This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either... Go to Current Forums ...with millions of posts Wixii yadu waydo afkaa hela SomaliNet Forum (Archive): Somali Communities - Beelaha Qurbaha: Somalia: Wixii yadu waydo afkaa hela ahmed Thursday, August 17, 2000 - 09:28 pm waxaad yadka waydo inaad afku hesho waa wacan tahay qofkii dadaalaa waa helaa waxuu doonayo haddii uu samir yeesho samirkuna waa mid soomaalidu aysan qancin. soomaalida badankeedu waxaa caado u ah waxaad doonayso been iyo runba raadi taasna waxaa keentay samir iyo wax jidaysan la naco. Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.