site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

WALAAHI WAA IGA DHABE DALKII WAX MA U QABANAA? WALAAHI WA IGA DHAB!!!!!!!!

SomaliNet Forum (Archive): Somali Communities - Beelaha Qurbaha: Somalia: WALAAHI WAA IGA DHABE DALKII WAX MA U QABANAA? WALAAHI WA IGA DHAB!!!!!!!!
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

SALAAXU-DIIN

Unrecorded Date
SALAAMU CALAYKUM DHAMAANTIIN.

WAXAAN U MALENAYAA IN SOMAALIDU MIDOOBI DOONTO MADAAMA AY OGOLYIHIIN DIB U HEESHISIIN IYO WADA HADAL WA KHEYR MAN-SAHAALAH.

INAAKENNA KA HADALEE WAXAA DALKII U BAHAN YAHAY IYO SIDII NABAD DIB LOGA DHISI LAHA.

WAXBARASHADA AYNU HALKA KA BARANO MA WAXAYNU U BARAN INAYNU DALKII KULA NOQONO MISE HALAKA LA JOOGNO?

WAA SU'AAL MUHIIMA

PS. FADLAN HADAAD QAS WALEE TAHAY WAXBA HA KU QORIN HADII KALE WEL COME WITH OPEN HANDS.

WASALAAMU CALYKUM

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Laascaanood Naa Leh

Unrecorded Date
Salaax-Diin

Waddankii Cudur Daarrod la yidhaahdaa weli ku jira ee yaan wax loo qaban intaan ka safaynayno oo debed u dhoofinayno inta yaree ka hartay ee Hawiyye Cafiska u fidiyey.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
saaxiib waxba haysku darin Somali . hore ayay u kala baxday somali walaweyn (Koonfur) iyo Somaliland oo dowladnimadeedii dub ula soo noqotay , hadda daalina ama nabad wad ama dagaal wad , hana ku marmarsiinyoon nabad iyo waxa aan kaa soconayn , horaad walaweyney nabad u dideen ,
waxaan jelahay inaan mar aarsan doono , inkastoo ilaahay ii hiiliyeey oo isku diray •••••• dhexdoodii ••••••• dhexdoodii, haddana ma quusan inaan .

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

mudane

Unrecorded Date
ismaan dhaaf dadbaa ina rogay,walaalayaal
miyiidnan fahmin ulajeedada loo furay bogan,
laascaanood iyo anonymous malaha waad soo
dhunteen ee halkan laidinkama baahna aarsan
lahayd iyo dad dhoofin lahaydaaba qurbaad
ka joogtaan, hadii aysan arinta nabada idin
qusayn hasoo booqanina meesha looga hadlayo.

saalux-diin angaa ku raali galiyaye xaal qaado,
siday ila tahayna su,aashada jawaabteedu waa
DALKII.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

laascaanood

Unrecorded Date
laascaanood anaa leh iyo anon:cidna waxba ma yeeli kartaan cidna, cid cid xasuuqi kartaa ma jirto,waxaad la dhutinaysaan waa caqliyadda oo ka maqan ee ogol wanaaga haddii kale ka qayli qurbe
weliba it will be soon to meet the consequences of
the nation destruction.I hope you guys deeply regret above mentioned statements,and remember one more thing you belong to yourself not others
and speak yourself not others.I will recommend you
to support you bro..saalix..diin or be nothing
and departure from this page

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
To laascanoos
Walaal waxaan u maleynayaa in uu ku hayo cudur kii ugu xumaa taa oo ah "QABIIL" kaasna daawo maleh and I think in adiga lagu soo xasuuqi jirey

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

salaaxu-diin

Unrecorded Date
to all of you

some of you are intellegent and wisefull and rest are fool and ignorent if they can read what I wrote was if you are sick and qaswalle don't put comment here and lascanood if arogant and he is hypocrate coz he is talking behind of some one if he was standing infront of me he wouldn't say that.

thank for your comment and all the best.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Farxaan A .A

Monday, October 16, 2000 - 07:19 am
Dhamaan somalieey waan idin salaamay:
waxaaan aad iyo aad uga xumahay in nin walaakiin ah oo su,aal qiimiweyn idiin soo jeedshay aad u jawaab xumeeysaan. waxaana filayaa in sida uu sheegay eey idiin geeyneeyso aqoondaro iyo akhlaqdaro. Marka hore,waxaan u mahad celinayaa salaaxudiin, su aasha uu soo bandhigay. Markaxigtana,waa iga tan jawaabteydii, walaal salaaxudiinoow waxaan waxubaraneeynaa waa inaan wadankeenii uga faa iideeyno. anaguna meelkastoo aan joogno ka faaiideeysano. waxaana qabaa in somalidu hishiindoonto oo waxwaliba eey caadi ku soo noqondoonaan. waxxaana inoo balana in aanu waxkabarano qurbaha. kadibna ucelino dalkeenii, maxaayeelay isagaa inoo baahan, oo na sugaya.
Ugu danbeeyntii, salaaxu diinoow waxba hauarkin waxmagardka somaliyeed, maxayeelay adigaa umaskax ah e. waligaa dulqaad muuji waa dad ad masuulkatahaye ha ucaroon falfalxumadooda.

mahadsanid salaaxudiin.
Iam looking forawrd to hear from you.
farxaan

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.