Dhalfo | Friday, July 21, 2000 - 07:01 pm To:Anonymous Waxaan aad ugu faraxsanahay inaad isku sheegteen (Billis) oo aan u naqaano Haweenka ama Bilcaan... Mida kale waxaa ku xad-gudubtay qabiil dhan tan kale InterNet habartaa moroor kuus murgo dheereey sabiisha laf guriga uga jirey ma iska leh oo Obosiibo 20x20 ka cabiratay.??????????????? Waa ku kasey waxa a la neef-neefsanaysid cudurkii Ab ka ab awoowayaashaa laga gubay maa ku haya waa lagaa gubaa. O Dio mio...Oh my goodness...Nacala-zaman... Waryaa ma ilowday markii reerkiina la dhihi jirey Ha fatto buio magaalada laga bixin jirey sidii Ari-carbeedkii markuu gabalku dumo...... Doqonyahoy haddii nabadda,wanaagga,dadnimada iyo xurmadu futadaada ay ku jirto Dhalfo ayaan uga soo saareynaa....inta ka horeysana iska sii matag.... Dhalfo...... |