site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Aaweey reer af-barwaaqo ilaa hadda idin ma arag

SomaliNet Forum (Archive): Somali Communities - Beelaha Qurbaha: Somalia: Aaweey reer af-barwaaqo ilaa hadda idin ma arag
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

fagaase

Friday, September 01, 2000 - 10:48 am
xaggee ka baxeen reer af-barwaaqo ama af-gumasooreey i am from there i mean originally soo waxaan jeclaan lahaa qof aan ka waraysto?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Sunday, September 03, 2000 - 07:34 am
war yaa raadinee oo reer afbarwaaqa ahmase la
hubaa in aad tahay reer afbarw/qo ?
isi soo cadee

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

FAGAASE

Sunday, September 03, 2000 - 11:39 am
MAGACEYGA AYA KUGU FILAN SAAXIIB READ MY LIPPS FAGAAS.

Monday, September 04, 2000 - 12:16 am
magaca qof walbaa labixi karee yaa taqaanaa oo
yaaku yaqaan dad kuyaqaan bal iisheeg ama aad taqaan

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

FAGAASE

Thursday, September 14, 2000 - 11:57 am
WAXAA LA I YIRAAHDAA INA CABDI KULMIYE CILMI FAGAS ADEERADEY, ILMO ADEERADAY AWOOWAYAASHAY OO DHAN BAA DAGAN MEESHA SEE ALLA KUU GALAY? ADIGA IS CADEE?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

badmaceeye

Sunday, October 01, 2000 - 11:55 pm
ilaahaygii kaa soo waday af-barwaaqo oo ku keenay meel kanbayuutar laga is ticmaalo ku mahadi haddii kale tubaako ayaad cuni laheeyd,

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

fagaase

Friday, October 13, 2000 - 08:55 am
waan iska kaa qiyaasi karaa islow aa tahay am i right u morron see ila hadleey saa afbarwaaqo i wish inaan joogi lahaa hadda caano fresh ah iyo hilib aan cuni lahaa right now

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Monday, January 22, 2001 - 09:19 am
where is Af barwaaqo and who live,s there

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

JABRIILHOBYO

Friday, March 23, 2001 - 07:49 am
TO, Fagase waxaad ilhaahay ku mahadisaa rabigii ka soo waday afbarwaaqo waayo sidaad hilib idaad
ama bari idaad u cunaysid baad beerka u dhiman lahayd saxiib mmarka rabigii ku keenay meel cumputer yaal ku mahadi saxiib ayaadse raadinaysaa oo kale adiga kaliya ayaaba ka soo dhoofay reer af barwaaqo intii kale afbarwaaqo bay idihii ku jiraan marka saxiib baafintaada ma,arkayaan ee sidaas raali ku noqo

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

CAWAALE BUD BUD

Thursday, March 29, 2001 - 10:03 pm
waad salaaman tihiin. fagaas iyo dhamaantiin waa nin hada ka yimid afbarwaaqo waxaana jeclahay hadii ala idmo inaan ku laabto waaan idiinsheegayaa horumarka ay gaadhay afbarwaaqo waxaa loo samee yey dakad ku taala kald iyo gar guur iyo iidaan iyo afway halkaas ayay wax ka hoofsadaan reer afbarwaaqo xoolaha waxaa lagu kala gataa oo ay haystaan reer miyigu taleefoonka gacant waxaan taa ka wadaa dadka aamin san inay afbarwaaqo tahay meelaha u liita soomaalia in aysan ahay ee aad wali hurdaan hadii aad doonaysaan in aad xaqiijisaan waxaad waci kartaan.1. shire ilyar.tel. 2521654984 .2. cismaan xaashi. 2521 6528113.3. cabdi gadow . cabdulaahi digsi. iyo niman bada oo kae oo aan telee fankooda aan kor ka haynin .intaa iyo naba galyo war adna fagaasoow ila soo xiriir inta aanan bixin waad mahad san tihiin?????

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

XAAJIGA BUD BUD

Friday, April 13, 2001 - 07:18 pm
TO.FAGAAS. war fagaasoow xagee ka baxday waaba lagu waayay nin yahow waxan rabaa in aan baxo oo aan aado dhilkii bal inta aanan bixin ila soo xiriir kolay hadii aan tago af barwaaqo waan arkin .FAARAX MADOOW. marka bal ila soo xiriir hadii ala idmo.maca salaamo?????

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Saturday, April 14, 2001 - 04:07 am
Afbarwaaqo & Budbud..haye away reer Xingodna?
lol

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.