This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...
Go to Current Forums ...with millions of posts
Unrecorded Date Waxaan raadinayaa qaarkamid asxaabteyda oo kabaxay dusgsiga sare baarbe oo ku yiiley xaafada Madina. oo ay kamid yihiin Fu'aad Mohamed Xaaji cali, Farxiyo mohamed Yusuf, Aniso Aadan cade, Ruqiyo mahomed tarax. dadkaaso oo ey igu wardanbeysay markii dagaalada dhaceen. Please igala soo xiriir this email: somalicenter@hotmail.com MAHADSANID
|