site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Isbarasho furan wiilal iyo gabdho

SomaliNet Forum (Archive): Somali Communities - Beelaha Qurbaha: Somalia: Isbarasho furan wiilal iyo gabdho
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

saadaq.nl.

Friday, October 20, 2000 - 03:57 am
halkaan waxaa loo gu tala galay inee isku bartaan wiilasha iyo gabdhaha soomaaliyeed waana soo gali karaan

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

KAAFI

Sunday, October 22, 2000 - 02:12 pm
WAXAAN RABAA IN AAN BARTO GABAR SOOMAALIYEED HADII AY IISAAMAXDO

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ismahan

Monday, October 30, 2000 - 03:58 am
haye khalif what kind of girl do you want meet with? anigu waxaan ahay gabar somaliyeed hadi aad u baahantahay faafaahin dheeraad ah la soo xiriir e-mail maryash43@hotmail.com

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

maslax

Wednesday, November 01, 2000 - 01:27 am
kaafi ismahaan baa adres meesha u dhigtaye-
anigana waxaan u baahanahay sidookale gabar soomaliyeed noocwalba eey ahaato ,
mahadsanidiin.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Jamiila

Wednesday, November 01, 2000 - 05:25 am
Saadaq isbarashada aad sheegeyso see camal waaye? hadii tahay is shukaansi aan aheen mid diinta ka baxsan ani iyo adi hadaan iska biloowno maxa ka dhehi laheed???

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

maslax

Wednesday, November 01, 2000 - 11:29 pm
To jamiila
aniga adiga kawaran? saadaq ma noolaan u maleeynaa
jamiila adigaan kaawarsugaayaa, msx

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

naxariisbadan qalbi nuuriya

Thursday, November 02, 2000 - 05:42 am
looooooooooool meesha waxaa loogu talagaley barsho ma aha shukaansi jaaaw

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

tafeey

Tuesday, November 07, 2000 - 02:30 am
waxaan rabaa sidoo gabar aan barto hadii ay suuragal tahay da,deedu ha ahaato inta u dhaxeysa
20-24 mahadsantihiin

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

daacad

Wednesday, November 08, 2000 - 12:02 am
Hi.girls and boys.
what is going here I am looking good girl and honest so if your honest please leave your
E.mail.than I would contact you
as soon as possible.
good luck.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

AYAAN

Wednesday, November 08, 2000 - 01:29 am
ayaan
kaafi walaala marka hore waxaad iga gudoontaa salaan kadib walaal kawaran hadii aan labadeena isbarano maxaad ka qabtaa ii soo jawaab
IHOPGOOD LUCK WAXXAD IGALA SOO XIDHIIDHAA
ASLI 92HOTMAIL

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Jamiila

Wednesday, November 08, 2000 - 05:55 am
Maslax soo daa hee waxaad heysid maslaxid iyo jamiila jidan oo leysku darey jano aduun aa ka soo baxeeyee?????

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Sunday, November 12, 2000 - 05:39 am
DHALINYARO WAA IDIN SALAAMAY AQYAARTA MEESHAAN ISKU BATAY ,OO ANIGA IGA SOO HORAYSAY. ANA WAXAAN IDIN LEEYAHAY BARASHA WANAAGSAN OO WACAN. EMAILKAYGA WAA osmanelmi@hotmail.com

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Monday, November 13, 2000 - 06:05 am
WAXAAN RABAA IN AAN BARTO GABAR SOMALIYEED OO DA'DEEDA U DHAXAYSA 18 ILAA 25. HANA DEGANAATO MAGAALADA LONDON. HADII AAD TAHAY QODOBADA AAN KOR KUSHEEGAY EE SOO QOR EMAILKAAGA.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Monday, November 13, 2000 - 06:17 am
WAXAAN RABAA IN AAN BARTO GABAR SOMALIYEED OO DA'DEEDA U DHAXAYSA 18 ILAA 25. HANA DEGANAATO MAGAALADA LONDON. HADII AAD TAHAY QODOBADA AAN KOR KUSHEEGAY EE SOO QOR EMAILKAAGA.
QORE:CIID

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

abdirabi

Tuesday, November 14, 2000 - 12:41 am
salaam dhamaantiin ,
meesh anigaa kaliyaa kamaqnaa miyaa ,
Anigana waxaan u baahanahay barosho, haddii ay jirto gabar soomaliyeed oo xiiseenaysa plz adresskayga isticmaal,
e- mail abdirabi hotmail.com

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

saadaq,nl

Tuesday, November 14, 2000 - 12:43 pm
TO.JAMIILA
WALAAL JAMIILO WAA RUNTAA ANAA FURAY BOGAAN HADII AAD TIRINA ANAA KU QAABILAAYEE SOO DHAWAAW WAXBAKAMA QABO EE HALKEEN KAALA SOO XIRIIRAA.AMA ADIGA IGALA SOO XIRIIR.IIMAYLKAAN.
huunye@mailme.nsidaa iyo isla hadal danbe;
adigase halkeed ku nooshahay?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

maslax

Wednesday, November 15, 2000 - 02:39 am
to jamiila jamiilo walaahi aad ay uwanaagsan tahay
dhibaatada mataqaan aadaan u xishood badanahay
jamiilo intee kaala sooxiriiraa.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Jamiila

Thursday, November 16, 2000 - 03:37 am
Maslax waa salaamantahay mida kale hadii aa aad u xishood badantahay ga iga siiso waayo anga ayuu ilaah xishood no soo rogey marka aan ka hadlooyo wada sheekeysi marka in aan horeyo ma rabi adina waxaan ii sheeg tey in aad rabto in lagu furfuro marka saaxiib kaama horeeynkariyee markaad iga hor martid ila soo socodsii.
Saadaq aad aa horta soo daahdey bro marka ma kaa daacadbaa barashada mise????

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

maslax

Thursday, November 16, 2000 - 10:26 pm
TO JAMIILA
JAMIILO ANAAKU FURFURAAYO HADAAD TAAS KABAQDAY GACALKA XISHOODKANA GEEDAAN SOOSAARTAY HADA WIXILAGA BILAABO BARARASHADAADANA WAANRABAA
WAXAAN KUDIIDO MABA UJEEDO GACALKA
JAMIILO CADEY,,,
qortaada dheere laguqoray cabaaryaha mqrkaad xageyga usoo jaleecisaba maliqdaa iqabata !!!
laqitaanka kiirunta ahaa maaha yaah waafahmikartaa
jamiilo xishood iska qaad aa itiray adaa marya iicelinaayo ogsoonow sis
by sis peace and love jamiilo cadey.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Jamiila

Friday, November 17, 2000 - 03:38 am
Maslax hadaad tahay kii la doonaaayey gacalka waaba iga bajisey kowdiiyee laakin ha igu noqon hee ki loogi heesey (nin burhaansan maa loo bilaaba baashaal iyo buun dhobooweey)iska kaftan yaah, marka waxaan kaa sugaa in aad sheekada noo bilowdo. nabadeyna

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

maslax

Monday, November 20, 2000 - 12:40 am
TO jamiila
jamiila lol macaaney markahore waxaan kuweydiinaayaa kiiladoonayey aa dhahday kiiladoonayey siduu yahay? niyadu meeley rabta lagu nasiin karaa. adiga manoqon doontaa tii ay niyada kunasan laheyd?
gacalka yadaada isii yaradaada aan dhiibee yoolkeyga imow.
jamiila wiilasha noocee ka heshaa ? hadaan kuu sheego gabdhaha noocaan ka helo waxaan kahelaa nagaag somaaliyed naagti ladoonayey waa iney dabeecad wanaagsan tahay taasaa aniga ii muhiim ii ah sidaan qayaasayo adiga waxaa tahay aan umaleeynaya inaa tahay kuwii lagu duceysan jiray waxaana ugu jeclahay laafyahadararaha markad luqunta dabtaa ana leugu didayaa oo layga darayaa indho deeraleey jamiilo ,wakuu bahanahay ha ibaal marin jamiilo paece and love ,...

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Jamiila

Monday, November 20, 2000 - 06:59 am
Maslax Maslax maskaxdaan ku saarey maankan ku gashtey ee maalintoo ha iga makhnaanin.
midkaan donayey waa mid salaada ka tegin, xaaranta ka dhowrsan dantisa yaqaan dabciwacan iyo asluub hadal wanaagsan marka ma tahay intaa mise..... ani waxan ahay mid lagu dagoo maanka qaboojisa gaarina lagu tilmaamo ee dooqada ma noqonayaaa maslaxoow keyga se ma buuxineysaa???

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

maslax.

Monday, November 20, 2000 - 10:20 pm
to jamiila
gacalka dooqeyga waatahay hadaad sastahay
(shumackanuurbadaney shaanbay dahab sharla'aan anooshiraayo shahsh aan kusaaro ian,,,,,,,shukri eeba waaye)
dooqega waatahay kaagana jamiilo waan buuxinayaa-
gacalka
macaaney waxaanrabaa inaan ogado mesha aad kaga nooshahay aduunka ama wadanka? addreskeyga makuu qoraa? ??
waxaan aad ujeclahay ruuxa ilaah ka baqo wax walbuu ahaado ,sharuudahaada aad ayey ufiican yihin. jamiilo waxaan ku wey diiyay dadkai kale aawey ani adi kaliya maa meesha ku sheekeysano.macaaney waxaan kuu rajey nayaa
nabad iyo caano .

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Jamiila

Tuesday, November 21, 2000 - 02:53 am
Maslax waa ku salaamey bro dadkii kale waaba la yaabanahay meehey ka baxeeen waxaa la yiri meel xared lahaa xiiso loo tagaa xaajadii toostaa lo xajeertaa, xajadu waa toosantahee ii soo qor adreeskaga.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

maslax

Tuesday, November 21, 2000 - 09:49 pm
TO Jamiila
waakusalaamay sis , walaashiis marka hore aad ayaan uga helay shekadaan kula sheekeystay,iyo barashada aan kubartay,
liibii12@hotmail.com
xasusnow macaaney ..ninkiheesay wuxuu yiri..!
(leexleexashada daran habeen leylwareegaa kaxun.
LUGOOYADAA SII DARAN)
waxaan kuu rajeynaa nabad iyo malab

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

MR-KANIINI

Friday, November 24, 2000 - 06:02 am
ASALAAMU ALEEKUM

JAMIILA /MASLAX WALAALAYAAL KAFTANKU HANII MACAANAADO

JAMIILA SIS ADIGA MA WAXAA ABWAANAD SABABTOO AH WAXAA SOO TUURTUURNARANEESID WAAABA LOO BOGAYE

HOOHEE ANIGABA WAA KUU HAYAAYE

"MEEL SHABEEL SOO GALAY MAA LAX JOOGIGARTAA", "SHAAH IYO CAANO ISKUDARKOODA WAABA LAGU NAAXAA".
"NIN KUSOCDA DAMEER, FARAS MUU QABANKARAA!!"

EE AQYAARTA BARASHO WANAAGSAN

WAA M-KANIINI OO IDENLEH KANIINIGA HAGU DEGDEGINA?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

fariino

Saturday, December 16, 2000 - 10:20 am
Waad sallaaman tihiin dhammaniin intan meesha isu
Baratay in katoo meeshan laga wada maqan yahay
Barashadu waa inay dhab ahaato oo aan been laysu
Sheegin:
Laakiin aniga hadda waxaan rabaa inaa isbarano
Gabadh aan da'adeedu kayareyn 17 kana weyneyn 25
Haddii aan shuruudahaasi kasoo baxaysid maxaad Kaqabtaa inaan wada sheekaysano oo aan isbarano?
Ajawaabtaada ayaan sugaya kahor inta aan wax Dhihin:
Waad Mahadsantihiin

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

akram adem

Monday, December 18, 2000 - 09:23 pm
Qofkii xiisaynaaya barashad wiil soomaaliyeed oo wax ka barta dalka Maraykanka magaalada columbus state ohi ha ila soo xidhiidho Email mabruuk24@maktoob.com waad igu soo diri kartaa luqada carabiga haday ku soo gasho waa luqadayda koobaad sobobtoo ah waxaa ku soo koray dubay waxaan jeclaan lahaa in daacad la isku barto

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

mudane

Sunday, December 24, 2000 - 06:46 am
ah ah ah ah ah kix kix kix
waan idiin salaamay dhamaantiin mida labaad waxaa iga qosliyay MASLAX IYO JAMIILO oo meesha isku shukaan sanaayo ayaa mid kalena la soo booday shaah iyo caano dameer iyo faras isaga laftigiisu ma ra,yi xuma sababtoo ah wuxuu is lahaa dadkaaga wax la qeeybso kaftan keeyga yaan wax loo arkin waan iska kaftan badanahay ee mida kale
aniga waxaan ahay wiil soomaaliyeed oo ku nool dalka norway waxaana xiiseeyaa barahsda dhalin yarada soomaaliyeed meel walboo ay dunida ka joogaan iyo wiil iyo gabar waxa ay noqdaanba barashadeeydu maaha mid shukaansi ku dheehan cidi xiiseeyneeysa igala soo xiriir
mohamedharun@hotmail.com ciid wanaagasan all

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Gure

Sunday, December 24, 2000 - 07:50 am
Barasho wanaagsan dhamaantiin.Aniga waxaan doonayaa inaan is barano GABAR somaliyeed oo aan-
ka yareeyn 24 sano kana weyneyn 36 sano. Aniga-
waxaan ahay wiil somali ah dadiisu- u dhexeyso-
25-37 sano. Laakiin waxaan ku hadla shan af-
kana mid yahay- shiineyska.dadka waxaan ula shekeystaa si DAACADNIMO AH(DON,T FORGET THAT).

If you interested please contact me on my mail
{gure2001@yahoo.com,gure2001@yahoo.com} .Waad salaamantihiin dhamaan.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

younes

Wednesday, December 27, 2000 - 09:36 pm
aniga waxaan raadinyaa gabadh dadeedu tahay 18-20jir. diinta aqoon wayn u leh, si fiicana u taqaana, ogolna inaanu partners ama 50/50 wax la yidhaah jirin, ee ninku uu yahay ninka guriga yana ay tahay marwada guriga. waxaan arkay dad badan oo filmo daawaday oo leh sidii reer galbeedka I want a partner ama 50/50. that's non sense.

hadii aad tahay gabadh dadeedu tahay 18-20, cas, very tall, please e mail younes@hotmail.com.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

younness

Wednesday, December 27, 2000 - 10:54 pm
kani waa younes, iga raali noqda e mail kaygu maaha ka kor ku qoran ee waa younness1@hotmail.com

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

gure

Friday, January 05, 2001 - 10:09 am
is barsho furan dhamaantiin- waxaan doonayaa inaan
is barano gabarAma wiilal ku hadlo luqada kala
duwan, sidaas awgeed ayaan waxaan loo baahanyahay
in ay noqoto professional meating
in this page.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

gure

Friday, January 05, 2001 - 10:12 am
is barsho furan dhamaantiin- waxaan doonayaa inaan
is barano gabarAma wiilal ku hadlo luqada kala
duwan, sidaas awgeed ayaan waxaan loo baahanyahay
in ay noqoto professional meating
in this page.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Saciya

Thursday, January 11, 2001 - 01:05 am
Walaalayaal waxaan ahay gabar soomaaliyeed oo kunool meel ka fog magaalada wadanka aan kunoolahay oo ka mid ah wadamada Scandinevianka waxaana deris ii ah labo gabar iyo hal wiil oo soomaali ah wiilka wuxuu jecelyahay gabdhaha wadankaan. Marka waxaan rabaa wiil aan si daacad ah uwada xiriirno. Qaboow iyo baraf ayaa igu dilay meeshaane

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Omar

Friday, January 12, 2001 - 01:02 am
Sacdiya anaa deriskaaga ah qaboowgana anaa kaaga hiilin doona haddii aan is fahamno ee xagee ka joogtaa scand.. Qabowgu waa dhib badan yahay markaad keligaa tahay!! alloow nooga maciin.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

SOMALI

Wednesday, January 17, 2001 - 02:33 am
TO:DHAMAAN WALAALAHAYAGA SOOMAALIYEED HA ILOOBINA DHAQANKIINA IYO DIINTIINA MUQADASKA AH EE ISKADHAAFA DHAQANXUMIDDA.
WALAALKII SOMALI OO KU NOOL FINLAND QAASATAN HELSINKI

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Suleeqa

Tuesday, January 23, 2001 - 02:10 am
Marka hore waan idiin sallaamay wallaalayaal,
Taas ka dib waxaan ahay gabar soomaaliyeed oo Islamarkaasna lug ka yara dhaawacan ama ka goojisa,marka xooggaa cuqdo ayaa igu yara jirta oo waxaan iska dhaadhiciyay in ay dhib tahay in aan helo midkaan nolosheyda la qaybsan lahaa oo dadka badidooda waxeey xukmiyaan qofka sida ay u muuqato ee ma isku dayaan in ay ogaadaan qofka qalbigeeda sida uu yahay taasna waa nasiib daro.
Marka waxaan jeclaan lahaa haddey suurto gal tahay aniga oo aan xumaan dooneynin oo ah gabar dhoorsata inkasta aan ku noolahay yurub weliba Holland oo ah meelaha yurub ugu xun dhinaca edebdarada, haddana waxaan jeclahay in aan ku dhiso wax walba Diinta cillaaqaad walba aan yeesho in uu ku saleysnaado taas.
Taasna micnaheeda ma'aha in aan la' is shukaansan karin Haa shukaansiga waan ogolahay haddii uusan ka bixin xadka ay diinta u dajisay.
Ugu dambeyntii waxaan jeclaan lahaa haddey suurto gal tahay in aan barto wiil soomaaliyeed oo dhowsan oo doonaya wannaag.

Maca Sallaama,
Smiles y'll!
Suleeqa,

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

krazyguy

Saturday, January 27, 2001 - 11:25 pm
Hellow bro'z and sisterz,
Well..i have read some of your female nominators..Seeking for a guy to lead them for their lives..haha...Well.Girl..you never mention about your sexual beliefe.. got damn it ya somali girl know pit about sex and for the girl i like she must be atleast master in suckingdicks and soo many stuff baby if ya anyone of ya ready for it..Just tell me ..

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Somali

Sunday, January 28, 2001 - 11:20 pm
Hi bro's and sis's
Marka hore hanlaan waxaan ka salaamahayaa dhamaan Dhalinyarada somaliyeed meel kasta oo ay joogaanba, salaantaas kadib walaalayaal waxaan idindhihi lahaa meeshaan in aanu ku kala faa iideysano oo aanu siyaabo faro badan aanu u adeegsano. laakiinse shukaansi kaliya ma ahan.
soomaaliyeey is fahma ha dii aanu isfahamno waligeen danbe waxmanaga halaabayaane
Waa walaalkiin som-liyeed

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

naasir

Monday, January 29, 2001 - 08:47 am
to, suleeqa

walaal waan ku salaamay kadibna anaa diyaar kuu ahe xageen kaala soo xiriiraa?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Wednesday, January 31, 2001 - 03:40 pm
FROM": NASIIB
TO ;; SULEEQA
abaayo waxaad igagudoonatah salaan qiimobadan

taas owkuusodiray wiil codkaaga xiisaynayah marka

abaayo waxaan kuleeyahay barasho wanaagsan iyo

wadaxiriir wacan;;SIDAAS IYO ISXIISAYN WANAAGSAN

ISFAHAN WANAAG SAN ::HANI

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Wednesday, January 31, 2001 - 03:42 pm
FROM": NASIIB
TO ;; SULEEQA
abaayo waxaad igagudoonatah salaan qiimobadan

taas owkuusodiray wiil codkaaga xiisaynayah marka

abaayo waxaan kuleeyahay barasho wanaagsan iyo

wadaxiriir wacan;;SIDAAS IYO ISXIISAYN WANAAGSAN

ISFAHAN WANAAG SAN ::HANI.CONTACT ME.NAIIBJ@YAHOO.COM

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Olol

Monday, February 05, 2001 - 06:13 am
Saaxiibayaan waxaan u baahnahay gabar JIROOS ah, oo markii aan arko, OLOL igu kiciso, WOW!
teeda kale waxaa ii gooyey shukaansigii dumarka soomaaliyeed, waayo arimihii gudaha iyo dibadaba waxay isku badaleen QABIIL. marka waxaan xiiseynayaa innan taqaana nolosha hadii ay jirto, I really don't care about dirty QABIIL. adresskeygu waa
xamari_cade@hotmail.com

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Farduus

Friday, February 16, 2001 - 09:57 am
To saadaq.nl.
walaal saadaq waxaan kuu gu hanbalyaynayaa bogan cusun ee isbarashada dhalinyarada ee aad isku xilsaartay furitaankeeda iyodaa ay mudanyahiin dhamaan intii ka soo qayb qaadatay borugaramkan hadana mahada oo dhan alla leh tan labaadna adiga oo hindisay bayjkan waxaan ku leeyahay ilaah haku gula bara bar galo iftiinka ad u furtay dhalin yarada rabta in ay isbartaan si ilaah raali ka yahay bro and sis waxaan i diin rajaynayaa in aad ku kulaantaan dhamaantiin meel ilaah raali ka yahay ana waxaan filayaa in aan ku soo biiri doon in sha alaah sidaa iyo ku lan danber oo xiiso leh bye bye dhamaan inta ka soo qayb gashay oo dhan

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Gallad

Friday, February 16, 2001 - 12:10 pm
Asslaaaaaaaaaamu caleykum al::::::::::


Congratultion to bro saaadiq for his bold move to find his queeeeeeen""""""""""""

I would give the first priority to saadiq since he is the founder and originator of this seemingly attractive forums to have the first who falls into the trap:::::::::::::::::::O

Second. one word for those utterly dispaired sister to find their dreamed king, think again and reconsider that, coz, I PRESUMABLY WILL FIT SQUARELY INTO YOUR CRITERION OF SELECTING MATE:


one piece of advice goes to all bro/sis. maintain the descent and condusive atmosphere of this opinion page or otherwise it will be another squandered and misused medium:

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

othoman

Tuesday, March 06, 2001 - 08:05 pm
waxaan goobayaa gabar soomaaliyeed oo wada
xiriirno hadii ay jirto e-mailkaaga ii soo
dir anig ayaa kula soo xiriirayee.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

xasan

Wednesday, March 14, 2001 - 12:41 am
malin wanaagsan dhamaantiinba.waxaan rajaynayaa inaad caafimadqabtiin.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

xasan

Wednesday, March 14, 2001 - 12:46 am
Saciya maalin wanagsan walaal waxaan ku waydiinayaa wadanka aad ku noo shahay aniga waxaan ku noolahay wadanka sweden oo waxaan ahay wiil singel ah.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

maslax

Wednesday, March 14, 2001 - 03:56 am
maalin wanaagsan dhamaan rag iyo dumarba
bogan ilay anuunbaa ka maqnaa walaalayaal waxaan
doonayaa inaan gabadh iska barano halkan
markaa ceeb ma aha hadaan idhaahdo waxaan
doonayaa gabadh aan is barano
salaama

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

daadir

Wednesday, March 14, 2001 - 06:58 am
maalin wanaagsan dhamaan waxaan ahay wiil ku nool dalka mareykanka waxaan rabaa gabar aan isla wadaagno nolasheeda. waxaana joogaa va. waxaad iga soo xiriiri kartaan.
abdukadir_mohamed@hotmail.com

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

sacdia

Thursday, March 22, 2001 - 11:32 pm
aboowe cabdi rabi , ma taqaanid miyaa sida qofkii warqad kuu soo dira loogu soo jawaabo
madax adkidaa maxaa waaye .
aboowe is jilci oo soo jawaab , haddii kale meesha ka saar e-mailkaaga
adigaan ku sugayaa,

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Raaxeeye

Saturday, March 24, 2001 - 05:23 am
hi, waan idiin salaamaya waxaan ahay wiil somaliyeed islamarkaasna jecel in aan barto gabar somaliyeed waxaan ku nolahay dalka Nederland magaceeyguna waa Raaxeeye waxaan ahay arday, midabkeeygu waa mariin dhirrikeeygu waa 1.78 haddii ay jirto gabar idaneeyneyso amaba i doneeyso waad ila soo xiriiri kartaa kuna soo dhawoow gacmo furan haddi ay run kaa thayna halkaan iigu dhaaf massege waliba adigoo mahadsan

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ABDUL

Tuesday, April 03, 2001 - 05:59 am
TO:SACIYA
FROM:ABDUL
ASALAAMU CALAYKUM WALAAL SACIYA AAD BAAN UGA XUMAADAY MEESHA CIDLA KUGU HAYSA WAXAANA FIICAN INAAD KA HAAJIRTO INTAAD GAAL U GELI LAHAYD SO PLS LET ME KNOW IF U ARE READY ISBARASHO ANIGA WAXAAN KU NOOLAHAY PORTLAND-OREGAN USA SO WAX DHIB AH KUMA JIRO HADAAN IS BARANO WAXAANA JECLAAN LAHAA INAAD TAHAY QOF DIINTEENA SI FIICAN AMABA BASIC KA GARANEYSA THANKS SIS WAXAAN KAA RAJEENAYAA INAAD EMIALKAADA IIGU RABTID SIDAAS IYO IS BARASHO WANAAGSAN BY.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

AJAKIZ

Thursday, April 05, 2001 - 12:35 am
Ha ha idiin macaato bacaawyaalyool.Aniga shukaansiga oo meeshan waa iska dhaafi horaa loo yiri-DAB NIN KU GUBTAY DANBASTANE DAB LEYS U MA LEE YAA--MEEL OO DHIQLO KA GUURAYNE WARIIRI BAAL-BAAL MAXAA U YAAL-.BEEN MAA ISU SHEEGEYNAA HEE.ANI WIXII JIRO AAN SHEEGAY MA KASI NOO.
GARABKIINA

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Nasir

Saturday, April 14, 2001 - 11:53 pm
Congratulations 2 all the brothers & sisters in this page for the high level of maturity and decency you have shown so far in here which is truly remarkable! My hat is off for you!

Nasir...<

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.