site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

WARYAA MUSLIM AHEEY chechniya

SomaliNet Forum (Archive): Somali Communities - Beelaha Qurbaha: Somalia: WARYAA MUSLIM AHEEY chechniya
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

mujaahid

Unrecorded Date
BISMILAAHI RAXMAANI RAXiim

waxaan ka qayb galay dagaalkii afkhanistaan dabadeed na waxaan dib ugu laabtay somaliya,
1999 ayaan aniga iyo rag aanu ku jiraa oo carab u badani is ka raacney wadanka sacuudiga da badeedna waxaanu tababar ku sii qaadaney afghanistaan ka dib na waxaanu isku shubney wadanka layiraahdo chechniya halkaas oo uu ka dhacey jihaad kii ugu weynaa ee dhexeeyey gaalada iyo muslimiinta udhalatay wadankaasi. hada ba soomaalidu cheniya way ka sheekaysaa uun e wix war ah ee aad u baa han tahay ku soo qor halkan.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
asalaamu caleykum,salaan ka dib aniga waan tegey warar badana waan kahayaaiyo weliba taariikhdooda dadka reer chechniya,waayo wadanka ruushka ayaan wax ku soo bartey.wixii faahfaahin dheeraad ah igala soo xiriir:

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
Maxaa faahfaahin dheeraad ah !\
Ninkaan waa jiranyahy oo u baahanyahay quraan saar; maxey tahay sheekadaad noo keeneyso ninyohow...u maleyn maayo in aan ahay muslimka aad sheeganeyso...maad ka dagaalantid Somaliya oo aad gaalada caruurta xoogta(Soomaalida ayaan ka wadaa) la jihaadid.
Ma garanayo in aad maqashay maahmaahda soomaaliyeed ee caanka ah ninyohow ee waa "Dagaal luguma deg-dego ee dib aa lloga degaa" waxaad u baahantahay in aad la sheekeysato qof reer shingaani ahaa oo daaqaday walaashiis oo la xoogayo waxbana u qaban waayey...i dheh marka meeshaas ayaan gaalo joogin.
Goog luck with your Dagaal.

butoweyne

Unrecorded Date
mujaahid
ma hubtaa saaxiib meeshaad tagtay inay ahayd chechniya meeshaas kuwii ku dhashay baa ka badbaadiwaayey wixii ka dhacayey adigu adoo soomaali ah oo aan xitaa qabawga xamileyn sidaad uga baxsatay waxaan arkayey ( Alla shiikhoow faan weynaa)

salaamu calaykum ,

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

mujaahid

Unrecorded Date
To butaweyne

Horta butaweyne waxaa la oran jerey meel keyn ah oo oog xagaa ka xigta markaa butaweynow hadaad ina aya daada isoo sheegto waan garan lahaa. Inigu afkhanistaan iyo checniya ba waan ka dagaalmay ina oo u dagaalamaya kalimatulaahi culaa waxan u malaynayaa in aad ifahantay markaa wax ba faan iyo wax meesha ha keenin.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
Haggaf##Aadanaha ayaa waxaa haysata dhibaato
Aad u badan oo ku saabsan xaga nolosha Waayo hadii ruuxkastaa ogyahay meesha looga Yimi muxuu uga jawaabi waayey? meeshii aad Rabto ku noolow muslim waa hal naf allena Xad ayuu inoo sameeyey hadaad ka baxdo waxaa Kugu dhacaya jaahwareer adduun & mid aakhiro
Unoqoshada alle ayaa xal lagu gaaraa & wuxuu ku faray oo aad unoqoto addoon rasmi ah nolosha adduunnka inta lagaa faray kaga dhaqan inta kale isaga tag xalaasha &xaaraanta kala baro? xaqa & baadilka kala baro? diin & diinla,aan kala baro? islaam & dimuqraadi kala baro? Hadaadse noqoto nin caano lagu shubtay sida iraanta ku nool qurbaha kana tagay waxay ahaanjireen korna u dhaafay wax diinleh & wax aan diinlahayn labadaba ugu danbayn ninkii xaq udagaalama alle ha koriyo kii baadil ku jira alle ha soo hanuuniyo (AAMMIN)YAARABBI

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

butoweyne

Unrecorded Date
mujaahid

iga gudoon salaan saaxiib bacda salaan waa runtaa si fiican baad ugaranaysaa magacan runtii meel aanan kaa filayn baad iigaga soo baxday magacan waxaa garan kara keliya nin reer oog ah waxaanse garan waayey goormaynu chechniya kadagaalgalay walaahay aad baynu u fogaanay waayo mujaahidiin ilaa xadkaas gaadhay baa idinku jirta ismaan lahayn waxaan garanayaa mujaahid waxaa inoogu dhowaa ina cabdilaahi diiriye qawle oo ilaahay ha unaxariistee ku xijaabtay dagaalkii boosaaso 1992kii alitixaad laakiin ninba xag ubadiye meeshii aad ka timi lafteedu waxay ubaahantahay jihaad kaas oo barashada diinta islaamka ee ladsoco oo ha ilaawin.
waxaan jeclaanlahaa ninkaagaas reer chechniya usoo hiiliyey inaan ogaado aakhira taankii xagaad ku
danbaysay.

salaamu calaykum waraxmatulaahi.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ahmed Faarax

Unrecorded Date
To butaweyne

Iniga oo ah nin reer oog ah waxan idin weydiinayaa mujaahika iyo butaweynaba in na a yadeen na waayo waxaalaga yaa baa in aan idingato madaama aad reer oog tihiin.Butaweyne nin ka aad shegaysid cadilaali diiriye qawle ma wuxuu ahaa ini lagu naaneysi jirey sheekh shiikh maryoole oo ahaa nin cali bare ah oo berigii dambe all itixaadka galay

to ahmed faarax salaan saaxiib ninkaasi waa shiikh maryoole laftiisa ee ninkan kalaaba ka qatarsan ee ka soo dagaalamay chechniya. oo aan isagu weli liiska ku jirin ee bal horta isaga aan weydiino inaayadiisa, intaynaan chechniya wax ka suaalin.

nabadeey ahmed.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

sulman

Unrecorded Date
To buteweyne

Ina ayadeyda waxaa la yiraahdaa
Sulaman Ciman Cawed

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
Saaxib waxaa la yiri sadaqo gurigaaga ayaa laga bilaabaa, ee inta aadan chechniya tagin, walaalaha somaliyeed ee ay dulaysato amxaarada wax la qabo.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Mujahid

Unrecorded Date
To Anonymous

Waa runtaa oo waa in wax lala qabtaa walalaalaha ay dulaysato amxaaradu. Laakiinse fariga u dhexeeyaa wu xuu yahay, Chachniya iyo somaalida chechniya 100% waa u daacad in ay codowgooda gaalada ah jibiyaan, soomaalidu se waa ay is jaajusaan oo weligood dacad jihaad uma noqdeen, waad aragtay oo maalinwalba inamada wadaada ah iyaga ayaa soosheega meesha ay joogaan.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Diiriye

Unrecorded Date
maxey tahay meeshaan la is ayo warsnayo, hadana laga hadlayo mujaahidnimo.
qolyihiina isku sheegaya in eey Chechniya ka soo dagaalameen ama hada rabo in eey ka soo dagaalamaan waa mid adinka idiin taala inkasta oo aanan idinka aqrisaneyn.
Midda kale; Maxaa Chechniya faraha idiin geliyey maad eegtaan waxa Somalia ka dhacaya oo aad xoreysaan dadka sidii slave kii loo haysto...waxaa jira gabdho yar yar oo ilaa maanta lagu haysto soomaaliya dacaladeeda o

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

butoweyne

Unrecorded Date
waad salaamantahay suleman
ma adigaa mujaahidku xaga sare mujaahid kuma qora

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Mohammed

Thursday, August 03, 2000 - 03:51 am
Salaan kadib Diiriye waxaan rabay inaan ku weydiiyo su'aal walaal waxaad tirimaxaa chechniya faraha idin gekiyey oo maad somaliya xuretsaan. waa runtaa oo waa mid jirtey laakiin aniga siddey ila tahay ma'aha laba leesku mattali karo somaliya iyo chechniya waayo? dadka somaliyeed ee la adoonsado waxaa u sabab ah somaliya ama anaga sababtoo ah hadaan sameysano dowlad lagama yaabo in nala gumeysto oo waxaa dhici kartaba in aan ku xureyno magaca dowladeed anagooba dagaalamin hadaad la socotaba bal fiiri taariiqda iyo dagaalkii somaliya iyo itopia taas ayaa marqaati ah.
Tan kale ee chechniya waa dad walaalaheena ah islamar ahaantaan loola dagaalamaayo muslinnimo iyo aan xasuusano xadiis Rasuul(NNKA) oo ahaa in lala socdo amuuraha muslimiinta qofkaan la soconina uu rasuulku yiri igama mid aha .
markaa chechniyana waan u dagaalameynayaa isla mar ahaantaan ma illaaweyno tan wadankeenii ama shacabkeenii somaliyeed.
mahadsanid hadaan wax qalad qorey waa nafteyda iyo sheydhaan.

Sidaa iyo nabadgelyo.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

columbus ohoi

Wednesday, February 28, 2001 - 01:12 pm
salama caleykum dhamaantiina, horte wallaalayaal
inloodakaalamo makaca ilaahay, laailaaha ilalaahu muxamada rasuululaahu(scw) markaas wax kuqaban karo malaha..........

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Wednesday, March 07, 2001 - 07:01 am
ninka dhahay yaamuslinooy isku sheex somali muslin mawada aha hada waxbana nagama galin muslim waana necebnahay muslin

CABDULLAAHI NASTEEX

Tuesday, April 03, 2001 - 05:41 am
KU.Walaaladayda wanaaga jecelow iga guddooma salaantan ALSALAAMU CALAYKUM WARAXMATULLAAHI WABARAKAATUH,salaan kadib.
Walaalayaal aad iyo aad baan ugu faraxsanahay mowduucan aad kahadasheen oo ah JIHAADKA, waa mahad u sugnaatay ALLAHAYN NA ABUURAY DHAMMAANTEEN annagoo joogno qurbaha inaynu mowduucan qaarkeen ficil laga hayo inay JIHAADEEN iyo qaarkeen niyadda ku hayo iyo qaarkeen had iyo goorba hadalhayo JIHAAD, iga raali ahaada markale aan u mahad celiyee ILAAHAY,ALXAMDU LILLAAHI RABBIL CAALAMIIIIN.
KU.BROTHER MUJAAHID------->Walaal waad ku mahadsan tahay akhbaartan aad naga siisay adiga xagaaga iyo walaaladeenna dhibban ee aanu isku iimaanka nahay, aan iraahdo walaal ILAAHAYOW DHAMMAANTEEN SHAHIID NAGA WADA DHIG OO NAGA YEEL KUWII KOR U QAADA DIINTOODA ISLAAMKA,DIFAACANA WALAALADOODA DHIBBAN.ILAAHAYOW AAAAAAAAMIIIIIIN.!
Walaal aniguna waxaan kuu hayaa AKHBAAR MUHIIM AH EE AKHRISO,HADDII AAN KUU TILMAAMO WAXAAD KA HELI KARTAA HADAAD RAADISO HALKAN.MARKAAD HESHANA GAARSII EHELKAAGA IYO MUSLIMIINTA AAD LA NOOSHAHAY.
{SOMALI COMMUNITIES-BEELAHA QURBAHA,DENMARK.}
CINWAANKA MAGACIISU WAA { WAA NASTEEXADA NOLOSHIINNA RIYADAN UU ILAAHAY I TUSAY WALAALAYAAL.!!!}.
WALAALAYAAL HADAAD AKHRISATAAN HALKAN, IDINKUNA KA FAA``IDAYSTA WAA FURSAD QAALI AH OO AAD HESHEENE. RAADSADA WIXII NAFTIINNA U ROON HA NACASOOBINA AMA MA FIKIRAYAAL HANOQONINA INTAAD NOOSHIHIIN.
Sidaa iyo nabad gelyo ammaana ALLAAH iyo wada shaqayn wacan.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

X

Tuesday, April 03, 2001 - 07:41 pm
Xayawaan!!!!
Walaal, Walaal, Walaal, Walaal...
Get your own brothers and stop calling us(Somali ppl) Walaal.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Muxamad

Friday, April 13, 2001 - 11:24 am
To: MUJAAHID IYO MOHAMMED
Asalaamu Caleykum walaalayaal.
Anigu ku dheeraan maayo qoraalkayga, oo ma doonayo in akhristayaasha ay ku daalaan, sida uu MOHAMMED u qoray qoraalkiisa. Waxaan idin weyydiinaya qodobadan:
1) Marka aad Chechniya u raadinaysaan ciidan, ma iloowdeen dadka somaaliyeed oo gumeeysiga xabashida ku jira sommaliya gudaheeda?.(ileen waxaa la yiri marka aad aqalkaaga ka daboosho roobka, ayaa dariska kiisa la dhisaa!).
2) Ma ogtahay 2800 gabdhood oo bikra ah inay xabashida ka kaxeeysatay GEDO, BAY, iyo BAKOOL, maxaad ka qabanaysaan Mujaahidiinay?.
3) Masaajidyadii la dumiyay mad dhistaan?.
4) Dalkiina Somaliyeed ma dawlad islaam ah ka dhistaan, inta ad Chechniya iyo carro fog wakhti ku luminaysaan.
Think twice you damn fools, and save your bretheren.
Muxamad

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.