site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Su'aal u furan dehamaan gobtii.......

SomaliNet Forum (Archive): Somali Communities - Beelaha Qurbaha: Somalia: Su'aal u furan dehamaan gobtii.......
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Gob Isaxaaq

Unrecorded Date
Waa su'aal da' weynoo,dunidaba dagtaa ee,darrood ma dad baa mise waa dugaag?.
Su'aashani waxay oo ay keliya u furan tahay dhamaan GOBTII IRIIR(HAWIYo,iyo dhamaan Dirta oo ay ka mid yihiin,samaruunka,isaxaaqa,ciisaha,biyemaalka iyo kuwa kale).Uma baahni naac-naac iyo nuuc-nuuc ka socota bidihii darrood!!!!

Nabad Gelyo!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Garyaqaan

Unrecorded Date
Kama daashid cey iyo xuma katalis iyo in aad hadba username cusub labaxdid Mr. Qurjiile?

Ka daa qoriga dabka leh ee aad lawareegeysid bulshoweynta somaliyeed dhexdeeda.

Midda kale ragga aad intaas ku qarweysid ciil ay kubadeen weynan badanaa. Gobtu waa iska hilmaantaa, cafidaa ama aarsataaye maad mid uun sameysid maxaad intaas la rimantahay oo baas?

sorry I wanted to advise you not to offend you sxb?!!

Garyaqaan

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Muudeey_gaalkacyo

Unrecorded Date
Gob Isaxaaq,

lol,Darrood waa dugaag oo waa cudurkii dabada dameeraha ka geli jirey.
Waa iskaasharo oo u badan,yaxer,tumaal,jaaji,adoomo,midgo iyo boon.
waa liite,madoow miiran,oo mijiyo gobeed aan lahayn,waa boon aan wax garan,oo mahari soo sheegtey,lol,carab fiican hadey sheegan lahaayeen,ma ciishoodeen oo ma calool xumaadeen,bal eyagoo allah bide ka dhaliye bee mid kale islaameed doonteen!!!,Walee la isku sheeg;dhiigba dhacaankiisuu dhalaa

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

daahir

Unrecorded Date
waarnamana , cayda dhaafa soomaali waa mid diid ama doon . meela kala tagimaysi, ma ninkii walashaa iyaad caayeysaa.ceeb.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

MAXAMED

Unrecorded Date
WAR NIN DAROD WUXUU IDIN YIRI ILLAAHIIN IDIN ABUURTAY KABAQA OO WAX BARTA, BARTA XUSHMADA, DIINTA, GOBANIMADA, RAGANIMADA, MASKAX FURNAANTA, CILMIGA ADUUNKA, CILMIGA ISLAMKA IYO AFSOMAALIGA.
ANIGA IDINKOOKALE LAMA KAFTAMO, LAMANA MURMO.
EE WAXAAN IDIN DHIHILAHAA MASKAX XUMO DII WADANKA AAD KUBURBURI SEEN BAAD HADANA WELI WADATAAN WAR NIMAN YAHOW UMADA SOOMALIYEED IDIN KOO KALE UMA BAAHAN MEESHA KALIYA OO IDIIN BANAANA WAA ISBITAALKA IYO XABISYADA.
WAXAAN KALOO DHIHI LAHAA AFKA HAMAR SANINA IRIR WALAA •••••• WALAA DADKALE SABAATOO AH WAAD UGAFTEEN DADKAAS MAGACOODANA WAAD UGA CIYAARTEEN EE ISKA DHAAF DAROORIGA OO ORODOO ISKOOLADA IYO DUGSIYADA QURAANKA AADA OO WAX SOO BARTA.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

mareexaan

Unrecorded Date
••••••• waa dugaag.
mida iigu darani se waa kuwo yidhi waxa lana yidhaahdaa carabta maxamuud saalax midgaaan u aqaaney kolkaan dhulkii joogey, markii qurbe la yimi ayey ku faaneenba ma jeerteen ayaanu nahay hadaan ka dhasho iyaga walaahi ma idhaahdeen carabt maxmuudka ayaan ahay waan ka xishoon lahaa

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

WedQurjiile waan Iska beddeley

Unrecorded Date
Garyaqaan

Saaaxiib waad soo waalanaysaa malaha..
War qofkii Daaroood maagaaba ma anigaa yaabaye...
Wallee idinla yaabay anigu..

War ninyohow anigu waan garan lahaaqoraalkaaga hadaad soo bedelato magacaan u malaynayaa ee ma qalbigaad la'dahay maxaad iigu qarweysaa wallaanu aniga ahayne..

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

DARYEEL

Unrecorded Date
MAREEXAAN

ORO DOO SHAQO YEELO ISKANA DAA AFNEECAABIDA AAD MEESHA KU HAYSID.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

daahir

Unrecorded Date
ama mareexaan ahaw ama carab ahaw, walee hawli way dambaysaa. aakhiraana loo hoyan halkeedii.

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.