This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...
Go to Current Forums ...with millions of posts
Sunday, September 03, 2000 - 05:34 pm Waryaa aha dhalinyaradii madiino ee xafada booliqaran dagneed ama barabe sare dhigan jirtay between 87 and 88, hadaad tahay igala soo xirir samiir25@hotmail.com, you are very important per V.I.P jaw samiir
| |
Wednesday, September 27, 2000 - 06:44 pm War yaahe Samir Xafada waa nagii ka badalnay booliqaran ee u bixinay bilic qaran ee miyaad waalantahay naga daa boolida. Gabadh reer bilic qaran ah
| |
Tuesday, December 12, 2000 - 03:30 am YAA ARKAY CIYAAL MADIINO GAAR AHAAN XAAFADA TABAKAAYO MADOW,QOFKII ARKAY HA,IGALASOO XIRIIIRO E-MAILKAN DR_MUGNE@YAHOO.COM
| |
Friday, December 22, 2000 - 02:07 am WAXAAN HALKAN KABAAFINAYAA DHAMAAN ASXAABIHII REER MADIINO IYO DABAKAAYO MADOOW AHAAN JIRAY BARI SAMAAD (DAAHIR-BAAJUUN) WAANKASAY INTAKALENA WAAN SUGAYNAA ILAA SOONA SUUQ-BOOCLE ILAA MAC-MACAANKA WAA C/QAADIR C/KARIIM HASSAN LOO YIQIIN-- C/QAADIR-LOOBAGE,WAXANA IGALA SOO XIRIIRIKARAYSAAN loobageabdulkadir@hotmail.com
| |
Thursday, January 25, 2001 - 02:26 am aqyaarey waa idinsalamey daahir baajuun adi waan kugartey hadad tahay daahir yuusuf muunye walaalkaa xasan oo kaa weeyn aan isku lodaheeyn isaga aan sifiican isu garaneeyna e-mailkaaga waa qaldanyahay soo sax . mahadsaniidin
| |
Saturday, February 10, 2001 - 08:49 pm Oh Man!!!! those were the good times when u call someone by his name or search for somebody by which shool he went to.. man!! I know it is all over now, gone.. but just let me cry for a moment for old time's sake.. Guys I am touched.. moved by the memories and Madina.. Booli/Bilic Qaran whatever, Nuur Aduunyo and Nuurto Aakhiro, Tabakaayo madoow, Macmacaanka, Aargada, Suuq Madiino. all over the place.. I can't but cry for all those places for all those people i knew and grew up with whome i have no contact with for almost 11yrs now. To Samir: U have done great job by setting up this place.. hats off.. and and even though i was one year ur junior in Baarbe, I still remember cats like Ilkacase, Muufo, Ingiriis, Xamza, Baraf, all those cool dudes. I have no contact with anyone..Hope they r well.. waiting the arrival of an other Madina, an other Bilic Qaran, an other Macmacaan.. and a good life. To all the guys and gals from Medina... I miss u guys and May allah bless u where ever u r on the Globe.... Ur Ex-Neighbour.. MJ
| |
Saturday, February 10, 2001 - 11:53 pm to daahir yusuf munye. aboowe daahir waanku salaamay ceeshow ii waran waanka xumahay xiriir la aanta e-mail waankuu soo diray waa qalad ee soo sax kayga waa jellesahal@hotmail.com igu salaan xasan cidiina waa ay fiican yihiin deg deg aankaaga helo e-mail ok jaaw ceeshow.
| |
Friday, March 09, 2001 - 11:18 pm Waa idiin salaamay dhamaan akhyaarta reer madiina. Reer Baarbe aan ahaa lakiin loodadkii dambe aan ku jiray.. Da' aad iisheegateen. salaam iga gudooma reer Madiina bye
| |
Saturday, March 24, 2001 - 03:19 am waan idin salaamay dhamaantiin reer madiinooooooy gaar ahaan tabakaayo madow iyo suuq boocle waxaan idin weydiin lahaa hadaad ka heysaan akhbaar mahdi maxamed cali (mahdi cadaawe)ama daa'uud Cabdule Barkhadle (Daa'uud Goobo)iigu soo hagaajiya akhbaartaas emailkeyga Email:geelle2208@hotmail.com
|