site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Saaxdheer.

SomaliNet Forum (Archive): Somali Communities - Beelaha Qurbaha: Somalia: Saaxdheer.
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
quruxda saaxdheer hanuun kaa kuudheer bal EEG

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

LASANODER

Unrecorded Date
WAAR MASAX DHEER KELIYAAD AMAANTAY MEEDAY

''
''DHUMAY.KALABAYDH, QORIILEY KARINDABYLWAYN IYO DHULKII

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Galool

Unrecorded Date
Yes where is the other places?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Runsheege

Unrecorded Date
Salaan,

Waraayaahe Majeerteen halamash naageed, Buuryoqabna ku dara miyaad ilawday bargii aad xiinayah lahaydeen intaanu •••••• idnka jarin..lol


Nabdeey

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Saaxdheer

Unrecorded Date
Katag maxaa cantara baqashka ula imaaneysaan meeshaan.

Godakaas Saaxdheer ayaa layidhaa marka dadoow meelihiinaas kale isku caaye kobtaan noodaaya.

Saaxdheex

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
TO> SOMALIDA MESHA KUJIRTA.

WALAALYAAL MARKA HORE WAXAAN IDINKA CODSANAYAA IN AAD II SOO SHEEGTAAN MEESHA AY KUTAAL Saaxdheex.

TANI MAAHA CIYAAR EE WAA IGA DHAB EE IGA SOO JAHILBIXIYA>

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

geedogarsay

Unrecorded Date
saaxdheer:waa magaalo quruxdaas lagu sheegay leh
saaxdheer ku dar laaskii caasummada sool intaasi
waa iga kaftan.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
walaal waxaa loogu tala galay bogan horu
marinta saxdheer iyo magaa loo yinka ku dhow
dhow fadlan ra'yi gaagu hanoqdo mid wax tar
leh by Qayim

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

shadiya

Unrecorded Date
waah waah waxaas baa magaalo ah walaal culimo waal wali maku nooshahy saaxdheer nabad galyo waa magaalo wacan.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

qayim

Unrecorded Date
shaadiya goorma ayaa kugu dan baysay,waxay
ila tahay inaad akhbaar fara badan uhayso fadlan
hadii aad ka hayso wax akhbaara ii soo sheeg
meel aan kala soo xiriiro waad mahadsan tahay.


by:qayim

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Kheyr

Unrecorded Date
Qayim, Waah waah;

Saas ayaa loo shukaamiyaa gabdha, walee rageedii ayaad tahay, adna ma reer saaxdeheer ayaad tahay?.

Anigu Docmo ayaan ka imi, Wiil Cabdi ah dheh. Waa idinkaas Bahararsamooy.

Kheyr

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Catoosh

Unrecorded Date
shaadiyaay shar la'aan inta dumar inta dumar lasheegoo, sheekooyinkeenii loosoo loosoo shalmadayee.

Hey yoow Baharsame, where are you man, I am from Charlote USA.

Viva for Adan Cali: LA

Catoosh

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

shadiya

Unrecorded Date
TO:qayim
walaal wax aqbaar ah maka hayo lakiin magaalada waqti hore oo aan fasax iskuul u aaday ayaan soo arkay waana markaa anaa raba wax aqbaar iga soo siya anigana BS uun baan ahay yaa inadeerkis.Adi e-m kaga dhaaf anaa kula soo xiriiri .Wiilasha kale na way salaman yihiin.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
Saaxdheer ha noolato hana jirto magaca waan ku raaxaystay.Abdi-Qani Garaadna ilaahay cimriga ha
u dheereyo.LA shares the blessing with saaxdheer

wa salamantihin

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Qayim

Unrecorded Date
shaadiyo,

Walaal haa aniguba waxaan ahay BS, marka emailkeyga waa sidaan:

Garad@roketmail.com

War ayaan kaasugayaa.

by:Qayim

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

taliye

Unrecorded Date
Waa nin garad farax ah oo idin salamayee dee maxaad shegteen baharsamaay.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

qayim

Unrecorded Date
TO:shaadiya

ugu horayn waad salaaman tahay bacda salaan
anigu magaran waxa uu ubaa han yahay ninka
iska kay dhigaya beentu inay xaaraan tahay
miyuusan ogayn waxaan odhan lahaa xishood
oo alle kabaq??
walaal waxad igala soo xiriiri kartaa
e-mail qayim@hotmail.com

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

LONDON

Unrecorded Date
WARKA KOR KU QORAN MA CATOOSH KII INA DIGAA
LE MIYAA WAR HADII AAD TAHAY BAL WARAN
HALAGAA HELO AKHBAAR SAAXIIB WAAD IGARAN
DOONTAA


BY:LONDON

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Dharkeyngeeye

Unrecorded Date
Hey saaxdheer nothing but love for ya,
kalabaydh,dharkeyngeeye were you at??
and all them other towns in Sool,Sanaag,Hawd,Togdheer,NUgaal.

peace and love

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Taleexi

Friday, February 09, 2001 - 09:00 am
Marka u horeysa waxaan halkan ka salaamayaa dhamaan dadka reer saaxdheer,waa magaalo aan aad u jeclahay iyada iyo dadkeedaba,reer saaxdheer waxaan jeclahay ineynu magaalada horumarino inkastoo ay iska horumarsan tahay,waxaan aaminsanahay inta reer mohamedcade ay nool yihiin inayan cid kale u baahnaaneyn,khaas ahaan halyeygii saaxdheer (Ahmed MOhamed cade,Garmaqaate)

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

qoo

Friday, February 09, 2001 - 10:08 pm
Waryaaya reer nabi xaadid hadana ma saaxadheer baad amaan aysan waligeed gaarayn siiseen.

War xishooda oo meeshaas iyo amaan kala foge.

Ala boor badnaydaa mar aan tagay xagaagii!!!!!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

reer haji

Sunday, February 11, 2001 - 02:45 am
To shadiya

Waxaad tiri in saaxdheer marhore kuugu danbay say, anigaba marhoraa iigu danbaysay, hadii aan kaaga waramo culimo... waydhimatay....


by bahararsme......

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

mubarik

Wednesday, March 14, 2001 - 06:01 am
waa laydinsalamay dhalinyaroyyyy


shadiyaay

maytida maxaad meesha ugu soo qortay magaceeda meesha

culimo allaha u naxariisto baribaa waxaan xusuustaa inta ay mid yar oo aan ilmadernahay inta ay guriga isaga oo ku hor ciyaraya inta aysoo qadatay ay keentay sandaqadii ay ku nolayd jawano intay huwisay ayey intay
timi maqaxidii adan shine tidhi waxaan rabaa caano markaas ayuu yidhi adan shine maanta macanaad rabrtaa haa oo awalba wadii oran jiray cano marabee maxaad maanta ku falaysaa misay tidhi xalay ayaan wiill dhalayyy

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

XUKUN DIIRIYE

Monday, March 26, 2001 - 06:43 am
WAAW WAAW YAA SAAXDHEER!!!!!!!!!!!!!11
WAAD SALAANA TIHIIN DHAMAAN DHALINYARADA DHULBAHANTE EE BOGAAN SOO BOOQATAY,WAXAA LOO BAAHAN YAHAY IN LA WADA XIRIIRO OO LA IS WARAYSTO,WIXII AKHBAAR AHNA LA IS WEYDAARSADO.
ANIGU WAXAAN AHAY REER BS,WAXAAN KU NOOLAHAY STOCKHOLM,SWEDEN.
HALKAN WAXAA ILA DEGEN RAGA LEH MAGACYADAN SOO SOCDA
1-JOON CADBDI BARE
2-YUUSUF XAAJI
3-MAXAMED SICIID KAARSHE
4-C/XAMIID GARAAD JAAMAC
5-JAAMAC RUUSH
6-JAAMAC KALIIL
7-C/RASHIID XASAN WEYNE
8-MAHDI CALI DOOB
9-MAHDI DHEERE
10-IYO KUWO KALE OO BADAN OO DEGEN GOBOLADA KA BAXSAN STOCKHOLM.
WADANKII YAA AKHBAAR KA HAYA??
MIDA KALE YAAN LA ILAAWIN CAASIMADAHA KALE EE AY UGU HOREYSO DHARKEYNGEEYO,DHUMAY,KARINDABAYLWEYN,DOMCO,KALBAYDH IYO WIXII SOO RAACA.

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.