site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

REER CASOPOPOLARE SOO DHOWAADA HEE!

SomaliNet Forum (Archive): Somali Communities - Beelaha Qurbaha: Somalia: REER CASOPOPOLARE SOO DHOWAADA HEE!
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

SHADIYA

Unrecorded Date
IDIN AAWAY REER CASAPOPALARE WARKA KEENA HEE MISE WAABA DHUMANOYSAAN INTEE ADUNKA KA JOOGTAAN DACALADIISA MESHAN AAN ISKU ARAGNO .ANI SHALEEMO SHUUN GADASHEDAAN DAGANAA . AAWAY AAWAY AQYARTII .

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

NA

Unrecorded Date
Shadiya:waad garanaysaa xerti(timoweyn),dukaankii aliindhobuur,kadhadii,biibitaddii shareero,iyo bar feerfeer Raali iga ahow shaneemo shuun ma tii ay dhiseen ciidamada boolisku ay laheyd magaca ii goyey waayo markaan ku soo noqday somaliya waxaa arkay meeshii ahaan jirtay park oo laga sameeyey shaneemo iyo dukaamo geeska kalena ay aheyd guulwadayaasha.
haddii aad halkaas degeneyd ma waxaad degenydeyn
line ugu soo horeeya mise lines ka dambeeyey?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

shadiya

Unrecorded Date
TO:N/A
walaal waxaan deganaa line sadexaad ee shaleemada gadaasheda ,waan gartay intaa tilmaamtay oo dhan.Adi dhinacee xafada ka deganayd .Ali indha buur sonkortaan ka soo ibin jiray ,shaleemo shuun waxaa loo dhisay ciidanak dagaalka amxaarada ku soo nafoobay.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hassan

Unrecorded Date
Hassan,

To N/A shadiya,

Aniga laftayda waxaan daganaa kasabalbalaare waliba gadaasha masaajidkii sheekh cali suufi waxaanse idiin sheegayaa inaan xasuusto dukaanka gabadhu sheegtay ee cali indha buur balse aan garanayn meeshii uu ku yaalay xaafadii wax badan kama xasuusto....... haddana waxaan daganahay Netherlands.

Wad salaaman tihiin dhamaan.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
Peace be upon U all

WEll, since today i am having a hard day i could at lest get in contact with people whom we have the same background. well i did live in casopalpaler i was young and our house was behind the place where they use to make bread. right where the intersection was. It wasn't my mom's house but it was my HaBO's and it was same lane where the masjid was located except the street the masjid was one secction while my habo's house was the other.MY cousins where libin, hasan jaamus, i think it would be very interesting if they knew what i am up to. TO tell u the truth today isn't a very good day for me may allah make it easier and ease my pain.

take care ya'all

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
Casa in the house:

Ciyaal xananadina waan aha. Safkii ugu horeeyey na waan ku jirinay. Alleyleh, what a neighbourhood it use to be when It was Somalilanders exclusively.

Toghdeer

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

shadiya

Unrecorded Date
TO:anon
abow ma taqanay fatuuxyo oo iyagana daganaa xanaanda jiradii ka danbaysay .aniga xanaanda waan soo dhigtay markaan yaraa waa meel xusuus wayn .

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

dheereeye

Wednesday, August 16, 2000 - 10:56 pm
shadiya
waad salaaman tahay marlabadka waxaan ahaaa reer Kasa teeda kale Fatuux allaha ha naxariisto waxaan ahayn isku class iyo Sahro too markaa aniga waxaan ka deganaa xaga dambe iyo photo Kaah
waxaa isku dheganayd Xayat Ali Garad
markaas adiga isa soo sheeg
ma taqaan Deeq Daayeer

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

biibaaye

Friday, August 25, 2000 - 03:18 pm
today is da best day shadiya, xasan jaamuus walaalihiis wa salaamantihiin teeda kalle yaa waaye qofka allaha u naxariistee fatuux isku galaaska ahaayaan aniga ayaa fatuux isku galaas ahaan jirney aniga waxaa la i dhahaa maxamed cabdi kulmiye ki magac dheer (BIIBAAYE) ok dhinaca rashiid cuti iyo shoolaay waan daganaaa iyo jaamuus iyo markii dambana dhinaca safka labaad shaleemada aaan daganaa aan kuu soo tiriyo xasan fuaad iyo heeco iyo m/osman siciid zeeno jaamac elvis, cismaan jabaan luqmaan diinaay cabdi kuus ninka raadinaayo deeq daajeer wuxuu joogaa holland asaga iyo siciid dicis ,iligeey afrika where is xasan jaamuus dat was my boy ?waa biibaaye oo idin leh any 1 ho wants information about da boy in da hood contact me hadu 16 @.aol.com

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

dheereeye

Saturday, August 26, 2000 - 06:52 am
biibaaye:
marka hore salaan mar labaadka waan ku gartay isku class baan ahayn adiga iyo mulki iyo wayabe, deeq daayeer, abdirisaq, abdiwahab, sahra hassan , mulki your sister, shugri,inta aad soo tirisay oo dhan waan aqaan kuligood siday u dhan yihiin adiguna waxaad joogtaa (toronto, canada)markaa shadiya ma hassan jamuus walaashiis baa
hadaan isu kaa sheego waxaa laydhay dhahaa miirow
slaama saxiib
igalaa soo xiriir hussein_121@hotmail.com

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

biibaaye

Saturday, August 26, 2000 - 09:16 am
biibaaye, miiroow saaxiib si fiicaan baan kuu aqaan waxaan joogaa virginia mulkina sidoo kale deeq daayeer waxuu ku xirnaa holland markii iigu dambeeyssey cabdi wahaab wuxaan ku maqley vancuever .no shadiya ma aha jaamuus walaashiis iskoolkeey dhigan jirtey break time gabdhaha tartamaayo eyey ugu orod badnryd ma xasuusatid i think ineyd daganeyd siciid cali garaad iyo agtooda xaggee joogtaa adiga iisheeg kaba classkeenii abdi/wahaab isku guriga ku noolaayeen magaciisa aaweey c/naasir ,abuukar ragii inteey ka baxeen? hadu 16.@.aol.com

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

dheereeye

Monday, August 28, 2000 - 01:12 pm
dear biibaye
marka hore salaan marlabaadka waan xasuustaa shadiya deganayd siciid cali garaad iyo agtooda waxaanse u malaynayaa inaanay tas ahayn ee ay tahay mid kale taasi waxay joogtaa LONDON, UK
markii iigu war dambeysay
sidaa iyo nabad gelyo
see you body
say hi mulki
waxaan joogaa ottawa

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

biibaaye

Monday, August 28, 2000 - 01:49 pm
shaadiyo abaayo hal shaadiyo aan anaga naqaana adiga is caddee exactlly xaggee daganetd? mmiiroow anaa soo saaraayo ee ii sug teeda kalle xasan jaamuus nin la dhaho aan rabaa inan ogaado meeshuu joogo ? miiroow xaggee joogtaa adiga?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

dheereeye

Tuesday, September 19, 2000 - 06:38 pm
biibaaye
saaxiiba salaan ka bacdi wax war ah indhoweyd ma kaa heline intee ka baxday beryahaan
maxaa kugu dhacay ii soo dir email sxb
waxaan kuu soo direy email laakiin wax jawaab ah kama helin
see you sxb

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

I LOVE KAASADA

Friday, October 06, 2000 - 03:42 pm
reeeeeeeeera kaaaaaaasada waa idin salaaaamay meeshaan waan ka soo daahaa u malaynaa aniga kaaso bolbolaare waxaan daganaa carwada albaabkeeda yar hadad xasuusataan biibaaye waa ku salaamay walalow aaway ina adeerka walaalkaa haaruun cabdi kulmiye shaadiyo abaayo isa soo cadee xaafada aa sheegaysid waa aqaanaa safka cismaan jabaan iyo maa aadan ahayn ee nimco matoote miyaa adiga abaayo fatuux alaha u naxariisto oo mar hore ay dhimatay walaasheed sahro ayaa waxay dagan tahay california shaadiya soo cadee aaway reer kaasadii kale war meshaa ana furana oo ha la isugu imaado byeeeeeeeeee

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

biibaaye

Friday, October 13, 2000 - 08:52 am
war yaa waaye ninikaan iyaqaan carwada albaabkeeda yar waa aqaan waarkiyoow miyaa mise faragaabyaashi waaye mise mahad iyo ilyaas waaye is cadee camaan miyaa ? magacaaga sheeg haaruun walaalkeey waaye ina adeerkeey maaha. mgacaa saaxiib

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Tuesday, October 31, 2000 - 02:57 pm
kuligiina waa salamantihiin dadka aad sheegaeysiin ma garanaayo lakin waa ku faraxsanahay sidad isku fahanteen anigana waxan degnaay 26 juun dukaanka la dhihi jiray aktiisa
intaan la gaarin baar jabuuti marka laga imaado guriga shaqaalaha marka ma garanaayo dhinaca aan ka tirsanahay lakin xanaanada waa dhigan jiray
ka bacdina xaawa taako

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Wednesday, November 01, 2000 - 04:57 am
aaway dadkii daganaa isteeshinka police aktiisa iyo xanaanada gadaasheeda ee isugu imaan jiray maqaaxidii faragaab, galabtiina garoonka coco colada.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

biibaaye

Friday, November 10, 2000 - 11:45 am
waakuwaan saaxiib ee is cadee anaa halhal kuugu tirinaayo

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Carwo2

Saturday, November 11, 2000 - 03:05 am
Salaam Y'll Casa People.....!!!

This is exculusivily to mY boy i love kassa!.

Waraa I LOVE KASSA adi kee tahey saaxiiboow aniga waan yaraa markii meeshaas iigu sanbeysey, ee carwada albaakeeda yar hadii degeneyd inaan ku ku
Kasaayo aan u maleynaa.
Khadar awoowe , malyuun ,her brother camaan iyo the whole crew in carwada albaabkeeda yar intey ku danbeeyeen saaxiib isoo sheegba...?

Peace Y'll

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

biibaaye

Thursday, November 16, 2000 - 08:38 am
carwo this is biibaaye not faragaab ,but another 1 i think i have heard camaan iyo walaalihiis iney joogaan boston shaleemo shuun gadaasheeda yaa deganaa?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Monday, December 04, 2000 - 01:47 pm
Hello All,
Gaar ahaan Biibaaye ii waran, ka waran walaashaa Nasro, email ma kuu soo diri karaa waxan ahay gabar deganayd xaafadiina oo si fiican baan isku naqanaa. Let me know.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

c/xamiid

Wednesday, December 06, 2000 - 03:02 am
hallooooooooooo. my ppl kasopalpalaare
waxaaan ahaay ciyaalkii ku dhashay kpp ama kbb oona kasoo tagay markuu jiray 15 biibaaye wan ku gartay in aad deganeed balse ku ma aqaano barxada bashiirlugeey yaa yaqaano aan deganaa waxaan dhigtay 1 majo iyo shiiqmadar walakey oo caan ahaay oo iga weynaana waxaa ladhahaa maxed farax ool boss sxb u ll get more about me and kbb see soon

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

xamiid f osman

Wednesday, December 06, 2000 - 03:50 am
halloo
masugikari inaan ka aamuso reer kaso sxbayaal rag iyo dumarba waxaan aad u aqaan cabdi kuus oo deganaa isgoyska aktiisa kbb oo aaday 88 usa oo butac ahaay waxan ku bartay kurigeena asoo imaada waxaaan kaloo aqaaan waa raga ilayaqaano biibaaye iyo dadkalae aabulo o ah dadka caanka ku ahaa xaafada biibaaye soo jawaaab waxaad igla kumee adiga iyo asxaabtada waxyaalo xiiso badan

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

anile waayo xamiid

Wednesday, December 06, 2000 - 03:54 am
sxbyaal waxaan idin sheegayaa demda in ey aheed degmada u gu lacgta badan ee g.banaadir waa hodan oo dhan xafda kbb iyo taleex iyo al barko iwm waxaasoo dhan wan ka sheekeenayaaa ok byeee love u ppl

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

shadiya

Thursday, January 04, 2001 - 02:24 pm
heyyyyyyyyyyyyyyyyyy reer casopopolare sorry waan soo daahay .Biibaye isku class baan ahayn walashaa nasro cabdi kulmiye iyo adiga fatuuxna ilaahay ha u naxariisto saxiib baan ahayn markaan yaryareen isku class na waan ahayn inaaderta mulki cismaan kulmiye baan isla joognaa magaalo lakiin wali ma arkin waan maqlay ani waxaan deganaa agtiina si fiican baadna ii kasoo hadaan isku kaa shego anyway soo jawaab nasro na intay jogtaa?.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

shadiya

Thursday, January 04, 2001 - 02:31 pm
TO: dheereye

yes waan aqaan xayat ali deeq danyeer isku school baan dhigan jirnay guriga ku dhagan baana deganayn adeerkis ciise timo xun wakii la joogay ee adi is sheeg xaaji!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

abdirizaak

Saturday, January 13, 2001 - 04:05 pm
reer casa popolaire waxaan idin way diiyay qofka meel ku og cismaan siciid yusuf oo ku magac dheer saadiq. reerkii degenaa guriga xerta timaha weyneyd ee shaleema shuun hoos afar sakadood ka xigay. qofkii garanaaayow iisoo post garee ilaa iyo 90kii ayaan raadinaayay ninkaas . dhamaan dhalanyaradii school sheekh madar iyo jamaal cabdinaasir ayaan salaamayaa.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

XUKUNXASAN DIRIYE

Tuesday, January 30, 2001 - 12:08 pm
WAR WAX CIYAAL BAAR WAAMO AHI MEESHA MA JOOGAAN MIYAANA AAWAY RAGAN HOOS KU QORAN:
1-MAXAMED FAARAX
2-XAAY
3-FAANTO
4-BAAY
5-RAAGE XUUXUULE(ILMA XUUXUULE)
6-XASAN WAAMO
7-CALUULA
6-HA ILAAWINA FARA BADNE MA NOOL YAHAY
ANIGU WAXAAN AHAY XUKUN,WAXAAN JOOGAA SWEDEN,WAXAA ISKOOKHOLM ILA JOOGA WARSAME,MAXAMED FALASTIIN,MARKAA AKHYAARTA WARKA KEENA.
AAWAY ARDADII DUGSIGA DHEXE KAASOBOBOLAARE 1978-1983.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Sunday, February 04, 2001 - 01:04 pm
DHAMAANTIIN WAA SALAAMANTIHIIN WAXAAN AHAA REER CASA WAXAAN XUSUUSTO WAXAA JIRA BIIBAAYE SAAXIIB WAA SALAAMANTAHAY WAXAAN DERIS AHAHYN FARAGAAB,CAMAAN,ILYAAS,WAAKIYOW. SAAXIIB WAXAAN RAADINAYAA KOO LADHIHI JIRAY SHABIIN WAXAY ISLA DHASHEEN CALI FOOLEY WAXAA OGAA MARKII UDAMBAYSAY ISAGOO JOOGA ITAALIYA ISAGA IYO XUSEEN FARAGAAB MARKA SAAXIBOOW HADAA WAR KA HAYSID ILA SOO SOCOD SII. SAAXIIB HAARUUN OO KULA DHASHAY XAGEE KU DAMBEEYEY, WAA ISMAACIIL OO KU DHAHAAYE GARABKAAGA SORRY BIIBAAYE FARA,SENO&YASIN AWOOWE HOLAN MAY JOOGAAN WELI.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Sunday, February 04, 2001 - 01:06 pm

gman

Monday, February 12, 2001 - 08:57 pm
TO BIIBAAYE

REER casa waad salamanthiin aaway waxii gabdho qurux badana oo reer casa xagay galeen .... biibaye soo gal dhina india war lagu hayaye

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Raage

Thursday, February 15, 2001 - 02:06 am
Yaa ka baxay fasalka siddeedaad ee 1da maajo sanadkii 1981/1982????

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Saturday, February 24, 2001 - 02:05 am
war yaa yaqaan shabiin

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Saturday, February 24, 2001 - 02:07 am
war yaa yaqaan nuur aflow c/qaadir jiis iyo sanadkii 1989 dugsiga sare ee kpp

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Saturday, February 24, 2001 - 05:59 am
war yuu cawil fiisigiska u dhigi jiray hala soo gala halkaan

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

mirow

Monday, February 26, 2001 - 10:19 am
mirow
waad salaamantihiin kuligiin dhaman reer KASAPOPOLARE meel aad joogtaanba.
waryaa xukun gaajo dadkan aad sheegaysid oo dhan waan garanayaa reer kismaayood waaxid adigoo ka yimi kismaayo ka yimi ayaa sheganaya Kasapopolare
saxiib waan ku salamay kaftan ka bacdi anig i garanmaysid baan u malayanaya waxaan ahay "Mirow" hadaad ilowdayana waa ilaahay mahadii oo kugu tirinaya dadka asaasaqay hadi kalena waa ilahay mahaadii.
bye sxb see yull

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Tuesday, February 27, 2001 - 01:32 am
ASLAAMU CALAYKUK WARAXMATULAAH! I LOVE K B B.

HADII AAD TAHAY REER KAASA BOBALAARE PLEASE ILA SOO XIRIIR.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Tuesday, February 27, 2001 - 01:41 am
s/CALEYKUM.TO ALL OF U.

WAAN IDIN SALAAMAY DHAMAAN REER KAASA POPALAARE,
BECAUSE I LOVE THEM ALL, TAKE CARE YUW.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Saturday, March 17, 2001 - 11:40 pm
miirow hadaad tahay waa ku salaamay aniga waxaa la iyiraaha kaafi ila soo xiriir

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

mirow

Monday, March 19, 2001 - 01:04 pm
To kaafi
Marka hore waan ku salaaamay walal. salaan ka bacdi waa ilaahay mahadii adigana sidoo kale ayaan kuu rajeynayaa sxb halkee joogtaa?
i soo dir email igala soo xiriir
Hussein_121@hotmail.com
waa ii soo dir email
byee

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

HAWEYA

Friday, March 23, 2001 - 08:28 pm
waan idin salaamay dhamaan ciyaal kpp salaan bacdigeed dhamaantii waan idin wada gartay ee waxaan halkan ka baadi goobayaa saaxiibadey aan school kpp wada dhigan jirnay glasska kowaad ilaa iyo kan sideedaad waxaana ka mid ah
1.ilmo aydhonkare NUURO IYO AMAL OO LA IIGU SHEEGAY INEY JOOGAAN ENGLAND.
2.FOWSIYO CALI CAWAD
3.RAMLO
4.FATXI
5.HODAN CABDINUR
WALAALAYAAL WIXII AAD KA HAYSAAN DADKAAN IIGALA SOO XIRIIRA PAGEKAN SEE YOU ALL SPECIAL SHADIYO.PEACE

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Sunday, March 25, 2001 - 02:02 pm
biibaaye walaakiis, ilmo cabdi kulmiye & cismaan kulmiye xagge kabaxeen? mulki iga waran xagee joogtaa? safiya cisman kulmiye xagee joogtaa?
dhamaan igu salaam mulki, maxamed, nafiso, haruun, safia,,,,,,,,

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Abdiwahab

Sunday, March 25, 2001 - 03:05 pm
Hi guys
waa salaaman tihiin dhamaanba.
aniga waxaan ahay Cabdiwahaab Cabdiraxman,dadka meesha ku jirana waa gartay MIIROW same class iyo Maxamed Cabdi Kulmiye(biibaaye),aniga dadka qaar waa isnaaqaanaa si fiican kuwa kalena waxaan ahay Wayaanbe walaalkiis,(sharaxaad dheer huh,kidding):).
waxaan deganayn xerta agteeda special waxaan daris ahayn siciid,jaamac,muna idiland deeqa cabdi.
Biibaaye and Miirow sxb long time haah gaar ahaan miiroow.Biibaaye waa ku soo wacay magaaladii waa ka tagtay waxaa ii sheegay hassan fu'aad oo aan la hadlay.
Na adi dukaamadii xaafada aa sheegaysaa kolay waxaad tahay qof si fiican xaafada u kala yaqaan.
waxaan deganahay Vancouver,BC.
Miirow adiga waan ku raadiyey laakiin maan helin meel aan kaala xidhiidho,laakiin imika waan helay emailkaaga.
Qofka doonaya ciyaal waamo waxaa halkan ila jooga Cabaas,Cabdilaahi amiina wuxuu joogaa Calgary.
Shaadiye line ka 3 waa kii ay deganaayeen Ilmo maxamed siciid gees(rashiid kawawa,ismahaniyo)kawawa magaalada ayuu ila degan yahay,hoos cabdillahi dalmar,cadaawiyo,cabdi kuus ,cabkoos ilmo matoote,etc.
dadka meeshan isugu yimi intooda badan isku school weliba class aytaan ahayn gaar ahaan Miirow,Biibaaye,shaadiya adigana waxaan u malynaa inaan isku class ahayn hadaad biibaaye isku class ahaydeen.
Sahro(fatuux sister)waxay joogtaa California,fatuuxna allaha u naxariisto
guys u remind me fasalkii kaasa bobolaare cabdirisaaq dhega-dhega dheere iyo shugri,fatuux(allaha u naxariistee)iyo sahra,deeq,miirow,axmed tima jilic,xuseen cabdicasis(sheekeeye),Rashiido and sahra aden bootaan,kaltoun,biibaayeiyo nasro cabdi kulmiye,mulki cismaan,shugri khaliif,dulmar,mustafe libaan(low)iyo qaar kale oo aan hadaa xasuusan.
sxb-yaal emailkaygu waa Haybe75@hotmail.com ama Haybroble@yahoo.com ama abdiwahab68@hotmail.com,
saxiibayaal ha la iska helo aqbaarta iyo wararka.:)

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Abdiwahab

Sunday, March 25, 2001 - 03:19 pm
hadda anaa soo noqdeen Abokor xaaji Cilmi ayaan ilaabay,biibaaye kaaba glass ka Ibrahim Mohamed Ali (wayaanbe).

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Abdiwahab

Sunday, March 25, 2001 - 03:23 pm
Cabdixamiid bashiir lugay barxad ma lahayn ee ma bacaadkii ayaad u jeedaa mise gadaal ayay barxad ka noqotay.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Abdiwahab

Monday, March 26, 2001 - 11:59 am
Guys anaa hadda ku soo noqday waxaan rabaa inaan ogaado Cabdinasir-Jeele intuu ku danbeeyay iyo Xuseen Aw-sarow fasalkeena ahaa,jeele isaga oo xamar jooga ayaan ku ogaa long time:(.
walaalkay Cabdirisaaq wuxuu joogaa Seattle,dhalinyaro kale oo xaafada ayaa xaga degan sida Siciid-ganey,samatar(shuluq),qaado,Atalanta waxaa degan xassan jaamac,axmed yassin and mohamed jaamac ayagana ,cabdi-kuus asna Atlanta,cabdirisaaq(dhega-dheere)and shugri Virginia.waxaa ila joogay inta 2 days cismaan(japan)oo u socday Cali,baashe(luqmaan adeerka u ahaa)aa xagga degan.:)

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Jama

Tuesday, March 27, 2001 - 10:03 pm
Waa idin salaamay reer kasa,anigu waxaan iskoolka dhexe iyo hooseba ku dhamaystay iskool kaasa bb,
dadkiina waxaan ka gartay Cabdi-kuus iyo Xayaad hadii ay yihiin kuwa aan anigu aqaanay,anigu waxaan noloshayda oo dhan degenaa meel u dhow oranteeshinka Hodon ama carwada akteeda magacaygu waa Jama Cabdi dadka qaar waxay ii yaqaaneen Jama Boowe,kuwo kalena waxay ii yaqaaneen Jama Lay up shoot,waxaan caan ku ahaa Basket Ball-ka yaa garanaya Mire-tuug,Buuti Buu,Cabdi-Nasir,Fowsi Baahi- dileen waa dhalinyaradii aanu miini Basket-ka aanu wada ahayn oo Odaygii Toobiyos oo Maraykanka ahaa ayaa tababarre noo ahaa,dhanka kale waxaan ka baxay dugsiga sare oo isgaarsiinta oo ku yaalay MANABOLYO,YAA GARANAYA XAYAAD,FADUMA YUSUF,ISMAACIIL YARE,MIIROW,XABIIBO, DHAMAATOOD WAXAAN KA WADA BAXNAY DUSIGA ISGAARSIINTA,GABDHIHII WAXAA KALE OO KA MID AHAA NADIYO XAAJI XAASHI OO REER KAASA BUBULAARE AHDAYD ISKULLKA ISGAARSIINTANA KA BAXDAY ,DADKAAS QOFKII GARANAYOW FADLAN SI DEGDEG AH IGALA SOO XARIIR:.el96jbn@ing.umu.se

Dhamaantiin waxaan idiin rajaynayaa cimiri dheer iyo cafimaad iyo cibaado san
Nabad ku waara!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Wednesday, March 28, 2001 - 10:19 pm
miirow waad salaamantahay waa kaafi ninka kula hadlaya saaxiib waan ku gartay saaxiib waxaad iiga warantaa dadkii wixii nool shabiin warkiisa mahaysaaninyahaw war isoo sii

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Thursday, March 29, 2001 - 02:13 am
Asalaamu calaykum dhamaantiin
Yaa reer kasa ah oo dhigan jiray Dugsiga sare ee
Bartamaha?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Wednesday, April 11, 2001 - 09:20 am
Jama sxb anigaba hoose dhexe kaasa ayaan ka baxay,sarena Banaadir ee waxaa jiray sanad dugsiyeed,markaa adiga sanad dugsiyeedkee ahayd.
Cabdi-kuus waa la kasee,Xayaad waa tee ma Xayaad cali Garad,hadaa isku lot ahaydeen markaa isku lot ayaan ahayn.
Anonymous #3: meeqaa qof ayaa reer Kaasabobolaare ahaa oo dhigan jiray Bartamaha dad badan,anaaba garanaya kuwo fara badan ee qofka aa doonayso soo sheeg iyo sanadka.
Aqyaarta waa sii qulqulaa ee ha idiin macaanaato.

Ayan

Thursday, April 12, 2001 - 07:06 am
Assalamu Caleykum dhamaan reer Caso-polpolare.
Oh This is soooooooooooo good people. I love reer Casopolpolare..Waayo waayo aaba isoo xasuusiseen :)
Aniga waxaan daganeey shaleemada gadaasheed safka dabakaayadii Siraad, waxaana deris eheen Cabdi Buur (Guriga kasoo hor jeedo aan daganaa) iyo reer Faadumo Shiikhaaley hadaa taqaaniin oo kale ahaay Xassan, Moxamud, Nimco iyo Sahro. Dadkii kale waa hilmaamay sababtoo ah mar hore aa iigu dambeysay xaafada.
.
.
.
SHADIYA... walaashiis si fiican aan u xasuustaa shaleemada iyo tukaankii Cali-Indho-Buur. Waxaa kaloo xasuustaa tukaankii Caasho Kaatuun oo foornada ku dhaganaa dhinaca baar Feer-Feer.
.
.
.
HAWEYA.....ilmo aydhonkare waa aqaanaa iyo Hodan Cabdinuur weena iska soo hor jeedeen, waxayna daris ahaayeen habaryartey oo dhinacaas daganeed. Laakiin meel maku sheego hada.
.
.
.
Anonymous#3.....ANIGABO WAXAAN DHIGAN JIRAY ISKOOLKA CAAWO TAAKO.Waxaan dhigtay xanaano ilaa 3aad. Xanaanada waxaa ii dhigi jirtay macalin Carfoon 1 aad ilaa 3 aadna macalin Maryan oo reer shangaani eheed.

P.S: Hadaa meel ku sheegtaan Ilmo Faadumo Shiikhaaley fadlan ilasoo socdiiya. Mahadsanidiin.
.
.
Peace all

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ayan

Thursday, April 12, 2001 - 07:11 am
Anigaa soo noqday markale...Yaa xasuusto Cali Boogle iyo Aadan lug gaab (Labadii waalnaayeen)? Iyo Aaw Muudey oo qashinka qaadi jiray iyo Ay Nuurto oo cajiinka gadi jirtay?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Abdiwahab

Thursday, April 12, 2001 - 09:59 am
Salaan aqyaarta,
Ayaan dabakaayada siraad daris maa ahaydeen?
Aniga waxaa deganaa jiirada ka danabysay,waxaa i soo xasuusisay Aaden-waal iyo cali boogle,aw-muudey iyo duqdii rukunka xaafada u ahayd cajiinka,waqti uh...:)
dadka aa raadinaysid Ilmo-Matoote waaye xassan matoote,maxamoud,nimco,sahro iyo lucky waa laguu hayaa warkooda dhamaantoodba.
Ilmo-I don't care waxay joogeen markii iigu danbaysay London.
waxaa igala soo xiriiri kartaa haybe75@hotmail.com

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ayan

Thursday, April 12, 2001 - 02:51 pm
Assalamu caleykum Abdiwahab,
Dabakaayada waa u dhaweyn, laakiin waxaan ka jirnay dhinaca laamiga.Waxaan u maleenaa inaa dugsiga dhineciisa daganeed adiga haye? Reer Matoote aan daris eheen anaga (kasoo hor jeedkooda). Mataqaanaa Nuur Maxamud oo asagane Maxamud Matote saaxiibada ahaayeen?
Waaleyga fiican yahay aqoonta xaafadeeni, laakiin intaas aan xasuustaa.

P.S: check your email and thnks a lot.

Peace

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Abdiwahab

Thursday, April 12, 2001 - 06:16 pm
Salaam,
Ayaan waa kasaa Nuuraasi iyo walaalkiis oo la joogay adeerkood,naagta adeerkiisna mise walaashedna macalimad ay ka ahayd dugsiga hoose dhexe ee kaasa bobolaare,si fiican aa u garanaa.
waa mahaasan tahay abaayo,waana fiirinaa.
ha la isla xiriiro. bye.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ayan

Friday, April 13, 2001 - 11:38 am
Salaam Abdiwahab,
Thanks alot brotha, you have been a great help.

peace

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

@there

Saturday, April 14, 2001 - 11:42 am
salaan aqiyarta,waxaan degana Kasabalbalaare welina deganahay, hadaan fasax uga imid.

duqdii cajiinka waan xasuusta, ilaa iyo hada sidii bey cajiinka xaafada uga gadaa, she still look the same. xafadii kasabalbalaara ma aysan burburin guryihii sidii bey u taaganyihiin, alxamdulilah.it is the out going place in xamar hatan, shaleemadii everynight all kind off movie baa laga daara, it kind become the center of the city now.in kastoo dadkii kasabalbala daganaan jirey eysan joogin.IF YOU WANNA KNOW MORE ASK..
if your house is still there>>> YES, who is living etc.

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.