site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Garbahaarey

SomaliNet Forum (Archive): Somali Communities - Beelaha Qurbaha: Somalia: Garbahaarey
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

FARGEELEY

Unrecorded Date
halkani waa boga kulanka dhalinyarada reer
garbo dariskana waan soo dhaweyneynaa.

aqyaarta soo dhawaada war iyo wacaad waala
hayaa wax dheef ilaah baad u qabtaa,
S.M.SHIRE SONKER ayaa hollan katagey oo garbo qabtay koley hadaad dhalad tahay garatey, war bixin cusubJ.B.J QANI ayaad kala xiriiri kartaan.
waxaad haysaan lafadee.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Jeedalaa

Unrecorded Date
ahlan wasahlan war heedhe ii waran warkaagaan raadinayay adigana anagi oo dhan baad isugu kaana yeertay duqa isoo wac fariin baan kuu hayaaye sonker igu salaan haduu ku so waco.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Xoghaye

Tuesday, June 27, 2000 - 07:14 am
War nin yahow soo dhoweyn iyo deris dhowr midna ma taqaanide, dadka beenta ka daa Mr. Fargeeley. Mise nimanka deriska idin la ah ee Garre ayaa ku baray?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

A/kismaayo

Thursday, March 29, 2001 - 05:45 am
aniga waxaa ila quman in qof kasta oo soomaali ahi uu booqdo garbahaarey maadaama uu ku duugan yahay aabihii ummafdda soomaaliyeed dad baan kula dagaaki jiray markay dhahaan siyaad barre ayaa sooli habaaray hadda waan aaminsanaha odaga hakaga soo ducaysto

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.