site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

CIYAAL SIGAALE INTAY KU DANBEYEEN,,YAA NOOL,YAASE...DI

SomaliNet Forum (Archive): Somali Communities - Beelaha Qurbaha: Somalia: CIYAAL SIGAALE INTAY KU DANBEYEEN,,YAA NOOL,YAASE...DI
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

BAYERSHIIKO

Unrecorded Date
hadii aan nahay ciyal sigale weli waa noolnahay

xafada,, waxay u bixiyeen magac kale[burmuda]
waa dad aan ku nolan jirin xafadas
waxay uqalmataa ina ladhaho [beertii xoriyada]
aniga school dgagax tuur aan dhiga jiray
ninkii yaqana ,, ciyal byershiiko aan ka tirsanaa

ciyalka kaliya oo ciyal facali ay ka danbeyaan anga uu ahaa

URURKA HADA AYAAN HALKAAN KA ASASAYAA
WAXA SAMAYNAA homepage
WAXA UGU HOREYA MACALIN NUUR

DIYAAR URUR CUSUB

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

NeefoowKaniini

Unrecorded Date
,,,,,,,,wagar maantuuba warkale inoola yimmi,, waar heedhe Ciyaalka Siigeeystana ma is wada yaqaaneen,,,,,Gaw!!!!!,,Ninyahoow inta aad isku xishooto oo netka meel ka fariiso waa ceebe inaad halakan aad ka baafiso ciyaalkii siigeesan jiray..
,,,,,,,, Wallee inaan kaa dibbirin sidii Xoor Dubur Hangool lala dhacay,,,,


Tunni Tubaakiiste Waaxid

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

byershiiko

Unrecorded Date
waa ciyaal ku nolay xafada hodan gar ahaan suuqa sigale NEEFOW KANIIN

lakin waxa u malayna reer burco ma fahman

ha i afgaranwaynin hadaadan aqoon ma aqaan dheh
by by

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
inteey ku danbeeyeen farxaan iyo walalkiis ismaaciil jamayka.

Shiiko, waa uureey hadad taqaanid.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

idil

Unrecorded Date
waraa qoor wareejiye ma noolyahay mise moryaan baa qararamsatay mar hore.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Boojaal

Unrecorded Date
Dalinyaro;

Siigaalaa maanta i soo xusuusiseen waxaan xusuustaa markaan masaajidka beedaan ka dafi jirney oo uu doonyoow na soo ceersan jirey, Alaah aaw dooyoow haduu noolyahayna Allaha u denbi dhaafo haduu dhinteyna Allaha u naxariisto. Aamiin.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

shadiya

Unrecorded Date
ma ilowdeen kumyataan dhagaxa nagu bursan jiray iyo sheeq cabdi dugsiga ku lahaa siigale

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

BAYERSHIKO

Unrecorded Date
BOOJAL

WAA KU AQAANA,, IS SHEEG XAFADAS AYAN DEGNAAN

JIRAY,,,

GURIGA MASAJIDKA KA SOO HORJEDA GURIGA KU XIGA AAN DEGNAAA,,,

OO DOOYOW MA AQAAN NINYAHAW ,,,,

MUXU DHIHI JIRAY,, [ADAA ISUKIS BIQDIIS]

WAR KALAYGAY AA U MALAYNAYEY,, ISKA SHATO AAN HESTAA,,,,SIGALE HA NOLATO

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Sigaale

Unrecorded Date
Sigaale jogow sidiis waaye mataqaan Ciise waal
hada ayaan arkay warkii ugu fiicnaa enter netka
waa sigaale ragii roma ka dhintay waan i la xuso oo taalo loo dhisho Abdihaji maxamedcumar muuse cali oo ahaa ciyaartoydii siigaale iyo qaranka iyo geesiyashii kale oo ku dhintay dagaalka maalin ayaa laxusi donaa
ONEDAY WILL BE FREE SIGAALE

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

BAYERSHIKO

Unrecorded Date
sigaale,,,,,,,,,,,,,,,

waa runtaa rag badan ayaa xusid u bahan,sida

MUUSE ALI,, lakiin weli ma maqal ciyal roma kale

lakiin dhawac ayaa garay qarkood,,
SIDA ,,OOBALE,QASIMEEY

HADA TALO AYAN DHISAYNAA
OO LAGU XUSAYO BARXADA HODAN,,,

MA XASUUSATIIN AYAN AAN GOOSANAY
CIYAL FLEMANGO
3-0
MATCHKAAS MA HILMAMAYO
HADA JOINOR AYAA SOO BAXAY ANAGA
AYA LA RABAA INAA BARXADA SHIDNO INKASTOO
JOINKA XATAA QASARO GARTAY

MACMACANKA ROMA HA LAYIMADO
YAA XASUUSTA MEQA CUP AAN QADNAY..

SEE NOLOW SIG

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

abwaan

Unrecorded Date
Waa idin wadda salaamay ciyaal siigaale saa u dhan tihiin. Maanta ayaan fursad u helay in aan la kulmo siigale meel looga hadlaayo. Ninkii yaqaanaa yaqaan ninkii aan aqoonina ma yaqaan!
Waxaan ilaah uga baryayaa in uu jannadii geliyo dhamaan intii siigaale ku dhimatay. Waxaa isoo xusuusiseen Maxamed Cumar iyo kuwa kale oo ku dhintay siigale. Waan taagnaay maalintii uu madfacu ku dhacay gurigga maxamed cumar oo uu isaga iyo Cabdi Xasan iyo dhowr kale ku dhinteen. waxaa kale oo siigale ku dhintay Jaangow, Cali madoobe (Black), Xasan beenle, cabdullahi fasqali, iyo kuwo kale oo badan ma xusuusan karo. Allah u wadda naxariisto dhamaantood. Waan maqlay qaasimay in uu dhaawacmay oo itoobiya loo qaaday.
annigu waxaan degaan jiray suuqa agtiisa qaasimay iyo nuure agtoodda. hadda waxaan joogaa ingiriiska oo aan ku joognaa ciyaal siigaale badan sidda cabdi colaad, daysane, cabdi gaas oo canadda kasoo guuray, cabdiraxmaan gurey, iyo kuwo kale oo badan. please markii aad sameysaan homepage sigale ah nalla socodsiiya. you can't imagine how i become excited when i heard siigale.
long live siigale.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
Odayaasha siigaale:
Waan idin wada salaamay intii dhimatay dhamaantood
alaha u naxariisto balse hal ogaada soddan sanno haddii la dhaafo ciyaalnimo waa dhamaatay ciyaal
siigaale haddii ciro la yeesho ciyaal siigaale
maa la sii ahaanaa see waaye,mise wali shuut
aa loo fadhiyaa shaleemo hodan lamaba koro miyaa!!
boga naxriista ayaa loo furaa doobabka ciyaal siigaale waan u ogolahay,(aabayaasha iyagu kuma jiraan)waa odayaash siigaale,ciyaal siigaaledanbe
yaan maqlin,goroonkana ha laysku arko.
waa odayaasha siigaale.
waamahadsantihiin.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Tuesday, October 31, 2000 - 03:31 pm
ciyaal siigale waan idiin salaamay inkasto aan degnaay 26 juun aktiisa siigale ma nacbani lakin
dhib ayey igu ahaan jirtay markan soo aadayo saxiibteda gurigeeda oo degneyd masajida aktiisa
sabatoo ah wiil la dhihi jiray MOCOW iyo DACAR iyo mocow walaashiisa oo leylo la dhihi jiray nafta ayey ii keeni jireen markey i arkaan dhagax iyo fargan ayey igu tuuri jireen siiba MOCOW weligey ma ilaawayo ul uu maalin igu dhuftay hadii uu dhintey waa cafiyey hadii uu noolyahne waa cafiye lakiin weligey ma hilmaamayo xaafad fiican way aheyd lakin aniga waa nacbanaay sababtoo ah markan baxo qof uun baa isoo dili jiray iyo gabar kale oo dhihi jiray MULKI MAYOW
marka reer siigale uqdud xun ayaa ka qabaa anigan reera dagaal ma aheyn lakiin lakin waxkasto waa cafi i hope iney iska joojiyan dadka gardareesto.
mohamed cumar oo dhintey foos walaalkeda miyaa?
cida muufada! allaha u naxriisto.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Saturday, November 04, 2000 - 06:37 am
Reer siigaale (maadaama ciyaalnimo laga baxay)

Aniga waxaan dhigay dugsiga macalin cabdi xawaadle
Ramadan private school. Dhalinyaradaan ma la haayaa Inta waaweeneyd Yusuf, Abshir bante, Mahdi gureey (hindiya mise yurub aaday),Ismaacil dobiyo(gureey walaalkiis), c/risaaaq (oo macalin iskoolka ka ahaa).....

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

NurIndhagele

Sunday, November 05, 2000 - 12:57 pm
hello all ciyaal siigaale waa idiin salaamay

waxaan raadinayaa dhaliyaradii diganjirtay dugsiga macalin cabdi Iley waxaan kamid ahaa

(jeeri, cabdi curi, xiirey, badar xaaji, iyo cumar xaaji, gaaday, asad gaabow) dhamaan wixii

dhaliyaradaas garanaayo fadlan igala soo xiriir

Email add Arif_2003yahoo.com,

aniga waxaa leyiraah daa Nuur Indhagele waxuu

gurigeena kudhagnaa dugsiga macalin c/iley

waxaan ku dhegneyn Qaarow, mahad qoore (yaanyo)

sidaa iyo nabad gelyo reer siigaale.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

NurIndhagele

Sunday, November 05, 2000 - 12:59 pm
hello all ciyaal siigaale waa idiin salaamay

waxaan raadinayaa dhaliyaradii diganjirtay dugsiga macalin cabdi Iley waxaan kamid ahaa

(jeeri, cabdi curi, xiirey, badar xaaji, iyo cumar xaaji, gaaday, asad gaabow) dhamaan wixii

dhaliyaradaas garanaayo fadlan igala soo xiriir

Email add Arif_2003@yahoo.com,

aniga waxaa leyiraah daa Nuur Indhagele waxuu

gurigeena kudhagnaa dugsiga macalin c/iley

waxaan ku dhegneyn Qaarow, mahad qoore (yaanyo)

sidaa iyo nabad gelyo reer siigaale.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Shiingis saaxiibadiis

Wednesday, November 08, 2000 - 10:14 pm
Assalama caleykum waraxmatulaahi wabarakaatu
Waad salaaman tihiin dhamaan akhyaarta xaafada siigaale yar iyo weynba,intii dhimatay ilaah ha u naxariisto inta noolna ilaah ha u dambi dhaafo,waa la kala raagay waana la isu xiisaye ilaah nolol ha isku keen tuso anagoo nabad.inta ka horeysa nin walbow u shaqeyso aakhiradaada nafta meel ay soo jirto lama yaqaane.
Anagoo kala ah: Marshaale,Xuseen madaxey,osman waleyli,dhiiglawe,xasan xarbi,saciid laas,C/karin forno,oblac,C/hakim dheere,Mohamud dhoore,C/lahi forno,Nakuuje,Faysal Qaldaan,Qaasimey,saciid oo dhamaan jooga North America waxaan mar labaad salaameynaa dhamaan dhallinyaradda Zone SIIGAALE.Waxaa dhawaan geeri lama filaan ah ku timid walaalkeen Axmed C/dir xaaji xaashi (LEYLI). alaha u naxariisto dhamaan intii naga dhimatayba,Aamiin.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

x siigaale

Thursday, November 09, 2000 - 08:23 am
DHAMAAN DHALINYARADA REER SIIGAALE

rag iyo dumar intaba waa salaman tihiin, inkasta oo laweynaaday qaar caruur leeyahay dhamaan sida SHIINGIS sheegay waa inaan ushaqeynaa AAQIRADEENA
allaha u naxariisto intii dhimatay, ilaaheyna diinta ha kunooleeyo inta nool, ugu yaraan 20 sano waa soo moogahay siigaale hadana waa ku faraxsanahay inaan maqlo dhalin yarada reer siigaale. Dhamaan waa inaan isku duceynaa isna cafinaa.....
waxaan daganaa BIIKOLO HORSEED agteeda baraako madoow. waxaa joogaa USA waxaan isla joognaa xoogaa.
yoonis amiiniyo dhamaan familkiisa
cabdirashiid hagi ali(nuur yabaq) iyo familkiisa
waxaan jeclaan lahaa hadii MUXUDKA ama qofkii war kahaysa YAASKA walaalkiis aan kawarhelo (old friend)
ugu danbayntii iyo illaahay kacabsasho..........
wasalaam.......................M daad

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Sunday, November 12, 2000 - 01:05 pm
X Siigaale

Baraakada aad deganeed waan xasuustaa. Ma kula dhalay gabar la yiraahdo "Hindi/Hindo". Waagaan yaraa baan iskuul isla dhigan jirnay.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

X SIIGAALE

Thursday, November 16, 2000 - 07:13 am
ANONYMOUS:

maya saaxiib ilama dhalan gabar layiraa HINDI/HINDISO may be inay kaa qaldan tahay BARAAKADA aan daganaa.
kasoo horjeedka reer maxamed BAXAAR hadaad taqaan abukar (NAPOLO)............


wasalaam.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Thursday, November 16, 2000 - 11:13 am
X Siigaale

Baxaar ma aheenoo asalkiisa reer Afgooye.
Baraakada aa sheegooso soo inta la dunshay sar lama dhisin? Guriga jalaatada lagu gadi jiraan ku dhagnaa. Sar weyn ma ataqaan, reer Boodhari, Mahdi Awkah, reer Khaaje!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Thursday, November 16, 2000 - 11:17 am
BAAYAR SHIIKO

Macalinka hadaad ka tirsaneyd baayar shiiko waxaa nasiib u yeelato inuu kuu soo jawaabo ninkii magacaas u baxshay ciyaalkaas. Dhagaxtuur hadaa dhigatayna Howlwadaag aa degneed aan u maleynayaa.
Inkastoo aan ka haray ciyaal shiiko 1990 hadana aad ayaan u wada aqaanay, magacaaga soo sheeg.
Aniga Doobiyo, madaxeey ama wadaadka aa la i dhihi jiray1

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

X SIIGAALE

Saturday, November 25, 2000 - 05:08 pm
ANONYMOUS
SALAAMU CALAYKUM.

SAAXIIB waa runtaa M'ed BAXAAR allaha udanbi dhaafo'e waxaa uu ahaa dadka daga afgooye.
baraakadana waa sidaad usheegtay oo waxaa laga dhisay ganjeelo. cida jalatadana FADUMO JEEMS iyo ayaa ladhihi jiray, marka saaxiib adiga is sheeg????.
wasalaam..............M. DAAD

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

BAYERSHIKO

Friday, December 15, 2000 - 01:39 am
SU,AAL IYO BAAFIN
waxaa ini waydinahadii aad taqnin dadka ku nool
U.S.A WILASHA KALA AH XALANE IYO BAKAR,,
HADII aad taqanin ama ay na maqlayaan ha igala soo
xiriren,MIZE12@HOTMAIL.COM

WAXA kale aan raba inan ini waydiyo
dugsiga macalin garcade yaa yaqaano oo dhiga jiray
ayagana ha igala soo xiriran,,,,,,,,,,,
iskoolka dhagaxtur gadashisa yaa banooni ku dheeli jiray,ayaga waa laraba,,,,,by

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Mahad

Saturday, January 20, 2001 - 09:54 am
Waa Mahad Turbashaash .
Dhamaan dhalinyaradii reer siigaale gaar ahaan Marshaale,Naguuji, Foorno waan idi salaamay waxaan ku faraxsanahay inaan halkan idinka arko Naguuji waxa iigu danbaysay India ,Marshaale Saudia,Forno Xamar-1981.
waxaa halkan ilajooga Daahir Diinlay oo idin soomaray iina sheegay inaad isasoo aragteen .
waxa isna jooga Wali,Hassan.
Sidaa iyo nabad galyo. M

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Hassan

Sunday, January 21, 2001 - 03:17 am
Waa Hasan adaroos waan idi salaamay waxaan raadina yaa ciyaar tooydii Madbacada iyo Salaad SHiino oo Canada la iigu sheeegay .waxaan salaamayaa Marshaale Naguuje ,Faysal Abdibaari iyo dhamaan cayaartoydii Soomaaliya meelkasta oo ay joogaan .

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

faysal

Tuesday, January 30, 2001 - 08:41 am
to. dhamaan.ciyaal siigaale

waan idin wada salaamay waxaan ahay nin ku dhashay siigaale oo ah heer sheekh cali eedhamaan reer siigaalow ilasoo xiriira waxaadna iga helaysaan mustaqbalka baar kaah ama baar deeqo ee kulanti wanaagsan hadana waxaan ku noolahay holand

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

MUXUDIINKEEY

Monday, February 05, 2001 - 04:01 pm
REER SIGAALE
DHAMAAN INTII DHIMATAYNALAHA U NAXARIISTO
AXMED CABDUQAADIR(LEYLI)ASAGANA ALAAGHA U NAXARIISTO
ASXAABTA SHIINGIS(JUGWAYN)
MARSHAALE,XUSEEN MADEXEEY,C\KARIIN FOORNO.
MAXAMUUD DHOORE,FAYSAL,IYO QAASIMEEY.NAGUUJA
WAAD SALAAMANTIHIIN DHAMAANTIIN,WAA NIN
REER KUWAARTO AH LAAKIIN KA SHAQEENJIRAY
HOOSE DHEXE HODAN,WAXAAN LA YIRAAH MUXUDIIN
(JEEREEY,CIISE(MADAXEEY WALAALKIIS),ALIFLE
GIRIIG,GAAGAALE)ASXAABTAAS BAAN WADA SHAQEENJIRNAY
MUXUDIIN(WADAAKA)AMA MUXUDIINKEEY AYAA CIYAAL KUWAARYO II AQOONJIREEN SI KASTABA .
ILAAH HA UNAXARIISTO INTII DHIMATAY
WAXAAN WADA JOOGNAA
DAAHIR DIINLEEY
TURBASHAAAS
CISMAAN SABUUNI
IYO DADBADAN KUWAARTO AH
WAXAAN IDIIN RAJAYNAYNAA KHAY IYO ALAA KA CABSI
WABILAAHI TOWFIIQ,

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

waraabe ade

Monday, April 16, 2001 - 06:35 am
waad mahad sanyihiin reer siigaale.

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.