site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Yaa yaqaan Magalada Mandheeraa ( Kenya)

SomaliNet Forum (Archive): Somali Communities - Beelaha Qurbaha: Somalia: Yaa yaqaan Magalada Mandheeraa ( Kenya)
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

mjomba

Unrecorded Date
Waxii reer mandheera ah halaisku arko PG ka kan
si ann waxii tusale iyo warbixin ukala qaadano kusabsan magaaladaas.
(Tafathali kama kuna mtu yeyote kutoka
mandera, ningempenda tuwasiliane hapa,
nimesikia wako wengi europe, hasa,
london,sweden na america)

Kwa mwisho, kwahwri kuonana.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

NeefoowKaniini

Unrecorded Date
,,,,,,Siisi Waatu ya magenda bwana,,,Sijiwi Kisiwahili ya Murunle,,Garreh na Dagoodiyeh, Siisi Wana inji,,,Mwa Kubwa Bwana,,,,,,



Hooy!! Adiga, walaal maxaad sheegi adiga ,,ar hooy!! waaba lagu garanni e maxaad isu qarine, wax la qariyaa qurun ku jiraaye ....


Majoombe Adiga ma igaarki weynaa ee Diisigaad eheed Mzee D.O gi aa ku dhalli..


Walaahi ani ma u mudaayi inaas joogo Mtu kitoko Mandere,.....


Mjombo Kuwaheeri ,,,Kuanoona Badu,,,,,,,


Asanta sana
Brotheryaako
Neefoow
Kaniini

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

mim

Unrecorded Date
wallee waa yaab!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Mashaqo

Unrecorded Date
Mjomba
Asalaam caleekum
waa raxmutulaahi waa baraaktu
horta waxaan ka xumahay haddii aad tahay qof soomaali kunna badalay afkiisa soomaaliga afka
sawaaxiiliga oo ah afka dadka yasan, haddii aad tahay qof wadanka jootid iskuu dhiibay Soomaalida dhabaatada lasoo kulantay oo adiga tahay qof soomaali Keenya ah (NFD) fadlan waan aragnay sidaada oo kale cayaa soomalida war ka sheega dalkeena haddaba hadada dooneysid inaad afka sawaaxiiliga kula hadashid dadkii gumeysiga kugu haayey ee Dowlaada Keenya ee ordoo iiga kula hadal
anaka sawaaxiili manihii, war soomaali ku hadal
nabadey.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

shadiya

Unrecorded Date
mashqo waad ku sugtay umad siloon ee dhinac ay yihiin aqoon

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

mjomba

Unrecorded Date
to neefoowkaniini

asante sana rafiki, tumefurahi
ville umeandika.
Lakini wewe unajua sana watu ya huko,
na nashukuru.

to:mashaqo.
sxb marka hore waxaan kuu sheegaaya in sawaxiliga yahay luqad ay ku hadlaan in ka badan 40 dooladoo oo ah african ah ee ma ah wax la yaso. taa waxaa cadeeyneesaa in aad tahay mangaab ,
oo waxaad aduunka ka la socoto ma jiraaan, sidaa darteed marka hore wax baro, dabaadeedna doodada dheebo.

horta aniga waxaan ahay nin soomaali ah. afkasta ruucxa somaliga wuu baran karaa. waana kuhadli karaa , tasi ma ah in qofkii sawaaxili ku hadlaa af gumeesi ku hadlay. Engilishka waa gumeeyste hadan soomali badan baa ku hadla,maxaa loo dhihi waayey af gumeesi bay ku hadlaan.ku hadalka sawaaxiliga waa cilmi aan ku dheerahay.


To shadiya. duckayeer iyo dameerba dankaa lagu dhuftaa.
tan labaad

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Cubeed

Unrecorded Date
Mjomba,

Shadiya waa gabar ee dumarka saa looma caayo waad na ceebeysay kow dheh,

waa runtaayoo af swaxiliga meelo badan ayaa lgaga hadlaa, dad badan oo Somali ahna way ku hadlaan, laakiin Somalida inteeda badan ma jecla waayo dhibaatooyin badan ayay kala soo kulmeen dalka Kenya, sidaa daradeed ma jecla inay dhegehoodu maqlaan afkaas mar hadday ka soo tageen.

Sidaa iyo warsan

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ciro

Unrecorded Date
Ninka yiri somali kenyay necebt tahay saas kaliya maha ee Kenya waa adoon san waawayn saas darteed somalidaa yasta oo naceb.NFD baad nin yohow ku dhalatay oo waxay yihiin jirin nin african ah oo waxaa xoog ku haysta sanwayn markaa maxaad kaga fani luuqad xoog lagugu baray adoo lagu haysto.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
Assalamu calaykum!

I could not turn a blind eye to the call by our brother mjomba regarding people from mandera. I happen to have been born in mandera district (Rhamu), so if anyone is around from that part of the world I would be more than happy to embark on memory lane. Please don't hesitate to drop a few lines here , I promise to get in touch ASAP.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

batuulo

Unrecorded Date
TO CIRO WALAAL WAXAA IS WEYDIN LEH MAXAA LAGU NICI KENYA ADIGUSE MAXAAD DHAANTA OOD DHEERTAHAY ADIGAA YIMID MARKAAD WADANKAADI MEELAAD KA ISTAAGTO WEYDEY OOIS DHAMEEYSEN AYAAD TIMID ADOO CARAR AH OO KABNA LULAHAYA KABNA LAALADIN HAYA. MARKAASAD AMAAN KU HESHAY OO DANAHAADINA KU DHAMEEYSATAY HASA AHAATE MARKAAD GAALO KALE GACANYA UGASHAY OO XOOGOW DHOOL AHNA LAGU SIIYEY AYAAD KENYA WAX KASHEEGI MAAD WADANKINA IYO DADKIINA ARAGTIT SIDA AY YIHIIN. MIDA KALE WAA ADIGA LEH WAXAA LAGU NACAY SANKA WEYN HORTA OGOW TAAS WAA ABUURID ILAAHEY ILAAHEYNA SUU RABUU WAX U ABUURA WAXUU ABUURTO DHANA WEY USIMAN YIHIIN.ILAA WAXA LOOGUSOKEEYA WAA AMARKIISA OO LAQAATO. SAAS AY TAHAYNA WAA DOWLAD GAALA AH LAKIIN MUSLIMIIN BADANAA KU DHAX NOOL. TAASNA WAA GALAD ILAAHEY. EE HADAD WAX SHEEGEYSO DHIBAATADA SOMALIYA DHIBAATADIINA KAHADAL.SIDAA YIO NABAD GELYO

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

NeefoowKaniini

Unrecorded Date
,,,,,,Batuulo walaal waabad ku mahadsantahay sida sharafta leh aad u warrantay ee aad uugu Caddeysay kaneey Ciro ay leeyihiin ee intaas Wanainjigii laga haahaayo ,,,,,


,,,,,Batuulo horta in liis barto waaba fiicantahee walaal Adigu Australia waadba joogtaa'e reer Melbourne amaad uun ka tahay mise halkii loo badnaay iyo Sydney aad Siinka ka soo Qaraaci,,,Unugana dhamaan Watu yaa Mandheere waa lakala firdhadi oo kuwa Norway jooga iyo Ingiriiska iyo kuwa meeshan Australia iska nagaadi aa la naqdi dad wixiis ahaaybo,,,,


,,,,Asante sana
,,,,Batula
,,,,Tume farihi
,,,,Ville Umeandika
,,,Na nashukuru sana
,,,,Kuwaheri kuonona


Nefoow
Kaniini

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

kawaanle

Unrecorded Date
ciro malab afkaa lagu shub sifiican aa xoolahan ula hadashay doqomiinta aha.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Saturday, August 05, 2000 - 06:31 am
Assalam Caleykum,
Horta waad mahadsantihiin dadkiina meeshan fikrada kadhiibtay,reer somalia waxaan leeyahay Bal dad iska dhiga oo sharftiina iyo qarankiina soo celiya kadibna dawladaha kale iyo dadka kala caaya.Umadii somaliyeed meel walba dhib eey lataaganyihiin tahriib,mukhadaraat,forgery iwm.
Qabiil qabiil eey somali isu baabi say.Marka ninka soomaliga ah ee magaaladiisa jooga ee kala dagan ee dhibka iyo hubka aa lasoo gasheen maxa karabtaan?

bye

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

asha

Saturday, September 23, 2000 - 06:13 am
nefoowkaniini
af somali xumaadaadii inaad reer mandera tahay waa
lafilaayey waxan ku oranaaya inad marka hore af somaliga soo baradiid sorry for unconvinced

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

NeefoowKaniini

Sunday, September 24, 2000 - 03:42 am
,,,,Asha Asante saana walaasheey!! wallasheey adiga si aad iyo aad aad u mahadsantahay!!! walaasheey af soomaaligaaynaa walax ceeba inaas leeyahay ma u qabeynin!!!!Adigana Asha Bilcaan aad eheed gaabsigaa kuugu fiicnaay mar he murunle ii dagoodi aad dhex surantahay!!!! Waaqdhoor Cummaad Ilqoonle oo D.O ahaay gabar aas dhalay oo Asha Malkuut la dhahaayi sideedaad u warrantay kabisa !!!!Lakini wee sijui watu ya huko!!!maxaan ku dhihi anni sidii tii "hooyo hooy hooyo, hoh, adaan kula warrammi hooyo, ee siiil maas gororaa" hooyadeed ku tiri.


Reer Wajeer i ceey aniga ,,,asha aniga i cey aniga hor ilaah aan u ahay reer mandeera,,,,Shooriyaako

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

US MARINE

Wednesday, November 01, 2000 - 05:53 pm
danm majomba i am from mandera. wassup bro. who is from rahu i went to sheikh ali high school.

to the rest of u talking •••• dan the bad thinbk is i can't read what u said. i need to take time to read it so i will do it later.
i read couple of ur comment, it is discusting. if someone state conversation and it don't concern you pls let it go. he is asking for who is from mandera then what is all this bulshit don't answer at all.
we are all brothers and sister i don't matter where we are from ethiopia ,somalia, kenya ,tanzania ,uganda and jabuti.
let us get long and bring back the five star of somalia and have united states of somalia.
why does it matter where someone is from as long the person is somalia we are sis and brothers.
majomba keep in touch bro

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.