site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

YAA TAAGEERSAN MADAXWEYNAHA CUSUB?

SomaliNet Forum (Archive): Somali Communities - Beelaha Qurbaha: Africa: YAA TAAGEERSAN MADAXWEYNAHA CUSUB?
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Saturday, September 02, 2000 - 09:03 am
SALAAMCA
WAXAAN UMLEYNA IN QOFWALBA OO SOMALI AH AY WAAJIB KUTAHAY INUU TAAGEERO RAJADAN CUSUB EE SOMALIYEED RAJADAAS OO AH MADAXWEYNAHAN CUSUB?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Taageere tusaaleeye

Tuesday, October 10, 2000 - 07:05 am
walaal waxeey ila tahay in meesha laga saaro malada, oo loo soo gudbo xaqiiqada. nin diidikara miyaa jira madaxweeynaha sida xaqa ah loo soo doortay. waa ninkii ugu qayrkabadnaa, uguna barakadabadnaa, uguna caqliga badanaa, uguna sharaftabadnaa, aabihina noogu sharafbadnaa. sidaa daraadeed inta lais ka daayo lana iska xooro waxyaabaha xun xun oo quluubta biliaadanka fadhiya. eeynu waxla qabano madaxweeynahanaga, oon u hagarbaxno. waan guuleeysaneeynaaye. "Alaahu Akbar" maxayeelay guushii waa inoo bilaabatay. ugudanbeeyn,soomaaliyeey Taageer madaxweeynahanaga,Soomaaliyeey Taageerwiligaa wixii wanaagsan, mahadsanidid.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

daacad

Thursday, October 12, 2000 - 05:28 am
walaal waxaan idin waydiiyay miyeey macquultahay
inuu xil somaliyeed qabankaro nin walaal kii
uu haysto beer wuu leeyahay nin miskiin ah
dagan guri ninkale leeyahay hadabo hadey
idinla naoqotay in ninka dhashay beesha
habargidir inuu madaxweyne noqokaro
waan wada arkidoonaa hadii loo doranayo
ninkaa somaliyo waxey horumar lagaariweysay
waa iyaga ninbaa horay uyiri habargidreey
dooladnio,aad qabataan oolagu wada duceystaa waa daraad iyo waatagay ee waxb ha ugudaalina
fadlan yaan leyfahmin qalad waa aragtideyda

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Wednesday, October 18, 2000 - 12:45 am
TO,DAACAD? SALAAN KA DIB BAL HORTA U FIIRSO SUAASHA LAGU WARSADAY WAA {MA TAAGEERSAN TAHAY MADAXWEYNAHA CUSUB EE SOOMALI YEELATAY } LAGUMA WAYDIIN BEER NIN LEH IYO NIN HAYSTA MAHADSNID

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Thursday, November 16, 2000 - 07:13 am
WAxaan jeclaan lahaa inaan wax yar ka iraahdo meshan waxaan ka imid cabud waaq marka hore marka labaad waaxa garan kara qiimaha wadan iyo madax wayne . sidaas daradeed waa in la tageera ninkastoo yimaada maxaa yeelay mid wanaagsan oomalaaiga horay lagama heli karo. balse hadii aan anagu wanaagsano waa la heli kaara mid wanaagsan balse midkastoo yimaada waa un sommali ee wadan kale nooga imaan maayo, waan tagi doona oo tariikh baa ka hari doonta

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

rageedii cali

Thursday, December 14, 2000 - 04:31 am
no

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

PROSPECTIVE

Thursday, March 08, 2001 - 09:58 am
RAGOOW RAXANWEEYN WAXAY KUMAAHMAAHDAY
AMA FAD AMA HAFADIN WAALAGU FADSIINAA
HADII KALANA WAA LA'IDIN BAROOMINAA
YAA INAW DHINTA RABAHEEEEEE NOOO BADYYYY
ARYAA FAQ FAQDAAN ISKALA HERA DAWLADANA HALA TAAGEERO
REER WOQOOYI IYO PUNT LAND WAXAAN AY SHEEG SHEEGAAYAAN AFKOOREEY KADHEHAAN .
CANAASIIRTA KALENA CIDAAMKOODA AA BEEB LAGU SHIDAA
HADAY DADKOODA ISKA SOO RAACI WAAYAAN .
NABADEEEEEEEY JAALAYAAL
SOOMAALIYA HANOOLAATO
DAWLAD DIIDKUNA HAJABO
AYAKA IYO AMXAARADOODABA
JAAW NABADGALIYO...............

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Riiqaaye

Thursday, March 15, 2001 - 07:26 am
TO. ANONYMOUS
warninyahow waxaan ku waydiiyay adiga fudeydbadnidaa bisinka laguuma qaban miyaa
habeenkii aad calolsha galeysay meelkasta
waad adiga ku qorane tisxi maatahay.
waxaan ku leeyahay tartiibso.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

tageere muse suudi

Friday, April 06, 2001 - 04:16 am
war hooyadiin iyo dowlada wasa ik ben niet bang
cid waxaan camal soo qorta me BAD BOYS YOU DO
KU NOOL HOLLAND HAGAR GIDRTA CUSUB MITIDKA CUSUB
MARLABAAD HABARGIDIR MANA SIREESO

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

tageere muse suudi

Friday, April 06, 2001 - 04:18 am
war hooyadiin iyo dowlada wasa ik ben niet bang
cid waxaan camal soo qorta me BAD BOYS YOU DO
KU NOOL HOLLAND HAbAR GIDRTA CUSUB MITIDKA CUSUB
MARLABAAD HABARGIDIR MANA SIREESO
waa kaxumahay soomali qoraalkaa idhibaaya

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.