site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Kabxanleey yaa kawramo oo yaa kajooga netka

SomaliNet Forum (Archive): Somali Communities - Beelaha Qurbaha: Somalia: Kabxanleey yaa kawramo oo yaa kajooga netka
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
waxaan rabay in reer Kabxanleey is wareeystan bg kan ineey ku danbasay dhalinyaradee reer kabxanley mahadsanidiin

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Muudeey_gaalkacyo

Unrecorded Date
Maxaa waaye kabxanley,walaal,xageyna ku taal?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
to mudeey-galkacyo

waxay ku taalaa gobolka hiiraan. magaalo beeraha ku fiican . ha daymo la, aanin
waad soo booqan kartaa ha dii ad rabto waa magaalo yar dadkeedu isjacelyahay la isna yaqaano
somalia waa dhulka ugu hodansan xaga beeraha ,xoolaha, xitaa waxaa laga helaa batrool ,dahab , deeman, yuranyun, waxaa ku dhashay nin ka mid ahaa cayaartooyda soomalia
caana ahaa ee garo ninkaas?


nanabgalyo galkacyo

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ibrahim

Unrecorded Date
walaal aniga ayaa waxaa awoogey ka maqlay in uu halkaas ka yimid kuna dhashay lakiin waxaa uu kusoo bar baaray xamar iyo afgooye , saad ogtahay dadkaas degankaas dega waa dad culuma ah oo xag adiinta somalida dadka lagu tiriyo ayey ahaayeen . marka adeerki oo afgoye xer ku heystay ayuu ku soo ag biiray , lakiin ani waligay maan arkin waana jeclaa in aan mar gadho lakin daruufta ayaa ii samixi weyday..
mahad sanid..

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

waasuge

Wednesday, July 05, 2000 - 07:06 am
To: bro

aniga reer kabxanleey ma ihi laakiin waxaan ahay
reer FEER-FEER mudo dhow ayaan tagey feer-feer
anigoo ka tagey CEEL-GAAL ayaan marey kabxanleey
runtii aad iyo aad ayeey barwaaqo u aheeyd
dadkuna aad ayeey u faraxsanaayeen.


macsalaamo bro

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Saturday, July 15, 2000 - 06:29 am
TO WAASUGE WALAAL WAXAAN KU WEEYDIIDEY HORTA IN WAX LEEY WEEYDIIYO MA XUMEE FEER FEER KA AAD SHEEGEYSO MAXAAS AHAAY MAMEEL LAIS FEERA MISE WAA MAGAC LEE. NABAD GELYO

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

WAASUGE

Tuesday, August 01, 2000 - 02:02 pm
Lol@ anonymous
bro feerfeer waa degmo ku taal xuduuda somalia iyo ethopia ee dhinaca gobolka hiiraan waana sida buula-xaawa oo kale sida eey xuduuda u tahay ee dalka kenya iyo somalia.
Feerfeer waa magaalo aad u qurxan waxaa eey leedahay waadiyaal iyo ceelal eey xoolaha ka cabaan waxaana ka baxa beero aad u badan oo waa dhul dhul-beereedka ku fiican.

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.