site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Saciid Mariino iyo Munye yaa kaqabta kaluunka Soomaaliya

SomaliNet Forum (Archive): Somali Communities - Beelaha Qurbaha: Somalia: Saciid Mariino iyo Munye yaa kaqabta kaluunka Soomaaliya
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Saciid Mariino/Munye

Unrecorded Date
Waagii Dowladdii Mohamed Siyaad Bare, heesti waxa
loo dhiibay labad nin ka tirsanaa jireen ciidanka mariinada xooga dalka soomaaliyeed ee jiray,
labada nin waa reer baraawe waxaan heesteen Maraakiibta kaluumeysiga muddo 10-Sano iyo wax kabadan waxaana ka kaluumeestaan bad weynta indiya xeebaha Soomaaliya taasoo ka heeleen lacag
khalaad fara badan sida Dollar-ka mareekanka waxana kaluunka uu iib geeyaan wadanka Talyaaniga iyo,
yurub oo dhan waxaana shaqaala ahaan u qortaan
dhalayarada uu dhalatay reer BARAWE KALIYE qof kale Soomaali umbaa ogalaa inuu shaqale ka noqdaan
waxaana lacagta shaxaat ahaan uu siiyaan reer Barawaha
degan Magaaladda MOMBASA/KENYA, tasoo markhaati
cad aan ganbasho laheen loo haayo waxana iimandoona waqti lala xisaabtami doono ayaa iiman doonta intaa wadankeena dambi ka
geesatay oo shiqay ama cabay dhiiga shacabka soomaaliyeed, bal arrinta ka dooda way furan tahay

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
Faradheerba soomaaliya weey dhacayaan ee maxaad ka rabtaa reer baraawe iyagaba cadkooda ha goostaan.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

NOMAD

Wednesday, November 29, 2000 - 09:36 pm
Qabyaaladdu waxay maalimba meel gaadhaba.....saaka ma faradheer iyo fara gaab ayey mareysaa?

Nacas ayaa tuugo loo tilmaamey, markaas ayuu ku jawaabayaa " dhaaf ha xadaane , khalad ayaa khalad lagu saxaaye!"

NACAS! NACAS! NACAS!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Saturday, February 17, 2001 - 11:48 am
to saciid mariina\munye
hey dadkaas ma yaqaaniin tuuganimo wax alla
waxay sameeyaanna waa wax ay ayaga shaqeysteen .
markii ay dowlada siyaad bare jirtayna
cilmigoodaa u dhiibay ee ma aheen wax qabyaalad
loogu dhiibay .
bal orodoo horta wax soo baro markaas la tartan dadkaas.
markii ay kenya imaadeen oo ay dhalinyaradda
reer baraawaha ay shaqaaleeyeenna ayagaa watay
markabkaas.
ee afkaada wax isula har
dadkaas inaad gaarto iska dhaafee cagtooda
ma gaari kartid.
reer on the top
soo bari

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

saida

Saturday, February 17, 2001 - 11:52 am
to saciid
hey qofkii wax xaday ayaa wax loo qabsanaa
reer baraawe wax xadoow ma yaqaaniin
cilmogoodaa u geeyey wax kastooy lacag
ka sameeyaan
ee edeb isu yeel.

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.