site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

WAARYAA [MADHIBAANA AH IYO CIDIHII] U DHAW DHAWA HALKAN SOO GAL

SomaliNet Forum (Archive): Somali Communities - Beelaha Qurbaha: Africa: WAARYAA [MADHIBAANA AH IYO CIDIHII] U DHAW DHAWA HALKAN SOO GAL
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

SHIDE

Unrecorded Date
SAAXIIBAYAAL HADAAD CIDAHAASI SOOMAALI XUMAYSAY AAD TAHAY HALKAN SOO GAL KUNA REEB ADAREYS KAAGA.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

SOMAALI

Unrecorded Date
TO JAAHILKA LA MAGAC BAXAY SHIDE
WARYAA JIHILNIMADA LAGU DHALAY MAAD MOODAY.
INEEY DADKA OO DHAN KULA QABAAN. TEEDA KALE
YAA KUGU JIRI MADHIBAAN YAA LAXUMEEYE?
OO LAGA DHALASHA FIIQAN YAHAY?
WARYAASOMAALI OODHAN WAA ISMADHAANTO IYO DHASHEEDA
EE MAR DANBE WAXAAS OO KALE HAA NOOGA SOO QORIN
MEESHA OK JAHIL LIITO OO QABIIL LAGU FANO KA DHALAN YAA TAHEE EDEBYEELO WASAQ YAHOOW.
OO AFKA URKA BADAN, ADIGA IYO INTA ISKU MASKAXADA
YAR FACK YOU

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

caddaallo

Monday, June 26, 2000 - 01:03 pm
waryaa adigaa af ur ah iyo wax ka daranba,ee dadka ha ku sheegin wax liita,adiga ayaa maanta
maskiin gacan hoor sanaya tahay markaas weli dadka caayeysaa,adiga yaa kaa liitaa maanta af xaar waaxid,musqul,boosa neero,kor madow,....oo weli shiiraaye.oo dal laheen...falastiin ayaa ku dhaanta oo calan leh...hadda sympathy raadinaysaa
markaad qabiil isu layseen,waa ku faraxsanahy inaad
is dhammeysiin,anigaa ayaa u soo hareeno waddanka
waxa idin haysta waa xaq darro.figlio di canno waaxid.intaas ha iiga ekaato.bye now

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

**Ina-Gane**

Tuesday, July 18, 2000 - 06:07 pm
To:Shide

Waad salaaman tahay meel walba aad joogtaba, macnahaaga ma fahmin haddii aad "Waraan" tahay soo badi baaqashad bogan.

Haddii aadan famiilyada aheyn waxaa roon in aadan mooradada soo dhafin.

**Ina-Gane**

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

jay.z

Monday, September 04, 2000 - 12:09 pm
marabtaa in aan kuutilmaamo. nin madhibaan. ah oo dagan. denver.co
maxay madhibaanka, is ku jecelyahii.?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

GABOOYALEYGRIL

Friday, November 17, 2000 - 09:25 pm
SHIDE INAADEER ANIGAA MADHIBAANEE SOO DHAWOW MUDADAAN OO DHAN WAAN RAADINAYEY CIDLAA I DISHAY.
SHIDE AF COLOOWAHA HADA KA DIB AAN KU SHEEKAYSANO SI AANAY U FAHMIN XAASIDIINTA/BY YAA

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

shide

Tuesday, November 28, 2000 - 01:11 pm
soodhawoow ina adeer.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

JAAMAC-YARE

Wednesday, December 20, 2000 - 03:06 pm
MADHIBAANKA HABLAHOODA GUSKAADA HADAD GALISO MA AMIINSANO ••• NASAB INUU KU JIRO

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Monday, January 01, 2001 - 08:23 pm
JAAMACYARE WAXA AY LA DAREEMIN WAAYEEN BECAUSE WAA BALAQ JILCAY KAASOO KALANA IN LA TUURO AYUU KU WANAAGSANYAHAY EE BASHAQA NASABKA U GEE IYAGAA YAQAAN. NASAB BY NASAB KU LAHAA WAAR DIINTA KU TIRI NASAB AYAA TAHAY SOO SHEEG AMA AAYADA AY KU SOO DEGTAY NACALAA HOOYADAA KU YAAL

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ixtiram

Saturday, February 10, 2001 - 09:23 am
waryaa gabgdhaha soomalida waa gabdho aad u qurux badan qabiil walbana asagaa isla quman inkastoo aan og nahay in ay kala qurxoon yihiin balse waxaan soomalida oo dhan u sheegaya ama dadka halkaan soo gala in ay qabiilada ay fursad u la yihiin si ay u heli lahayeen gabdhaha madhibaanka ah runtii aniga ma ahi wiil madhibaan balse waxaa u hayaa gabdha madhibaan ixtiraam wayn waxaana soomalida kale u sheegayaa in gabdho qurux badan seegeen

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

sugaal

Tuesday, February 13, 2001 - 10:14 am
TO:ixtiraam
saaxiib,anigaa ubaahan,gabadh wanaagsan,ee igu
xidh,qabiil wax ba igama,galine,haduu,qabiil,
wax tari soomaaloo dhan iyaa.isku dilaysee.
iyadaan,ubaahnahay. jawaab deg dega.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ixtiram

Tuesday, February 13, 2001 - 07:15 pm
to. sugaal

walaal waan ka xumahay inaan gabar kuu haynin balse dadku meel walba waa joogaaye raadi haddii aay daacad kaa tahay meeqaa aragtay alla qurux badanaa soomaali warkeed iska daa ee wax raadso
aan sida kale isla soconee . haddii ay dhacdo inaan hello mid wacdale igu soo gaarimayside xataa labo

waa kukaa

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Wednesday, February 28, 2001 - 01:51 am
TO:INA GANE
WALAAL WAAD SALAMAN TAHAY SALAAN KADIB WAXAAN KU SHEEGAYAA DHAMAAN MADHIBAAN OO DHAN WAA INAD RADISA MEEL AY JOOGAANBA ANIGA WAXAN JOOGAA FINLAND WAXAAN RAJEENAYA INAY IL SOO XIRIIRAAN DHAMAAN DADKAA ,SIDA WARAAN,QARYAD AABIR IYO GAAGGALE.
MAHADSANIDIIN BY:CABDIQAALIQ@HTMAIL.COM

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.