site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Buulo xuubeey

SomaliNet Forum (Archive): Somali Communities - Beelaha Qurbaha: Somalia: Buulo xuubeey
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

watiini

Tuesday, September 12, 2000 - 02:36 am
waxaan ku dhashay baydhabo waxaana 74 soo degnay
xamar gaar ahaan bakaaraha 76 agosto ayaan waxaan soo degnay xaafada ilaa iyo hada loo yaqaano
buulo xuubeey halkaasoo ilaa iyo hada aan daganahay ilaaheeyna intii muslim ah oo dagan
ha ku wada nabad yeelo aamiin

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ABDI-FATAH

Saturday, September 23, 2000 - 03:25 pm
MAGACAYGU WAA ABDI FATAH CAAWA WAA HABEEN KADUWAN HABEENADA KALE SABABTOO AH WAA MARKII UGU HOREEYSAY EEN BUULO XUUBEEY KU ARKO HALKAN HADABA HADII AAD TAHAY WATIIN WALINA AAD JOOGTO BUULO XUUBEEY KUMA AQAAN WAAYO WATIINKAAN AQAANAY WAXAAN U MALAYNAYAA IN LAIIGU SHEEGAY SCANDANAVIANKA WAXAY WALOOLO YIHIIN ABSHIR IYO GEELE IYO WAXAA LA DHAHAA ILMO CALI GUUTAALE WAAW XUSUUSTAYDA WALI AAD BAY U FIICANTAHAY. ANY WAY SAAXIBOOW ANIGU WAXAAN MUDO TODOBA SANO AH AAN KU NOOLAA MARAYKANKA RUNTII I MISS BACK HOME. ILA SOO XIRIIR IISOO DIR E,MAIL REMEMBER XATAA DUGSI QURAANKII WAA AYNU WADA DHIGANAY HADII AAD WAR UHAYSO MACALIN MUKHTAAR FADLAN ILA SOO SOCODSII.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ABDI FATAH

Saturday, September 23, 2000 - 03:35 pm
WAXAAN KAA ILAABAY MY EMAIL WAA SIDAN FATAH@DRIVERNET.COM

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

khadiijo haashi

Thursday, November 09, 2000 - 02:39 pm
hi reer buulaxuubay ii warama waxaan ahay gabar dhigan jirtay school jabuuti daganeed xaafada buula xuubay waan ku farax sanahay inaa arko dad buulaxuubay kayimid, barsho wanaagsan, ina soo sheega ardaydii dhigan jirtay school buula xuubay 1990oo ahaayeen 8aadka marka aan iskala xariirno intaa,

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

H,eeno

Saturday, February 17, 2001 - 10:04 am
WAAD SALAAMANTIN DHAMAAN MAGACEYGA WAA HUSSEIN (ENOW)B/XUUBEY WAXAAN KASOO TAGAY 1990 WAXAANA HADDA KUNOOLAY GEMANY GAAR AHAAN BONN AAD AYAAN UGU FARXAY MARKII AAN HALKAAN KU ARKAY B/XUUBAY ANNAGA WAXAAN VIDEO STERIO KULAHAYN SHANEEMO DUCAALE MEESHA KUDHEGANEYD OO LOO YAQIIN GORGE VIDEO AND STERIO HADABA DHALINYARADA REER B/XUUBEY ILA SOO XARRIIRA ADAREESKEYGA WAA abdulle@freenet,de

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

idiin hiloobay

Wednesday, February 21, 2001 - 08:31 pm
salaam dad kiina intiina badan ma aqaano aniga buuloxuubey anoo yar deganaan jiray skool jabouti aan school ka bilaabay ma gacyada aan xusuusto waxaa kamida qamar qaashe inkastoo aan ahaa caruur wali ma ilaabin wiil jaamac logu yeeri jiray. cabdi oo isha laga riday, fargan walaalkiis uga riday. dhamaan reer school jabouti waan idin salaamay.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Vila-baidhabo

Saturday, March 03, 2001 - 04:36 pm
Hel dhamaantid waan idin salaamay.. waxaan ahaan jiryay reer buula xubay school waxaan ka bilaabay jabuuti 84/85 kadibna labo sano kadib waxaan u badashay school siyaad waxan deganaan jiranay guryaha u dhexeeya vila baidhabo iyo sheneemo ducaale..
dugsi quraan waxaan dhiganjiray macalin basbaas oo ku yaalay buurka hadana waxaan deganahay USA Minneapolis barasho wanaagsan dhamaantin!!!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

XUSEEN ENO

Sunday, March 04, 2001 - 04:16 am
WAAN IDIN SALAAMAY DHAMAAN REER BUULO XUUBAY WAXAASE AAN LA YAABAY MAXAAD MAGACYADIIN LA QARINAYSAAN MIYAADAN RAADINAYN ASXAABTAADA AAD B/XUUBAY KU WADA CIYAARI JIRTEEN HADABA AAN ISGARANEE SOOSHEEGA MAGACYADIINA

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

binti

Monday, March 05, 2001 - 12:21 pm
somaaaliyeey maxaadu heshiin la'dihiin!!!!!!

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.