site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

SOOMAALIDU MAXAY YUHUUDA U NECEBTAHAY?

SomaliNet Forum (Archive): Somali Communities - Beelaha Qurbaha: Somalia: SOOMAALIDU MAXAY YUHUUDA U NECEBTAHAY?
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

star

Unrecorded Date
Dhamaan dadka soomaaliyeed ee internetka geli kara ayay su,aashani ku socotaa.Anigu waxaan ahay nin yurub ku nool,wax dhibaato ha oo aan yuhuud kala kulmayna ma jirto ,laakiin waxaan dhibaato kala kulmay oo i xaasiday (carab).Marka ugu horaysa ee aad la kulato wuxu kula soo galayaa (anta soomaali) dabadeeto wuxu kuugu xigsiinayaa (nixnaa carab) hadii aad kula hadasho af carabi markaasuu kugu bilaabayaa xin iyo xaasid.Aniga dhor jeer ayay i xaasideen laakiin kumay guulaysan in shaqadaydii la igga eryo.Hadalka waxaan kusoo gaabinayaa anigu shakhsiyan YUHUUD manecbi laakiin carab haa.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

bile

Unrecorded Date
Anakuna(haddaan soomali nahay) carab iyo yahuud midna ma nibcin... adiga un baan kaa maqalnay... marka orod oo daawo raadso walaal naceybaka ummad aan wax kuu dhimin waa xun yahaye. hana kuu macaato.....

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Muudeey_gaalkacyo

Unrecorded Date
Yahuudku muxuu dadkeena ka galabsadey oo u necbaadaa??...jawaabtu waa waxne,merkii unada laga dooranaaye ineey soomaaliya badaxbanaani qaadato,asraaiil baa ugu horeese oo tiri,haya siiyo soomaaliya xornimo,carabkii calaqyada dheeraana waa noodiidey.Marka ani ahaan,yahuun wax ma iga qabto soomaaline ma iga maagiin,eyaka iyo carabta hadee dhul isku dagaaleen,eyegee jirtaa,soomaali madoow aa ka ahay,maxaa iiga gidhiish ah?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Garyaqaan

Unrecorded Date
Haddaad rabtaan sababta Somalidu yuhuudda u necebtahay in aad ogaataan akhrista Qur'aanka waad fahmi doontaane. Haddii aad rabtaan sababta somalidu carabta u necbeyna akhrista siirada iyo xaddiiska nebiga caleyhi salaam.

Waa wax lala yaabo in saddex qof oo soomaali ah oo iiga horeysay page-kaan ay fahmi waayaan jawaabta saxda ah ee suaasha la isweydiiyey. Walaal arinka naceybka iyo jaceylka yuhuud iyo carab kuma saleysna shaqo, tarxiil, gobannimo iwm ee waa arin laxiriirta diin, ee ma diintiina ayaadan aqoon fiican u laheyn?

Garyaqaan

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

muudeey

Unrecorded Date
Haddaan nahay •••••• asalkeena waa yuhuud, waxaa somalida yuhuuda nacsiiyey daaroodka oo sheegta carab.

Muudeey Galkacyo

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Moomaaye

Unrecorded Date
Muudey,
maxaa ku daaray, madaxaa lagaaga jiraa? Meelkasta banaad uga kaceysaaye? Xaakuudiidey in aad tiraahdo Carabtaa isoo tirxiishay mug hore. Ma Dadaa fartaadu gaari kartaa habarteeyey dhaleene kakud maha mooryaanyahow.

Moomaaye

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

OTHMAN

Unrecorded Date
WALAAL WAXAAN ARKAA IN AAD ISKU HAYSATIIN YAHUUD & CARAB LAAKIIN WAXAAN LA IS WAYDIIN HADALKAAN EE AH YAHUUD NACAYB &CARAB JACAYL INTUU KA YIMID MAXAA YEELAY SOOMAALI DARIS LAMA AHA YAHUUD &CARAB TOONA YAA IS WAYDIIYAY SU'AASHAAS . ALLE OO AH AXADKA NA 'ABUURAY MASLAXADEENA NAGA YAQAAN AYAAN NOO SHEEGAY YAHUUDDA INAY NAJECLEEN HADAANA MUSLIN NAHAY (XATAA BINI'AADANKA OO DHAN WAXAY KA AAMINSAN YIHIIN IN AYAGA LOO ABUURAY SIDA XOOLAHA DARTEEN LOOGU ABUURAY OO KALE ) HADII AAD RABTID WAX CAD AMA PROOF ADUUNKA MA OGOLA CIDAAN YAHUUD AHAYN INAY WAX YEELATO OO WAXAAD WAY DISAA GAAL KASTO OO AAD KU KALSOON TAHAY . TAN KALE ILAAH BAA KITAABKIISA NOOGU SHEEGAY SUURADA AL-ISRAA INAY GANACSIGA ADUUNKA QABSANAYAAN LAAKIIN AY KU DAMBAY DOONAA CIRIB XUN. MARKA SHEEKADA WAY FOG TAHAY OO MA AHAN CARABAAA ISOO TARXIILAY AMA YAHUUDI BAA SHAQO ISII YAY WAANA MAANGAABNIMO INAAD KU FIKIRTO MEELAHAAN DHOW DHOW.
ALLE AYAA KU LEH KUMA JECLA HADAAD MUSLIM TAHAY
MIYAAN BEENINAA ALLE!!!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

reerBari

Unrecorded Date
to> muudey
horaad usheegateen yuhuud orodoo aad
yuhuud jaceyl kufaar kunoqo •••••• waligiis buu yuhuud sheegtaa sidii in ay idinyaqaanaan oo wax idintaraayaan.
Darood neceeb hadaad yuhuud unaqotay, oroodoo ilaahey dambi dhaaf weydiiiso duli yahow waa hadaa baratay waxa dambi ladhaho.

to> nin kii su aasha naweediiyay

war yahuud muslim oo dhan baaneceb taasin waa mid diineed yuhuudana waa dad ilahay habaaray marka hadey yuhuudu kula qurux badnaatay oo ay kula fiican yihiin adaa cirka roob ku og.
hadaad su aashaas sifiican doonaaya in aad jawaab fiicana waxaad kaheley saa Quranka kariimka ah iyo Xadiithka nabigayna Maxamed SCW.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

MARTIINI

Unrecorded Date
Hadaan nahay somaliya wax walba ayaan necebnahay yahuud ayaan nacebnahay carab ayaan necebnahay cadaanka amxaarad,aadoonta xayawaanada,iyo kuwa qabiilada kale ayaan necebnahay somaliyey saas ma ahan miyaa?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

MARTIINI

Unrecorded Date
Hadaan nahay somaliya wax walba ayaan necebnahay yahuud ayaan nacebnahay carab ayaan necebnahay cadaanka amxaarad,aadoonta xayawaanada,iyo kuwa qabiilada kale ayaan necebnahay somaliyey saas ma ahan miyaa?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Muudeey_gaalkacyo

Unrecorded Date
Waa wiilkaa magacyga sheegtey,

Boon yahoo,xageed ii soo sheegatey?...miyaadan ogayn sida dad qaarkood ineey dadkeyga sheegato qaabilin??...iska jir...gob anoo kale lama daardaaree,

reerBari,

oo goormuu hawiyo wayne noqdey amaba weligii sheegtey yahuud???,ma ilmaantey inaay ilmihiin iyo haweenkiinii bari baahida ku dhishey,oo ay asraa'iil samo-fal u soo dirtey,ay ku booyeen 'awalkii horeba yahuun baan eheen,oo yaman ka soo guurtey,awoodaana nagu kaliftey inaan midgihii mahariyeed sheegano,sababtoo ah,fanatical hawiyo muslim baa na qawrici lahaa.Teeda kale,soo madaxdiina oo uu c/llahi yuusuf ka mid yahay,lacag kama qaadato israa'iil,inay badaha ka kaluumeystaan ayna qashinkooda ku qubaan?...waa la wada og soom yahay hawiyo iyo darrood dadka diinta ku fiican,soomaalaa og inay majeerteen iyo yaxartii bari yiraahdeey hawiyo wuxuu noo dilaya 'becouse we are of jewish origins'

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ISMAIL

Unrecorded Date
MARRKA HORE SALAAM DHAMAAN.
ANIGA WAXAY ILA TAHAY IN AAN CARAB IYO YUHUUD MIDNA WAXABA NAGA DHEXAYN EE AY CARABTA DAWLADIHII MUSUQMAASUQA AHAA KU TUUGSAN JIREEN CARAB BAAN NAHAY. QOFKASTA OO QARANIMO KU JIRTO OO SOMALI IHINA WAA OGYAHAY IN AY TAASI BEENTAHAY.
TAN YUHUUDA MAXAA SOMALI IYO YUHUUD DOODEEDA MEESHA KEENAY MARKA HORABA,WAXAA HUBAAL AH IN YUHUUDU AYSAN JECLAYN SOMALI WAAYO SOMALIDA INTEEDA BADANI WAA MOSLIM YUHUUDINA MAJELA DIINTA ISLAMKA WIXII SHEEGTA,ANIGA SIDAA AYAY ILATAHAY.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Waryaa

Unrecorded Date
Salama....

Yuhuud "nature-ka" aa garaahiyeesatey, marka duqa, su'aashaan siduu Nabiga (s.c.w.) ku sheegey Xadiiskiisa markii la gaaro Yuumul Qiyaamaha xitaa Dhagaxaanta iney shegaan ay noqoneyso mesheey Reer Bani Israel ku dhuuntaan.

Kistoo Tariiq nololoodkooda u fiiri bo inta kaliya lagu jirey Qarnigii lasoo dhaafey:

Nazi--maxey ka galabsadeen ka aheen...?

KKK--maxey ka haleeyeen oo ka mid aheen...?

Carab--iska daaf bo in laguu sheego kuwaas Reasonkooda...?

Baadariga ugu Weyn ee Roman Catholic-ka--Muxuu sharafta ugu qaadey, dagaalkii Labaad ee Aduunka...?

Louis Farraqan--Maxaa daba dhigey, Nation of Islam caddaan oo naceb yahey, ee maxaa Yuhuud...?

Hitler ka hor--Reer Europe, dhamaantood, way garaahiyeysteen Yuhuud...sabab...?

Afrika Itoobiyo--Meshaas aay ka dagnayeen ee kistii ugu danbeesay waa laga Tir-Tirey...su'aal...?

Ee marka Soomaali haddaan nahey, maka mid nihin miyaa Reer Bani-Aaden; maxaa yeeley, almost all 'mankind' Yuhuud ma arki karo.

Quite Peace!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Muriidi

Unrecorded Date
Nin qoraa ah oo Yuhuudi ah ayaa wuxuu wax ka qoray Holocaust-gii dagaalkii 2aad markay xeryaha ku jireen oo ay ku baaba'yeen, wuxuu yiri marka uu qofku gaajo iyo cudur darteed intuu lafo iyo harag noqdo uu aadna u foolxumaado waxaan ugu yeeri jirnay ayuu yiri "Muslim". Markaa wad garan kartaa heerka ay ka taagan yihiin, waayo ninka xerada keenay ee sababay inay sidaa noqdaan waa Jarmal, may ugu yeeraan Jarmal.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

reerBari

Unrecorded Date
to> muudey_ gaal

war wax makuu sheegaa intaas waxaad kuraran tahay majeerteen ee waxaad u egtahay nin majeeteen u caraysan waxay kuudhimeena ma aqaan lakiin waxaa ku oron lahaa Bariga aad waxa kasheegey sid waa meesha ay beriiska Xamar lagu cuno loosoomariyo intee joogtaa gaajada aad sheegay sid.

war ninyahow wax cusu soo alif oo aad majeerteen kucaysid illayn waxaa sheegtidba matagbaad kawareegtaayee oo wakhtigii baa kaaga tagay intaad meelwalba ka la heyd:

majeerteen baa saas ah
majeerteen baa saas sameeyey
majeerteen baa saas ahaa

war nin yahow kamadaashid yaq yaq siga aad had iyo jeerba ku jirtid majeerteen aado kale lamo hadlo ee karbaash buu kaldaalaa.

wali dhoor Qarni buu majeerteen kaa horeeyayee balmarka hore soogaar kadib wax ka sheeg.

hana moodin Qof walba oo reerBari ah inuu Yahay Majeerteen ninyahow ciilka dilay!!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

IZAK

Unrecorded Date
HEY GUYS I AM AN AMERICAN JEW, I BELEIVE ISRAEL SUPPORTED SOMALIA AND SOMALIS EVER SINCE SOMALIA WAS FIGHTING FOR ITS INDEPENDENCE,SO WHY DO YOU GUYS HATE JEWS. LIGHTEN UP AND BE GRATEFUL.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

shadiya

Unrecorded Date
walee waa yaab gormay jew ay somali xornimo siiyen somali iyagaa u dagaalamay xorimadooda yahuudana waxay wateen sir taas oo ah markii la yiri somaliya iyo sudan 1960 kee la horsiyaa xornimada somalyey yirahdeen sabtoo ah sudan waa wadan carabi ku hadla saa darteed waxaa waligoodba ku jirtay carab nacayb somaliyana waxay is dhaheen waa wadan african ah .Yahuu waa nebcahay hadaa la shegayay kuwaa yuhuud shegtay cajaaib!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Thursday, June 15, 2000 - 04:12 am
waar yuhuud iyo carab waa kab iyo xaarkeed
kab iyo xaarkeedna waa la isku tuuraa.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

abumuhsin

Friday, June 23, 2000 - 05:58 am
asalamu calaa mani tabacal xaq
saxiibayaal waxaa WAX LALA YABA AH IN DAD BADAN OO TARIIKHDA WAX AY TAHAY AAN GARANAYN IN AY TARIIKHDA KA JAWAABAAAN SIDA NINKA MAQAALKA FURAY EE LA BAXAY STAR WAXAAN AMIN SANAHAY IN NINKANI UU YAHAY NIN AY YUHUUDI SOO DIRTAY OO WADAIN AY QIIMEEYAAN HALKA SOMALIDA DIBADA KU NOOL GUUD AHAANBA UU DAREENKODU AMA DARAJADA AY GAARSIISAN TAHAY NACAYBKOODA YAHUUDA HADABA WAXAA LAMA HURAANA IN AAN KU BARAARUGNO IN UU YAHAY ERGAY QIIMAYN WADA HASE YEESHEE WAXAAN UGU JAWAABAYAA ANOO KU HADLAYA MAGAC WALAALAHAYGA MUSLINKA AH EE SOMALIYED ANAGU AMAR ALLE AYAAN KU NACNAY YAHUUDA WAANA NECEBNAHAY ALLANA SIDAAS AYAAN UGU DHAWAANAYNAA INSHAA ALLAH OO AAN AJAR KAGA RAJAYNAYNAA WAAYO CADAAWADA ANAGA IYO YUHUUDA NAGA DHAXAYSAA WAA CADAAWAD CAQADI AH EE MAAHA MID LA XIDHIIDHA MASLAXAD.
TO MUUDEEY walaal adigu waxaan ku leeyahay alle haku caafimaadiyo
to all bro iska jira sahyuunigaa oo weak poin tiga aan leenahay yuu ka faaiidaysan waa STAR

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hassan oo american citizen noqday

Saturday, July 01, 2000 - 11:56 pm
yaab iyo amankaak
arab iyo yuhuud ayaad simaysaan miyaa balmeel ka dhac badnaa war carabi waa qurun qurun xaasidnimo xiqdi jaahilnimo somali nacayb
markii uu dankaa leeyahay ayuu ku yiraah yaa akhi markii kalena yaa cabid war carab aniga iweydii war aniga ayaa waqtigeygi ku soo dhameystay carab aa necbiyaa ilaahay
ayaa awood isii maanta aan ku dhameeyo
ilaahayoow yuhuuda awood sii ay carab ku dhameeyan allah carab necbiyaa
miyaydaan weli kugu qaban bidaaqo bug ah oo aanay sedex bilood RAQAABO IYO TAXQIIQ
iyo garaacid oo joogto ah kugu heyn dabadeedna laba sanoo iyo laba kun riyaal kugu xukumin dabadeedna kugu tuurin BERBERA OO DAGALA ka socdo oo siyaad barre iyo s.n.m isku baacsanayaan miyaan dadkii kula socday halkaa lagu leeyn oo adiga ilaahay kaa bixin ibixi oo ii bixi caku carab iga da ha i soo xasuusin YAHUUDNA HA IGA CAAYIN

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Somali

Tuesday, July 04, 2000 - 12:48 am
Yuhuuda waxaa abuurey illaahey, isaganaa sheegey iney dad xun yihiin oo madax adag (waa kuwooda aan muslimka ahayn) sidaana waxaa xusey quraan. Soomaalidda oo muslim ah, wixii ilaahey xumaan ku sheegey waa in aynu raacnaa.

Qabiiladda soomaalidda qaarka mid ah ayaa asalkoodu yahay yuhuud, waana muslim, lamana oran karo ama lama necbaan karo. Tussale ahaan qabiilka layiraahdo"yibir" waa yuhuud, magacuna wuxuu ka soo jeedaa "Hebrew".

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ABUMUHSIN

Wednesday, July 12, 2000 - 05:24 am
TO: HASAAN WASAKH
WAXAAN LEYAHAY NINKA LA BAXAY HASAN DACFIGA MASKAXDAADU INTAA AYUU LE EGYAHAY DADKANA WAXAAD MOODAY INTAAS OO KALE UU YAHAY RUNTII MARKA AAD RABTO IN AAD ARIN CABIRTO WAXAA HABOON IN AAD GARAAD KEEDA LEEDAHAY OO AAD DADKA KA DHAADHICIN KARTO ISKA QADIYAD DIIN

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

maskiin

Sunday, September 03, 2000 - 06:03 pm
somaalida waxay u nacebtahay.yahoodawalaalayaal waa waxbadan.oo aan lasookoopikari.balse.waxaa kamid. ah yahuuda waa dad aslkoodii ahaa gaalo balse.waxaa ka yimid.asxaabteenii horeyahuudu waxay necebtahay dadka muslinka ah .sidaas awageed ayaa keentay naceebka.hadii qofdoodka qabo su aashaan fadal. email. ka aga suaal waxwalboo aaad qabto thanks mahadsanidin

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Sunday, September 03, 2000 - 08:42 pm
Walaal qofkasta fikradiisa ayuu meesha ka sheegay balse aniga nacaybkayga aan nebcahay yuhuud waa mid ku salaysan diinta waayo alle SW waxa uu ku yiri ayaad quraan ah "waxaad helaysaan kuwa idinku daran xaga cadaawada inay yihiin yuhuuda"
marka walaal sidaad ayaan ku necebnahay dadka anaga nagu nacaya diintana macaan tan kale ma nebci carabta waayo waa dad muslin ah iyo waliba dadkii ay ka dhasheen rasuulka NNKH iyo saxaabadii RC inkastoo aan necebnahay qofkasta oo ku xadgudba diinta islaam wadankuu doona ha udhashee!!!!!!!!!!!!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Wadani

Sunday, September 03, 2000 - 11:36 pm
Yahuud ma necbi wax uu ii dhimay ma jirto, Saaxiibo badan oo Jewish ah ayaan leeyahay waana dad aad u wanaagsan.
Carab ha i maqashiin waa wax duli ah oo bani'aadanimadana kuxun, maskaxda ayeey naga gumeysteen oo boqolaalo sano nagu aqriyeen in aan luqadooda iyo dhaqankooda qaadano, yahuudna aan la necbaano. taasi waxeey aheeyd casri jaahili, maanta ilaahey wax waa nakala tusay, kii nooo roona u jeednaa.

Carabta Ilaahey hanaga qabto Shartooda.... Aamiin.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

LAN

Tuesday, September 12, 2000 - 12:02 am
ISAQ WAA YUDD ASALKODA

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

faisal

Tuesday, November 14, 2000 - 03:05 pm
Salaamu caykum, waa idin salaamay dhalin yarada meeshaan dooda ku haysa. oo qofwaliba waxuu rabo iska leeyahay.Aniga see waxaan leeyahay wax dan inoogu jirto. Maxaa naga galay umado dharagsan ama umado nabad kuwada nool. waxaa nootaala teeni ama amaba danteenii. Danteenu waxay tahay inaan is jeclaano anaga amaba diinteena ileen anagaa isla dhalanay amaba dad isugu xiga. Anigu diin wax kama aqaan laakin xooga igu filan ilaahay waa isiiyey alxamdulilaah.marka soomaliyey aan dhisano dhulkeeni aan dhawrano diinteenana. Ilaahay jidka toosan ha nagu toosiyo aamin aamin. intaas ayaan uga maxay. Salaamu calaykum.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Chechen supporter

Saturday, January 06, 2001 - 11:30 pm
Waar cunsurinimada iska dayaa, wa xaraane!!

Kuligeen waxaanu nahaay ciyaalki Nebi Adan(Pbuh) marka dad ficaan oo yuhud ah weey jiraan Carab na wa dad muslin ah inkastoo oo leadershipkodi aay gaalo yihiin,Somalina ineey bada ku rideen waad la socotan, siyaasada Somalida dextodana aad beey isku deyeen siidi aay Somali uu babin lahayen.

Israel wa wadan xoogleh oo laga faideeysan karo xaaga militeri ahaan iyo xaga taclinta ba, marka duliiyiin ha noqonina oo meelkasta ha la tagnaanina yuhuud ba sidaas ah iyo xabashi ba sidaas ah runta markad eeegtiid Somali cid ka lidata ma jirto.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

kooriina

Monday, January 08, 2001 - 06:18 am
Asxaabeey ilaah ka cabsada ee joojiya waxaan
aad ku hadlaysiin.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

SOOMAALI

Tuesday, January 16, 2001 - 12:56 am
to dhamaantiin.
walaaaxoowla walaa qubata ilaa bilaah.ma maantaa wixii la socdabo loogaley in carab iyo yuhuud la isbarbar dhigo?carabtu waa dad walaaladeen ah islaamnimona wada sheegano la aantoodna maanta soomaaliya heer xun been joogi lahaeyd.yuhuudna nacalad baa ku taal oo in maanta dalkeena iyo dadkeenuba baaba aan iyadaa door weyn ka ciyaareysa cadawtinimadeedana waa mid aad u qoto dheer .ala maxey dadkeena caqli xunyihiin oo jaahilsanyihiin aduunka yuhuud meelwalba ayaa laganacay sow ra iisal wasaarihii hore ee yuhuuda ma wadin qorsha ah in dhulka soomaaliya ey la wareegaan itoobiyaanka si bada cas ey u noqoto meel ay yuhuuda maamusha loogana dagaalamo islaamka.soomaalidana laga badalo diinta si qasab ah maadaama ay yihiin dad ka baqa ajnabiga .laga leexiyo labada webi juba iyo shabeele.si baahi inta harteyna u dhintaan. waxaad moodaa in maanta yuhuud ku guuleysatey iney maskaxda kaxadu kuwo yar oo liita shaqsiyad xumano heyso iyadoo ka faa iideysaneeysa qabiil iyo dana gaar ahaaneed .ayaa durbadaiiba IBRAAHIM CIGAAL WARAAQ U QOREY YUHUUDA .kadibna ay fashilisey si ay meel cidla ugu rido ooy carabtuna ka caroodaan uuna ku qasbanaado inuu itoobiya oo kaliya ku xirnaado halkaasoo si aan toos aheyn u fulinaayo danaha yuhuuda.yuhuudu waxey la dagaalantaa jiritaanka noolaha muslinka ah sida iyadoo dalag(miro)sun ah ugu deeqday sinigaal oo wadan muslin ah kadibna dhulkii lagu beeray dalagaas uu dib dambe wax uga bixi waayey iyadoo waagii soomaaliya ay heysay baahidii xumeyd usoo marsiiyay raashin sun ah oo qofka ku dili 4 saacadood iyo kuwa yaree taranka .
carabtuna waxeey ahaayeen kuwii labadii xero ee ku taaley xamar iyo beydhabo keeni jirey hilibka iyo caanaha .halka reergalbeedka ka keenijirey galey cayriin oo loogu talagaley xoolaha .
WAXAAD MEESHA KU HEYSAAN WAA FATAALNIMO IYO JAHLI OO AH TAN MAANTA MEESHA INA DHIGAY YUHUUDA ILAAHEY AYAA HOREY QURAANKIISA KU SHEEGAY MARKA NINKII YIRAAH YUHUUD WAXBA UMA QABO WAA NIN DIINTIISA KA FOGAADEY KA YIRAAHDA CARAB BAA NECBAHAYNA OGOW CARAB RASUULKEENA MUXAMEDBAA KA DHASHEY NNKH.OGOWNA HADII AY CARAB JIRIN SOOMAALI MAJIRTEEN OO SIDA OROMADA OO MUSLIMIIN AH ITOOBIYA LOOGU GUMEYSTO AYAA LAYDIINKU GUMEYSAN LAHAA IYADOON OGNAHAY INAAN AAN NAHAY DADKA ADUUNKU UGU LIIDO..

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.