site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

YAANU FILEYNAA KULANKA DJABUTI,KA DIB...........

SomaliNet Forum (Archive): Somali Communities - Beelaha Qurbaha: Somalia: YAANU FILEYNAA KULANKA DJABUTI,KA DIB...........
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

AAA

Monday, June 26, 2000 - 02:15 am
Ma waxaan fileynaa madaxweyne ina muruqgaliya markeynu kasoo laabano rajada Djabuti ee dib u dhisidda Soomaaliya?Mise waxeynu sugeynaa kii Allaha caadilka ka raali noqdey ee nagu dhaqa,hogaamiya shareecada ISLAAMKA?

Malaga sugayaa iney inoo keenaan ineynu isku dhaqno shareecada ISLAAMKA ragga maanta gafuurka u tuuraya odayaasha,waxgaradkaiyo culimada ee doonaya iney inoo soo celiyaan magacii SOOMAALIYA,iyo mudane ISMAIL OMAR GELLE oo inoo fidiyey gogoshaad ogtihiin,ee Djabuti.Kuwa aan tilmaamyo waa::Aabdullahi Yusuf,Cigaal,Ina Ceydiid,Caato,Suudi,Qanyare,Hassan Abshir"ninkii yaqaanaa yaqaanee"iyowaliba Shaati guduud.............

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Monday, June 26, 2000 - 02:37 am
To monday
Waxaan u maleynayaa aan sugeynaa kii "ILLAHAY"
weyne waxid ahe noo keeno

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

manaxe

Friday, August 25, 2000 - 01:02 am
waxaad sugeysaan kii inta hadhay isisii raacin lahaa iam sure

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.