site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

MAD MULLAHS

SomaliNet Forum (Archive): Somali Communities - Beelaha Qurbaha: Australia/New Zealand: MAD MULLAHS
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

MUSTAFAA

Unrecorded Date
QISO DHAB AH OO KA DHACTAY SYDNEY WIIGII LA SOO DHAAFAY,
IT,S ME MUSTAFA WAXAA DHACDAY IN AAN ISAGA TAAG LA AHAY WADAADADA REER LAKEMBA EE GADHKA DHAADHEER LEH BCOUSE MASAAJIDKA KUMA TUKADO TWO EAR-RINGSNA WAA XIDHANAHAY.
MARKAAS SU, AASHU WAXA WEYE DIINTU MA DADKA AYEY TAKOORTAA OO XAMATAA MUSLINIMADU MA DADKA XANTA OO HA SALAAMINABAA DADKA KALE EE MUSLINKA AHBA SIDAA MAAHEE, DIINTA SOOMAALIDUSE GOORMAY SOO DEGTAY MA BACDA NABIBAAA

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Somali

Unrecorded Date
Mustafow dhibka waa lagula qabaa oo keligaa ma aha. Kuwan garka dhaadheer shaqa la'aan baa haysa oo meelahay dadka ku qab qabsadaan sidey hooyadaa yihiin. Markaa marka danbe oo ay kaa hor yimaadaan indhaha ka candduufay ama policeka u wax illeyn waddan xor ah baad joogtaaye.

Soomaalidu diinta islaamka weligeed way haysatey oo cidna ma qab qabsan jirine, waxaa dhacday inay shagaashannadii diin hore lihi soo degtay, waana taas tan laga fadhin la' yahaye gardheerayaasha iska dhiciya.

Guuxoodii bay ka dheerayeen oo carabtii diinta keentay eyeyba bara dheeraysiiyeen.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

badel

Unrecorded Date
Waa layaab hadii ninkii wanaaga kula jecel aad hadal xumo ugu badeshid, Mustafow anagu qofkii dhaga xirta waxaa lagu tiryaa xagga dumarka marka ma waxaad tahay qoladii nimow naagayska ahayd ee dibada ku hallowday.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
walaalo waxaan ahay gabadh soomaaliyeed waxaanse aad uga xumahay mustafoow hadaad ahayd dadkii caqliga lahaa waqtigii dagaalku dhacay waa ay ku waayo qaateen oo waxay u dhawaadeen ilaahoodii abuurtey awalba somali iyadoo boqolkiiba 100%muslin ahaa hadana waxaynaan heysan tafsiirka quraanka waa aan xafidi jirney oo kaliya laakiin ahada ilaahey mahadii dagaaladii kadib waxay heleen fursado badan aan helney oo diinta ninba ka kale ugu waramo hadalka ilaahey markaa dhago wax tari maayaan ee ilaahey waa in aan unoqonaa walaal ha dhibsan walaalahaa kula talinaayo inkastoo wax sheegudu aaney qasab ahayn nabadey

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

mustafa

Unrecorded Date
yaa gadhdheerteyaal shaqo doonta oo dadka aafd dariiqyada isu taageysaan iska daaya xayawaan baad tihiine

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Biibto

Unrecorded Date
Asalaamu caleykum kuligiin
To:mustafa
Walaal marka hore salaan iga gudoon oo ah mida kor ku xusan. walaal sida aad u hadleysid waxey u egtahay in aad u dan leydahay in aad xumeysid dadkaas oo walaalahaa ah (Akhawanu muslimiin) oo wanaag kula donayo, Horey ayaa waxaa lo yiri qof kaa naxa ayaa wax ku sheego balse qof ku neceb wax kuma sheygo in uu ku xumeyo moyee.

Walaal mida xigta diinteena ma ogolo nin in uu xirto dhago dhago oo waa xaraan, waayo dumar ma'aha Ilahay subxana wata calaa ayaa qur'ankiisa ku sheegay Nabigeena scw na wuu cadeyay. Marka walaal aniga waxey iila tahay taa kuma banaano in aad kaga dacwootid waayo way ka naxayeen, weena ku saxayeen waayo diinteena ayaa shegeyso qofkii qaldan in la saxo. Marka walaalow waad qaldantahaye acuudu bileeso oo isa sax waa hadii aad tahay qof wax maqlaayo. waad ku danbaabi un dacayadooyinka xun oo aad ka sameyneysid iminka. Aniga isku wadan ayaan kula jogaa mana ku arkin iyagoo dad si xun u galaayo waa arkay iyagoo saxaayo walaalahood hadii laga maqliwayana ay ku cel celiyaan mise si gooni u egaan, lakinse sida xun oo aad u galeysid ma ay is tahilaan walaalow waxa aad diin dantahay waa Kalaamu laah ee sheeydhanka iska naar.

Walaalow iskana daa dacaayada xun oo aad ka sameyneysid dadkaan walaalahaa ah, sheedhan-kana iska naar asaa jago ka ridaye. Aniga intaas ayaa iga waano ah hadii aad wax ku qadaneysid Alxamduli laah.

Waa caleykumu salaam Aniga waan sii bibaye see ya next time.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

MERCANO

Monday, January 22, 2001 - 05:47 pm
Wa Alaykum Wa Salam Kuligiin ba,
Ninka Mustafa waa runtiis. Dadka oo dhan baa isla arkay. Waxa furitaan iyo fidno, iwm, zamankaan nimankiinaa Akhwan isku sheegahaye diinta lacag ku iibsaday. Wahaabi baat tihiin, aabayaashiin iyo awoowo yaashiin baa qubuurta aad ku argagixiseen. Waxaad rabtiin noqdee ummad Nabi Maxamid faraha ka qaada. "Laa ikraaha fi diin". DIINTA KHASAB MA AHA. There is no compulsion in Islam. Waa amar Ilahay SWT idinku amray kitaabkiis. Haddaad Illaahay amarkiis khilaafsan tihiin maxaabad ummad ku hanuuninaysan. Akhtiyaariyad Ilaahay SWT uu qofkii siyay, seed idinka oga qaadeesaan? Taasi shirk iyo bidca ayaay idinka idinku tahay. Horta hore idinka isa saxa, nafsaddiina ka adkaada. Waaba lidin karhay. Biibto, qofka hadduu wanaag kula doono, wanaag buu kuu soo maraa. Taas caruurtaba way ugtahay. Soomaaliyay waa ladin soo galay. Laakin waxaad ugaataan nimkan inuu Nabigeen SCWS horay idinkaga digay. Uuna yiri fitnadooda ilaa ay guri kista oo Islam ah aay ka gaarto, saacadda ma immaanayso.
Wa Calaykum Wa Dareer

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

WALAALKA.

Wednesday, February 14, 2001 - 09:08 pm
TO MUSTAFA.

SAXIB WAAN KU SALAAMAY WAXAAN DOONAYAA INAAN HALKAAN KU SHEEKAYSANO, MARKA HORE WAXAAN KU WAYDIINAYAA ADIGU MUSLIM MA TAHAY ..
DHAGAHAAN MAXAAD U XIRATAY.
WAXAA KALOO KUU SHEEGAYAA DIINTA ISLAAMKA MAXAAD KA TAQAAN SOW MA OGID INAY SAN FIICNAYN IN WIILASHU AY QAATAAN DHAGAHA. MIDDA KALE SALAADA ADIGA AYAA ILAAHAY KUUGU LEEYAHAY.
WAXAAN KALOO KUU SHEEGAYA HADDEY SI QALDAN OO CAYRIS KU JIRTO NIN AMA LABA KUUGU SHEEGEEN WAY GARDARAN YIHIIN LAAKIIN WAXAA FIICAN ADIGU GOONI INTAAD UBAXDO BAL IS WAYDII WAXA DIINTU SHEEGAYSO
BAL INAY SAX KUULA MUUQATO IYO IN KALE WAXAAD ILAWDA INTAA AAD GOONI ISKULA SHEEKAYSANAYSO IYAGA RAGGA AAD SHEEGAYSO , WAXAANA KUUGU WAANINAYAA NIN WALAALKAA OO KAA WAYNBAAN AHAY IN AAD RAGGA AAD SHEEGAYSO DARTOOD ILAAH U CAABUDIN DARTOODNA AADAN ILAAHAY UGU CAASIYIN. MAHADSANID WAQTIGAAGA MEESHAAN SITIMAANKIIBA MAR BAAN SOO BOOQANAYAA MARKA WALAAL AAN ISKA WAR HAYNO ..

MAHADSANID

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.