This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...
Go to Current Forums ...with millions of posts
Unrecorded Date waxaan u baahanah in qofkii qgaranayo oo reer jiddah,ah in la ii Raadiyo KHadro Salax oo dagan xaafada SHarafiah, Nimco oo dagan xaafada Sabiil gaar ahaan suuqa suxeyfa ee soomaalidu dugaamaha ku leedahay iyo Xaawo oo ay isla dagan yihiin??
| |
Unrecorded Date Inbnu cumar Awalan Asalaamu caleykum taniyan ya Akhi inta tacri Ahlu sucudiyiin (somaliyiin sakin fi sucudiya) khasatan banaat macindahum waqt yisuuru technolagy gadiid walala caduhum qabar li'anu banaat Ahlu shugl calashaan yaciishu mush zayinaa ginaa buldani khawajiin wala yihimnaa faluus wala xuriya. Yakhi idciihum wa tawakal cala laah li'anu sacba awi some1 to tell u info can hum. peace and take care do not take the other way anround what i just said is my opinion and girls in saudi they work 4 their food & don't have time to visit net. so take care. no hard feelin makuntish fakir naas kathir can yacishuuna fil Sacudiya mogudiin hina. somaliyiin sakinu fi ayi xita yarabi irxamnaa Abl maa niskun fil Antartica lol.
| |
Unrecorded Date ,,,,,,,Wallaahi Actaqit Antartica axsan min Sacuudiya wa Akhwaatahaa Milyoon marra,, Just a comment!!! Neefoow Kaniini
| |
Unrecorded Date ,,,,,,,Wallaahi Actaqit Antartica axsan min Sacuudiya wa Akhwaatahaa Milyoon marra,, Just a comment!!! Neefoow Kaniini
| |
Unrecorded Date Al carab jirrab waman shaaf harab, war see u dhex joogtaan haddii la yiri waa jirrab, laakiin waxaan u malaynayaa waa xayaysiin ay iska samaysteen, saa hadday jirrab yihiin yuhuud bay iska jirrabi lahaayeen.
| |
Friday, August 25, 2000 - 03:19 am WALAALOW KALA SOO XARIR DADKA AAD DOONYSO DUKAANKA XASAN NUUR SHEEKH KHALIIF OO KU YAALA SUUQA SAXYAFA TEL 6435656 FAYSAL ABUUKAR SAMAOW
| |
Tuesday, October 03, 2000 - 06:54 am QALID ABDULQADIR A.(YAWELI)3/10/00 WAXAAN HALKAAN KAWARGELINAYAA DHAMAAN ASXAABTEYDA KU NOOL SACUDIGA WAXAANA IIGALA SOO XIRIIRTAAN TEL;- OO447957625580.
| |
Wednesday, November 15, 2000 - 08:54 pm IBNU CUMAR SARAAXATAN ANAA MUSHFAAHMA QASDAK YAA AKHII TIGDAR TUGULEE EESH LIJAAB SABIIL AND SAXEEFA MACA BACAD. SADIQNII INTA LAA TIBQAA SHAY WALAA XATAA TIDAWAR WALA AXAD SHAKLAK TIBQAA TILCAB WA KHALAAS. WALAAL HEEDHE HADAAD SACUUDIGA KALA GARANAYSID MAXAA WAAYE WAXAAD ISKU QASAYSAA EE SABIIL IYO SAXEEFA MAXAA ISKU KEENAY WAA LABA XAARADOOD OO IN DOOR AH ISKU JIRA. HADABA TAN SHARAFIYA DAGAN GARANEY LAAKIIN TA KALE SI SAX AHA U SHEEG KADIB ANAA KUU SHEEGAYA INTAY KU DAMABEEYEE,BY IBTISAAM
| |
Friday, December 01, 2000 - 03:24 am IBTISAM WAAD MAHADSANTAHAY WALAALO INTA BADAN DADKA HALKAN WAX KU QORI REER SACUUDIGA MABA AHA OO XITAA XAARADAHA MAKKA IYO JIDDAH AYAY ISKU KHALDAYAAN CALAA KULLI XAAL COOL ANSWER YOU GAVE. WONDERING HALKAAD JOOGTID? I AM IN JEDDAH
| |
Saturday, December 23, 2000 - 10:36 am waxaan raadinayaa gabar la yirahdo ubax cismaan aadan oo jogtay faransa 1992 meel ay ku danbeeso aan o geen fadlan qofkii yaqaan ha iga la soo xiriiro tell 619 516 0403 san deigo c.a u.s.a yahye hagi muse mahs
| |
Monday, January 01, 2001 - 07:33 pm `WARYAA YAHYE MUUDEY TAN KU LUMTAY FARANSIISKA WAXAA ILA QUMAN INAYNU FARANSIISKA WAYDIINO WALAALKIIS MAXAAD KA QABTAA. IBTISAAM
| |
Sunday, January 07, 2001 - 12:34 pm WALAL YAAN ANIGAA WAXAAN RADINAYAA SXBKEEY NUUR CABDOOW OO DAGAN BABMAKAH SXB YAAL IILA SOO XIRIIR SIIYA ANIGOO JOOGA USA MINN MPLS TEL 612-7215592 WALAL WAAN U BAAHANAY IILA SOO XARIIR SIIYA NUUR CABDOOW OO KUNOOW SACUDIGA GAR AHAAN BABMAKAH NINKA DOONAYO WAA ANIGOO AH MOHAMED QORYOOLEY KUNA NOOL USA MINN MPLS TEL 612-7215592
| |
Sunday, April 08, 2001 - 02:58 am walaalayaal waxaan raadinaa nin la yiraahdo cushureey-matoote oodegan riyaad qofkii yaqaan ha siiyo e-mailkeyga oo ah cabdiqaaliq@hotmail.com mahadsanid
| |
Monday, April 09, 2001 - 03:45 am Asalaamu caleykum Hala ya akhwaani weynu ahlu kiilo sabca wa kiilo tamaniya? weynkum waxeshtuuni bitfakiruuni ayaam samaan. loo fii xad mooguud fi Jida lo tacrim Roda saalax sakin fi kiilo tamaniya, mumkin tidiini cinwanhaa la'anu hiya shaqiiqatii wa asxaabi. Wa shukri dubad saakin fil saxeefa or xayil jaamica maa acrif hiya saakin feen alxiin mumkin loo tacrim hadool banaat mumkin tidiini raqam hatifhum. or qabiriini wa xadiig email xagii calashaan tibcathni raqam xagahum. cala fikra haduul banaad ogadeen Roda mugawish lakin shukri maa acrif. shukran yaa ahlu Jidah waxeshtiini awi.
| |
Wednesday, April 11, 2001 - 05:04 am yaa shukriya yaa hala yaa bint..faakira lamaa kunna naqaazel bacd cal telefon wa aqullik "baxibbik" wa enti taruddi caleiya wa tegul "xabbak bors".dalcik waxashni awi awi.....lol your ex from jeddah
| |
Sunday, April 15, 2001 - 04:08 am To Jamaaal14 lol dhiq dhiq dhiq dhiq dhiq dhiq dhiq dhiq dhiq dhiq dhiq dhiq dhiq dhiq dhiq Yasalaam Walaah bitixlam ya ibni naas. gulti eyh samacni........? Ya akhi isxa balaashil xilm wa riwaayah badali kalaamil faariq. Akiid inak sarxaan wa qafiif awih. anaa makalamsh rijaal mithlak li'anu sumcati akbar minak. Cala fikra loo tibqaa tiguli xaaga mara thaaniya qudi daqiiqa wa fakari zeyn bilhadaawa min kheyr cajal bacdi kida uli fikratak.
|