site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Saciid Mariino iyo Munye yaa kaqabta kaluunka Soomaaliya

SomaliNet Forum (Archive): Somali Communities - Beelaha Qurbaha: Somalia: Saciid Mariino iyo Munye yaa kaqabta kaluunka Soomaaliya
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Fagax samo

Unrecorded Date
Waagii Dowladdii Mohamed Siyaad Bare, heesti waxa
loo dhiibay labad nin ka tirsanaa jireen ciidanka mariinada xooga dalka soomaaliyeed ee jiray,
labada nin waa reer baraawe waxaan heesteen Maraakiibta kaluumeysiga muddo 10-Sano iyo wax kabadan waxaana ka kaluumeestaan bad weynta indiya xeebaha Soomaaliya taasoo ka heeleen lacag
khalaad fara badan sida Dollar-ka mareekanka waxana kaluunka uu iib geeyaan wadanka Talyaaniga iyo,
yurub oo dhan waxaana shaqaala ahaan u qortaan
dhalayarada uu dhalatay reer BARAWE KALIYE qof kale Soomaali umbaa ogalaa inuu shaqale ka noqdaan
waxaana lacagta shaxaat ahaan uu siiyaan reer Barawaha
degan Magaaladda MOMBASA/KENYA, tasoo markhaati
cad aan ganbasho laheen loo haayo waxana iimandoona waqti lala xisaabtami doono ayaa iiman doonta intaa wadankeena dambi ka
geesatay oo shiqay ama cabay dhiiga shacabka soomaaliyeed, bal arrinta ka dooda way furan tahay

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.