site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Ceelwaaaq ( reer ceelwaaq ha ku sheekastan bogan oo waxii war bixin ah ha is weedarsadaan.

SomaliNet Forum (Archive): Somali Communities - Beelaha Qurbaha: Somalia: Ceelwaaaq ( reer ceelwaaq ha ku sheekastan bogan oo waxii war bixin ah ha is weedarsadaan.
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Borahaje

Sunday, June 18, 2000 - 08:32 pm
Ceelwaaq waa magaalo aad u qurxan kuna taal gobalka gedo , waxay xuduud la leedahay dalka kenya. Tirada dadka ku noo waa ilaa iyo 70,000 oo qof ku dawaad, xaga dhaqaala waxay ku xirantahay xoolaha nool iyo bayacmushtarka alaabta kenya ka taimaado oo osocoto gabolada kale ee somali oo ay canshuur ka helaan sideeda kale waa iska nabad oo waxaad mooda in ayan saameen dagaladii sokeeye ee ka dhacay wadanka
waxaa dagan beelaha ku abtirsada (sabdhawe).
( ceelka ceelwaaq sadiyoo maleh sodogoow ma leh)
nin ba taagtii ninba tabartii)

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Tuesday, June 27, 2000 - 07:06 am
MR. Boruhaje. Nin yahow waad mahadsan tahay, sida aad uga warqabtid, magaalada. Magaaladu illaa iyo xad nabad ayay ahayd. oo waxaa nimanka international communit-ga ee dhowaanahanba ku hawlannaa caawinta dadyawga waxyeeloobay ee soomaaliya ay sheegaan in degmada ceel-waaq ay tahay midda ugu nabadda badan degmooyinka soomaaliyeed iyadoo , degmada labaadna tahay degmada boorame, balse arrintaa waxaa hilfaha u dhuftay sanadkii dhoweyd niman aan aad u garanayn qiimaha nabadda, waana nimanka isku sheega SNF iyo Al-Itaxaad. Alle mahadii dadweynaha magaalada deggan ayagoo uu hormuud u yahay Ugaska Beesha Ugaas Addan Ugaas Cali, ayaa si xooggan oo isku duubni leh ugu hor tagay. Arrintu si kastaba ha noqotee dagaalkaa waxaa ku naf waayey dhowr soomaali ah oo aan galabsan geerida.markaa Nabadda ha la ilaalsho cid walba ayay u roon tahaye.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Dogood

Monday, July 17, 2000 - 08:22 am
Ceel waa degmo fiican , ee wareerka ka daaya niman yahow.

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.