Wednesday, September 13, 2000 - 10:58 am Asalaama calaykum waad salaman tihiin dhamaantiin ha noqdo pagekan mid ay reer guriceelku ku kulmaan ugana wada hadlaan danaha degmadooda.
Marka aan leeyahay reer guriceel ma aha inaad ku dhalatay ama deganayd lakiin waa hadii aad orininaly dadkaagu yahay reer guriceel.
Sidaas iyo nabad galyo Waa reer guriceel oo leh gurceel wax loo qabto