Anonymous | Unrecorded Date waxaan jecelahay inaan la sheekeysto raga asagey ah,balse ragii wadanka ka soo cararey ma ahan inaan la sheekeysto aniga waayo anigu maanta waxaan ahay dowlad ayaguna waa masaakiin ka tuugsata dalalka yurub iyo wadamada carabta iyo aduunka intiisa kale balse inta ay iska soo dhiibayaan soomalia ma ahan inaan sheeko ina dhexmarto,kolkey isa soo dhiiban bar waan dubanayaa barna waan ku shaqeynayaa, barka kale waan durayaa si aysan dhulka mar danbe igaga haleyn taasina waa siyaasadii gardaro ee sii ogaada. |
Markhaan | Unrecorded Date Adi lee nasoo buriyey xariifow, ee ha kuu macaato xabadda! |
shaxam | Unrecorded Date adi majoogtido wadan gaal miskiin kuwii waxaa tahay qoxoti ugu horeyey ee cayrta ma ogiye wax kale aan cunin ee xamar dawlad maad ka dhistid intaad xorow aad ku jirtid. |
naasix | Unrecorded Date waa saas war adigu xageed joogtaa amaad hurdaysantahay meesha aad dawlada kadhistay iisoo sheeg anaa kutaageerayee |
hoobiye | Unrecorded Date Warninyahoow markahore magacaad labaxday maba aha magac soomaaliyeed wuxuu u egyahay kuwa macaawinada aan usoo dirno ee iisheeg meeshaad joogtid aan sifiican aan kuu bartee iyo meesha aad kasoocarartay |
Anonymous | Unrecorded Date Arroy Soomaalida ha isku ceebayn intaad wixii soomaali dhisaysay tanya 60 kii aad eberkadhigtay aasaad wiliba afka dheer dadka ku soo taagaysaa manii la noolyahay waa la xisaabtami doonaa ee eebow aniga kula talihaaya ee soomaalinimada ku soo noqo oo dadkaad ka gashay dambiga iska raali gali. caqligaaga waa caqliga xoolaha oo kale . |
hoobiye | Unrecorded Date To anonymous warnin yahoow wali mabiliqadii ayaad kujirtaa oo maxi shooneesid ayaan umaleenaayaa in taad masaajide yadii biliqeesatay ayaad wali isla garleedahay warnin yahoow intaad ilaah ka cabsatid masaajid ka jaqaf yadooda uceli. EE AAN KUU aqli celiyee in taad kujirtid [AROOY AROOY YEEY GEERIDA KUU IMAAN Soomaalin nimona micnaheeda mataqaanid Dont worry you will be learn and that is oll joking to you But if you are the people who take the things of the masjid you are going hell |
omaarhmed | Unrecorded Date Waxaan jeclahay inaan ninka iska hadlay ee yidhi waxaad ka tuugsataan dalalka dibadda u jawaabo: Oday ma markaad carruurta sebiga ah iyo maatada aan wax galabsan xasuuqayseen, markaad masaajidada gabdhaha Somaaliyeed ku kufsateen, markaad hantida umadda bililiqaysateen, markaad dalkii nabadda u deganaa aad ka dhigteen lama degaan ayax feentay, anna ogahay inaad ku nooshahay waxa dibadda laga soo diro, hadii kale masaakiinta Somaliyeed een isdifaci karin aad dhacdid yaad weli isla qumantahay ? Dameerkaa ku dhaama ee get the hell outa here and ai'nt bad mouth us, we r better than you fucking bandit. You fucking thug who has destroyed our beloved and beutiful country! Bye mr. Wadani |
hassan dheere | Unrecorded Date salaan dhamantii walalayalow ninkani qabiil kama hadlin ee maxa jira dad wadankii laga soo eryay oo iyagu is og waxaan arkay dad badan oo hadalkan ka xanaaqay waa cidee cida laga adkaaday mise waa run oo dad ayaa la soo eryaday oo maanta qaxooti ah |
WIIL MUDUG | Unrecorded Date FROM ;GALKACYO ;; WALIGAY NINKA INDHA ADAG MAARAG WAXUU YIRI DAD BAAN LAAYEY OO DOWLAD AYAAN AHAY MA CADAAN AYUU NAMOODAY MISE CARAB MARDANBE YAAN LAGU MAQAL TUSAALLE QABIILKA DAAROODKU WAA WADA DHASHEEN WAANA RAG WALAALA AH WAXANA UU MAANTA HAYSTAA 8 GOBAL KUMANA FILNA WALI WAXAANA RABNAA DHULKALE IYO XUKUN CUSUB OO HORLE HADII AY NAGA SOO HARTO 2 QOFNA WALIGAYN DAYN MAYNO RIYADAA DHABTA AH WAA RUN OO DOON AYAAN KU NIMID MARKABYAAN DIIDNAY MANALA CAWR YAYAA SOMALIYEY TASHADA OO WAX NOO KEENA LABO ARIMOOD 1 NOO TALIYA ISKU TALIN WAYNAYE 2 10 GOBAL NASIIYA AAN KU CAYAARNEE WALIGEENA DAYN MAYNO RARASHADA DUGAAGA WALIGIIN NA LAAYA DHAMAAN MAYNEE AFKANA HAGAAFSADA WAA BOQORTOOYO REERKUYE KUYE |
WIIL MUDUG | Unrecorded Date FROM; GALKACYO XILIGII MADAGAYSIGA EE LA QAAWANAA AYEY NAGU SOO CASHEEN HAWIYUHU & ISAAQU DHULKIINA WAA KU CAYAAREEN GAAR AHAAN HAWIYUHU . SIDAA DARAADEED WAA IN LALA TALIYAA SIDAY WAX UGA BADALI LAHAAYEEN FICRADOODA 1.INLA BARAA QIIMAHA DOWLAD NIMO 2.INLASIIYAA WAXBARASHO QASAB AH 3' IN LOO DHISAA XEROOYIN LAGU ILAALIYO 4.IN AAN LALA XIFAAL TAMIN AMA LALANA XISAABTAMIN 5. IN LOO ARKO DAD AAN DANBI LAHAYN 6. INLA SIIYO CUNO & ARATIR BILKASTA 7. IN AAN LOO QORIN CIDAMADA IYO MAAMULKA DAWLADEED 8. IN LA BARO UBADKOODA QAYBAHA NOLOSHA 9.IN AY WAXNA DOORAN LANA DOORAN ........ ARIMAHAAS WAXAY QUSEEYAAN WAX GARAD KA SOMALIYEED SABABTOO AH WAXAY CEEBEEYEEN QIIMIHII DAWLADNIMO MIDII QARANIMO DANBINA MALAHAN KULIGOOD |
ZULFA | Wednesday, June 21, 2000 - 07:30 pm TO DOQON AAN DUNIDA LA SOCON WARDABAALYAHOW NOO SHEEG CID LAGA ADKAADAY WAATAN SOOMAALI MAALINWALBO ISDAGAALEESO WALISE MA ARAGTAY CID LAGA ADKAADAY KOLEEY ANIGA MA'AHI NIN ARKA CID LAGA ADKAADAY WAXAASE ARKAA UMAD MASAAKIIN AH OO AAN WAXBO GALABSAN OO SI MICNO LA'AAN AH LOO LAAYAY HA AHAADAAN QOLADII LADOONO BALSE WAA KUUGU DOQONIMO IN AAD MAANTA KALA SAARTO SOMALI OGOWSE WAA ADOO KALE KUWA QURUNKA & KALA GEYNTA UMADDA SOMAALIYED WARDOQONYAHOW MARKA HORE GURIGAAGA KA ADKAAW & CALOOSHAADA KA DIB AYAAD WAX KA ADKAANKARTAA WAXAANA LEEYAHAY DADKA SIDA CARADA AH UGA SOO JAWAABAYA MAQAALKIISA IDINKA AYAA QARKA SII TUURAAYO KAN OO KALE ALLE AYAA LOO BARYAAINUU SOO HANUUNIYO WAXAADSE OGAATAAN INUU BUKO FAATAXO HALOO MARO INUU ALLE CAAFIMAADSIIYO. |
MAHAMED Jubo | Monday, July 24, 2000 - 01:49 pm Yow the one who is saying that he will wait to hunt us when come back to our country. who he think he is first second check your self up and place your self then hunt us. Before you din't do all those steps hunting will be inyour dream forever. baythe way no one in voting for you don't think that you will be president. |