Anonymous | Sunday, October 08, 2000 - 06:30 am marka aan leeyahay reer burtinle kuma jiraan dadka xabadkeentey ama dadka reer kuwiat iyaga ayaa isgaranayo qafka aan garan lagama talo galinayo |
Anonymous | Monday, January 01, 2001 - 06:29 am walaal dhawaan yaa laga yaabaa in aan somalia fasax ku tago, gaar ahaan Buurtinle. reer Buurtinle ma ihi, laakiin awoowayaashay ayaa ka yimid. su'aashaydu ma laga helaa meel beerka lagu gado. please ila soo socodsii in ay leedahay meel aan qamri ka gadan karo hadaan tago. |
burtinle_burtinle | Saturday, February 03, 2001 - 03:46 am i love burtinle i never been there but soon in sha alaah |
Qalanjo_reer_burtinle | Saturday, February 03, 2001 - 03:49 am hi there reer burtinle waxaa nahay xabd keentey lol but we always love burtinle |