site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

SHACABKII BURCO YAA KA NOOL?

SomaliNet Forum (Archive): Somali Communities - Beelaha Qurbaha: Somalia: SHACABKII BURCO YAA KA NOOL?
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
Walaalayaal qofkii i caawin kara waxaan raadinayaa dhalinyaradii shacabkii burco,aad baan ugu farxi lahaa haddii aan qof degenaa ama garanaya dhalinyaradii wakhtigii dagaalada ka hor degenaa shacabkii burco.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

butoweyne

Unrecorded Date
saaxiib salaan waxaan anigu garanayaa nin la odhan jirey aadan tadhka (aadan goofadhe) weli waa noolyahay he is still alive

good by

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
butoweyne mahadsanid.
nabadgelyo.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

qaaalo

Unrecorded Date
to anonymous walaal walaalshay ayaa ka noool iyad ayaa ••••• ah

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

shacab

Unrecorded Date
To Anon:walaal shacabka xagee ka degeneyd
waqtigeese degenayd,shacabku wuxuu meel la soo
wada maro oo la joogo muddo intaan bedel u iman
famliyada.ANY WAY waxaan aad ugu farxay sida aad
u raadinayso reer shacab.
waad mahadsantahay

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
Waxaan anigu ahay ninkii bogan furay waxaana aan doonayaa in aan ninkaa u jaabo , waxaad i weydiisay meeshii aan shacabka ka deganaa.


Runtii sidaa aad sheegtay shacabku wuxuu ahaa meel mudo la joogo inta aan bedel kuu iman,laakiin anigu in badan ayaan deganaa ,mudadii aan deganaana waxay ahayd,
(1980 ilaa 1988) markaa adigu is cadee.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

shacab

Wednesday, June 14, 2000 - 12:27 pm
ANON:Walaal khalad ha iga fahmin waxaan deganaa
shacabkaa waqti fog waxaan deganaa 1970-75 waqtigii abaarta ayaanu ka guurnay,hase yeeshee
waqtigaa aad sheegayso waxaa dhowr jeer imid burco
khaasatan shacabka.waxaan anagu degeneyn gurigii
badhasaabka kuwii ka sokeeyey gurigii uu ku jiray
.waxaan filayaa intaasi kuugu filan infor..waxaad ogataa in guryaha ay dept...kala lahaayeen.markaa
saaxiib xagee adigu ka degeneyd shacabka?
waad mahadsantahay

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Wednesday, October 18, 2000 - 08:09 am
Walaal waxaan garanayaa da badan oo ka yimid buro.Lakiin ma garanayo meshay ka da ga naayeen buro.

Insha alaah cid badan baad hali.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

abdulahi

Wednesday, January 10, 2001 - 09:02 am
waad salaaman tihiin reer shacabka waxaan daganaan jiray shacabka sanadadii 1980-1983 waxaanan daganaa labada guri ee u dhaxaysa odaygii xaaji abdi guuleed iyo xuseen taarwale waxaan aad u jeclaan lahaa inaadn warkooda maqlo ilma abiib xadi oo aan isku lod ahayn waa odaygii haysan jiray somali airleenta burco iyo ilma xuseen taarwale iyo waliba ilma xaaji abdi guuleed fursad dahjabi ah ayay ii nononaysaa hadaan maqlo warkooda waad mahgadsan tihiin dhamaantiin

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

khadar

Monday, January 15, 2001 - 04:27 am
walaa reer xaaji cabdi waa reer hargeysa imika laakiin reer abiib meel ayku danbeeyeen ma garanayo.reer xuseen taarwale waxay deganyihiin laascaanood ayaan maqlay,waxaan maqlay ninkii siciid ee caato ka weynaa ayaa dhintay aniga qudhaydu xaafadahahaa ayaan deganaa tan iyo dagaalka ka hor.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

abdulahi

Thursday, February 01, 2001 - 06:38 am
to khadar :-khadar wan mahadsan tahay xaasiib waa abdullahi saaxiib aad iyo aad ayaad u mahadsantahay anagu waxaan ka guurnay shacabka sanadkii 1983dii waxaan daganayn guriga u dhaxeeyay xaaji abdi guuleed iyo xuseen taarwale waxaan saaxiibo run ah ahayn wiilashaq abiib xadi laakiin meel ay ku danbeeyaan ma aqaano aad ayaan ugu farxay markaan maqlay ilma xaaji abdiguuleed iyo ilma xuseen taarwale warkooda.waxaan kaloo rabay inaan ku waydiiyo adigaa daganaa ilkaa dagaladiiye ma taqaanay reerkii ilma axmed saaxla oo daganaa xerada guulwadayaasha iyo wiilashii uu dhalay oo waxaa ka mid ahaa mid jiis ahaa dhutin jiray waxuuna haysan jiray aabahood sarkaar guuwadayaasha haysta ayaan jeclahay .teeda kale adiga dhinicee ayaad daganayd inaan isgarano auyaa laga yaabaa ama walaalahay isku lod tihiin

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

khadar

Monday, February 05, 2001 - 06:41 am
Cabilaahi walaal waxaad isoo wydiisay odaygii axmed saalax ee deganaa malaysiyada dabadeeda ee haysayna guulwadayaasha ee dhalay laangadhe iyo maxamuud guubshe iyo kuwii yaryaraa ee badnaa ,walaal meel ayku danbeeyeen war uma hayo ,anigu walaal waxaan deganaa aqaladii daaqa qaranka oo ilma garaad hadii aad garanayso ayaanu jaar ahayn.adiga laakiin aqalkii aad daganydeen waan garanayaa waxaana aan u malaynayaa in maxkamadu lahayd.


maanta walaal war kale oo intaa dheer ma hayo ,adigu dadkii intii aad xasuusato iiga soo warran

sidaa iyo nabad gelyo

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

abdullahi

Thursday, February 08, 2001 - 04:35 am
to khadar
walaal aad ayaad u mahadsan tahay waana kaaga mahad celinayaa sida wanaagsan ee aad iiga soo jawaabtay waad garatay aleeylehe waxaan sheegayay ilma axmed saalax labadaas wiil ee waa waynaa kuwa ka yar yar ayaanu saaxiib ahayn oo isku lod ahayn runtii burco waxaa iigu danbeysay anigo toban sano jira laakiin waa sii xasuustaa waxaan dhigan jiray dugsiga hoose ee siida ee u dhawaa isbitaalka burco kana soo horjeday somali airline
runtii kuma garanin laakiin guryaha aad sheegayso daaqa qaranka waanu ka dhex bixi jirnay markaanu malcaamada u socono malcaamadayadu waxay ku taalay dixda agteeda kuna dhaganeeyd aqalka gudoomniyaha wasaarada waxbarashada burco
guryihiina waxaa daganaan jiray oo kale gaalo u shaqeeyn jirtay wasaarada beeraha sow ma aha
waad garatay guriga aan daganayn waa gurigii maxkamadaha aabaheey ayaa haysan jiray maxkamadaha
ilaa 1983dii kadibna koonfur saan ugu soo guurnbay
dadkii iyo burco kaalay sheeg waana magaalada aan ugu jeclahay somaliya sababtoo ah ciyaarnimadeeydii ayaan ku soo qaatay saaxiib emailkaaga isii aan kula soo xiriiree dadkii wax war ah oo aan ka haye ma jirto adaaba igaga war badan waligay isma lahay dib danbe wax u yaqaana ayaad helaysaa dadkii.
mahadsanid saaxiib waa abdullahi

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

indha biyo

Thursday, February 08, 2001 - 04:27 pm
saaxiib
anu waxaan kuu hayaa axmed garaad,odaygii xanaanada xoolaha.wiilkiisii.

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.