awdal | Unrecorded Date Salam to Reer Borama |
Qaasin | Unrecorded Date salaan, Gabal baa u dumay Geedabiirsihii ganafka dheeraaye Dameer gafuure cadina marbuu geela didiyaaye Nabadeey, |
Anonymous | Unrecorded Date To By Qaasin Waxaad qoray maxay macno sameeynayaan ma inaad dadka soomaaliyeed iska caydo uun baa kula god boonaatay mise wax kale oo aad qabato ayay wayaday haday sidaa tahay waxaa la yaab leh waxaad meesha ku qortay waxaanan filayaa inaad rabto umada soomaaliyeed inaad caydo oo aad kolba bulsho soomaaliyeed aad aflagaadayso |
kayse isxaaq | Unrecorded Date godobiirsay hoyadiinwasa walee baa manta iska kiin leh . |
Nuux | Unrecorded Date Awdal iyo dhalinyarada kale ee page ka furtay waxan idin odhan lahaa keyseisxaaq iyo qaasim midna hala hadlina inay dadka isku diraan uun bay rabaan.Ta labaad Inay reer waqqoyi yihiin u malayn maayo. Nabad galyo |
Mudane | Unrecorded Date waxaan filayaa nuux in aad arita sidi ay mudnay ugaratay waayo aflagaado kama timaado bulshee shaqsi ayay ka dhacdaa isagaana eedeeda iskaleh inkastoon meel dheer aan ka imid hadan waan ku diirsady jawaabtaadi. ugu danbayntii waxaan salaamayaa reer boorame. |
Adel | Unrecorded Date To Qaasim Clearly this guy way off course, he is completely ois out of the realm of rationality, civility,and good objective debating,being members of highly civil,rational and well educated community, we are obligated to educate this uneducated being.Our community are from the ancient, prosperous Adel(Awdal).Such low lifes can not and will not change the course of history.Please read the " MAN" an anthropology journal 1958 edition. You will certainly understand why you are acting the way are acting from 1884 till present. You will understand why you are always on the other side of history,when all other Somalis are on one side. Hallo your times are up and you will be more and more isolated every passing day. We know you are afflicted and suffering of low self-esteem, identity crisis and other psychological problems. Our reseach centers around the world may help you get over your problems. annonymous |
BIDIXLE | Unrecorded Date HOYADAA WAS KII KAXUNAW GADABUURSI, WAA WALAAHAY. WAANA SAAXIIBADEY, WAANA MEESHAAN KU SOO BAR BAAREY, NACAS ISKA HADLANA , LOOMA BAAHNA. HA NOOLAATO BOORAME.SIDA DHUUXI BOORAME DHIRTII WADA UDGOONAYD , . |
MEL.ABRAHAM | Unrecorded Date REER BOORAMA WAX KALE KUMA XUMA EE DHILOOYINKA AYAA KU BADAN. ALA MAXAAN KA SOO DHERGEY |
Borame Will be Mine | Unrecorded Date Gudabiirsato are my Slaves. Dameer aan ku taagnahay anaan muranki doonayne. |
Muudeey_gaalkacyo | Unrecorded Date KU: dhamaan dayuusiinta meesha ka qaytamaya, Hala dayo boorame iyo beesha gobta ee degto dhulkaas.Awdal waa xarun gobanimeed iyo ilbaxnimo soomaaliyeed. |
Anonymous | Unrecorded Date masheegin Doqon faryaro ku baxsatay inay faan moodo markaa anigu waxaa idinleeyahay ninkii caytamayow ha aflagaadeen hana caayin ninkii dabada kaajaray |
Anonymous | Unrecorded Date Anigu waxaan ahay ninkusoo koray awdal waxaan kaxumahay sidii doqontii shalay katagtay miyiga ee maalmo kabacdi iswaydaarisay orgigii iyo ridii markaa waxaan kawadaa beeshaas awdal taariikh bay leeyihiin Tacliin bayleeyihiin shalaytay ahayd markay beelaha u dhow ka iibin jireen guumaystaha kana dhoofin jireen sayla |
Adel | Unrecorded Date I think the above igonarant dewarfs are fishing in the wrong waters.Did they know that they are dealing with one of the most educated people in somalia/Africa.Did they know that they are dealing with very conservative people with high integrity and super intelligence and modesty.Did you know that people who reside in this part of the world are very civilized people with a pretty deep cultural heritage.Did you know Awdalians are the direct descendents of the ancient Adel empire.For your information in the Darwinian theory of evolution,only those species who adjust to adversities will survive.I am the only one who can understand where your lack of self esteem is coming from.I would like to disclose it in detail in latter columns.I have the conviction that your unnecessary self-centered mentality,insecurity,isolation and self-serving boasting is partially genetic and partially self-inflected.In the forseable future you will see Awdal-Djibouti/Dir-Mahkirkoos axis having their day view in the horn of Africa.Those aforsaid forces are under construction at this time.The very intelligent are already can feel these emerging phenomenas.I am afraid if your likes from the satanic kingdom of hell can understand what i am talking about.You can not and should not win any kind of contest you pick up with a civilized,more intelligent,more real nation as Awdal/Adel.I am sorry to respond to the cheap shots from your calbre,but i am only here to put few things into prespective and teach you an intensive lesson.My advise to you is stay with your dark world of the unreal,baseless lies,illusions,mediocrity and cowardice and don't intrude into world of the enlightened,the reasonable and the peace-loving. Thank you brother Muudey-gaalkacyo(said well) |
Anonymous | Sunday, August 27, 2000 - 12:54 pm waar nimanyohow cayda ha la iska daayo, soomali oo dhami waa 7 million , waanay isku baahantahay. aan uga faa,iidaysano internetka wax qiimo leh oo wax inoogu filan peace! A humble somali citizen |
Anonymous | Wednesday, September 06, 2000 - 04:51 pm maskaxdeena aan uga faa,iidaysano wax cilmi ah ee yaan la is caayin dagaal iyo cay waa laga soo daalay waa waqtigii horumarka la sameynlahaa waxa aan ka imid boorama, somalia. waanan ixtiramayaa dhamaan walaalahyga soomaaliyeed iyo muslinba |
borama | Wednesday, September 06, 2000 - 04:55 pm Hadii aad aqli leedahay wax wasay lagama maqleen doqoniinamda ayaad labo kala tirsatiin. |
Anonymous | Wednesday, December 13, 2000 - 09:05 am waad salaamantihiin, dhamamaan samaroon wayne.badawga caytamayoow ogaw inuu gadabuursi ahaa waligii, kuuna noqon doono waligaa intaad nooshahay iftiin iyo aqoon wax ku barta.HA joogeen (SOOMAALIYA; ETHOPIA; AMA JABUUTI):badawyahow, bal eeg heerka ay waxbarasho ka gaareen (DUGSI HOOSE_ILAA___ JAAMACADA AMUUD)adna dadkaagii, caruur iyo ciroole , xabad iyo gaajo ayaa ku gumaaday. |
UNITEDNATION | Saturday, December 23, 2000 - 11:32 pm HALA HALA HADAL BADAN HAAN MABUUXSHEE ANIGU WAXAAN KUSOO GUNAANADI LAHAA CASHARADAA WAAYO MA ORANKARO DOOD BAY AHAY EE WAXAAN KU MASAALAY NIMAN IFTIIN KAHADLAYA IYO TAARIIKHO SOOMAALIYA QIIMO KU LEH IYO XADAARAD IYO QAARKALE OO MUGDI KASOO DHAWAAQAYA OO BAQDIN AAWADEED AANUU AFKIISII WASMO,DIINCAY IYO WAX KASII LIITA MAAHEE WAX KALE LAGA LA YAHAY WAAYO WUU KUSOO BARBAARAY AFKII OODHANA INTAASUU KA YAQAANAA DHAGAYSTE WANAAGSANA MAAHA WAX II SHEEGANA MAYAQAANO. LAAKIINSE AABUHU ISAGAA MARWALBA ISKU DAYA SIDII UU WAX UGU SHEEGI LAHAA UBADKIISA AMA MACALINKUBA MARKAA UMADA WAXAAN USHEEGI LAHAA IYO NIMANKAN ODAYAASHA AH EE HADALADA TAARIIKHIGA AH EE SOO XUSAY GOBOLKA WAXAAN ODHAN LAHAA INAAD CASHARO KUSIISAAN MEESHII AY ARDAYDU DOONAYSO INAAD KU SIISAAN HALKAN NOQOTAYAA AMA ON THE LINE NOQOTAYAA BALSE WAXAAN LEE YAHAY WAA REER AWDALE WAXAA IDIIN KU XEERAN DAD JAAHILIIN AH OO ARDAY IDIIN AH DHAGA CULUSNA DULQAADKA BADIYA FINALE EXAMKIINA WUU SOO DHOW YAHAY HADAY KUBAASAANA SOOMAALI ARAGTAY HADII KALESE REER AWDALOOW WAXAAN IDIN LEEYAHAY KU CELIYA BEELAHAN GODKII AY KU JIREEN QARNIGII 19NAAD INTAASAANA KAGA BAXAY WAANA MACALIN IYO ARDAYGIISII WAXA MEESHA KU KULMAY EE XUMAAN YAAN LOOGA QAADAN ARDAYGA INTAASAANA KAGA BAXAY |
ISSAQ MAN | Wednesday, December 27, 2000 - 08:25 pm Afarta Gadabuursi ee ku hoos jiira ISSAQ power -----Guska wyen ee ISSAQ halka kaga hayaa. |
Anonymous | Saturday, December 30, 2000 - 01:45 am GADABUURSI ANIGU IN LA CAAYO RAALI KAMA IHI LAAKIINWAXAN KULA TALIN LAHAA GADABUURSI IN AY BEENTAN AY BARTEEN IYO TAARIIKHDAN KHIYAALIGA AY BARYAHAN DAMBE NETKA KU QORAAN AH ISKA DAAYAAN. CILMI IN AD LEEDIHIINA CIDWALIBA WAY OGSOONTAHAY LAAKIIN WAXAN KA BAQAYAA IN CILMIGIINII JAAHILNIMO INIGU CELIYO. TAAS WAXA IGA KEENTAY MARKA AN ARKAY GADABURSI AQOONYAHAN AH OO SHEEGANAYA IN "ARO-WEELLO" GADABUURSI AHAYD IYO WAX LA MID AH. |
Anonymous | Saturday, December 30, 2000 - 01:47 am MA SHEEGI KARAAN GADABUURSIGU CIDDA AY IIBGAYN JIREEN? |
buurta saw | Sunday, December 31, 2000 - 06:54 pm Indhihi basaasow boorama ma aragteen. waxan oran lahaa kuwan jaahilinta ah ee reer boorama caaya- ya iney tagaan boorama ooy waxbarasho ka bilaabaan dugsiyada hoose ee gobolkaa.waayo jaahilnima ayaa ka hadlisey. mida kale reerboorame ineytey soomaliyi is cuneysey iyagu waxey dhisteen.jaamacat labaat ee africa. sidaa iya sanadwaagsan. |
buurta saw | Sunday, December 31, 2000 - 06:57 pm Indhihi basaasow boorama ma aragteen. waxan oran lahaa kuwan jaahilinta ah ee reer boorama caaya- ya iney tagaan boorama ooy waxbarasho ka bilaabaan dugsiyada hoose ee gobolkaa.waayo jaahilnima ayaa ka hadlisey. mida kale reerboorame ineytey soomaliyi is cuneysey iyagu waxey dhisteen.jaamacat labaat ee africa. sidaa iya sanadwaagsan. |
odaycabdule | Saturday, January 06, 2001 - 01:50 am DUGAAG IIDOORMAN AAN CAADI AHAYN BAA IDIN KU MAQAN EE DIB U EEG -- inaar waxaan sheegayaa taariikh isma qariso gadabuursina waxaanu lahayn inuu sheegto laguma ogayn hadii uu wixiisii sheegtay maxaa kaa qaylaalsiiyey adba waxaan jirin shegataye hey somalian guyz come to the reality somaali somaali dhaamaa majiro markaa naqaska iska dhafa anigu waxaan odhan lahaa wixii wax ah baa wax laga sheegaa kii aan waxba ahayni maxaa laga sheegaa markaa reerkaa samaroon mar hadii saa looga qaylinayo waxanay sheeganayaan waa jiraan ninkiii wax ah uun baana wax laga sheegaa in dad ix tiraam mudan yihiin soomaali waa og tahay markaa kan yaroo bood boodayoow ciyaari waa gelin dambe e soomaali waxay tiraahdaa libaax qoyay dacawaa lamoodaa e caga dhigta intaanuu idinku qalalin ooydin ku miyirsan inuu wuxu libaax ahaa aad kicinayseen ahahahaaaaaaaaa |
taariikhyahan | Tuesday, February 13, 2001 - 12:54 am ISAAQ BAA UGU HOREEYA WUXUU GADABUURSI IIB GEYN JIRAY |
taarkhyaqaan wase | Saturday, March 03, 2001 - 12:54 pm To: tariikhyaqaanne. waxay ila tahay inaad tahahay xarkiicunne doonaya in ay is caayaan gadabuursi iyo isaaq. cidaad tahay na waalayaqaan, waxaad tahay wixii xunka ahaa ---------! |