This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...
Go to Current Forums ...with millions of posts
Unrecorded Date as salaama caleykum. Dhamaan soomaalida dagan wadan ka Australia Waxaan ka codsanayaa,in qofkii igaranaya ninkaas ilasoo xidhiidho. Burcoyare@hotmail.com salaan cilmi.
| |
Unrecorded Date Cawil oo reer Kiwi ahaa miyaa sxb soo kale cadee
| |
Unrecorded Date To samiir: walaal waxaan weeye, nin reer waqooyi ah.oo adaad qabiilkiisa rabtidna, waa Habarjeclo, maxamed abokor, axmed farax. mahadsanid.
| |
Monday, July 03, 2000 - 09:41 am Waar ma Habar Jeclaad tahay adigu horta?! Nabadgalyo, Candhaf
| |
Wednesday, July 12, 2000 - 04:18 am as salama caleykum. War waxaanu nahay habar jeclo e maxaa ku daran sx?
| |
Friday, July 14, 2000 - 09:04 am Aniguna waxaan ihi Habar-Kuuleey Ka waran hee?
| |
Thursday, August 03, 2000 - 04:03 am nin wayn baan kuu maleeyay, lakiin waxaad ugu noqotay dhakaxun,rali ahaw.
|