site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Oog is my hearth

SomaliNet Forum (Archive): Somali Communities - Beelaha Qurbaha: Somalia: Oog is my hearth
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

butoweyne

Unrecorded Date
oog waa magaalo qurux iyo wanaag isku darsatey
oo ku taal meel muhim ah jaqmhuuriyada somaliland
ku soo dhowaada intii wax garad ah.
dhaliisha aan macnaha lahayna halayska ilaaliyo.
ileeyn waa madhaafaan oog eh.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

saraar

Unrecorded Date
oog waa magaalo sharafleh waana meel qurxbadan
kanaxoow nafta waa .

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

yayle

Unrecorded Date
Oog ma tuuladii Cali Baraha ee uu dhisay nin kii la odhan jiray Ahmed Xaaji Dirir waa tuulo yar oo ay degaan in yar oo cali baraha ka mid ah. markaa oog nin aan aqoon uga skeekeeya saaxiibyaal. I minkana waa cidla oo waa laga guuray markii rigii ina xaaji dirir ka burburay.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

saraar

Unrecorded Date
yeyle adeer maxaad adigu sheegaysaa jeex dhexdii baa afka boodhku kaaga dhacayaaye yeyle mayaanu ahayn ceelkii qadhaadhaa ee labada cariish ka taagnaayeen labada cariishna anaa leh oo waan furfurayaaye saad yeeli khashiin.
oog waa magaalo heersare ah ee haku qaraarin. xaasid ilaa nogob.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

garyaqaan

Unrecorded Date
To Saraar & butaweyne
Waxan ku weydiiyey yaa oog dega, yaase magaalada leh oo ubadan iga ma a ha qabiil ee waxaan rabaa in aan ogaado.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Oog iyo Caynaba

Unrecorded Date
Garyaqaan baro OOG

Pop:
8000 inhabitants

Clan:
Ali Barreh (Adaraxman & Guleed Ali) + few Reer Barre Clan of Great Reer Yoonis Tribe.

Location:
It lies the Great plains between Laas Anood and Eil-Dhaab. It is 50 km N of Las Anod to be exact.
What else do you want to know about that great city?. I will be glad to help you answer some of your questions given that they are sincere with ill-intentions.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Oog iyo Caynaba

Unrecorded Date
Corrections...

With NO ill-intentions is what I meant. T

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Yaasin

Unrecorded Date
To Oog iyo caynaba

War adigu ma Cali baraatahay mise reer yoonis
Hadaad cali bare tahay yaad ka ahayd. iniga hooyaday baa cali bare ah, Markaa waxan ku weydiiyey cali bare yaad ka aheyd iyo ina ayadaada oo sedexan

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Oog iyo Caynaba

Unrecorded Date
Yaasiin

Haa Cali Bare ayaan ahay, reer Yoonisna waan ahay isna.

Waxa lay yidhaahdaa

Dile Garaace Uma-Tudhe

bal adigu is sheeg

nabadeey

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

butoweyne

Unrecorded Date
to yaasiin
abti lagu salaan bal adiga hooyadaa tumay ahayd
sheeg inaayadeeda intaanad anaga na weydiin maxaa yeelay dadkanaad sheegaysaa manoqonkaraan kuwo aad wada garan karto maxaa yeelay waa ciidaas oo dhaqaaqday.

nabadeey abtigiis

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Nin Qiiraysan

Unrecorded Date
Habar Jeclo ha Noolaato.
Isaaqq Guul.
Halkiinnaa ka sii curiya waa ku cabi doontaane

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

•••• daba cayuuuuuun

Thursday, March 29, 2001 - 05:58 pm
warraaaa kuwan sheeeeganaya OOOOg habartiin wasa OOOOOg waxaaa leh dhulbahante especially Jaaamac siyaaaad waaaaana tiiiii laydinku gumadaye ogaada xagaaaad usomarri kartaaaaaan ragiiii ayaaaa idinka sooooo horeeeeeeya dhababac waynayaaaaaaa habarjeclo futo xun.....haba hadlina

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

dhuyacdhuuban

Thursday, April 05, 2001 - 06:36 am
to. naanaab
waaryaa nin raga hadaad tahay sida raga u hadal
hooyada aad caayaysaana waatii ku dhashay ama kula dhalatay oo kale cidna maad gumaysan ee adaa weligaa adoon ahaa nogob ilaa nogob jaamacaad sheegayso miyaad ilowdeey jaamac jabay waxaan ku idhi (waakaa hubkii sida ragii wada hareednaa habarwaanaa waakaa hingiganheedo iyo haawd shirshooruhuba hoy maleh ragaad hilibwadaagtaan.)
sidaas yaa ninliita.

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.