site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Waryaa ciyaal YAAQSHIID ah siiba reer SUUQ BACAAD

SomaliNet Forum (Archive): Somali Communities - Beelaha Qurbaha: Somalia: Waryaa ciyaal YAAQSHIID ah siiba reer SUUQ BACAAD
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

huunye

Thursday, October 19, 2000 - 02:52 am
WALAALAYAAL QOFKII DAGANAA YAAQSHHID AGAGAARKA SUUQBACAAD WAXAA DOO NAAYO NINKA LAYIRAA HUUNYE C/LE CIDII TAQANANA HAKALA SOO XIRIIRTO huunye@hotmail.com

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Salaad-beeleey

Monday, December 04, 2000 - 01:00 am
Waan salaamay reer suuq bacaad.

Saaxiib waxaan deganaa xaafada suuq bacaad gaar ahaan jidka ka yimaada siinaay ee ku toosnaa gawaanka ee dagmada yaaqshiid hadaan si kale kuugu sheego waxaan daris la aheeyn reer xuseen af wayne cabdi shakuur aabihiis iyo muxidiin abba iyo walaalkiis sheekh ismaan hadaan wax kaaga sheego dhalinyaradii xaafada ee gawaanka tiinleey gaar ahaan reer suuq bacaad :ibo,jacfar,beelawade,muxidiin abba, iyo walaalkiis shiikh ismaan,cabdibakad,yuukeey,cabdi shakuur,cabdulaahi suuleey,cabdulaahi jiinoow iyo walaalkiis shaacir,shiino oo ka shaqeyn foornada reer maxamed cali fiidoow oo u dhawaa reer cali kalaankaliyo dukaanka maxamuud dheere Sxb waxaa laga yaabaa inaad ka mid eheed dhalinyarada xaafada ee loodkaas inaga horeeyay laakiin aan si fiican u xusuusto si kastaba waxaan walaalo eheen MAD-MAD cali eelaay canabeey iyo shamso oo gurigooda ku dhaganaa reer Axmed qaali guriga ku sii dhagan ee dhinaca laamigana waxaa daganaa anaga reer Xaaji siidoow,reer Xuseen af wayne waxaa noo dhaxeeyay cidii somalileynka eheed ee adigu xagee ka daganeeyd suuq bacaad?waxaan u malaynaa dhinaca masaajidkii suuq bacaad iyo xanaanada inaad daganeeydeen oo jimcaale oo talyaaniga muddo aan kula kulmay uu dagenaa.

Waxaa la i yiraahdaa salaad-beeleey waaxaana hada joogaa finland oo kooxdii tiinleey ee gawaanka yaaqshiid ay wada joogaan sida:cabdicaagane,baydiid,baadiyoos,gooje,abadaar,oo iswidan joogo,sidaas iyo xiriir wacan ku soo dhawoow gacmo furan.Ramadaan wanaagsan.
SALAAD-BEELEEY

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

HUUNYE ARTS

Monday, December 04, 2000 - 03:58 am
to.salaad beeleey.
salaadoow ninyhoow aaad baa waxaad ii soo xusii sisay xafadydii oon aqaan waxan u malaynaa dadka aad soo sheegtay ninyahoo qaarkood ilaah ha u naxariisto .sada xuseen afwayne.heer abatina waxaa ka haray hal sh. muxidiin oo sh.cismaan iyi kiikaleba way dhiteen waxan kaloo ogaa iibe yuusuf muuse isna wuu dhintay reer jiinowna waaba wada xiriirnaa siiba shaacir.waxana lasocan jiray hadaad taqaan.axmad qaali walaalkiis mowliid. waxaan joogay dukaanka rikoorad lagu sameen jiray ee afeey anigana waxaan ahaa aar tiiste dadka kula joogo fiidlana kuli waa aqaan iyagana hadaad tuiraah huunye cabdulle yaa yaqaan iyagaaba kudhihidoona aaway.hadana waxan joogaa nadarlan aniga iyo jimcaalana daris baan aheen oo tookiyo aan wada daganeen hadana wuuba ila joogaa asaga iyo xaaskiisa iyo caruur tiisa. hadaad rab tana anaa ku siihaayo taleefankiisa. ee nin yahoow salaadoow wajigaaga baana xasuusan ee cida waaba aqaanay.waxan kaa ilaabay inuu cali eelaay dhintay isagana kolee wad maqashay.geeri kaadheere waana wada xiriiraynaa ina lilaahiye..e-maylkeega waa (huunye@htmail.com)bl kaagana keen aan is warsanee qaraabada wix kadan beeyay iyo waxi nool waxaad iigu salaantaa abdar cabdi caagane iyo waxi ku agjoogo oo xafadaa..............xiriir wacan
MAHADSANID

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

fowsia

Monday, December 04, 2000 - 08:05 pm
hi salaad
walaalkis meel iigu sheeg c/shakuur xuseen afweyne
ma daganayn suuq bacaad lakiin aqoon baa naga dhaxaysa

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

biled

Monday, December 04, 2000 - 08:39 pm
war cidii soonahaas siiba jidka sodonka xafadii ku dhaweyd daganeed aga gaarka hotel towfiiq ila soo xiriira. bye

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

salaad-beeleey

Thursday, December 07, 2000 - 01:10 am
Ku huunye

Waan ku salaamay walaalkeey waxaana kuu rajaynaa kheyr waadna ku mahadsan tahay fikradaada isu keenida walaalaha yaaqshiid gaar ahaan laantii horseed waxaana ku leeyahay markale RAMADAAN MUBAARAK.

Sxb dukaankii korontada ee Afeey waan xusuustaa waana aqiin Mowliid walaal si fiican aan u xusuustaa iyo adigaba,maadaama aan ahaay loodkii yar yaraa 86-kii ka dib soo baxay laakiin dhalinyarada xaafada ee naga waaweeynaa badi waan aqiin oo inta badan darisaan eheeyn waxaan rajaynaa reer suuq bacad oo meeshaan soo booqda iyagoo ka fii,iidaysanayo beyjkan aad noo furtay aad baad ugu mahadsan tahay, Sxb e-mail-keeyga waa kan alnuur@visto.com igu salaan jimcaale sidaas iyo xiriir wacan.

TO FOWSIA

Walaal anigu aad ayaan daris u aheeyn cabdi shukuur xuseen iyo walaalihiis si fiican ayaana isu naqiin laakiin maanta war kama haayo meel uu joogo waxaan rajaynaa in asxaabtii reer YAAQSHIID gaar ahaan suuq bacaad ay soo booqan doonaan beyjkan warkoodana waan heli doonaa marka Madsanid
RAMADAAN MUBAARAK.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Dhegnaas

Monday, December 11, 2000 - 10:45 am
Huunye artis waa la gartey marka xageed joogtaa waa anigoo ah ciyaal 4-ta jardiino agagaarka warshadda barafka ee Jidhaye .
Ismaqal danbe.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

huunye

Tuesday, December 12, 2000 - 07:52 am
to.dhaganaas
walal waa ku salaamay
waxana joogaa dalka nadarlaan(hollan)ee adiga magacaa jidhaayese halkeed ka daganeed.mase taqaan dhalinyaradii xafadaas.muxudiin ganeey iyo c/kariin oo walaala ahaa waarax iyo madoobe iyo yaasiinkii ay dhashay habar ardo.
hadase halkeed ku sugan tahay oo aad joogtaa.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Salaad-beeleey

Wednesday, December 27, 2000 - 02:00 am
Ciid wanaagsan reer suuq bacaad kuligiin waa Salaad beeleey oo idin leh KUWADA CIIDA CAAFIMAAD SAN sanad kiisa kalena ku gaara baraare.Aaamiin..aamiin.

Salaad beeleey.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

huunye

Thursday, December 28, 2000 - 06:28 am
dhamaan reer suuqbacaad
waxaan idiin soo diraa habalyo ciida barakeeysan aaw geed kan kiisa kale halaha nagaarsiiyo dhamaan teen......

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.