site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Kismaayo iyo kisteena hala loo deeyo

SomaliNet Forum (Archive): Somali Communities - Beelaha Qurbaha: Somalia: Kismaayo iyo kisteena hala loo deeyo
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Bajuuni

Unrecorded Date
Magaalada kismaayo waxaa tan iyo xaawo iyo aadan degenaa oo ku noolaa dad hawiyaa iyo baajuun,ee darroodkaan shati baahi iyo tuugonimo keenye hana dhaafaan!!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

justicefair

Unrecorded Date
I am urging all the non-indigenous armed gangs fighting over Kismayo to pack up and leave until its too late.You already put Kismayo and its indigenous inhabitants through unnecessary suffering and death.I don't understand what war criminals Eideed and the notorious Morgan are doing there.Those thugs are the symbols of genecide,death,unintelligence and greed.They did all their war crimes in the name of a clan.
Amazings they still enjoy some kind of support from their clansmen,despite their bloody background.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

shankaroon

Monday, August 28, 2000 - 08:03 am
Wallaalayaal,

Waad wada salaamantihiin. Su'aal baan ni hayaa. Kismaayo dhawr goor dagaal baa ku dhacay. Maad ii sheegi kartaan Kismaayo goormay lagu dagaalameen? Markii ugu dambeyey March 1999 bay ahayd, laakin mararki kale sannadkooda iyo bishooda maad ii sheegi kartaa?

Waad mahandantahiin

Shankaroon

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

jay.z

Monday, September 04, 2000 - 11:43 am
hello.i'm
jay.z@
kismaayo waxaa iskale
dad asalkoodii uu ahaa baa juun oo naoday
oo noqday.qabiilo kale oo kadan beeyay buburka soomaliya
ayagooraba in aynolashooda ku badbaadiyaan
mahiimada suaashaan waa kismaajo ••••••• ayaa iskleh lol

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

reer kismaay dhalad ah

Wednesday, September 20, 2000 - 01:42 am
waa ka xumahay in kismaayo ey sheegtaan baajuun iyo •••••• kaliya waayo baajuunta waa la hayaa waqtigey soo gashey kismaayo iyagoo jinsiyadoodu tahay keenyaati kana yimid banbaasa waxaay waagii hore ka degenaayeen jula iyo jawaay ka dibna calanley mageengo marka baajuun maba aha in ey soomali sheegato waayo magaca soomali nimo kuma eydaan dhalan o waa qadateen waayo 90 boqolkiiba ma yaqaanin af somaliga inta ku hadashana waxay ku hadlaan mid kaksan tasna waa xaqiiq oo daris ayaan la ahaa af soomaliga dhalintooda yaryari waxay barteen wagii qasabka la isaga dhigi jirey oo xafiiska calanley ayaa lagu barey ka dibna siyaad bare ayaa u bixiyey soomali jasiira markaas bey ku soo darsameen somaalidii inteedii kale oo qaarkood bajuun in la dhaho waaba diidi jireen marka baajuun waan idin aqaanayee beenta joojiya.
Hawiyana ma uu daganeen magaalada kismaayo waxaase baadiyaha ku nolaa gaaljecel kuwaaso xoolahooda dartood keeney waayo waa geel dhaqato magaaladana waxay imaan jireen markey caano keenayaan.
marka dadood kismaayo waa magalo darood ee daaya.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

kala saar

Thursday, September 21, 2000 - 01:50 pm
WAR HOY!

to: reer kismaayo dhalad ah
WAR ••••••• daroodka ha iiga darin. marka aad leedahay kismaayo waa magaalo •••••••, waa in aad kala saartaa daaroodka aad sheegayso.

mareexaan sida ninkii caanka ahaa ee hoteelada ku lahaa magalaadaas ee nuur aduunyo ayaa deganaa magaalda kismaayo. qoysas majeerteen ah iyo qaar ugaadeen ah oo 1978ii qaxooti ahaan lagu dejiyay halkaasna way jiraa. maantana ugaadeen wuxuu u laabtay somali galbeed halkaas oo uu isku dayayo in uu xoriyad u dagaalamo. mareexaan waynase sidii ayuu u deganyahay. qoysaskii majeerteen waxay taageereen morgan midgaan oo halkaas ayay ku hoy beeleen.

mahadsanid

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Reer kismaayo dhalad ah

Wednesday, September 27, 2000 - 12:37 am
ha ha Haaaa midka isku magacaabey kala saarow odeygiinii weynaa ma siisteen gabadha oo dumaashiggiin dad buu ka dhashey haduu dadkiiisii u noqdey waayo kuli sheeyin yarjac calaal asal baa la yiriyee ma midgaan buu noqdey hadaba. markaad u alalaaseysen oo gabadha siineyseena wuxuu ahaa majeerteenka magaca weyn leh sow ma haha isla yaaba ee intaad hadal oran ismaqalhorta adi intii lagu maqal mida kale kismaayo in kacaankii aad ku soo gurmateen waa la ogyahay kismaayana majeertan magaalo tahay so go a gedo

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

original reer kismaayo!!

Thursday, September 28, 2000 - 08:13 am
firii kuuli kismaayo wa iskale majeertan iyo ortooble saas waye.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

kismaayood

Saturday, September 30, 2000 - 06:54 am
Horta dhamaantiin dad jaahiliin ah oo in aan ujawaabo qalad ugu tahay ayaad tihiin, runtise hadaan kahadlo, kismaayo waa magaalo ogaadeen taariikhda unoqdo anigu dhiigiinu waa iga xaaraan hadiise aad igu qasabtaan ood idhibtaan waad igaheleysaan waxaa aan idin kala war wareegayo.
check this out. htt;//pobox.upenn.edu/~tbl/singhbutta.html

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

kismaayood

Saturday, September 30, 2000 - 07:09 am
http;//pobox.upenn.edu/~fbl/singhbutta.html

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

wamo

Saturday, September 30, 2000 - 03:33 pm
kalasar, waryaa xaarka kalabax netka, kismaayo waqtigeedi mareexaan majirin haduu jirayna cid ogeyd malaha, mareexaan siyaad intuu xukunka hayay ayaa la'arkey maahane yaaba ogaa, waqtigi sultanki sansibaar uu ingiriska kusoohogaamiyey kismaayo wixi dhagaha ulaabay oo jubaland daganaa waa ogaadeen 1887 ilaa 1889kii, waqtigan ma'umalay inuu mareexaan inuujiray? waryaa mareexaan tariikhdu xaguu ogayaal? inaan dadkan lahadlo maba aha.
waxaan hal ku oranlahaa reerahan dhabayaco, waryaada riyada kabaxa dharaar baynu joognaa.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

saanbuus

Sunday, October 01, 2000 - 11:46 am
ku.dhamaan dadka sheeganaya kismaayo.
dhamaantiin markaan akhriyey fikradihiina kala
duwan ee ku saabsan kismaayo iyo cida iskaleh
dhamaantiin waxaan idiin arkaa jaahiliin aan wax
cilmi iyo aqoon midnaba aan laheyn,inta aad leed
ihiin qabiil hebel baa leh iyo baayuun baa leh
madinku soo dhici weydey soomaaliya oo isku duban
baa leh oo weliba ka badan soomaalida oo dhan.
hadaba saaxiibayaal iska ilooba waxyaabaha maanta
dhibaatada inoo keenaya oolagu kala tagaayo.
ugu danbeyntii waxaan idinleeyahay israaca.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Reer Kismaayo dhalad ah

Monday, October 02, 2000 - 01:25 am
Ha ha haa waryaaya maxaa indhaha la iskaga daboola soomaali intee joogtaa maanta lagu doodo waan ahay mooyiyee anaga xamar waxaan ku leheen guri ijaarano laakin ka kuda aa na la dhahay oo ilaa hada qabil magacii aa lagu heestaa taasna tu anaga noo kali maa aha oo ••••••• badan ey heysataa marka qabiilkasta meel uu leeeyahay ey hada soomaliya safxadeedu maree diida ama ha diidina soomalinomo in leysku aqoonsado mooye wax kale ma tareeyso marka dadkiina iska dhigooyo reer magaalka soo celiya somali nimadii af lagaadadana joojiya u maleen maayo in aan idinka jaahilsanahe

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Arba Qarsa

Tuesday, October 03, 2000 - 09:46 am
Waamo

Sheekadaadii ayaan sii tixraacayaaye markii uu talyaanigii yimid oo uu damcay inuu Ogaadeenka ka dhigo askar oo ay diideen ayuu wuxuu ka keenay Bari niman dhabayaco ah oo askar u ahaa Talyaaniga, Ogaadeenkii markay maqleen ayay weerar ku soo qaadeen, oo goobtii lagu dhameeyay nimankii dhabayaco waxaa la yidhaahdaa "Lafo Harti" oo illaa hadda waa la yaqaanaa.

Boowow Bari laga reesay bariis caano leh iyo Baasto suugo leh bawlad dhac. yaa yiri.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Reer kismaayo dhalad ah

Thursday, October 05, 2000 - 12:55 am
Arba waa isku xaartee yeey ahaayeen kuwii iyagoo aad moodo lax bilaawo aragtey noogu yimid kismaayo kana yimid ogadeeniya bada markey arkeena ku daldaley sokorta si ey ugu macaato??????

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ReerKismaayood

Tuesday, November 14, 2000 - 03:36 pm
Reer Kismaayo hadaan nahay waxaa noo talinaya dadkii waligeen noo talin jiray. Beesha Sade waligeed ayay daganayd kana soo talinayasay Kismaayo. 3 nin oo Sade ah ayay ahaayeen Kacaanka kahore iyo xornimo ka horba wixii isaga danbeeyay kasoo talitaanka Kismaayo. Si kastaba ha'ahaatee Sade oo wali sheeganaya ma'arag Kismaayo Anagaa Leh! waayo awoodeeda inay leeyihiin ay ku haystaan xitaa xoogg ayaanu ogsoonahay hadaanu nahay reer Kismaayood. Gedo kaliya ayaa cawimo ugu filan. Si kastaba ha'ahaatee Reer Kismaayood waxay isku raaceen inay tahay Beesha kaliyee isku wada wadi karta una talin karta inay tahay Sade. Taas waxaa tusaalo u'ah markay Moorgan ka cayriyeen magaalada ma'aysan sheegan ee waxay u'aqoon sadeen dad la fuduulinayay oo ka koobnaa 19qabiil inay u'aqoonsadaan Daganaashahooda.
Hanoolaadeen reer Kismaayood iyo reer Gedoodba.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

WIIL JOORE

Saturday, November 25, 2000 - 04:37 am
War u kaadiya. Haddii meel aad taariikhdeeda rabtid maktabadahaa laga fiirshaa,haddii aad ka waydid suugaantaa laga dayaa aan qornayn, haddii aadan weli helinna deegaanka iyo dadka iyo aasaaska belidkaa la fiirshaa. Haddii ann idiinka taariikheeyo sida loogu soo kala horeeyey dhulkaas waamo laisku dhaho. Waxaa loogu yimid qabiilka gaalaha siiba jilibka la dhaho WARDAY iyo BAAJUUN oo xeebaha deganayd. Waamo waxay hoos tegi jirtay maamulkii boqortoo yadii Cumanka boqor Saciid ee xakumi jiray Zanzibar ilaa Cadale . Cadale ilaa iyo Bndar qaasim waxay hoos tahagaysay Boqor Cusmaan. Labada boqor waxay wadaageen xiriir diineen, ganacsi, dhaqan iyo mid deegaanba. Somalidu waxay dhulkaa soo gashay dhamaadkii qarnigii 17ka iyo billowgii 18ka. Dhanka xeebaha waxaa ka soo galay bahda HARTI.
fADLAN SUG QAYBAHA KALE. HA KA FAALOON. ISUG.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Wiil Joore

Sunday, November 26, 2000 - 08:21 pm
Dhanka hawdkana waxaa ka soo galay Ugaadeenka.
Qabiiladii kale ee soo degay Jamaame, iyo Jilib zone keeda waa la yaqaan oo dooda kuma jiraan sidaa darteed maxusaayo waayo ilaaqda kuma jiraan mana u rabo in la soo geliyo.
Hartigu waxuu samaystay xulafo hoos tagta suldaan ka Hartiga. Sidoo kale a yuu Ugaadeen kuna samaytay.
Dhul boobkii iyo xoola qaadkii siiba lo'dii ay lahaa yeen Borantu ayaa waxaa isku jiiray Hartiga iyo Ugaadeenka.Dib ayaa loo celiyey Ugaadeenkii dhawr dagaal ka dib. Ingiriiskii ayaa soo dhex galay una sameeyey soohdin u dhaxaysa.
Suldaanka Hartigu waxuu sal dhigiisu ahaa magaalaha Kismaanyo.Golaha taliska ee hartiga seddex laf oo daarood ah ayaa cod kala wayn ku lahaa maamulka.
1. harti 90%
2. Leelkase 7%
3. Awrtable 2%
4 Baajuun 1%
Habkaa dimoqraadiga ahaa ee ku salaysnaaa xeerkii la oran jiray Xeer Aji iyo Ajuuran ama Xeer Waamo waxuu dhigayey in cid kasta oo jecel bahda Hartiga in la dejiyo zone hadday ogol yihiin in masuul laga naqdo.
Mareexaanku waxuu ka mid ahaa kuwa masuulka laga yahay waayo 1940 ka hor ma soo gaarin carada. Dadkii ugu horeeyana waxaa ka mid ahaa Sugule Xirsi, Ina Yarow,Cali Naasir, Cabdi Riikow iyo Cali Daad.
Hadaba waa dhici kartaa in qabiil uu ka adkaado qabiil kale, balse macnaheedu ma aha in hadda la degay kismaanyo ee ku faan taariikh halkii aad kaga jirtay ileen waa kaalin ee.
Saaan horayba u sheegayba qabiilada kale kama hadlayo,waayo iyagba xaqiiqada way ogyihiin wayna ka xishoonayaan caqli xumada Ugaadeen iyo RIIB Mareexaan(Riibidu waa Boon waana jilibka la dhaho Talxaha waxayna isir ahaan ka soo jeedaan EEYLAHA)
Ugaadeenku Waa og yahay dhulka Harti hadduu maanta u soo hanqal taagayna la yaab malaha oo weligiiba wax ma samaysan in inta uu maseero rag waxay samays teen uu jeclaysto mooyee. Horay waxuu isugu dayey Hargaysa , markii xigayna Beledwayn, markii seddexaadna Xamar,waagii dhowaana Kismaanyyo.

Hadana waxuu warku igu soo gaarayaa in ay sheegan rabaan JOORISALAAM.
Sayidku waxuu jiri in aan jabay waxaan ku gartaa:
Maandhow waxaa la iiga taag la' yaha Yamyam iyo Qadaad weyn.
Libaabu markuu dhinto waxaa cuna dabacadde, xuunsho iyo jiir.

AR QARAABOY KUWA HEERI.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

mudan

Tuesday, December 26, 2000 - 11:01 am
BAAFIN@
ciid wanaagsan dhamaantiin reer kismaayo iyo kisteeda
mida labaad waxaan raadinaayaa gabar reer kismaayo ah oo la yiraahdo NAGRUUMO AHMED ILKA BOQOL HOOYADEEDNA WAXAA LA YIRAAHDAA MADIINO CILMIGUREY OO AHAAN JIREEN REER KISMAAYO walaalayaal qofki yaqaano ha igala soo xiriiro halkaan dadka raadinaayo waxaa nala yiraahdaa reer shariif oo markii iigu war danbeeysayna waxaa laygu sheegay ottawa oo ah dalka canada sidaas iyo nabad galyo ciid wanaagsan all

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Taliye

Tuesday, December 26, 2000 - 02:50 pm
Kismaayo waa Caasimadayda, taasna inuu shaki kagalo dadka daciifka ah aad ayaanu uga xumahay, marka dadkii isku dayay inay dadka Reer Kismaayoodka inay raraan way ka qoomomeeyeen wixii ku dhacay, markay ciidu ku dhaqaaqday ilaa iyo Gedo. Marka waxaan u sheegayaa dadka ay ka dahaaran tahay taariikhdu inay meeshaas tahay meel ay Beesha Sade sal iyo baar u dagaan una soo maamuli jireen qarniyaal. Waxaan taas la socodsiinayaa dadka ku andacoonaya in uuban Mareexaan jirin hortood inayba iyagu ogaadaan in Mareexaan Taariikhdiisu taal ilaa iyo Itoobiya ilaa iyo Yaman. Ayna yihiin dad ilaa iyo maanta Quwad leh ay ku daciifiyaan wixii isku daya inay Soomaalida Maasaakiintaa xaqooda dhaafiyaan. Ogaada in aan Kismaayo u ogalahay 19qabiil inay si wacan ugu ciishaan.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Tuesday, December 26, 2000 - 02:57 pm
kuligiin waad jiren tihiin ee waxbarta oo wax akhriya ee hasku daalinina waxa meesha aad ku soo qoraysaan aana kismayo iska leh iyo anaa reer hebel ah waxaa lagu jiraa qarnigii 21 tanaad idinka oo dhan kismayo waa dege kartiin somali oo dhan hadhegeesanina dadka wax idiin sheegaya oo idin leh anagaa kismayo iska leh qof kasta wuxuu noolan karaa isku celcelis 45years ee cidkale noloshiisa ha fiirin taada raaco intaat isku tagtaan kismaayda aad sheegiseen dhista oo ku noolaada ee war tirada iska dhaafa ee iska dhaafa waxa aad meesha ku soo qoreesaan sanadka danbe 2002 ayaan bogaan fiirin doona waxaana jeclaan lahaa idinkoo isku rayi ah oo kismayo isla wada degey xidid wada noqday dhismaheeda ka qeyb galay iyo nin walba inuunan qabiil cayin uu kan kale wax u sheego


sidaas iyo nadagelyo yicaal sikmaayo si ka faadha xaw gaas sheemtaan lukikiina dahalkooda am yaho lakti yaawe

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

mayoow

Sunday, February 11, 2001 - 05:41 am
kismaayo waxaa iska leh oortable
hadaad dood qabtid


e mail me mohamud37@hotmail.com

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

CEEBLA

Thursday, March 01, 2001 - 10:11 am
Waryaa mayoow
xagee majeerteen iyo oortable ku leeyihiin kismaayo . kismaayo waxaa iska leh hawiye hadii aad yeeli lahayd iyo hadii aad u diidi lahaydba. marka hore waligay oortable sheeganaayo kismaayo adi ka hor ma maqlin. laakiin waamaqlay majeerteen sheeganaayo. majeerteena intii aan deganaa kismaayo ayey imaan jireen iyagoo bari ku soo gubtay ooleh "BARI LAGA REESAY BARIIS CAANO LEH BAASTO SUUGO LEH BARI LAGA RAYSAY BABISKAAGA FALKISO BOWLADAADA DHAC" BOWLADA hii aadan garanaynin waa afar kumi . HA KUDAAYO WAREERKA DHUL LA'AAN AYAA IDIN HAYSEE DHUL RAADSADA ARI ABOOWE.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

MAJEERTAN /CUSMAN MAXMUD/REER BOGOOR

Thursday, March 08, 2001 - 03:04 pm
YUP KISMIIYO BELONDS TO MAJEERTAN IYO ORTOBLEY LIKE MY HOMIE ORIGINAL REER KISMIIYO SAID!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

powergirl_1

Friday, March 09, 2001 - 12:22 pm
To majeertan/cusman maxmudd/reer bogoor::: keep that up bro''''''''''(:)


yeah I agreed 100% with u man that is right kismaayo is ours and these people are just fooling around for nothing, they should go their homes and get the •••• out of here cause we don't need them here...

to all uh focus that said kismaayo belongs form ugaadeen, Mareexaan and baajuun tell u what that is not true and these people know where they come form,,,,,,, Hey believe this or not my uncle was one of the men who built the first house in Kismaayo and he still lives there..... so don;t play with me such thing like this cause even I was born in Kismaayo.......

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

QANCIYE CABI GEESAY

Saturday, March 17, 2001 - 02:41 pm
CARABTA MAXAMUUD SALAX OO CAAQILADA U BADAN WAXAA CAAYI KARA NINKII WALAASHI FOOL XUN TAHAY WAAYO NAAG FOOL XUN SUUQ UMA HAYNO AMA QABIIL SOOMAALIYEED OO REER BAADIYE U BADAN LAAKIIN QABAAILKA ILBAXA HA MA CAYTAMAAN MARKA CLASS BAAD U BAAHAN TIHIIN WALAALAYAAL WAXA UU FURAN YAHAY GALAB WALBA 6PM-9PM

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.