site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

GEDO UNIVERSITY...ee Garbahaareey....please/Fadlan Taageer/Support

SomaliNet Forum (Archive): Somali Communities - Beelaha Qurbaha: Somalia: GEDO UNIVERSITY...ee Garbahaareey....please/Fadlan Taageer/Support
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

jama

Monday, September 25, 2000 - 11:34 am
dhamaan


waad salaaman tihiin

Walaalayaal, dhamaantiin akhristayaasha rugtan, Gedo U., waxaan isleenahay in dhamaan ay xiiso idinka hayso in aad dalkii iyo magaalooyinkiisa aad wax ku tartaan.

Mashruuca hirgelinta Jaamacad Gedo wuxuu bilaabanayaa May 2001 insha Allah.
Fadlan arintaan oo aan weligeed aan la codsan ayaa waxaa ay noola muuqatay in gobolka oo ah gobol aad ku dad badan in ay lagama maarmaan tahay in laga furo Jaamacad wax ku ool ah. arintan waxaa la rajaynayaa in ay ay suuroto gal noqoto sanad dugsiyeedka soo socda ee 2000/2001da bisha Sagaalaad. Fadlan hadii aad hayso ama aad deeq u fidin karto mashruucan waxaa lagaa codsanayaa in aad soo gudbiso maantana aad bilowdo kayd dhaqaale, kaas oo aad ku deewi doonto mashruucaas... Ilaah khar ha kaa siiyo. Qof walba oo qaan gaar ah wuxuu soo diri karaa wixii uu karo.

Balan baan ku balanay dhalinyaro kalena way waxay ku balameen in ay hirgeliyaan jaamacadaas caawimaad iyo caawimaad la'aanba dabcan caawimaad iyo taageero waa lagama maarmaan. Far kaliya fool ma dhaqdo, hadii 10 qof xitaa ay wax ku balamaan gaar ahaan arin sidan oo kale u wayn, waxaa xaqiiq ah in ay anfacayso wax ala wixii taageero ah.

Fadlan la soo xiriir
Yusuf & Saylac columbus ohio mail-us @zaila_jama@hotmail.com

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

jama

Monday, September 25, 2000 - 01:55 pm
aslama calaykum


awguuriyo!


aniga igu soo qora u.s$1000 bishan la caleen saartay. waxaan deganahay toronto canada. A. jamac. yuusuf ayaa i yaqaan. inkasta oo aroos ka balanqaaday dumashidiin xili u dhow bishan may 2001, hadana waxaan raali iyo nus ka ahay deeqdan wax ku oolka ah. iina noqoanayso qaaraankii ugu qiimaha badnaa ee aan baxshay 10 sano ee dalka jiray. hadii allle idmo khayr ayay ku danbayn jaamacada Baardheere. waxaa hada ka hor igu dhiiro geliyay in aan beer ka dhisto baardheere nin aan isku iskuul ahaan jirnay oo hada degan maraykanka ahaan ohiol. ma la iisheegi karaa lacagta guud ee ku baxay dhismaha jaamacadan? fadlan masaajidna ka dhex dhisa jaamacada sidii jaamacada lafoole. waxaa lagu tukan jiray jameecooyin waa wayn sida jimco walbe iyo ciidaha. sidoo kale waxaa lagu qaadan jiray cashiro qur'aan ah. iyo qudbooyin/lectures.


wasalama calaykum
jama
toronto, ontario

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Saed

Thursday, September 28, 2000 - 08:08 am
to: jaamac gurey

YES UGU DANBAYNTII WAXAAN LACAGTEENA KU BIXINAYNAA WAX KA GEDISAN RAASHIIN IYO DHAR. INTAAS MA AHA EE MAXAY DADKA SOOMAALIYA JOOGA KU GATAAN LACAGTA LOO DIRO. 10 SANO AYAY ARINTA DHAAFFI WAYDAY CUNTO IYO DHAR. WALIBA DHAR FIICAN IYO CUNTO FIICAN MIDNA MA TAALO DALKA.

WAXBARASHO WAA WAX KU WAARI DOONA QOFKA MISKAXDIISA.

mahad sanid ninyahow. arintan in badan ayaad iga maqli jirtay laakiin waxaan ku faraxsanahay in aad idigana taagaryso. ma ku jirtaa dadka $1000 bixinaayo?

Saciid E.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Idil

Friday, September 29, 2000 - 06:45 am
Jamacadda ka hor waxaad uu baahantihiin iskuulaadka waxbarahsadda "dadka waaweyn" iyo
inaad "islaanimadda" aad si fiican uu barataan, dadkiinaan boolidda iyo bililiqadda xaalaaleeystay

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Tuesday, October 03, 2000 - 07:11 pm
waxaas ba masayr la yidhaa Qah..........Qax ila Qosla Garbahaarayba Jaamcad laga dhisayaa. Kii Afweyneh ee Xaraanta iyo boolida Qaranka idin siin jiray dhimayeh yaa waxaad jamacada ku dhisaysaan idin siin. mise jinkii dusha idinka fuuli jiray eed shagan jirteen ayaa ku yidhi been ku riyoo.Dream, dream waligaaba.

Jaamacad That's really very funny, grow up you loosers.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

dini

Wednesday, October 04, 2000 - 01:36 pm
to all: Pls don't your preciious energies!

Idil, you deserve no word of mine, but iam sure that you r not complete "Idil". You r either criple or suffer some other deformatiy...

If you have nothing to do with Garabahaaray and this universtiy building project,then, go to hell. that's probably where you're headed after you said your few nasty words in here. Are u jealous? You could be even worse. A hypocrite.

this is striclty for Sade people...and we all know who hijacked the wealth of the nation. Today
somalia know each other.

dini

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Axmed jama, toronto

Thursday, October 05, 2000 - 09:57 am
ahmed jama


to yusus iyo saylac,
walaalayaal ha la isku arko Baardheere insha allah. sanad dugsiyeedka soo socda waa arin aad iyo aad u fiican.

kolay dad badan ayaa arintan ku fikirayay, adinkaase hagaanka qabtay. waxaan aad ugu faraxsanahay in aad taagerayaal badan aad heysantaan, oo aan aniga ka mid ahay.

wasalama calaykum

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Idil

Thursday, October 05, 2000 - 12:27 pm
dini, the truth hurts yaa! You calling me a hypocrite? well,if you are not a hypocrite tell us about the record or history of the marehan people during afweyne's regime?
What is wrong on focusing on primary education before jumping to a university? Where is the most need? The hypocrite is the one who is dying to say we have a University in Garbaharey. Garbaharey has more dire need than a so called university.
And for your information only Allah subaxaan wa tacaalaa is complete. Idil is just a name. I don't claim to be complete.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

dini

Friday, October 13, 2000 - 10:48 am
Idil,

Firstly, shut up bi#tch. don't utter a religous sounding word becuasue your mouth is not clean.
And secondly, forget about the last gov't of somalia.

Get a name first. you said it yourself, that only Allah is complete. i ask, how can your name then mean "complete?"

there are schools of all sorts in Gedo. And aiming high on my part doesn't mean that iam a hypocrite. A hypocrite is one who says Allah so, Allah fulan, and then objects and refrains people from acheiving higher goals. And you're undeniably one of them. Still calling M. Siyad names! I intend Idil, to help and elevate my people. where would adults go to school allover the world? if I may ask. colleges and uviversities is the answer. If an adult person needs to study, he or she wouldn't sit with kids, instead adult courses would be offered on colleges.


shut up again. and please!!!! never reference to god again in your stupid and provokative two liners. thank you.


dini

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

mohamed omar ali

Sunday, October 15, 2000 - 02:37 am
waan idiin mahad celinayaa marwalba sida aad iskiga xilsaarteen danta good ee dad weynaha ku dhaqan Gado

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

M.KHADER

Monday, October 16, 2000 - 02:22 am
to all people who have nathing to do with this supjuct why r u looking at this page pls pls find same other place where you can read happely and not this page that is all what i can say #

and the other pll who wana help this university is the only pll can read or can visit this page

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

saylac

Monday, October 16, 2000 - 08:40 am
to all dear brothers & sisters,

thanx for ur support. This endevour is for the future generations. Allah will make it happen.

by the way, has anyone returned from GEDO recently? if so, give us update on Buraa, Garbahaaray, Baardheere, Sarinley,Lugh or any other city or village that u have visited this past summer.

Who has plans to visit the region? there is going to be various buildings renovations and enlarggment in Baardheere. And the construction of university building for the Main Garbahaaray city campus in mid or late July 2001 insha Allah. Both projects are taking place at the same time and completion is scheduled on early Sept. 2001 at the commencing of the new school year. Insha Allah. Main sponsors: Yusuf,Saylac, Nur Aduunyo M. Ali,Xassan Santur and the major support of: Samatar Dheere, Mr Shirwac, Fadumo Garaad, Xassan Sanka(santuur),Saciid Cilmi,and many others.

We encourge you to include a visitation for this wonderful project in your summer 2001 itinerary. Come along. that's all. Any contribution is welcomed but your support of any kind is greatly appreciated indeed.

saylac
mahad ilaah baa leh

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

A. Cartan

Monday, October 16, 2000 - 08:53 am
ku: dhamaan


war waan idin salaamay dhamaantiin. arintan waa dadaal uu ilaah idunku abuuray insha allaahu rabbi wuu idiin gargaari doonaa siduu horayba idinkugu gargaaray.

koley dad badan oo niyad san, taageerana hayo ayaa idinla soo xiriiri doona. meel kale ayaan ka akhriyay dadaalka aad wadaan. halkana kolay waan ka helay faahfaahin dheeraad ah.

to Mohamed Omar & M. Khadar
waad ku sugteen akhristayaasha faduusha iyo xaasidnimada wax ugu qoro sitekan. qof u baahan xaasidnimadooda ma jiro. akhristayaasha SADE, caawimaad ama talada keenaya unbaa loo sameeyay bogan. Boggan waa bog SADE!


nabad iyo khayr

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

dalmar

Monday, October 16, 2000 - 09:04 am
hi all

pls keep it up! I was Gedo, especially Garbahaaray in 1997 but that was long ago i think. i plan to go back this summer.

see you there all. iam going to explore the region more for month and half. iam fixtures/ mechanical designer. i will design & build all the signage in both universities for free. Garbahaaray is my first stop.


Dalmar


peace!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Luggoyo

Monday, October 16, 2000 - 01:02 pm
Mariixaan oo labaatankii sano ee xukunka haystay wax baran waayay ayaa hadda ku leh waxbaan baranayaa!!!!yaab, war jaahilnimada caado ayaad u lahaydeene ha ka tagina walaalayaal.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Idil

Monday, October 16, 2000 - 02:17 pm
dini, you are a kid! I can tell by the way you use immature name calling. I stated my opinion about Garbaharey. I reiterate, it needs more primary education than a university.
Grow up.

Lol @@ lugoyo

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Mr Bent

Wednesday, October 18, 2000 - 10:49 am
Idil,

do u need jamming in it or shuving it up? I heard mjarten girls dig the Mr Bent.

it has been said that it reaches where no one else can make it reach.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Idil

Wednesday, October 18, 2000 - 02:37 pm
Bent, pathetic, the only argument you have is to insult. You just proofed my point. The people of Garbaharey need primary education more so than University.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

kismayo

Thursday, October 19, 2000 - 09:47 am
Idil


shut up b-=tch. Majertan maxaa ku keenay meeshan? faduul iyo edeb daro iyo madax adayg. Bari baad ka raysateen. maxaa laga helay xamar? bariis cad! dhagaxiinii ayaa huwiya idinku celiyay. dadkiinan waad habaarantihiin marexana waxbaad ka damacsantihiin. laakiin waad helaysaan jawaabtiina.

galkacyo is gone...


kismayo

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

NABAD

Thursday, October 19, 2000 - 01:31 pm
KU: XAASID


XAASIDKA SOOMAALIYA WAA MAJERTEN WAXAYNA DADKA UGU SII NECEBYIHIIN MAREXAN! WAR HOY WALAALKAA KAA AWOOD BADAN HA ISKU DIRIN. WAXA AAD MAREXAN KU HAYSATAAN WAX KALE MA AHA EE ILBIXINTA UU ILBIXIYAY HAWIYA SIDA AAD SHEEGANTAAN BA.

MAXAA KALE? MAJEERTEEN BEENTA AAD KA SHEEGTAAN KANA SHEEGI JIRTEEN DIINTA ISLAAMKA. MAXAAD 80MEEYADA DHAMAADKOODII ISKAGA DHIGI JIRTEEN AKHWAANO ADINKA OO XAASIDNIMO MA AHA EE AAN WAX KALE U HAYN QARANKII AAD BURBURISEEN. DAROD IYO HAWIYA WUXUU SII JEEDAA SII JEED AAD MUDANTIHIIN IN AAD ILAAH UGU MAHDISAAN. C/QAASIM S. XASAN U MALAYN MAAYO IN UU BOOSAASO SOO WEERARI DOONO LAAKIIN HAWUYE GALKACYO YAA IDINKA CELIN?


PEACE!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Idil

Friday, October 20, 2000 - 08:04 am
Here we go again! Qofkii logic ku hadlaba ma majeerteen ba? Waryaadaa, mareexaan Somalia iyo Somali oo idil bay dambi ka galeen.

Ma waxaad ii caayeesaan ruunta aan idiin sheegay. Haddey, af caaytamay ninkiisu ku yaal, oo waxaad soo ban dhigteen garaadkiinna intu la eg yahay.

GARBAHAAREY UMA BAAHNA JAAMAACAAD EE WAXAAY UU BAAHANTAHAY ISKUULAADKA TARBIYADDA DADKA WAAWEYN IYO WAXBARASHADDA DADKA WAAWEYN.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Amiin

Monday, October 23, 2000 - 09:52 am
ku dhamaan


fadlan meeshan waxaa loogu tala galay qofkii wanaag u haya mashruuca iskuulka meeshan lagu xusay. hadii aad faduul raadinayso meelaha lagu murmo tag.

to: idil adiga maxaa kuu daran? go to hell. waa laguu sheegay meesha ay dadka waawayn wax ku bartaan. biliqo waxaa xalaalaystay waxaan mareexaan ka ahayn adigana aad kow ka tahay ilaa maantana wada. yaa qashinka nukliyarka ku shubay dalka? yaa iibsaday dalka bari ilaa banaadir? wanaag iyo tusmo midna kaama muuqato. don't bother to visit here. two linerkaada kala fogow goobtan. please! do you understand? thanx


Amiin

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

idil

Monday, October 23, 2000 - 10:07 am
Amiin, no I don't understand. Explain what marexaan leadership did for the past 20 years instead of pointing fingers.
BOOLI QARAN YEYEE KU MAQANTAHAY?????????
JAMACAMDDA KA HORE, XALAASHA BARTA!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

kismayo

Wednesday, October 25, 2000 - 09:05 am
war iska dhaafa naagta mareexaan iska neceb sabab la'aan. booli! booli! cadaalada hadii loo hadlo booli waxay ku maqantahay intaan mareexaan ka ahayn. murursade huwiya , majertean, abagaal iyo cid walba oo meel madax ka ahayn soomaaliya. dagaalkii ayaa la isku bartay mareexaan gobnimadiisa iyo cidaha kale wasaqnimadooda iyo cawaan(moriyaanimadooda)

Idil: wax kale ayaa ku haya!

to Amiin,
iska dhaaf hana la hadlin naagtan lagu sheegay in in ay ka dhaxayso menneapolis to Ottawa Canada.


kismayo

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

SAADIQ

Wednesday, October 25, 2000 - 10:26 am
MY FIENDS,


WARNING:ANOTHER DISASTER

DID YOU KNOW THE 1997'S FLOODS IN BAARDHEERE CAUSED A LOT OF DAMAGE? THE SAME PEOPLE FROM (England, Canada, Holland and the U.S),WHO LOST PROPERTY IN THAT DISASTER ARE ENCOURAGING THEIR PROP. MANAGERS TO BUILING HOUSES IN THE FLOOD PRONE AREA. IN CASE IF YOU DIDN'T KNOW, THE FLOODS OCCUR ROUGHLY EVERY 10 YEARS OR SO. SINCE YOU ARE ALMOST ALL OF YOU OUTSIDE OF THE COUNTRY, COULD YOU ASK THE PEOPLE WHO ARE TAKING CARE OF YOUR PROPERTIES, TO NOT SPEND YOUR MONEY ON THE SAME DISASTEROUS LAND. BUT THE CHOICE IS YOURS.

AS PROPERTY GET MORE AND MORE EXPENSIVE, PEOPLE ARE MOVING AWAY FROM OLD CITY CENTER. BEST AREA? THE ROAD LEADING TO SAAKOW BUT FAR FROM THE RIVER AND THE FARMS, AT LEAST 8KM AWAY. FOR YOUR OWN GOOD, IT'S ADVISABLE THAT YOU BUILD YOUR NEW PROPERTIES ALONGSIDE THE ROAD TO SAAKOW 8-12KM NORTH OF THE RIVER. THE SOUTH-WEST, SOUTH-EAST & NORTH-WEST SIDES OF THE CITY ARE ALL FARMING AREAS AND NO ONE SHOULD TRY TO BUILD ANY BUILDINGS EVEN FAMILY HOUSING BECAUSE SOONER OR LATER YOU WOULD BE ASKED TO FORFEIT YOUR PROPERTY SINCE IT WOULD BE ON A USEFULL FARMING LAND.

ANOTHER SAFE AND GOOD LOCATIONS ARE TOWARDS SERINLEY AND UNDER THE NORTH MOUNTAIN BELOW THE ROAD TO BAYDHABA AND AWAY FROM THE RIVER.




meaning of CLUSTEREDletters FF ff MM e.t.c:
M = MOUNTAIN
F,f = FARMS, LARGE & SMALL
H,h = HOUSES,LARGE & SMALL
B = BUSINESS
THEN YOU HAVE LOCATIONS of

mosque, market, school, bridege e.t.c and roads to Baydhabo heading north. And Saakow heading to East. Best location for new houses and safe area from floods is below the mountain and North of the river.

Good luck!
MMMMMMMMM MMM
[N] MMMMMMMMM 8 -12 km
road to Baydhabo MMM area
MMMMMMMM HHHH HH HH
!.! MM MM MM h h h h
!.! M MM MMM hhh hhhh
MMMMMMMM !.! MMMMMMM [all the new houses]
MMMMMMMM !.! MMMMMMMMM hhhhh new houses....
[W] M M !.! M MMMMM hh hh hhh [E]
F ffF ff !.! M M fff FF HHH H h hh
Ffff F F !.! H H H fff
F F F !.! h h H ------------ ROAD TO SAKOW
H H h H H!.! hBBB bbb ===============
!.! bb [mosque]---------------
B B BBB!.! h hh [Market] FF FFF ff FFF Bbbb
my house !.![THE OLD CITY OF BAARDHEERE] B bbb
bBB bb !.! THE ARCH AARGADA BBBBB bbbb BBB
[COURT] !.! [SCHOOLS] ff FFFF fff FFF ffffff FF!.! f FFF ff FFFFFFFFF
fff FFFFF!.! FFFFFFF f fffffff fFFFFFF
---------##---------------------------------------
bridge ## this is the river: west to east
---------##------------------------------------
FFFFFFFFF!.! h H Hh h h h F FFFFFFFFFFFFFFFFFF
FFFFFFFFF!.! H h hhh hh h FFFFFFFFFFFFFF
FFFFFFFFF!.! very few houses
FFFF FFFFF F FFFFFFFFFF FFFFFFFFFFFFFF FFFFFFF
MMM MMMM MMMMMMMMM
MMMM MMMMMMM [SOUTH] MMMMMMMMMMM
MMMMMMM MMMMM MMMMMMMMMMMM MMMMMMMMMMMMMMMMMMM
MMMMMMMMMM MMMM M MMMMMMMMMMMMMMMMMMMMMMM
MMMMMMMMMMMMMMMMMMMMMMMM MMMMM MMMMMMMMMMMMMMMMMM


SAADIQ

GOOD LUCK AGAIN!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Saadiq

Wednesday, October 25, 2000 - 10:44 am
hey,


sorry, the last layout of the city of baardheere became crocked when posted. hopefully this is better.

m = moutain
f = farm
b = business
h = houses


locate the N,S, W and E directions and where they at in accordance to the river and roads. where it says new houses, is the new and prefered locations. all other areas are prone to flooding


road to baydhabo [N]

mountains roadmountains mountains
mountains roadmountains
fffarms roadmm mountainnew houses here
ffroadfarms road farmsnew hoses
ffroadfarms road farms houses houses houses
ffroadfarms road farms houses houses
[W] Baardheere road Baardheere [mosque here]
old tonw road old town [market here]
AARGADA road busineses [E]
[court here]road school Sakow road str.here---East
ff farms farms farms farms farms
farms farms road farms farms
ff farms bridege here
-------------------------------------------------
this dashed lane is the river
farms farms farms fffffffffffffffffffffffffffffffff
mountians mmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmm
[S]


good luck!

Saadiq

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Idil

Wednesday, October 25, 2000 - 11:27 am
Kismayo, weligaa caaytan. That is not the point.
Point-ka waa: GARBAHAAREEY MA UU BAAHANTAHAY JAMACAAD MASE WAXAA JIRAA BAAHI KALE OO KA MUUHIIMSAAN WAXBARASHADDA SARE.

Mareexaan dhibka idiin haystaa waxuu yahaa; ma doodi kartaan. Waxaad taqaan sidda naagaha loola caaytamo! Macal aasaaf.
keep proofing my points. Akhlaakhdaa waa wax aasaasi ah. Waxaad uu bahaantahiin "iskuulaad tarbiyo".

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Friday, October 27, 2000 - 08:22 am
To All:

I just got back from Somalia, especially Gedo. Everything is the way they supposed to be. There are a lot of schools open in Garbaharey and Baled Hawo. However, as you all know Somalia needs schools/education and if someone proposed to build a University in Somalia that is what we need and not to assault their tripe.

IDIL, you don't have to talk the past, the point is what can we do to help our country in order to re-build and to educate our people. If someone opens a University in Gedo, it will benefit not only Marihan but also the Somalian who wants to gain education.

Therefore, I was born in Baled Hawo and I lived in US for the past 18 years. I now teach at the University of Utah as a Professor (accounting). I will be happy to go back to Somalia and teach in any University.

Finally, it is good thing to do what is best for your country and your people. Please keep up the good work and God bless you all.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Saturday, November 04, 2000 - 05:58 pm
waan kuga raacsanahat walaal ee dadaalka meesha ka wada siduu odayga yiri doonaa waa gaaraa
marexaan waxaa lagu yaqaan karti
england londan

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

RUNTA

Tuesday, November 14, 2000 - 02:41 pm
SALAAN: Yaan fadlan marka hore Naagta waalan ee IDIL iyo guruubkeeda wakhtiga la'isaga lumin. M2aad Jaamacada waxaan umalaynayaa inayba soo daahday waayo Iskuuladii waal laga baxay waxaana la sugayay waxay ahaayeen wax-barasho sare. Beeshe Sade ma faan jecla dadka umalaynayoow inay Jaamacdi tahay wax lagu faano. Reer Sade waxay horumar dhinac kasta ah ku gaareen Nabada iyo horumarka kala danbaynta leh ee ay Isir uleeyihiin. Hadii ay Majeerteen iyo caynkoodu uu ku faanayo Wax-barasho iyo Dakad iyo Horumar ay maalin kasta BBC-da la hortaagan yihiin in ay Soomaalidu faankooda ay maqashaa. Waxaa wanaagsan in ay Runtuba daboolnayn waayo, Bari iyo Dekedaha ay ku faanayaanba waxaa sameeyay waa KACAANKII iyo dawladiisii ee waxay samaysteen oo aan ahayn Af ka faan ma jiro. Beesha Sade'se waxay hirgaliyeen mashruucyo sar sare oo aanay Soomaalida dibada joogtaa aanay ka war qabin, waayo BBC-da inay ula faan tagaan ilaahay baa ka koriyay, wax lagu faanona umay arkaan waxay nafsadooda u qabsanayaan. .......... Soomaaliyana hadii la dhaho waxa sharafta kuleh maanta oo qabiil kastaa og yahay ha'ahaado Hawiye,Isaaq,Raxanwayn,Daarood,ReerXamar i.w.m waa SADE........... WAAYO SADE WAX MA DHACO MANA FAANO MANA KU XAD-GUDBO BILAA AADANKA, WIXII KUSOO XADGUDBASE ABAALKOODUU MARIYAA = SIDA KISMAAYOO KALE.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Idil

Wednesday, November 15, 2000 - 08:53 am
Haahil uun baa caaytamama! Dadka waxgaradka ah issue bay ka hadlaan!
Waxaan idinku dhaafay codsigga Anonymous uu qoray october 27.
Hore waan uu ogaa Mareexaan wax garadka inay yihiin Reer Cali Mataan Xaashi, Reer Yusuf Mareexaan iyo Reer Caano Geel; intiinna kale waxaad uu bahantihiin tarbiyadda dadka waaweyn!
Ciao reer badiye, I am out of here

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Wednesday, November 15, 2000 - 09:15 am
what exactly do you need to do us? I know some people who will probably help you with only if you have well written plan that is ready to be implemented. I did contribute during the intial stage of Amuud and Hargeisa University and both are working now therefore, please let me know as soon as you have well edited plan. thank you.

Liban
PhD Candidate
Department of electrical Engineering
John Hopkins University, MD

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

brother

Thursday, November 16, 2000 - 05:07 pm
asslaamu calyku:

Go for it bothers & sisters: This is a project that is worthy of every penny spent in. One word for those out of stress and baseless hatred resorted only to throw few nasty words here and there, you aint hurting anyone other than yourself.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

anon

Thursday, November 16, 2000 - 06:36 pm
Baseless hatred? brother don't speak of what u don't know. Marehan have committed the worst crime in Somalia. Build ten thousand universities, the children who were made orphans by Afweyne and his kofiyo gaduud yes-boys will not forget.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

wadani

Saturday, November 18, 2000 - 01:35 pm
waryee somali islaysay qabbiil siyaadse qabiil lama dagaalamin wuxuu ladagaalmay jabhad iyo kuwa somali diidka ah oo hadaba aragno doonayana danahooda gaarka ah sida nimanka shuftada ah ee xamar jooga sida caato

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

wadani

Sunday, November 19, 2000 - 07:22 am
Siyaad qabil lama dagaaliminaaaaaaaaaaaaaaaaa!!!
Warya wadani matihid, marexan dhabdhilif ah baad tahay. Marehan iyo Hawiye waa dameer iyo labadiisa dhagood, laba axmaaq oo aan isdhaamin, qabiil aawgii dad uu laayey. Nacasyahow, ha hafriin taariiikhda

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

wadani run

Sunday, November 19, 2000 - 11:52 am
siyaad wuxuu isku dayay in uu dhiso greater somali
tasina waxaa u daliil ah markuu isku dayay inuu uu soo caliyo dhulkii somali ka maqnaa sida waqooyi galbeed umana suura galin ka dib markii ciidamo shisheeye soo faro galiyeen ninkaagan isaaq bal iisheeg cigaa wuxuu somali u qabtay
wxaa tariiqda lagu hayaa in cigaal bax shay dhulka somamaliyeed ee maanta kenya haysato waqtigii uu prime minester ahaa bal isku bar bar dhig labadaa nin hadaad wadani run tahay jawaab isii adoo n caytimin

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

N0-9

Tuesday, November 21, 2000 - 04:17 am
Alla hayaay waxaa layaab leh oo fajac leh in cidwalba ay waxaan danaheeda aheen afka lasoo gasho ninkaan meeshaan runta kahadleyn oo danihiisa aheen maxaan qolka soo faliyay muu isaga baxo baxaa kuqasbay inuu soo booqdo.

2 meeshase waxaa loogu tala galay in looga hadlo university or aducation iyo wax lamid ah ee maxaa qabiilka iyo muranka keenay

maseeraa idinhaayo waa idinka muuqataa sida maano ceeloooooooooow bax bax bax bax danahaaga qabso
sixiroole soco waryaa

you wish to be like real mareexaan haaaah
we got enough people we dont need no more people from now you hear that so leave us a life


mrxn 4 life
real ruff ryders+ex somalian rules and leader''''''s

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

dJama

Wednesday, November 22, 2000 - 11:41 am
Liban,

You said it well. Most people will wait until a certain state of the University program is reached. I myself, want to know when an X number of students may be taking courses there.

At that time many people with undoubtedly support any project that's some way contribuyting to the reconstruction of the Somali Ed. System. I believe now, were are at the brick and motor phase.

Good luck with your candidency at Johns Hopkins. What campus? in Baltimore, Maryland?

Good luck to all Somalis. Those who are well intensioned for the betterment of our people.


D. Jama

The

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

A Jaamac

Monday, December 04, 2000 - 04:49 pm
hi all!

establishing Lecture hall: capacity 400 people

if anyone interested in contributing real time or other efforts, please come to Garbahaarrey in May 17,2001. there is going to be half a dozen financial supporter and builders on the above mentioned date. Insha Allah.


thanx
Cabdirahmaan Jaamac

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Victim #3480

Tuesday, December 05, 2000 - 11:25 am
How about establishing a human rights center, so that you guys can atone for the crimes you comitted against Somalia

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Tuesday, December 05, 2000 - 01:38 pm
i heard Afweyne's son maslax wants to donate some money to this new project,is it true people???? i wonder if that money belongs to somali people,and i also wonder why AFWEYNE never construct any schools or hospitals while he was using gado people to help him torture and rape women and children.you see every thing AFWEYNE done for you people you lefted in mogadishu,too bad,and it's too bad you guys invested a city doesn't belong to you,i guess you people never thoutht it will ended like this huh,
IDINKAA HADHUUBKII HORIDHACIISII QUDH-QUDHIYEE(B41990) HUUBADISIINA WAAD HEENSANEYSAAN IMINKA.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

xuseeney

Tuesday, December 12, 2000 - 06:43 am
mareexaan waa qabiil jira umana baahna naac anigana waxaan diyaar uahay inaan ka qayb qaato dhisida jaamacada garbaharey ilaahay haduu raali kanoqdana waa la dhigan

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

xuseeney

Tuesday, December 12, 2000 - 06:45 am
mareexaan waa qabiil jira umana baahna naac anigana waxaan diyaar uahay inaan ka qayb qaato dhisida jaamacada garbaharey ilaahay haduu raali kanoqdana waa la dhigan

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

halane

Saturday, December 16, 2000 - 09:17 pm
Hi all:
war walaalayaal the issue here is not qabiil another qabiil dacaadeenaayaa ee please meeshan u inticmaala si useful ah,and use the saying which says great man talk about ideas,bring fikrado here and then shufle it.
bye

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

FAYSAL

Sunday, December 17, 2000 - 01:03 pm
HORTA MARIIXAAN , MA DAAROODBA MISE WAA SHEEGAD.
WALIGAY WAXAAN MAQLAA BOON IYO ILKA YAR IYO TALXA IYO WAX LA MAID AH OO AADAN GARANAYN, WAA SUAAALEE HA LIGA JAWAABO.
LAAKIN ANIGA MARKAAN DHAQANKOODA ARKO, WAXAY ILA TAHAY IN AANAY NASAB AHAYN. BADAWNIMANA WAA MEESHEEDA, OO INDHA ADEEG AYAY MOODEEN ILBAXNIMO.
INDHA ADEEGA WAXAA KA MID AH IN AY U HANQAL TAGAAN, OOY ISKA DHAADHICAYAAN DHUL AANAY AB IYO ISR TOONA U LAHAYN AY XOOG KU DEGAAN , LAAKIN WAA LA ISGA DABA IMAN.
ARRINTA WAXBARASHADA WAXAAN KYU RAACSANAHAY IDIL, OO AH HOOOS LAGA SOO BILAABO, DUGSIYADA HOOSE IYO KUWA DADKA WAAWAYN, WAAYO MARIIXAAN AQOON IYO XIKMAD TOONA ASAL UMA LEH, WAXAA DALIIL U AH XUKUNKII SOOMALI AY KA QABTEEN MEESHA UU KU DAMABEEYEY.

FAYSAL

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

halane

Monday, December 18, 2000 - 08:51 am
Dear faisal:
walaal faisal soomaalidu waxay ku maahmaahdaa
"af caytamay ninkiisuu ku yaalaa" mareexaan asalkooda adiga iyo wax lamida lama wediinayo,oo mareexaan leadership nimadooda iyo dadnimadooda waa iyagii 21 sano yey soomali ah oo qabiil dhiiga ka galay iyo adoo kale isku waday,markaan idinka tagnay 1991 waa idinkii waxaan ku tacbeynay 21 sano,21 maalmmood burburiyey lol''''''''''''''''''dabadeedna bacadle ku gabyey
"ducana isku darnee soo laabta"
anyways teeda kale arinta waxbarashada ee aad adiga iyo idilba dhexda ka soo raacdeena taladiina ma aha, waa taalo aqoonyahanada soomaaliyeed ee caafimaadka qaba iyo beesha sade u taal.
marka faysal walaalkiis hadaad talo bixi is tiri waa inaadan ceytamid,oo aadan qaran dhan oo asal leh aadan ku xad gudbin ee wax iskula har bal.
ciao.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

khayr

Wednesday, December 20, 2000 - 03:22 am
Wallee idil runbay sheegaty waxaan aaminsanahay hadday iyada madax kadhigan lahaayeen Mareexaan meel fiicanbay tagi lahaayeen.
IDIL garaad baad leadahay ee alloow kuusiyaadi.
Mareexaan soo nimankii markii wiilashoodii wadaadada ahaa u nidaamiyeen dhulkii oo hay'ado caalami isugu keeneen madaaris iyo iskuullo u fureen nidaamiyeen waxwalba inaty ordeen Axmaro uyeedhay oo intiiba kabuburisay waxkale iskadhaafee kutubtii quraanka xitaa hortooda ayey kugubtay.
Siday idil sheegtay Jaamacad uma baahnidiin iskuulna uma baahndiin lacagna uma baahnidiin hubna uma baahnidiin!
Maxaad u baahnatihiin, car sheega anigu sheegi maayo marreexaan wuxuu u baahanyahay!
Ilaahoow duulkaa soo hadee waa dad muslimiin ahee.
Waxaan aaminsanahay hadday marreexaan shaygaa heli fahmi lahaayeen inay aakhariyo adduunba liibaani lahaayeen

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

C/Asad Cheese

Wednesday, December 20, 2000 - 03:14 pm
Waa idin salaamay . Anigu mareexaan baan u dhashay ab iyo isir, reer keyga waa laga yaqaan dhulka gedo iyo mudugba, figrad ayaan ku darsan lahaa figradahaan.
Maxuma in jaamacad la dhiso,mana xuma in wax qaaraan dhismo laga qayb qaato, balse aan wax yar idin waydiiyo.
1- qaybtee la qorsheeye in dhismaeeda la hor maiyo, sida (injin. daawada, beeraha, suganta, afafka, etc)?
2- kharash intee leeg ayaa ku baxaya qaybta hore?
3-ayaa balan qaday in ay naga caawindoonaan, dhismaha ama socodsiinta dame?

Aniga magacayga waa Cabdiasad Jabriil Daad. laftaydu waa talxe. waxaa isla degannahay Xuseen caanood Ugaas. waxaan deganahay Columbus Ohio.
Walalayaal waxaan anagoo lix ah kala hadalnay arintaan wiilal iyo gabdho reerka ah ee degan Washington(DC)iyo Los Angels(CA). Nasiib wanaag markay la hadleen madaxda ururka aan ku jirno waxaa loo ogolaaday deeq lacag, buugag iyo dad folantiir ah ee sanadka hore wax ka dhigi doona.

Suaalaha sababtaas ayaan idiin soo waydiiyey.
waa in qof xug ogaal ah uu ka soo jawaabo.

Bogana cayda iyo af xumada ha laga daayo. Dadkii kasoo horjeeda firada idinkoon caroon ama caytamin doodiina ama figradiina dhiibta.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

xuseeneey

Monday, January 01, 2001 - 08:01 pm
cabdirisaaq n.c.a.waxaa halkaan kaa salaamaya xuseeney hadaad aqrisato iisoo jawaab

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hawiyeborninxamar

Monday, January 01, 2001 - 09:09 pm
..well well well, its funny thing that those somalis who claim to be educated say something like this:
!! From IDIL "waxaad uu baahantihiin iskuulaadka dadka waaweyn islaanimadda " first of all you ignorent somali girl, not only them, but also all an educated somalis need it starting from U AND WADANI by the wadani do you know what wadani means.

Faysal:"HORTA MARIIXAAN , MA DAAROODBA MISE WAA SHEEGAD." well, faysal, in your XXX mind, is daarood better than islam or you put daarood first than islam. grow up man!

Halane:"oo mareexaan leadership nimadooda iyo
dadnimadooda waa iyagii 21 sano yey soomali ah oo qabiil dhiiga ka galay
iyo adoo kale isku waday,markaan idinka tagnay 1991 waa idinkii waxaan
ku tacbeynay 21 sano,21 maalmmood burburiyey lol''''''''''''''''''dabadeedna
bacadle ku gabyey " Yow you're father of all ignorant! i'm not here to insult a muslim people which my brothers and sister of mariixaan belong, but don't tell us the former dictator was good! thats far from the truth and admit it was a killer government. ask allah to give us better government than what we saw before.

yow brother jama, eventhough i'm not daarood, but i still support your idea!! its wonderfull

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Friday, January 05, 2001 - 10:19 am
WALAALAYAAL WAXAAN DOONAYAA IN AAN BAARDHERE SIIBA SERINLEY HOTEL UGU DHEER SOOMAALIYA KA DHISO, MY HOME COUNTRY...

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

maadsade

Friday, January 05, 2001 - 11:09 am
NACAS MAREEXAAN.
oday ma isku xishoonaysi miyaa? adigaa ba weli faan wada iyo ismahadin.somalia oo dhisan ayuu bacawgii idinka dhashay qabsaday, 21 sano oo caburin iyo xaqdaro ah oo uu masaakiinta siiba kuwa aan is difaaci karin ku hayey boob,dhac, booto,kufsi,xabsi iyo nasakhid uu umadda ka nasakho dareemka bani aadamnimada. nacasadii uu ka dhashay oo uu keenay beledka ayaa dadkii ku diray. illayn waa jaahiliin ee. taas iyo maamul xumadiisa iyo nacastinimada uu la wadaago tolkiisa iyaa waxay baraarujisan masaakiintii dulmanayd.barqo cad ayaa la carysaday ee iskama tegin.wax u dirirana uma dhalan.ee godkay ka soo bexeen ayey nafta kula carareen. hadday dad yihiin way diriri lahaayeen.

adeer idinlama yaabayo ee kii idiinku waynaa ayaa aduunku la yaabay cararkiisa, 2 saacadood ayuu afgooye iyo nairobi ka dhigay, war waxu maxuu saarnaa. adeerow iga har ayaa ka dhacday, lol...lol.

hadaan idinka dhalan lahaa ma hadleen. so shutup. that black page of mareexaan history is over, so forget the past and dwelling in it, moreover , i hope you know better than anybody else the catogotry you belong in society. you are what you are, you are hawraarsame and habar yaaquub.

adeer ha caroonin markaad akhriso waxaan qoray waxaad tahay.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

kuusow

Friday, January 05, 2001 - 05:42 pm
idoor waaye waxa mareexan cayaya.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Kenadiid

Sunday, January 07, 2001 - 12:09 am
Marehan=Gaajo
Marehan=Badawnimo
Marehan=Dad Habaaran
Marehan=Tuug xaraan cuniyaa
Marexan=Afweyne=Hell=Cadabta
Marehan=Beenaleyaal runta iyo xaqa neceb
Marexan=Boon=Ilka yar=Adoon Hawiye
Marexan waa lagu so socda...........

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Sunday, January 07, 2001 - 09:29 am
kanadiid go hell looser, bitch..hooyadaa was dhiladii ku dhashey, iyo aabahagii khaniiska ahaa.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

sheri

Tuesday, January 16, 2001 - 03:01 pm
i sense alot of anger here. I don't think you ppl will ever get along, just like the jews and arabs.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

J.DAUD DIRIR

Friday, January 19, 2001 - 06:48 am
DHALIN YARADA ARIN TAAS SOO JEEDISAY WAA AY MAHADSAN YIHIIN WAXAANA KU DHAQAAQAYAA IN AAN ANA GAARSIIYO DHINYARADA HOLLAND


WIXII AKHBAARA// XAASID@HOTMAIL.COM

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

mareexan girl

Wednesday, January 31, 2001 - 01:47 pm
Waad salaamantihiin dhamaan wiilasha iyo gabdhaha mareexan ee meesha wax ku qora.

walaalayaal ma aha inaan la yaabno ANti-mareexan, aad baan ugu faraxanahy inaan ka dhashay mareexan oo run iga ah waayo soomalidu wey isku gumaystaa qabiilka iyo sumacd xumadaba. waxaan orankaraa dadku xaqbay u leeyihiin inay wax nooga soo horjeestan waayo qabiilku wuxuu ahaa hogaamiyha umadda soomlilyeed marka saxaafad waa xor waxna, waad naga sheegi kartaan. Balse dadka sida xaasinmiada u hadlaya gaar ahaan kuwa soo galey pekagn waxaan idin oran laha marka hore waxaad soo gasheen meelqalda ah waayo waxa kelya oo meesha wax ku qori kara beesha mareexan iyo dadka caafimadka qaba oo ay macnaha u samaynayo waxbarashadu, hadii aadan xaasid ahayn oo aad garanyso qiimaha waxbarshada waxaad u hadli lahyed si daacnimahao adigoo u qiiranayo umadaas soomliyeed ee wax baranaysa. hadii ay noqon wayday fadlan ha iska dhigin inaad wax taqaane adiga u bahan in laguu geeyo dhaqaatirta cudurada baarta ha ku sheegan cudurka aad qabte, teeda kale fadlan magaca mareexan markaad qoreysaan u qora sida uu yahay, waan arkay qoloyin aygu daacad ayka tahay oon maga si fiican u karin xitaa marka ay shegayan iyagoo an xuman ka wadin balse ku wiina iska dhig dhigaya fadlan ha xasdina sida uu yahay oo ah MAREEXAN. NOT MARIIXAN BALSE HADII AAD KARI WAYDO WAXAAD KALOO DHIHI KARTAAN MARIIXMAAN. OO RUNTII AH MAREEXAAN OO KALE.

WAXAA KU SOO HAREY QABIILKAN MAJEERTEN HORTA ANIGU MA RABO INAAN AFLAGAADEEYO QABIIL BADAN OOL AH WADAADO CAAQILO IYO WAXGARD BALSE WALALAYAL WAXAN LA YAABANAY HAL SHEY OO UMADA OO DHAMI INKU TILMAANTAY OO AH WAXAAD RABTAAN IYO WAXAAD WALALKA LA RABTO LAMA YAQAAN ILAA IYO MAALINTII SOOMAALI ABUURNATAY WAXKASTA OO JIRA WAAD KA SOO HORJEEDAN MARKAAD UMMADA U TALISEENA KU DAREE MARKA WAXAAD RABTAAN LAMA ARAG WELI MARKA FADLAN

UMMADA DHEXDEEDA HA KU DHEXJOOGINA CAMBAARE CIDUUN RAACA OO MOWQIF YEESHA.

Gabdha idil isku magac cowday abyo waxaad fiirisaa bal waxaad sheegayso iney xitaa diinta ilaahey ku jirto maxaad ka xasdi ama ka doodi dad muslim ah oo helaya aqoon bal adigu hadalkaga dib u fiiri ilahayna inaad ka cabsato waad rabtaa dadkiisan inaad xushmo u la hadasho ma rabtid aad baan uga xumahay qabilka xun eed u dhaaranayso.

sidaa iyo nabad gelyo, dhalinyaro halkaa ka wada hawsha iyo hayaanka beesha ee ku aloosan waxbarsho aad baan ugu riyaaqey waana taageeraynaa.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Sade Girl.

Thursday, March 08, 2001 - 03:40 pm
hi all ppl?
firstly i support those who came up with the idea of Uni in Garbaharay, 1 because my father, brothers, sisters,unties, unlces and cousins all live there. for those ppl who don't support their brothers opinion then please leave these area and get something else to do. i am in yr 12 and i plan to live there when i leave this kufar country but now iam only 18 and i wish i had somehting to help with thosse brothers who gave this idea. it perfect idea and i love it.

second of all, i'd like to know is anyone here from Garbaharey and Baladxaawo, if yes please live ur email, i will contact u. i have no relative here in where ilive but i have some in america, and europe.

all wishes to those who plan these idea,
may allah help you achieve your objectives,
may alllah grant your a reward for this project.

i wish i could do something to help with, but i don't work i study, may be next year when i finish studying insha'allah.

assalamu alaykum.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

NO-9

Friday, March 09, 2001 - 09:29 am
TO all nigers waxaa hubaal ah inaad halkan ka garan kartid cid walbo waxa ay kuu qabto iyo meesha ay kuu joogto sidaa darteen ciwaanku wuxuu ahaa university in gedo right laakiin hada wuxuu marayaa maxeeraan siyaad bare iyo arimo kale oo badan waxaa ka fiican ayadoo aan lala qaaqaadin cidii caytanta waayo meeshu xiiso yeelan mayso
mareexaan wuxuu ahaan jiray qabiil lagu faano waxaan xasuustaa anigoo yar oo madiino joogo ciyaal badan oomajeerteen ahaa deriskanaga oo mareexaan sheegto waayo ayaydiis ayaa mareexaan aheed taariikhda baar dibna u raac hadalkaaga adaa badalidoona taas waa hubaal anagoo mareexaan ah ayaa ilaa hada socota waligeedna dhamaanmayso waayo somaliya gudaheeda mareexaan ayaa sharaf mudan illah ka sokow marka waalidiintiin warsada iguna soo war celiya sidaa hanoo ahaato

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

NO-9

Friday, March 09, 2001 - 09:33 am
TO all nigers waxaa hubaal ah inaad halkan ka garan kartid cid walbo waxa ay kuu qabto iyo meesha ay kuu joogto sidaa darteen ciwaanku wuxuu ahaa university in gedo right laakiin hada wuxuu marayaa maxeeraan siyaad bare iyo arimo kale oo badan waxaa ka fiican ayadoo aan lala qaaqaadin cidii caytanta waayo meeshu xiiso yeelan mayso
mareexaan wuxuu ahaan jiray qabiil lagu faano waxaan xasuustaa anigoo yar oo madiino joogo ciyaal badan oomajeerteen ahaa deriskanaga oo mareexaan sheegto waayo ayaydiis ayaa mareexaan aheed taariikhda baar dibna u raac hadalkaaga adaa badalidoona taas waa hubaal anagoo mareexaan ah ayaa ilaa hada socota waligeedna dhamaanmayso waayo somaliya gudaheeda mareexaan ayaa sharaf mudan illah ka sokow marka waalidiintiin warsada iguna soo war celiya sidaa hanoo ahaato

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anon

Friday, March 09, 2001 - 05:45 pm
mareexaan caaqsanaa, waxaad la shir timid sheeko ciyaalnimaadii aad maqaashay. Aamus, wax ma oogiide. Ma aadan arag miyaa nimaan waaweyn oo Mareexaan ah oo sigu faanaaya, gawaari iyo wax la mid ah.................cheap & ignorant.
Walaahi,iyo Billahi, waxaan hayaa sheekoyin ruun ah oo ku saabsan daciifnimaadda iyo wax garad la'aanta dad badan oo mareexaan ah. Lakiin, horaa loo yiri ceebta waa la astuuraa.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Halane

Saturday, March 10, 2001 - 09:26 am
To: all sade bro and sisters'''''
Is very happy moment for me to share with my sis/bro'''from beesha sade,anyways we should keep our healthy discusions it up and reform once again a great sade nation ''''i mean "MAREEXAANKII MAGACA DHEERAA" oo soomaali oo dhan sheegan jirtay walaalayaal.
walaalayaal aniga as an idea ahaan waxaan qabaa inaan marka hore dadkeenaan qurbaha jooga una dhashay beesha aan marka sameyno feasibility report on educational level of our valuable citizens overthere, so that we will able to asses their needs'''in educational instituations''''from example number of basic schooling,colleges and higher educations too.
that survey will lead us to come up with proper proposals based on our needs...................
that is it for this session'''''looking forward for your comments and feedbacks too
take care for now and bye bye plz mail me

Mr.Halane
E-mail:somalarch@yahoo.com

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Somali

Saturday, March 10, 2001 - 11:43 am
Horta aad iyo aad ayaan uga xumahay in ninku intuu idin baryay ilaahada qof boqol dollar sheega inuu bixiyo la la'a yahay. tan labaad Mareexaan baqiilnimadu waa maxay? meeday lacagtii wadanka ee aad dhacdeen, mise Magool baa idinka furatay? Gabadha yar intaa cayda ka deysaan ordoyaa dhulkiina marka hore ceelal u sameysta. dadkiinii gaajo iyo biyo la'aan ayaa dhameysay.

Idil, runtay idiin sheegtay. Waxaad u baahan tihiin Seeraale, maxaa yeelay wiilashii niikin jiray markay soconayaan siday kii baqtiyey u daba taagnaayeen ayaa Somalia baaba'aday, oo xitaa afkii Somaliga sida loo qoro ma ayan baran.

Somali wax badan ayaad ka danbeysaan ee marka hore soo gaara, ka dib jaamacado dhista. Waxaase yaab leh jaamacadaha aad hadda raadineysaan waagii uu Afweyne noolaaba ma ay dan dhigan jirinee maxaad maanta ka rabtaan? Land Cruiser ayaad ku maqneydeen iyo booli, markaasaad hada soo toosteen.

LAND CRUISE GADO SOO BERI GALEY
LAND CRUISE GADO SOO BERI GALEY
LAND CRUISE GADO SOO BERI GALEY
LAND CRUISE GADO SOO BERI GALEY

WAR SOMALI QAANTEEDII SIIYA, OO WADANKA XOOLIHIISII SOO CELIYA, OO DADKII AAD DUUGTEEN IYAGA OO NOOL, DADKOODII MAGTIISII SIIYA, OO GABDHIHII AAD KUFSATEEN EE AAD BADAHA KU RIDEEN, QAANTOODII BIXIYA. INA CAREYS CIISE MA ILAWDEEN? RAGII AAD TOOGATEEN MA ILOWDEEN. HORTA QAANTA ISKA BIXIYA MARKAAS JAAMACAD U SOO JEESTA WAA HADDII LA HELO WAX DHIGTA OO GARBAHAAREYDA AAD KA SOO CARARTEEN DEGA.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

fact

Saturday, March 10, 2001 - 05:09 pm
Somali, Marexaan lagactii ee xaadeen wax investment ah kuma aynaan sameenin sida daraadeed somali weyn wax ee dheer yihiin maleh, welfare bay wada qaataan.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Somali

Saturday, March 10, 2001 - 08:35 pm
War Xalane,

Ceeb ala ku bad. War waxaad tahay kuwa ay Idil sheegtay. "From example" waa maxay? War orodoo ESL iyo wax isku fiiri marka hore. Mareexaan jaahil lakal jaahil. War ma kuwii ninka baqtiyay daba carari jiray ayaad tahay?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

shaahid

Sunday, March 11, 2001 - 03:19 pm
WARYAADA DHALIN YARO REERKA KA QALEEYA, REERKU WAA IA SHAXAADAYAAN EE HADALADA MEESHA KU QORAN RUN HA U QAADANINA.

REERKA WAA KA JAJABTAY,OO WAA SIDA LAGUU SHEEGAYE LACAGTII HORE WAXBA KAMA HAYAAN OO WAXAY NOQOTAY LACAG BADAW QAATAY XAGAY TAGI. DIBADANA MARKII LOOSOO QAXAY DADKII SOO QAXAY REERKAA UGU LIITA.

MARKA JAMACAD SHEEKADEED MA JIRTEE MEESHA WAA LA ISKU SHAXAADAYAA.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Halane

Monday, March 12, 2001 - 08:52 am
To:somali+shaahid:
U guys are free to say wat ever u wish to''''fadlan waxaan ka codsanayaa dadka kale oo talo raba iney nagu soo biiriyaan ee somaliyeed''''''''''u r all wellcome walaalayaal.
once again aqoon is weydaarsiguunu waa noo furan yahay aqyaarta.
nabad alle

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

sumayo

Thursday, March 22, 2001 - 10:27 am
Warmajeerteen maxaad u daba gasheen; Qofkii idinla hadlaba ma majeerteen Baad moodaan, gabar mareexaan, sidaad u bugtid,Yaa majeerteen baan ahay ku yiri oo kuu gafay,Waa la idinka shidi rabaa majeerteen, Majeerteen sidaad u necebtahay kuuma necba,Allaha idincaafiyo waxkaloon idindhaho ma aqaan,majeerteen Allaa koriyoo kor ka dhigay ee nin ka madluunsan magiciisa iyo muunadiisa muxuuba ka tari,Idinma caynkaroo ccccc ee ciyaalyohow cayda joojiya


m

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.