site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Reer cabudwaaq baan halkan karabaa

SomaliNet Forum (Archive): Somali Communities - Beelaha Qurbaha: Somalia: Reer cabudwaaq baan halkan karabaa
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

allamagan

Tuesday, October 10, 2000 - 04:08 pm
war dadkii statka aaway yaa reer siigadheere ah
magaaladii quruxda badnayd the city of abudwaaq

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Axmed

Tuesday, November 14, 2000 - 03:24 pm
Heeeeeeeeeeee
Axmed
225 Waddada Garbala
Caabudwaaq
MR
Soomaaliya

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

NAJAX

Sunday, November 19, 2000 - 02:24 pm
REER CAABUD WAAQ
MARIIXAANOW WALIGIIN MAILBAXAYSAAN MIYAA
MARKII BAAFIN &NEWS&isbaraSHO LAGAA IN AAD
SOO BAN DHIGTO AMA WAX LAGAA FAA II DAYSTO
AYAAD SIIGADHEERE&garbala goobta la imaataan
meeshaan maalin walba casharkii soomaaliya
la idinkugu dhigay last 10years
soomaaliya kuma qancin miyaa
loomana furin pagekaan
in aad caabudwaaq&wax aan munaasab
ahayn aad ugaga hadasho maanta kadib

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

N0-9

Tuesday, November 21, 2000 - 04:09 am
to najaax ma reer dad la aan ahaa ka dhalatay maxaa mareexaan weyne u keentay ma haan maseeraa kuhaayo waa kaa muuqataa sida maano ceeloow na aa najxa najax mala muufadii baarto mahadaay udiidayoo minankeeda mootisooy sida maano ceeloow kabax cida

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

sahal

Thursday, November 23, 2000 - 10:08 am
haye waa aniga oo ah oday mareexaan ah
waa wanaagsantahay nin walba meesha uu ku dhahsho
ama ku koro ama asalkiisa ah inuu faaniyo .

waa wadani nimo ee halkaas ka wada

waa sahal aadan jeelle.
jellesahal@hotmail.com

soo hargala ha la iska warhayo.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

halane

Monday, December 18, 2000 - 09:46 am
war waa ninkaadan dhiigya cabkee wareeray oo marna,FAYSAL marna NAJAX labaxaya oo ilaahay daba dhigay owliyada iyo weliba boqortooyada mareexan,war horta bal xishoo wax iskula har dhanaanyahow lol''''''''''''''
ciao

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Najiib

Thursday, December 21, 2000 - 12:24 pm
Caabudwaaq 86 ayaan tagay
dadkeeduna waxaay ahayeen
dad martisoor wacan si wacan
ayaa la iigu soo dhaweeyey.
So respect for Abduwaqi people!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

raad_amiir amaanReer

Saturday, December 23, 2000 - 09:48 am
qaabudwaaq waxaa la idinka soo salaamay shaway(ninkii garanaayaa garanaayee) soon wanaagsan and iid wanaagsan baan idin leeyahay

qayr baan isku ognahay ,NABADEEEEEEEEEEEy

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

allamagan

Saturday, December 23, 2000 - 03:10 pm
waan idin salaamay salaanta islaamka reere abudwaaqoow
salaan kadid waxaa loo baahanyahyay in magaaladii aan jeclaynayn ee aan ku wada dhalanay ee aan ku soo kornay ciideedii guduudnayd ee maccaanayd aan wax u tarno oo aan iskuulo jaamacado macadyo aan ka dhisno oo aan ka dhigno biyo sacabadaadaa looga dhargaa

i like garbala siigadheere roobda,ay and all lovely people of abudwaaq

jooi to-gather and build your home-town


may allah plessyou all

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.