site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

KALABAYDH

SomaliNet Forum (Archive): Somali Communities - Beelaha Qurbaha: Somalia: KALABAYDH
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

nuur-fayte

Unrecorded Date
ku soo dhawada magaaladan waa magaalo ka mid ah gabolka laas-anod waxayan xigtaa xaga hawdka .

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

mel.abraham

Unrecorded Date
saaxiib anigu waxaan arkey oo aan tegey ta ku taal xadka u dhexeeya somaliland iyo ethopia, maabkana taas ayuun baa ku taal ee meesha aad ka keentey kalabaydh kale adaaa sheegi. Nimankii reer galbeed uun yey ku maqlin

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

shamis

Unrecorded Date
Mel-ibrahim waad iska hadashay magaaladan waa magaalo caana mise kalabaydh tii idoorka baad u malaysay jaale soo baro qariirada somalida kadibna af reer magaal ku hadal ee get a life a man

Nuurfayte magacaga markaan arkay oday aan aqanay baan soo xusuustay oo reer kalabydh ahaa ee tolow ma nool yahay mise waba adigiiba.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

sool

Wednesday, June 14, 2000 - 12:07 pm
Mel-abraham:waa jirta kalabeydh ku taala galbeedka soomaliya, aan ku saxee waxaa jirta kalabeydh ku taal hawd kana tirsan gobolka sool
kana xigta magaalada laascaanood xaga koonfur galbeed or south west,markaa saaxiib baro hadda
waana meel strategy ah.intaasi kugu filan baan filayaa.shamso iyo nuur-fayte waad salaamantihiin
kuna soo dhowaada boggan warna ha la idin ka helo.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

XUKUN DIIRIYE

Monday, March 26, 2001 - 06:58 am
ADEER HADAADAN SAAXDHEER AQOON SOOMAALIYA WAXBA KAMA TAQAANINIDE KA BAX MEESHA.
SAAXDHEER WAA MAGAALADA AY DEGEN YIHIIN LIBAAXYADA DHULBAHANTE AMA BOQORTOOYADA U TALISA SOOL,SANAAG,IYO TOGDHEER.
WELIGEY MA MAQAL KALABAYDH KALE,WAR MA KALABAYDH KALAA JIRTA ,JAWAABTU WAA MIYA,HADAY JIRTANA MAGACA HALAGA BEDELO HADII KALE..............YOU KNOW!!!!!!LOL.
WAAD SALAAMAN TIHIIN SHAMIS IYO NUURFAYTE IYO DHAMAAN REER KALABAYDH,SAAXDHEER,DHARKAYN IYO INTII SOO RAACDABA

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

XUKUN DIIRIYE

Monday, March 26, 2001 - 06:59 am
ADEER HADAADAN KALBAYDH AQOON SOOMAALIYA WAXBA KAMA TAQAANINIDE KA BAX MEESHA.
KALBAYDH WAA MAGAALADA AY DEGEN YIHIIN LIBAAXYADA DHULBAHANTE AMA BOQORTOOYADA U TALISA SOOL,SANAAG,IYO TOGDHEER.
WELIGEY MA MAQAL KALABAYDH KALE,WAR MA KALABAYDH KALAA JIRTA ,JAWAABTU WAA MIYA,HADAY JIRTANA MAGACA HALAGA BEDELO HADII KALE..............YOU KNOW!!!!!!LOL.
WAAD SALAAMAN TIHIIN SHAMIS IYO NUURFAYTE IYO DHAMAAN REER KALABAYDH,SAAXDHEER,DHARKAYN IYO INTII SOO RAACDABA

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ahmed

Monday, March 26, 2001 - 01:39 pm
To:nuur-fayte
sxb maxaa kugu raray magaca maytidana oo aad ka rabtaa nuur fayte allaha u naxariistee mardanbana magiciisa meesha ha ku soo qonin.

reer kalabaydhoow wali baalcad ma noshahay???

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.