site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Kumuu Ahaa AF-XAKAME

SomaliNet Forum (Archive): Somali Communities - Beelaha Qurbaha: Somalia: Kumuu Ahaa AF-XAKAME
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Dhulmahante

Unrecorded Date
Afxakame ama Faarax Cabdalle Cumar Cali Naaleeye Axmed (1840-1900) wuxu ahaa QANIISKII SOOMALIA UGU HORREEYEY

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Dhulmahante

Unrecorded Date
Faarax Af-Xakame (1840-1900)

Nikani wuxuu noolaa qarnigii 18 aad waxana magaciisa la dhihi jirey Faarax Cabdalle Cumar Cali.
Ninkani wuxuu xilli ku aaddan 1860-kii ku Aroosay nin ay ilmaadeer ahaayeen.
Falkaas xun ee ninkaasi ku kacay waxa ka sii fool xumaa in rag iyo Dumarba arooskiisii laga tumay oo habeenkii ORGY weyni halkaa ka dhacay ayadoo raggiina la hoydey raggii dumarkiina ayagoo qaawan ku wada maydheen ceel u dhowaa goobtii arooska.
Ceeebtan oo Shock ku noqotay beelihii deegaankaas iyo Dhammaan soomali waxay ila noqotay inaan sheego inay ku koobnayd Maxamuud Garaad oo aan Dhulmahantahayaga kale ee reer oodeedka ahi la qabin.

Maxamuud Garaad Alla ha dulleeyee waxay kasi waayeen inay arrintaas dhaqanka, diinta, iyo dadnimada ku xun ay ka gilgishaan.

Qabiilooyinkii ay deriska ahaayeen waxay bilaabeen anay la diriraan si ay u dabar jaraan ayagoo goobtii dhibkaasi ka dhacday weeraray oo qabsaday kuna magacaabay GAR-ADAG.

Duulkii waxaas sameeyey waxa la dhaafiyey Taleex oo Illaa maanta ay xuduuddoodu tahay.

Waxay ahayd Arrin Baal madow ka gashay Magac jabna u keentay beesha maxamuud garaad oo awelba aan ahayn dad diirdiirran.
Awoowayaashood (NUUR iyo NAALEEYE0 waxay ahaayeen laba NACAS oo AABAHOOD WAXA LAGA HAYAA GOBALANNIMAAN KU DHINTAY.)

Waxan halkan ka sheegayaa in aan Dhulmahante u wada dhammayn arrintaas ee ay gaar u tahay nimankaas magaca nagaga cayaaray.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Sun iyo Boog Daac

Unrecorded Date
QaansiirQuutow: Intaan maskaxdaada heerkeeda mar hore cabiray waanigii ku idhi waxaad ahayd kuwii qalbi camada qabay ee malcaamada sarwaanta lagala daali jiray. Afxumadaada iyo been abuurka waxaad ku darsatay cilmi la'aan. Sababtaad computer la hor fadhido habeen iyo maalin waa nimaan dunida shaqa ka helayn ileyn waa nin higgaada wax ku akhriyee, farahana wax ku xisaabiyee.

Haddaad tidhi ninku wuxuu noolaa 1840-1900 sidee bey ku suurtoowday inuu qarnigii 18aad uu isagana noolaa. Ma teebkaa kaaga dhacay mise khaladkaba ma fahansanid.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Dhulmahante

Unrecorded Date
Sorry Sunooos

halkee igala qaadday walaal.
Ima garanayside anigu reer Oodeed baan ahay lamana caytamo dadka adoo kale ah.
BAROORTU ORGIGA KA WEYN.
Typing error sheekadu ka xeel dheer ee Topigga ka hadal hadii kale iska aamus ha caytamine.

Aqoon dadka uguma faano in igu filanse Ilaah waa i siiyey ee hadaad i dhaanto Alla ha kuu siyaadiyo. inaan kaa aqoon badannahayna Allaa og oo 20 Sano school waan tegey aqqon darrona weligey layguma eedayn. Taasina waa DHab oo Wallaahi ah ee aan topiga ku koobnaanno SHEEKADANA HA BEDELIN.

Dhulmahante haddaad neceb tahayna iska caddayso lama gabbadee.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Nalaye

Unrecorded Date
Anagoo waoowgeen ayahay, waana ninkii ••••• gumeystey ee la ogyahay suu ugalley dooraweynayaashiina idoor.

Nalaye

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

MacowMaleelle

Unrecorded Date
Acuudu Bilaaah

Waraa ninkaas waa maqlee ciddaas maw ahaay.
saaxiib u ceeb qari ceeb Ilaahaa asturee, iska deey ishooda yey kugu dhacine.

Lama boqol sano ka kor waxaas somali maba aqqon ee see ahaantee.

Acuuudu Bilaaaaaah

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Gammuute

Unrecorded Date
Salaan,

Sxb Naaleeye, miikiin yaw, horta miyaan kugu qoslaa mise waan kuu jawaabaa.

Afxakame goorme ayuu raginimo caynkaas helay markad leedahay ••••• ayuu guumaystay???????
Malaa naaso ayaad leedahay baan filayaa ama caruur baad taahy. Aan kuu mariyo taariikhda.

Afxakame aabihii oo geesi isku sheegi jiray saw ma aha ninkii ayay dagaal iskaga hor yimaadeen Kite Fiqi (1790-1860) Sawkii odygii Cabdilaahi gacantiisa kite ku qabtay, kadibina oo iska sii daayay marku tusay wuxu yahay.

Afxakame walaashii ayaa hadyad loo siiyay Kite Fiqi , car taariikhda dib u raac, markaas ayuu kite diiday oo walaalkii siiyay. Kite Fiqi Saw ninkii intu dhulbahante laayay oo geel ka dhacay ku maansooday ma ah:

Ragu kala lafweysane hadaan laayay Hagar Aadn.

Msikiin baad tahee taariikhad ama gabay iyo sheeko ku dar , ama waligaa sida haweenka u dood.

Afaxkame ku le...walaahi waan qoslay , walaashii ayaa hadyad na loo siiyay, miskiinyaw.

Nabadeey.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

macowgammuute

Unrecorded Date
Dhulmahante:horta magaca ha sheegan dhulmahante
ma aha ee waa dhulbahante ta kale maxaad ku ogaatay in afxakame nin guursaday ma awoowgaa
ayuu guursaday waa adiga kulule ta kale ha sheegan
magacan mar dambe ka gammuute iyo kan la dhaho
macow horta wax hubsada,horta gammuute ka aadan
soo bixin buurta waqtigaas fiqiga aad sheegaysana
ma aha nin ku leh taariikh ama la maqlayba
ee waxaa taariikhda ku fiican in aad waxaad hubsatay sheegto afxakame adiga iyo nin kale oo
tooni waxba kama sheegi karo.Haddii aad ku sii
wado dooda sidaas waxyaabo badan baa laga sheegi
adiga laftiigaaga ee gaagaabso wiilyahow
waxaa aad ka sheekanayso waxaa yaqaana kafardayaasha mala kuwaas ayaad ka mid tahay
gammuute maxaa kugu gammuutey?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Daacad

Unrecorded Date
Dhulamahantada maxaa futada ka falay aa lays weeydiiyey. Laba sabab leen ku soo koobi lahaay.

1. Uyukoo ab iyo isir u lahaa oo Ninkaan Futo-Xakame uu Aabbe ugu ahaay anshax xumida. Sidoo kale Caalle Dhuux Iyo Ismaaciil Futo sheegna waa lagu ogaa cudurkaas oo gabayadooda aa u marqaanti eh

2. Sababta labaad waxaa waaye.
Dadkaan gaar ahaan kuwooda Howdka dega waxay ku nool yihiin miraha oo ay gurtaan. Beryihii hore magaalo ma aqoon oo bariis, haruur, pasto iwm lagama aqoon dhulkooda, markaas waxay ku noolayeen Midhaha.
Midhaha cunistooda Cillad weyn ay u keentay oo ah In Markay saxaroonayaan ay dabada ka weyneeyaan oo Dalool aad GOD WARAABE moodeyso uu ka qodmo ragooda. Marka waxay u baahdeen in godkaas loo buuxsho that is why ay Makhnuudnimada u bilaabeen ee ay gadaal isaga maraan.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Daaacad

Unrecorded Date
Dhulmahante

Adi maxaa u kala saaree cidihiinna walaalihiinba waayee. Dameer ii lamadiisii daan waayee see camal adi.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Jalaqoow

Unrecorded Date
MAALIN FIICAN:

Areey kuwaan hawiyaha dheeganaaya deymo. Ar idoor wagaash, xaad noo canjileysaan minaad Dhulloss ama Dhulbahante isdagaalooysaan maxaa anaga noosoo gelineysaan dhibkiina.

Idooroow dhageysaan ku dhahey. Dhulbahante waa niman jirah oo dagaal yaqaan ah, oo waxaan kubaraney meeshii ladhi jirey Carwada ee kutaaley taleex agteeda "Xamar". Iyo weliba koonfurta Soomaaliya. Igaaryaashaan shaydaamiin dhej, walaahi waan idiin kasaa dhibaatada aad kujirtaan minaa daris latihiin GAALka •••••••. Ee nimanyahoow afkeena noo daaya oo iska dhiciye nimaan Dhulloska ah.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

nugaalgodan

Unrecorded Date
DAACAD:QOFKA sheekto ma dhaafto wixii waxaa ka sheekaya ama systemkeeda yaqaan ayuun baa yaqaan
horta waa meel ka dhacay inaad ummad caydo laakiin
mar haddii aad tahay qowma luud sharaf ma lihid
oo waxaad jeceshay in qof waliba sidaada noqdo
ee illaahay ha ku sahlo.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Gammuute

Unrecorded Date
Salaan,

Ka macaash waa kan gabaygiiye. Naayaahe Mawcaw in adiga iyo Afxakame iyo Dhulkaba la wasi jiray ka macaash waa kan gabaygii Kite Fiqi markii aw laayay naagaha Dhuloose: Wuxu yidhi geesisgu isagoo 62 Dhulabahante ah dilay oo geelana ka qaaday macaa naagahoodii kaga barooraiyay sidatan:

Ceeldhaab lalabaihii haddaan lix ugu hoynaayey
Caynaba hadaan labiyo toban uga ladaabsiiyey
Dadku kala lafweyne hadaan laayay Hagar Aadan
Oon Xagaa Garaad kula lagdamay libin miyay seegay
Lixkun iyo lag mooye hadaan guluf ku leexeeyo
Senge laq1ana mooyee hadaan lugo ku soo duulo
Lufankiina soo hadhay hadaan Laasane u daayo
Lafta Muuse kamaan dhalan hadaan gacanta kaa laabo

Nin Dhulbahante oo hadala la waa , waa maalnitu dilay Dhalyahan oo ahaa geesi Dhulbahante , naag baraoorta mooyee la waa nin geeli ka doonta Caynaba iyo Ceeldhaab. Aaabhii Faarax Afxakamana iyo isaguba lib iyo wax tar lagaa waa,. Horaan sheekada kugu dhameeyay, oo Af Xakame walaashii ayaaba hadyada loo siiyay Kite.

Hadaba edab darada joojiya , Dhulooskaw nagnagtana ma daysaan waxabana iskama celisaan marku ragi is galee

Nabadeey

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

nugaalgodan

Unrecorded Date
Gammuutee:Af nooli wuu hadlaa eynaa waa ciyaa murti yare mansabo gabow,gabayona xaajow waa badan yihiin reero la tiriyaa laakiin kani waa maanso dishay xikmad yari baad ku sheegtay nin
aad sheegayso anigu ma caayo qabiil iyo umad kale toona waana taariikh la ogyahay maanso meesha ay
martoba laakiin maa kala dooda gammuuteba lagu yidhi,dhulbahantena waxba kama aad arag
waayo sidaa umaad doonteen gammuutee gafuurow
marna ha iga fulin in aan caayo cid kale iyo midda
aad kale dhaleyteyba laakiin waxaan filaayaa in aad tahay laga roone.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Arday

Unrecorded Date
Ayaa yaqaano ninka la oron liray Gurey arab oo noo qarnigii 19 naad ( ama gureey carab ku dayo waa wixii gayay galshiree ) waxuu kufsaday nin ayax le ah oo cadaan ahaa mar kaasaa la xiray .

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Gamuute

Unrecorded Date
Salaan,

NuugaalGodan, sxb waxba meesha kuma hayside iska aamuus yaanan ku nacsiin Dhuloose. Faanka iyo Baraanburka ayaydaa aad ka maqashay rag hawla iman , NuugaalGodan ??????? maxaa kaa jeexan sxb ma hablahii qurjiile ayaad ahayd waa iga sulaale???????

Nabadeey

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

nugaalgodan

Unrecorded Date
gammuutee:waan ka dhashay oo ima nacsiin kartid
raganimadu waa ka fog tahay intaas caar iyo wax
lagu yiqiin qowma luud ayaad hadal haysaa gabdho way kula dhashee isla yaab sidaa umaad hadasheen,jeexnaan,caar iyo futaba ayaad intaas ka hadlaysaa ee gammuutow sidan isu dhaan.horey ayaan kuugu sheegay inaanan awgaa u caayin cidda
aad sheeganayso,haweenna way ina wada dhaleen ee ha noqon ibnu xaraam?haddii kale iska hadal gammuuteba lagu yidhi.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ifraax

Unrecorded Date
gamuute magacyo badne qurjiile xirsi amaan adi meesha gabayda waa laga soo eryay meshan maa wasaqdaada la soo gashay uraye reeer baadiye get a life hadii kale waan ku rifaa habartaa kaliifked.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

nugaalgodan

Unrecorded Date
Ifraax:walaal waad salaamantahay aad ayaad ula heshay gammuutee intaa waxaa uu ka hadlayaa wax
maangaabnimo ah gabayana waxba kama yaqaano ee wuxuu dooni ayuu iskaga hadlaa.haddii aad ila aragtay caqli yaranimadiisa well said sis...
waad mahadsantahay ifraax

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

dhamandhuloos

Saturday, August 26, 2000 - 06:40 am
salaan dhamaan

dhamaantiin waad salaamantihiin marka hore
marlabaadka doqomadan sheeganaya dhulbahantaa waar duliyayohow waxaan isku kiiin dirayaa waa IIDOOR wagashle maskaxda ala idinka qaadye
nabadeey

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

DARWIISH

Wednesday, January 17, 2001 - 06:29 am
AF XAKAME ILAAHAY HA U NAXARIISTO.
WUXUU AHAA BOQOR KA MID AH BOQORADII DAAROODKA EE MAGACA WAYN LAHAA,TAARIIKHDUNA WAA QIRAYSAA DOORKIISII,IYO GEESINIMADDIISII,MANA AHA SIDUU U SHEEGAY SAAXIIBKA ISKU MAGCAABAY "DHULBAHANTE"OO CIDIISA RUNTA AHI AY TAHAY "IIDDOORRI"WAAN KU FAHMAY,RAADKII AWOOWGAA IDOOR DIB U RAAC ADDIGAY DAN KUU TAHAYE'
AFXAKAME WAA KII GUMEEYEY IDOOR AF DHOGOR,XEERKII DHIGNAA INTII KA HORAYSAY QARNIGII SAGAAL IYO TOBNAAD HA LA LAGA WARAYSTO ODAYAASHA IDOOR EE HADDA NOOL.
HANA LA WAYDIIYO SIDII UU AHAA XUKUNKII AF XAKAME ILAYN IYAGAA YAQAANE.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

REAL DHULBAHANTE

Wednesday, January 17, 2001 - 01:52 pm
IIDOOR MARDUUF JAADA HELAY WAA MAGNUUN FALANE,MARKAASUU MALAA,IGAHA IYO MAXAMED CAAYAAYE.
WARYAA EEYGAAS IIDOOR YAAN LOO JAWAABIN.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

LAASCANO

Wednesday, January 17, 2001 - 05:21 pm
Gamuute

ma ogtahay in maalintii aad tuldaha aad sheegaysid dhacdeen in uu geela la joogay wiil yar oo agoon ahi

takale sow ma ogid in uu geelaad qaadeen ahaa 7halaad oo qudha horay looma maqal maantaa ka hor
niman intay sooo duuleen dhacay geel agoomeed oo Todoba halaad ah....

Markaad Dhacdeen tuldahaas waa tii aanu idiin soo dirnay Cali Dhuux Aadan oo Iyidhi

Tuldahaas Cadhadu Goobsatee Gaban ka Laga qaaday
Agoon baan waxkale eegananyn Gaajana u qabe iyada na ha garan waayinee geela igu siiya

Garyaqaan hadii aad tihiin gaban ma qaadeene
Taariikh Gargaara hadhi geela soo Ciliya war iyadana ha garan waayinee geela igu siiya

Hadan Guulo oo Guulo oo Gurigii aan Gaadho
Nimay Guushu racdaba walaa la isu gelayaaye iyadana ha garan waa yinee geela igu siiya

SOW MA OGID IN AAD TULDIHII CALI DHUUX SOO SII SEEN ILEEN XINIINYO UMAYDAAN DHALANE

TAKALE MUXUU GABAY GASI KU TUSAYAA
IN AANU WALIGIIN NINKILIYA IDIIN DIRI JIRNAY
OO AANAN WAXBA ISKAGA KIIN TIRIN JIRIN

WUU IDIN MASLAXAY
WUU IDIN CEEBEEYAY
MARKAASUU HADANA IDIIN HANJABAY

GABAYGA KOR KU XUSANI INTAAS AYUU IDIN TUSAYAA

MARKAA ARINTA MARKAAD SHEEGTID RUNTA KA SHEEG

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Runta

Thursday, January 18, 2001 - 03:35 am
Afxakame wuxuu ahaa Isaaq sheekada ah inuu Nin aroosayna waa waxba kama jiraan,
bal dadka ku doodaya inuu afxakame dhulbahante ahaa dib ha isugu laabteen.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

yaasmiina

Tuesday, January 23, 2001 - 04:45 pm
afxakame iyo caliduulane waxay ahaayeen ilma adeer. wxayna isku dagaaleen geel markaas kadib afxakame wuxuu guursady gabar uu doonanayd cali duulane waxaana ka dhexdhacay dagaal caana oo loo yaqaanay tafadhiig. wixii warbixina oo dheeraada ka raadsada buuga uu qoray aw jaamac cumar ciise.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Your real father

Saturday, February 10, 2001 - 04:04 am
Ninka beyjkan furay waxaa jirta inuu yahay bulaacad aan afka ka daboolayn,waana labo miduun inuu yahay dadkii ku dhashay labada fakin(Burco fakin iyo hargeysa fakin)waxaanu aad u jeclaan lahaa hadaad nafleedahay oo inaba ragonimo aad leedahay inaad sheegtid meesha lagaa helo iyi adresskaaga,hadii kale fule xun oo internetka ka caytama ahoow see you ibnu fakin

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Thursday, February 22, 2001 - 12:09 pm
WAR NINKA SHEEKADAN BILAABAY,DHIBAATADA DHULBAHANTE U GEEYSTAY WAYNAA,QABIIL SOMAALIYA OO QABIILKALE OO SOMAALIYA GUMAYSTAY KAMADHICIN DHINACA WAQOOYI.OO MAAN GARANAAYO IN QABIILKIISA LAGUMAYSTAY EE DHIBTA LOOGEEYS WAYNAA.MAXAA KULAYLKA IYO CAYDA ILAA HEERKAA GAADHAY KAKEENAY,WAA YAABE. NIMAANKII DARAAWIISH EE DIINTA UJIHAADAY, EE WALAAHOODA ISAAQ INGRIIS KAXOREEYAY BAAY KHANIIS KADHAY SUURTAGALMAAHA EE WAA MAXAY ARINTU???????????????YAAB???????????

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Friday, February 23, 2001 - 07:22 am
nin ka sheegada bilaabay isagaa khaniisa oo waa wiilashii cadcadaa ee reer<........> ee gaalajecaylka badnaa.ee ingriisku belaayada baray.
aduunka waxaa ugu khanisyo< Homey sexual>badan ingriiska iyo ciddii gumaystay.....markaa yaa ingriiska aad u jeclaa oo uu si fiican usu fahmeen,?........waa su,all ee iigajawaaba. no offence to the qabiils.dad yar baa arintaa kadhaxlay ingriiska.haddana dadka u tusaya wax caadiya sida ninka arintan bilaabay.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Friday, February 23, 2001 - 03:45 pm
waa yaabanaa eley ninka sheekada bilaabay waa dadkii xumaa oo odayaasha ceebaynaaya.dadkana utusaayaa waxaa wax caadiya. ....oops it is not rormal in somalia. but it is normal in egland.so you beter be there.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Tuesday, February 27, 2001 - 06:08 pm
war waxaasu muxuu ahaa waxaas ku hadlay.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

dabka

Tuesday, February 27, 2001 - 11:58 pm
marka hore salaama dhamaan dhalin yarada somalyeed
talabaad anigu cayimaayo nika furay bogan lakiin
ilma xaaranka cayaya magalooyin miyanad ahayn ka
macawistadheer ku dhex maraaya eeku ilmaxalaal
hadadtahay madcaydeen burco iyo hargaysa wayo
ameelahaan kaqaday iminkana aan kugu taliyo
meeshad kunooshiin waa hargaysa burco barbara
hadaad ilma xalaal tahay maad caydeen
magaloyinka dhohane dhohane iskulabo waanad
is ogayne

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Wednesday, February 28, 2001 - 11:55 am
BURCO HARGAYSA,BERBARA WAA DAL SOMAALIYEED.DADKA DEGANA LAMA CAAYIKARO OO WAA DAD AAD U WANAAGSON.LAAKIIN JAAHILYO, DADKA AQOONTA YARE IYO DADKA AADKA U XUN MEELKASTA WAY JOOGAAN OO SOMALIYA KAMIDA.MAGAALOOYINKA IYO DADKANA FUULXUMO USOO JIIDAYA.SIDA KAN SHEEKADA BOGAN BILAABAY.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Hanad

Wednesday, February 28, 2001 - 07:26 pm
Anigu waxaan ahay nin reer xamar ah oo aan gabayada aqoon lakiin sida walaashay Yaasmina sheegtay ayaan sheekada u maqlay. Hooyadey oo Dhulbahante ay reer abti u yahiin ayaan sheekadan dhawr jeer ka maqlay. waxayna iigu sheegtay sidan.

Dhulbahante iyo Isaaq ayaa diriray, markaas ayaa lakala foogaaday. Waxaa jirtay gabar isaaq ah oo u dhaxday Cali Duulane ama Af xakame mid ka mid ah(ma hubo kii uu ahaa). reerkii Isaaq waxay go'aan ku gaareen inay gabadhii u soo diraan ninkii ay u dhaxday. Waxay gabadhii u soo dhiseen Aqal aad u qurxoon oo ay soo saareen dhawr rati waxaana ay ku soo dareen midgo.

Intii ay gabadhii gaarin meeshii ay ku socotay ayaa Afxakame oo Cali Duulane ilma adeer ahaayeen gabadhii boobay oo amaray in isaga loo aqal geeyo. Isaga oo og in ina adeerkii gabadhu qabo ayuuna arinkaa sameeyey. Waxaa arintii maqlay Isaaq oo markaas isaga oo isku diraya ragan ilma adeerada ah tiray gabaygan.

Geel waa lakala dhacaa waa xoolo rag leeyahayee
waxaase xiniiyo go'ay ninkii naag laga xareystayaa.
Gabaygii sidaa uma xasuusto lakiin sidaas ayuu ku dhawaa. Cali duulane waxaa dhacday inuu rag u soo diray ina adeerkiis oo warsaday inuu gabadha iyo aqalkeedaba u soo daayo. Afxakame odayashii la soo dirayna waa laayey.

labadii nin waxay isaga hor yimaadeen dagaal goob loo baxshay Tafo dhiig halkaas oo ay rag badani ku la'adeen Cali Duulane kaga adkaaday Afxakame isla markaana tiriyey gabay uu kulee yahay haddii uu si wanaagsan wax ii weydiisan lahaa ina adeerkay gabadha waan u furi lahaa. Afxakame waxaa lagu sheegaa inuu ahaa nin dagaal yahan ah oo kibir badan. Hooyadey haddi ay caawa ila joogi lahayd waa ay ku qosli lahay ninkaan Qaniisnimada ka hadlay oo arrintu siduu u sheegay ma aha. Walaalayaal waxaan garaneyn in Afxakame uu ahaa ninka gardarooday ama Cali Dullane laba ayaa isga kay qasan hooyana hada way naga maqan tahay. Idinku isoo saxa gabayadan haddii aad garaneysaan ii soo sheega. Anigu waxaan u dhashay Majeerteen waxaana ku dhashay Mogadisho Hooyadey ayaana intaa sheekada ninkaas ka maqli jiray oo xusuus weyn igu reebtay. Ujeedada ay intaa iigu sheegi jirtayna waxay ahayd in gardaradu ay fiicnayn, ninkii gardaroodana laga guuleysanayo.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Thursday, March 01, 2001 - 10:32 am
TO HANAD.
ARINTU WAXAY AHAYD CALI DUULANE AYAA GABADHA DOONAY( HABARJECLO AYAY AHAYD GABADU)HABAR JECLO GABAHII IYO AQAL BAY USOO DIREEN CALIDUULANE MARKAA BAA GABADHII OO DHEXKUSOO JIRTA AFXAME QAATAY OO AROOSAY CALI DUULANE AROOSKII AQALKA AYUU KALABAXAY GABADHII DAGAAL BAA MESHAA KA DHACAY LABADOODIINA WAY KU DHINTEEN GOOBTAA.AFXAKAME GEESIBUU AHAA LAAKIIN ,QACLI FIICAN MUU LAHAYN.

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.