ah fiiriya sida gobolada kale ee Soomaaliya wax is caayaya sidiina lama arko community waliba waxay ku hawlan tahay sidii ay u hor marin lahayd degaankeeda waana mid munaasiba waajibna ka saaran yahay qofkasta oo kasle. Hadaba waxaad kaloo ogaataan caasimadaha la wada dego way ka horu marsan tahay kuwa kale sida Gaalkacyo ay tusaale ugu tahay gobolada dhexe hadaba joojiya arintan aan munaasibka ahayn kana hadla dhamaan sidee u gudanaa xilka qaran ee inaka saaran Magaaladeena Ceerigaabo. waad salaamantihiin........

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

YAALEH-CERIGABO

Wednesday, December 20, 2000 - 11:03 am
WARYAALEH MAGAALADA CEERIGABO CIDLEH MAJIRTO SOOCADEE QABIIL KII LEH ARINTAA BAAN DOONAYYAAAAAA ANIGU QOLADII LAHAATO AYAAN RABAAAAAA

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Friday, December 22, 2000 - 10:48 am
WAAD SALAAMANTIHIIN DHAMAANTIIN REER REAL CEERGABO.
CALI CEERGABO MA ODAYGII DABEECADDA XUMAA EE BIRA HAARLAM KU IIBIN JIRAY BAATAH.INTAAS WAA IGA GAFTAN EE YAAN CEEBLOOQAADAN.WAXAA HALKAN ARIN KADHIIBANKARA REER CEERGABO OO KELIYA REAL REER CEERGAABO.WAXAANA WANAAGSON IN FIGRADO FIICAN LAYSKU WAYDAARSADO.TUSAALE SIDII ISKUULKII CEERGABO LOOGA WADASHAQAYNLAHAA,SI CARUURTEENII WAXBARASHO FIICAN U HELILAHAYD IYO WIXII KALOO LAXIRIIRA HORUMARKA CEERGABO.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

mOwLiDmAcAaNe

Friday, December 22, 2000 - 08:47 pm
Darista
Dayacan
Xaafad-Somal
Duuda
Tuur-Jaale
Geed-maraar
Shuba-digirta
Shire-hurda,,,,,,,,,lol

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Cali Ceerigaabo

Monday, January 29, 2001 - 07:39 am
Darista
Dayacan
Xaafad-Somal
Duuda
Tuur-Jaale
Geed-maraar
Shuba-digirta
Shire-hurda,,,,,,,,, saxiibkay Moliid wuxuu ilaway gini xaawo Boqor dayeer, daacad iyo maqaxiidi qarni, cali ceerigaabo waa cali Bilqasab yaa garanyaa oo deeganaa xafaada daalo Dhexe, Beerta xuriyaada iyo meelo kalo badan
till next time c u later.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Tuesday, January 30, 2001 - 10:53 am
waxgarad miyaanu meesha kahadlayn.war sidee ceergaabo wax ugu qabanaa hadaad tihiin reer ceergabo.waa deyo daahir oo kasoo hadlaya saamaley.waad mahadsantihiin

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

mirow

Monday, February 26, 2001 - 10:07 am
mirow
marka hore salaama calaykum kuligiin dhalinyarada reer ceeri. Mar labaadka walalayaal anigu intaan arkay ceerigaabo way yar tahay laakiin asalkaygu wuxuu ka soo jeedaa ceerigabo waana magaalada aan ku taamayo inaan tago markaa intii meesha la isku caayi lahaa sida dhalinyarada qabta ama doonaya inay wax u qabtaan magaalaada ceerigaabo maan ku dayo ama aan falaqayno sidii aan u dhisi lahayn ama aan ugu dadaali lahayn horumaarinta magaalda haday noqon lahayd xaga waxbarshaada, caafimadka iyo wixii la mid ah oo lagama maarmaan u mah dadka degan deegaankaas ee aynaan isku aflagaadayn internetka aana samayno web inoo gaarka dadkeena reer ceerigabo.
waad mahadasan tihiin ku ligiin
bye

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Tuesday, February 27, 2001 - 05:02 am
MIRO ARIN ADD U FIICAN BAAD KAHADASHAY,EE SIDEE BAYNU USUURTO GELINAA. ,,,,

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

moxor

Friday, March 09, 2001 - 02:14 am
waaryaaraheen reerceeri yaa haya reer huluul

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.