site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Somali Galbeed sideen wax oogu qabanaa

SomaliNet Forum (Archive): Somali Communities - Beelaha Qurbaha: Somalia: Somali Galbeed sideen wax oogu qabanaa
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

dirir

Unrecorded Date
Somali galbeed (Ogadenya) waa gobol soomaliyeed balse ay maamusho Ethopia, hadaba dowlada Ethopia waa ay dayacday dadkeeda guud ahaan gaar ahaan gobolkaa waayo inta canshuurta ay dadka saboosha ahi kaqaato kusoo iibsatay hub ayeey dowladaha dunidana ku canaananaysaa waxa loo kaalmeyn waayay dadkaa. hadaba waxaa la oran karaa maamulka Ethopia wuxuu lamid yahay kan qabqablayasha nagu hayaan oo ah qaad canshuur is hubay balse ha eegin kan dhimanaya iyo kan dhibaaytaysa hadba wiilka fayow aabihii soo dhoway kii dhaawacna ama tabaalaysan dhabarka ujeedi.
hadaba dadkeeni waakasi maxaa talo ah. mise taladu waa qabiil hebel baa qabiil hebel kafiican xagaa waa barwaaqo xagana waa abaar iyo sidokale kudood.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

DrhWho

Unrecorded Date
Dirir, walaahi waa su'aal aad muhiim u ah, oo qofkasta oo soomaali ahi uu xilkasaaran yahay waxqabadkeeda.

Waxaan lasoconaa in caawimada lageyn doono Ethopia, aaneyna gaari doonin soomaalida degan Ogadenia, ee laakiin Yahaadhidu afka iska marineyso.

walaalayaaloow, sifiican aan uga fekerno sidii arinkaan loo xalin lahaa.

wasalamu alaikum

Dr Who
London

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
ogaadenya waxba looma qaban karo waayo waa dad aan abaal leheyn anigu anigoo safar ah ayaa la igu xiray godey iyadoo boliiska ay i yiraahdeen lacag keen ama waxan kugu direynaa amxaarada anagoo leh waa al itixaad marka hadii ay baahi u dhintaan iyo hadii kale waa iskugu key mid waayo kumanaan soomaali ah ayaa naftooda ku weyday dhulkaas abaalkeeniina waxa uu noqday reer xamar yahow marka nagala taga sheekada

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

kayse-isxaaq

Unrecorded Date
Ogadeen waxba yaan loo qaban waa xaywaan xayawaan dhalay oo cag dheer abaal maleh adoo waxba ku samayn buuna amxaar kuu adeegsan karaa markaa ama gaajo ha u dhinteen ama hala gumaysto iyagaa is baday silica waa jaajus miidhan .

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Duriyadda

Unrecorded Date
Annagu haddan Isxaaq nahay, annagoo adeegsanayna Haweye waa in aan darod meel walba ugu dhanmaynaa, oagdena waa cudud xoog leh oo darod, oo dega dhulka somali ay degto dhulka ugu fiican, marka wax somalinimó ama islaanimo oo na dhextaala ma jirto. Darod yaraaday dhibka ay kugu hayso waa maxay???

Duriayadda

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

dirir

Unrecorded Date
Anigoo ah Dirir oo ah ninka beejka furay waxaan labada qof oo arinta qabiil urogay ku oran lahaa sidan:

waxaan kudhashay koonfurta somalia mana arag Ethopia, qabiilna daa. balse arinta igu dhalisay inaan hadlo waa somalida dayacan. tankale ogadeen ama qabiilada kaleba ha ahaadane dadka meesha kudhibataysay waa damiir xumo hadaysan ku gubin, oo ay iskaga kaa khaldanto diirka iyo diinta lagulawadaago iyo gaf shaqsi maalin idin kalagaartay. white man did prain wash Qabqable, then Qabqable prain wash you in year 2000, qasaaro!!!!.

to: kayse-isaq
fadlan magaca danbe dhig dad badan ayaa kulawadaagee kan aabahaa sida saxda kuu dhalay qaado.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Garyaqaan

Unrecorded Date
Nimanyahow mugdi iyo maalin, run iyo been, gar iyo gardaro daacad iyo laqdabo meel ma wada geli karaan. Waxaan taas u leeyahay: Walaalaha qaar ayaa daacad ah qaarna waa kaftamayaan ama xaqii iyo baadilkii ayaa isaga darmaday. Rag waxaa jira page-walba oo aad ku aragtid xumo uun katalinaaya ama kaftan micno la'aaneed waqtigii uga dhumay.

Maalinta la isxisaabinayo ee Allaah la hor imaanayo waxyaalaha ugu muhimsan ee qofka laweydiinayo waxaa kamid ah Cilmiga, waqtiga, caafimaadkii lagu siiyey iyo dhaqaalihii lagugu maneystay. Intaba waxaad mooddaa in aan si qaldan u adeegsanno haddii aan nahay Soomaali.

Haddaba waxaa talo iga ah in qofwalba inta uusan wax qorin kafiirsado, waayo waxaad qoreyso waa qeyb kamid ah camalkaaga waana lagugu xisaabin doonaa.

Walaalkiin Garyaqaan

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Runsheeg

Unrecorded Date
Salaan,

Aniga waxay ila tahay in loo daayo, Xabashida ha wastee, ilay Hadhuudh diide inay rag noqdaane.

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.