site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Marka hore ma is wadaa naqaana dadkeena Soomaalida ah?

SomaliNet Forum (Archive): Somali Communities - Beelaha Qurbaha: Africa: Marka hore ma is wadaa naqaana dadkeena Soomaalida ah?
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Abdi

Unrecorded Date
Aslamu Alaikum

bacda salaan waxaan ogaday in dad badan oo halka inala wadaaga aanay aheyn soomaali, taas waxaan ku cadeyn kara waxanay qori karin soomaliga ee marka ila so xidhidhihad oo soo cadeyea arinka.

sidaa iyo is arag danbe iyo nooli kulantee

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

zainab

Unrecorded Date
waaleeydiin salaamay dhamaantinba dhaliyarada ku nool dunida gabadh iyo wiilba waxaan ahay inaan somaaliyeed ah oo jirta 17 sano oo waxaan daganahay wanka denmark waxaa ila muqato in aay hagagtahay barashada walaaltinimo sidaas ayaan uga baxay ee nabadaay qofkii rabaa in ula soo xidhidha adresse keyga waa nicole9@usa.dk.sidaas ayaan uga baxaay nabadey jaaaaaaaaaaaaaaawwwwwwww waxaan idiin rajeegnay nolol wacan .********
qore zainab

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

zainab

Unrecorded Date
waxaan ugu soo noqday emailkeyga ayaa qalad ah ee maha sidaan nicole9@usa.dk.sidas ee waa sidan nicole9@usa.dk sidaan ayaa sax ah walaalo yaal dabad gliyo iyo iyo nolol wanagsan dhamaantinba ayaan idiin rajeeynaya.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

geedi

Unrecorded Date
zeynab ma soo galaa si khara,ku dhisan,

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

xagar

Unrecorded Date
waxaan dhihi lahaa soomaalidu isku mid bay ahayd intii ayna yeyda oomani soo galin wadanka
dhamaantiina waad garanaysaan .
bal maxaan kayeelaa yeeydaas misidaas baan somali biuty ku iloownaa mise soomaaliyey waan katashanaa.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Mahamed Cali Sheeq

Monday, July 24, 2000 - 01:02 pm
Waxaan halkaan ka salaamayaa Dadwaynaha soomaliyeed ee kunool meel kasto oo aduunka kamid ah,siiba qaas waxaa u ah dhalinyarada. Walaalayaal maxaa kudhacay wiilashayna & gabdhaheena! Sidii aan u immaanay wadanmada gaalada runtii waan is madalnay. Walaalayaal cultur keena aaynu kusoolaabana, maxaayeelay kis kis ayaan kusiibanaynaa ismana aragno.
intaas ayaan ugabaxayaa anigoo joogo North America wadanka Maraykanka Gobalka Ohio Magaalada Columbus. Thanks for taking my advice.
BYEEEEEEEEEEEEEEEEEEEEEEEEEEEEE!

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.