ilyaas | Friday, September 08, 2000 - 08:44 am isparasho.furan qabiilka oortable |
mohamed | Saturday, September 09, 2000 - 10:57 am to ilyaas waaad mahadasan tahay saad dakaaga isugu xireeysid waxaan ahay wiil ortable ah my name is mohamed |
Anonymous | Saturday, September 09, 2000 - 06:21 pm waxaan ahay islam. soomali . ortable ,reer fiqi idiris ,hadii aad tahay orwtabledoonayo in , ayisbar taan ortablaha kunooldalkadibadiisa aad ayaa umahadsantahay saaxiib ama walaal waxaan ahay ortable kunoolhada dalka NZ EMAIL ,UGAAASFHOTMAIL.COM sidaasiyo nadab galyo byyyyy |
Anonymous | Saturday, September 09, 2000 - 06:21 pm waxaan ahay islam. soomali . ortable ,reer fiqi idiris ,hadii aad tahay orwtabledoonayo in , ayisbar taan ortablaha kunooldalkadibadiisa aad ayaa umahadsantahay saaxiib ama walaal waxaan ahay ortable kunoolhada dalka NZ EMAIL ,UGAAASFHOTMAIL.COM sidaasiyo nadab galyo byyyyy |
ilyaas | Saturday, September 09, 2000 - 08:28 pm to.anonymuos waad mahad santahy walaashiis waxaan kuu rajeenayaa qeer iyo qeeraad iyo nin fiican oo ku dhaqda by |
ABDI | Sunday, September 10, 2000 - 02:29 am AAD AYAA MAHAD SAN TAHAY ILYAAS MARLABAAD WAADMAHSATAHAY WADWALIGAA REERISKUXIR ANIGA ANIGA IYO ADIGANA XIRIIRWANAAGSAN BY ILEES \ |
Murqo | Tuesday, September 12, 2000 - 08:58 am Gadaalka gaar goob-dumis, Hadda maad qaabiil isku urursanaysaan Waa qarnigii 21 ee ka kaca hurddada xoolayahaw oo dantiina raaca?!!!! Matag-iska-dheh. |
geedi | Tuesday, September 12, 2000 - 09:52 am Waraa murqo, kuwaan makasee adiga waxaa waaye flight 14 nooh, aa Australia geeyey marka hala yaabin geeloos waa. |
Anonymous | Wednesday, November 15, 2000 - 04:00 pm MURQO ADIGAA MATAG AH AWRTABLE ANIGU MA IHI HADAYSE IS RAADSADAAN WAA FIICAN TAHAY.UL IYO DIIRKEED NOQDA AWRTABLOOW.MEHERI ISMACIIL |
batra | Thursday, November 16, 2000 - 10:26 pm wuz up ppl aniga batra baa laydhahaa 16 baa jiraa i live in melbourne majeertaan bana ahay. peace batra |
BISHAARO AHMED | Thursday, November 30, 2000 - 04:19 pm ASALAAMA CALAYKUM WARAXMATULAAHI WABARAKAATUHUU WALAALAHA AWRTABLE. WALALAALAYEEL WAXAA IGA DHUMAN WIIL AWRTABLE AH OO LAYIRAAHDO ADEN HUSSEIN DUCAALE OO HOOYADI LAYIRAAHDO MARYAM HUSSIEN OO WALAALKI LAYIRAAHDO FARTUUN OO AHAAN JIRAY REER NAYROBI. FADLAN NINKII YAQAANAA HA II SOO JAWAABO |