site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Ina Aadan Cadde , madaxwaynaha cusib ee soomaaliya ma noqan karaa?

SomaliNet Forum (Archive): Somali Communities - Beelaha Qurbaha: Somalia: Ina Aadan Cadde , madaxwaynaha cusib ee soomaaliya ma noqan karaa?
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

xoosh

Unrecorded Date
Warar la isla dhex marayo, ayaa sheegaya in wiil uu dhalay madaxwaynihii hore ee soomaaliya AADAN CABDULLE CISMAAN, laga yaabo inuu madaxwayne noqdo, hadaba taas sideed u aragtaan? fadlan jawaab aan caaytan lahayn ayaa la idinka rabaa, ninkiise BUUFIS uu hayo waa fasaxan yahay.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

shadiya

Unrecorded Date
cismaan adan cade ha noqdo madax wayne waa nin u qalma waana dhaqtar waxuuna qabaa gabar ina muse mataan dhalay.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Cismaan Murkhaan

Unrecorded Date
,,,,Yaa la yiri ,,,,ah ah ah ah ah ah ,,Wallee ma aanad joogin maalinkii dadka soomaaliyeed ee la haystayaasha u ahaa Maxamad Faarax Ceydiid uu intuu dhiigooda ka shubo oo uu siin jiray wixii USC ee ku soo dhaawacma dagaalada,,,,,Cismaan Adan wuxuu ahaa Ninkii yiri kuwani yaan la dilin inlee Dhiigoodaan u baahanahay,,,,Goob joog baan ahaa oo dhagahaygaan ku maqlayay oo maalinka Aakhiro la ii soo joojin karaa,, Waa Ninkii kula heshiiyay Cismaan Caato iney wada dhoofsadaan Kelyaha, Indhaha iyo dhamaan xubnaha Dadka la heystayaasha iyo Timma adagta iyo Eelayda si looga bayac mushtaro.


Soomaali ninkii goobjoog ahaa waa garanayaa ninkaasi wuxuu ka galabsaday Ummadda inteeda kale ,,

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

shadiya

Unrecorded Date
TO:cismaan
abow haduu saas yiri isagaa aqiro naarta jahanama madax madax u galaya lakiin benta dhaaf.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

yalaxoow

Unrecorded Date
ninkii uu dhiig ka shubtay aa maha joogo ee iska aamusee ,inya iga miirtay uu heerkiisa kushubay, arey igala 'aal kaas!!!!!!!


yalaxoow,,,,,yalaxoow,,,,,,yalaxoow

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

faysal

Unrecorded Date
nonsense
Waa caaqnimada somali aabehay baa saas ahaan jiray
yaan cidna lagu qiimayn. ee iska daaya in la isku hor wado dad magac kaliya sita ee eega qualitiga qofka. But i will prefer aabihiis in uu madaxwayne noqdo waayo waa shakhsi u bisil dimuqraadiyad.
Faysal

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Garyaqaan

Unrecorded Date
Walaalayaal aan wax hubsanno. Ninkaan waxa lagu eedeynayo iyo meesha aad leedihiin maloo magacaabi karaa aad ayey u kala fog yihiin. Hadii ay jirto in uu dambiyadaas galay ma mudna in loo magacaabo balse waa in maxkamad lasoo saaro. Haddiise lagu been abuuranayo waa in uu isdifaacaa oo caddeyaa in uusan gacankudhiigle ahayn. Ninka sheegay in uu dambiyadaan galayna waa in uu markhaati u keensadaa ama ku dhaartaa arinkaas. Inta ka horeysana waa in ilgaar ah la isaga fiiriyaa ciddii lagu soo eedeeyo falalkaan oo kale.

Anigu Aabihiis ayaan oranlahaa haloo dhiibo muddada doorasho guud laga gaarayo (transition period). Asagana ciddii dhiig uu ka miirtay maxkamad halafuusho.

Garyaqaan

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

sooma

Unrecorded Date
nin dhaqtar ahi uma bisla madaxweyninamada somaliyeed waqtigan hadda la joogo
dooda ma aha in aan ka soo horjeedo cisman
ee waa all somali doctors waa aragtidayada.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

D-Boy

Unrecorded Date
Fellas,

Just 'cause his father was President sometime ago that makes him to qualified to be President. My father was probably one of the most famous ppl in Somalia, then i should i be seek his old position since i am highly qualified Engineer. What i do think?. I think i or anyone else should be looked at as individual level and what i can do rather than what my father was or did. And this applies to this fella you guys are talking about. If what you guys are saying against this fella is true then he should be in the Hague to face criminal charges against thousands of Somalis who lost their lives as well as their properties. If otherwise, he should be treated like any other ALI or Mohamed in Somalia. May be i should be seeking my father's old position since i am his son according to you guys logic!!!. That's my take on this subject...

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

MARTIINI

Unrecorded Date
Nin xukun raba
Somaliyey aniga haley dhiibo maxaa laysugu dhiidhiibaa walaahi maka xumaanaayi kuwii iga horeeyey.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Mudane

Unrecorded Date
marka hore salaan diiran,markaxiga amaan balaaran
dhamaan dhaliyarada halkan ku kowtamaysa,
intaas kadib hadii aan u soo laabto suushii ahayd
in AADAN cabdille madaxwayne manoqon karaa malahaygu waa maya, sababna waxaan uga dhigayaa
arinta aan is waydiinay magasho ina, tankale wali
mamaqal wax uu soomaali u qabtay oo aan haatan uga
soo dhex saarno bulshada inteeda kale.
malahaygu soomaali maxukumi karo nin kaliya ee
waxay u baahan tahay gole dhexe oo maamulka haya
ilaa in mudo ah dabadeedna aano fiirino in aanu heli karno qof soomaali ah oo isa soo sharaxo asaga oo hubo in uu mutaysan karo jagada ay dad
badani u ledeen marki lo fiiriyo taariikhdiisa
wax qabad iyo mida ka gaabsi arimaha xayawaanimada
ah ee hada dalkeeni ka jiro.
ugu danbaynti maqabo arinta lawada ogyahay ee dhiiga in ay dhabtahay in kastoo aan labeenin karin qof leh anaa goobjoog ahaa hadana waa aysoo
ifbixi lahayd ayaan qabaa,
calaa kuli xaal dhalin yaro anagu manihin maxkamadi xukumaysay danbiilayaasha ilaahayna
nagama dhigo waa in aan iska ilownaa waaxa dhacay
oo aanu eegnaa aayaha.

waxaan filayaa in aan xumaan ka gaabsaday.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Nin yaaban

Unrecorded Date
war midaan waa iga su,aalee
somaliya makuligeed BOQORtooyaa? Oo maxaa mid walba wiliil kiisa loogu xejiyaa.

Siyaad> Maslax
Caydiid> Hussein
Adan Cade> Cismaan

waxaan idin oron lahaa somaliya waa kabuuxaa siyaa siyiin lakiin afkooda bayxirteen sabtoo ah waxaa soo baxay intii xumayd.
Cimaan Adan Cade dad ka waaweyn baa jooga oo siyaasiyiin ah Sida
C/risaq Xaji Xusseyn re ilus waraarihii hore ee somaliya iyo kuwo kale aan halkaan kusoo koobin karin.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

qawdhan

Unrecorded Date
To nin yaaban
waad dan beesaa ee wax isku fal adiguna bal nin kaad meesha keentay bal eega war ninkaas waxuu yahay anagu waa naqaanayey nin fereesha keen. oo wali ma samrin miyaa saxiib. ninkaas waxuu ku fiican yahay in uu meesha uu hada joogo soo dhaafin . adigu ma kulala tahay in uu wax xukumi karo? ma filaayo

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

AKB

Unrecorded Date
Maxaa ina Adan Cadde ku muteystay madaxnimada ummadda somaliyeed?. 1-Wiilkii Aden Cadde, maxaa
kale oo soo raaca? 2-Dhaqtar. Iyo maxay kale?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Santa Lucia

Wednesday, August 09, 2000 - 01:18 am
Waxaan filayaa in aad qaldan tihiin Ninka Madaxweynaha isku soo sharaxay ee ina Adan Cadde waa C/qadir Adan Cadde oo aan filayo inuu yahay Engineer xafiis ku lahaan Jiray Shaneemo Xamar.
wuxuu ahaa markaan ogaa 1988kii wadaad. dagaaladii sokeeye ma arkin mana ka warqabo.Dr. osman kuma maqlin inuu Jabuuti Joogo,Qofkii dadka iyo Dalka dambi ka galay maalin uun waa la qabanayaa insha allah. from 1991 till now dad baa recording ku haya either by note or by vission.

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.