This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...
Go to Current Forums ...with millions of posts
Unrecorded Date In the name of love. i open this page,so that all somali ppl looking for love may find here. love is here at this page. please leave an email adress so that ppl may contact you. peace and love for all. Gman. adress. EXPLICT@collegeclub.com
| |
Unrecorded Date buuhoodle:hoygii wanaaga dheh waa laascaanood oo ku leh gudoon wacan bro...
| |
Unrecorded Date WAA WALAALKA REERBARI OO KUSOO DHAWEYNAAYA DAGNIINA KUGU SIINAAYA IN AADAN UGA JAWAABIN CAWAANTA FARAHA BADAN EE MEELAHA KUDUUGAN ISGA AAMUS MARKAY CAYDA MEESHA LASOO GALAAN. SALAAN FROM BOSASO
| |
Unrecorded Date thanks bosaso nothing but love for you and laas caanod my home town.they are all jealous check at what they are writing on laas caanood we all now the truth so we won't make any trouble overhere.we should thank god for all that we got, peace ya'll. explict.
| |
Unrecorded Date explicit and reer bari:waad mahadsantihiin meesha aad kaga bilowdeen boggan kuna wada sidaas
| |
Unrecorded Date Hi there! This is your Garad! How are you, Garad Suleiman Garad Maxamed, Garaad Jamac , Garad Cali, Garad Maxamoud............... I am from Ergavo, That is my home town, though I lived Las anod couple of years, I know alot of people from there, to satart with: Ismaaciil Waraabe, Shoodhe, Cabdisamiic, Rashiid Maas, Jamac Garad, Mustafe Garad "ijo", Jacfar,Catoosh, Buskud Digaale, Shirwac, Naleye and Khadar Gureye, Jamac and Abdi Khalif and loads of people that I can not remember their names Of course Abdi Sayid, Ismaaciil Cawad, Sheekh C/nasir, Sheikh Busuri, Sheikh Cali Daad, ......!. I know all these people, I am not reer buuhoddle though, I haven't seen the EButy of the Hawd.
| |
Unrecorded Date Thank you Laascaanood,and REER BARI Maxamed garaad up in the house,and lets keep this one clean from all the bullshit that is being spread in Lascanod, Erigavo is the most beautifull city i've ever seen in my young live,all those mountains. How come that you know so many ppl in Buuhoodle?? i bet that you are the garaad...lol 1 in a million shot. peace ya'll
| |
Unrecorded Date Wiil Reer hagar iga dheh.
| |
Unrecorded Date ANOTHER MAN FROM THE N to the H. welcome my brother.
| |
Unrecorded Date Meeshaan maxaa lagu hayaa qabiil iyo hadal loojoogin oo aan wax taraynin ee soomaaliyeey wax qabso ee dunida dhinacaaga karaac. Soomaliyeey waxaan halkaan idiin soo jeedinayaa marka ugu horaysa Illaah ha laga cabsado ee diinteena wanaagsan dhinac ha laga qabsado iyo dalkeena bal dib haloo fiiriyo oo wadankeena hooyo wax haloo qabto
| |
Unrecorded Date HELLO EVERY1 faysal in da home yo :-) :-) how y'll doing...was HAAAAAAPENING?
| |
Unrecorded Date to faysal: We keepin' it real,man what have you got?? I agree with you on that one anonymous. were ever you are you should give something back to your homeland and your ppl. peace
| |
Unrecorded Date to explict i use my name and the only one faysal yare, what i'm traying to say is Anonymous is not me. I totaly agree with u we should all do that....and that's what i'm going 2 do broth...i'm working on the case..lol peace
| |
Unrecorded Date Why lascanood poeple talking Qabiil? walaa lahayga kayimid lascaanood ma waanay ka tanaa sulin qa biil ka waxaan dhe he karaa waxay u baa an yihiin aqoon in loo fidiyo waa yo nin kas ta oo laascano kayimi waxaan ka maq laa qabiil iyo reer he bel!laascaano hadaad tagtid waxaad ku ar kaysaa hal dad marka taas aya keen tay inay hadii axy meel kas ta tagaan ku had laan fadlan waxaan wad naa brnaa mij waxbarasho oo ka socda go bolada deris kiinaa marka kasoo qaybgala walaa layaal haii aad u arag taaan fig radayda khalad ama meel kadhac waad ila hadli kartaan !!!!!
| |
Unrecorded Date walaal buhoodle waa meel qurux badan, laakiin way haraad badan atahay.
| |
Unrecorded Date Waxbaro:qabiilku ceyb ma aha,hana canbaareyn meel qabiil degan yahay maxaa faaido ay keentay meesha ay soomaali oo dhani ku wada nooleyd ee muqdisho meyday soo qolo ma odhan anagaa leh laascaanoodna waxbarasho kaagama baahna ee adigu is bar sida cilmigu ku jiro ee loo doodo ama looga hadlo fikrad.hana moodin in qabiil sheegaysadu ay tahay wax xun ee in wax lagu xumeeyo ayaa xun. adiga ayaa u baahan barasho saaxiib
| |
Unrecorded Date Waxbaro:qabiilku ceyb ma aha,hana canbaareyn meel qabiil degan yahay maxaa faaido ay keentay meesha ay soomaali oo dhani ku wada nooleyd ee muqdisho meyday soo qolo ma odhan anagaa leh laascaanoodna waxbarasho kaagama baahna ee adigu is bar sida cilmigu ku jiro ee loo doodo ama looga hadlo fikrad.hana moodin in qabiil sheegaysadu ay tahay wax xun ee in wax lagu xumeeyo ayaa xun. adiga ayaa u baahan barasho saaxiib
| |
Unrecorded Date Buuhoodle?...Maanaa waalan mise waa aduunya geddoon Buuhoodlw miyaysan ahayn meeshii afarta cariish ka dhisnaayeen? miyaanay ahayn meeshii hablaha lagu dili jirey? miyaysan ahayn meeshii dhafaruurta, mircanyada, hohobta iyo miraha kale laga cuni jirey gaajo awgeed? Miyeysan ahayn meeshii derbiyada ragu ku xaari jireen dumarkuna duurka u dan tegi jireeen?...Meel aan musqul lahayn oo gidaar kasta xaar footo leeg yaal maxaa BARO JACEEL ka dhigay? Meesha nadiifiya, musqulo u sameeya, Daaro ku bedela carshaanta afarta ah, ka dibna biyo gelsha. Maxaa Qurjiile been giraangiriyey. Maxay Cariish magaalo ku sheegeen, maxay dal, dad iyo magaaloyin aysan lahayn afka dheer ugu taageen. Edebsada qurjiile or else
| |
Unrecorded Date War bisinka iyo yaasiinka inoo qabta Yuhuud Iiddoor baa inoo sa galaye nacdashii eebe ku taalo. Weliba waa nacaskii meel walba ka cuucleyn jiray, inuu weligii dumarka baaradooda iyo meeshay ku xaajoodeen ka hadlona waaba summmad lagu yaqaano. War inkaar alla ha kuu keenee miyaanad ku yalaalugoon xaarka iyo bullaacada aad dhex jiidhayso. Weligiinba walashle Iiddoor afka jilicsan waa la idinku yiqiin. War niman yohow ragga rijaalka ahee iddinka waaweyn afka ha loo soo doonaninee, oo orrodoo eed yaroo dhalatay meesha ka fadhiiso sirqayahay, haddii kale inaan ku waafajin jeedali adoo istaahil ku ah.
| |
Unrecorded Date Bismilahi raxmani raxiim
| |
Unrecorded Date To all my brothers know that there are too many haters in this world,so please don't respond to them all they want is to trash our page. buuhoodle 40 cashaanahi xitaa haday kadhisan tahay waa magaaladaydi. peace ya'll
| |
Unrecorded Date To all my brothers know that there are too many haters in this world,so please don't respond to them all they want is to trash our page. buuhoodle 40 cashaanahi xitaa haday kadhisan tahay waa magaaladaydi. peace ya'll
| |
Unrecorded Date eega saaxiibayaal wax kale ka hadala. wax macno inoo samayanaya. magaalo kastaba soomaalaa ku nool ilaahayna ha ku ilaasho. inaga daaya waxa macana samaynay.
| |
Unrecorded Date TO Mr. Daahir Warkaagu waa sax "Afkaaga caana geel oo Karinta laga soo lisay lagu qabay" lol l@l laakiin way wanaagsan tahay in laga hadlo degaannada Soomaaliyeed magaalo waliba samaha iyo xumaanta ay leedahay si loo ogaado xaqiiqda ka jirta loogana tusaale qaato. tusaale ahaan waxaanu ogaaney in Las-anod ay tahay meesha xag diin iyo nabadba ugu horeysa magaalooyinka kale ee Soomaaliya. wa salaam
| |
Thursday, June 22, 2000 - 06:07 am BUHODLE YAA KA TALIYA MA ADAN CARAB MISE INA BAYDAN MISE GARAAD BAY LEDAHAY
| |
Thursday, June 22, 2000 - 05:17 pm Buuhoodle nimanyahaw rajo ma taal. Maalin dhoweyd reer Hagar waa kuwii gamta ka siiyay Faarax Aadankii. Hadana Reer Hagar iyo qolo kaloo weyn bay ka qarxaysaa baa la yidhi.
| |
Saturday, September 23, 2000 - 03:57 pm WAR DHUUNTA LAYDINKU DHUFAYE MAXAA IDINKA SI NOQDAY MAXAY TAHAY WAXAAD KUWADA HADLAYSAAN EEN CIDINA KA DAHSOONEEN. WAXAA JIRA WADOOYIN KALE OO LA ADEEGSADO ISWAYDAARSIGA FIKRADAHA NOOCAN OO KALE AH. MARKAA FADALAN WAX KA BADALA QORAALADIINA IYO MOWDUUCYADIINA RAALINA HA AHAADA CANAANTA WAYNU ISKU LEENAHAY. WAA MR. XADHADHAN OO IDIN LEH PEACE.
| |
Monday, October 02, 2000 - 11:10 am Buuhoodle,wooow waa xarunta dhulbahante,hadaanu reer Laascaanood nahayna waxaan u qirnay in Buuhoodle tahay xarunta difaaca,siyaasasada,dhaqaalaha iyo tolnimada woow. Magaalada kama taliyo Ina baydan amase salaan Carabey, ee waxay hoostimaadaa boqortooyada dhulbahante,THE ONLY GARAAD,CABDIQANI GARAAD JAAMAC.
|